Qiso cajiib ah gabadh Soomaali ah fadliga Surat Al Baqara 😍

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 128

  • @FatimaMunachannel
    @FatimaMunachannel  2 ปีที่แล้ว +15

    Key Stage Learning
    Address
    The Old House
    2 Wellesley Court Road
    Croydon Cr0 1LE, Uk
    Phone
    020 80040751
    0044 20 80040751
    Email
    Info@ksl.org.uk
    www.ksl.org.uk
    WhatsApp : 00447869 715101

    • @MH-bw9ef
      @MH-bw9ef 2 ปีที่แล้ว +1

      Asc Walaashay Fatima Muna allaah ku xafido adiga iyo ehelkaada . Masha allaah tabaarakallah walalo waxan rabaa telkaaga xageen kala so xarira

    • @hamdaibrahim172
      @hamdaibrahim172 2 ปีที่แล้ว

      Manshallah

    • @aminahassan9337
      @aminahassan9337 ปีที่แล้ว +1

      Jasaka laah abayo xafidu laah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdulqadirsalaad1155
    @abdulqadirsalaad1155 2 ปีที่แล้ว +40

    Mash alah waa xaqiiq suratul baqara faaidooyin badan ayaa laga helaa qofki aqrin karo maalin walba wlh farxad siyaado wax waliba ku dhibaayo waad ka baxeeysa waxaan ku noolahay south Africa aad u dhib badan dhanka amaanka sanadki hore ayaa muda afar mar tuuga i dhacday dukanka alx waxba ima gaarin lkn lacag un beey qaadan jireen kadb waxaan bilaaway suratul baqaraha wlh cabsidi muragadii tuugadii intaba ilaah iga fogeeyay alx dulacda qoraalkeyga waxaan idinku dhiira galinayaa qof walba aqrin karo in u aqriyo suratul baqaraha

    • @aishaabubakar2779
      @aishaabubakar2779 2 ปีที่แล้ว +2

      M.a shukran alla hanagu kaalmeyo faaidadeda mid laso kobi karo maahan allow ada mahad leh

    • @abdulqadirsalaad1155
      @abdulqadirsalaad1155 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin insh alah wall Aisha

    • @jamiilamohamed2374
      @jamiilamohamed2374 2 ปีที่แล้ว +1

      Masha allah walal quranku wa xijaab iyo daawo ilaahay hana dhigo kuwi ka faa,idaysta walal adigana allaha ka badbaadiyo gaalada ad la nooshay shartoda insha allah the 🤲

    • @Shacni.
      @Shacni. ปีที่แล้ว +1

      @@abdulqadirsalaad1155 MashaAllah lkn tafsiirkeda inaad taqaanid miya marka aqrineyid

    • @abdulqadirsalaad1155
      @abdulqadirsalaad1155 ปีที่แล้ว

      Hadii aad taqaan waa fiicantahay hadi aadan aqoonin tafsiirkeda dhb malahan muhiim waxaa ah maalin walbo aqriso noloshaada is badal ka dareemeeysa insh alah

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada 2 ปีที่แล้ว +29

    Suraadaan al baqrah akhrinteeda kahor aniga iyo xaaskeyga bilaa shaqo la aan ayaana aheen alxamdulilah lakin hada labadena waa shaqeynaa suradan joogtenteeda waxaa soo bilabay 2019. 2021 waxa la kowsaday shaqo Waxyaabo kale oo faido ah ayaa jiro oo aan jeclesan ina soo gudbiyo oo barakada albaqrah iyo ala cimraan gaar ahan albaqra ku helay ilaa hada miraheda ayaan guranaya alaxmdullilah. Masha allah isoo dhaha iina soo duceeya bi idnillah in uu rabi i caafiyo weliba caafimaadkeyga hada iyo xiligii hore kaaf iyo kala dheeri markiihore geeri ayaan u dhawaa hadane caafimaad ayaan u dhawahay alxamdullilah waxyaabo badan aya jiro oo aan ka arkay quranka waa dawo

    • @neeha12
      @neeha12 2 ปีที่แล้ว

      Allaha ku caafiyo inta kuu dhiman waa barako suratul baqarah allaha noo fududeeyo anagana amiin

    • @farxiyacarab5197
      @farxiyacarab5197 2 ปีที่แล้ว

      Mashalah aĺlaha ku caafiyo wll

    • @riyaadofficial9978
      @riyaadofficial9978 ปีที่แล้ว

      Mashallh tabarakallh wllo ilahay haa inaguu awadaa xafido

    • @hafsabashiir7025
      @hafsabashiir7025 ปีที่แล้ว

      Mnsha Allaah illaahey hakuu barakeeyo wll

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 ปีที่แล้ว +13

    Ilaahay waxaan uga baryayaa gabadha walasheena ee nala soo qaybsatay qisada heshay iyo faiidada suratul baqra, Alle inu barakeeyo iyada iyo familygeeda Aduun iyo Akhiro, JazakAllahu khayr xbbti, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin❤️

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada 2 ปีที่แล้ว +16

    Asc suurada al baqrah masha allah aniga dadka joogteeyo oo juz akhriyo ayaan ka mid ahay halkii juz waa 40 daqiiqo inkasto baryahan shaqo ku mashquulay dadka xanuunsan ayaana kamid ahay thyroid iyo kiliyaha ayaa liiga. Haayaa subaxdii 2 kaniini galabkiina 1 kaniini ayan qaataa alxamdullilah. Rabi subxaanahu watacala habeen habeenada ka mid aniga oo akhrinaya albaqrah indhaha ayaa i madoowaaday sida qof hurdo galay camal kadibna waxa liitusay nin somali oday ah oo darisnahay oo sweden iladagan oo asaxabul ciyal ah . Ninkii oo guriga banaankiisa taagan aniga albaabka gurigeyga taaganahay oo fargan dhagax soolar ah kujiro isla kala baacinayo si uu indhaha iiga tuuro subxanallah aniga waa qeeliyay waxan ku qeeliyay ala indhaha ha iga tuurin iyo wajiga oo gacanta kula orday si uu wajiga wax iiga gaarin intee arintaas dhaceso kitabka dhabta ayuu iisaaranyahay qolkeyga jiifka ayaana ku akhrista xaaskeyga iyo caruurteydana fadhiga ayee joogaan. Indhihii ayaa liikala furay sideyda ayan ku soo noqday xaskeyga ayan uyeeray qeeladeyda ma maqashay ayan ku dhahay waxey tiri maya waxan dhahay indhihii aya lii madoobeeyay ninkaas hebel ah ayaa liitusay oo indhaha dhagax iiga tuuri rabay weliba si aad ah isku kala baacinayo. Weli ma caafimaadin lakin wadanka ayan aadi raba quran saar markii lagu quransaro oo tuf tufta korkaada lagu dhaho aya caafimadee ayaa quluubta liiga sootuuraa marwalba . Quranka waa dawo weliba suurada albaqrah hala laasimo

    • @neeha12
      @neeha12 2 ปีที่แล้ว

      Subxana allah allaha ku caafiyo wallal waa qiso cajib ah

    • @queenali9475
      @queenali9475 2 ปีที่แล้ว

      Allah ku caafiyo wallo joogteeya suurda ha ka tagin allah ku caafiyo

    • @Duqa-magaalada
      @Duqa-magaalada 2 ปีที่แล้ว

      @@neeha12 aamiin mahadsanid

    • @Duqa-magaalada
      @Duqa-magaalada 2 ปีที่แล้ว

      @@queenali9475 haye insha allah mahadsanid

    • @nasteexonalka2779
      @nasteexonalka2779 ปีที่แล้ว

      Wll inaa sirxtantahy ila tahy aad u dadaal

  • @sacdiyoladan414
    @sacdiyoladan414 2 ปีที่แล้ว +7

    Fatima wan ku faiday qisoyinka sogudbisid iyo saliga nabiga scw hada kahor ban dhagaystay qiso saliga nabiga ad gudbisay jasakallah khayr abayo ❤❤❤❤❤❤🙏

  • @kinnur8398
    @kinnur8398 2 ปีที่แล้ว +3

    الهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم .وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم.

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 2 ปีที่แล้ว +14

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم مبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @zaynababdullaahail2747
    @zaynababdullaahail2747 2 ปีที่แล้ว +5

    اللهم صلى على محمد وعلى آله محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم وبارك على محمد وعلى آله محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @NimcoNuur-t7i
    @NimcoNuur-t7i 6 วันที่ผ่านมา

    Salalaahu caleyhi wasalam

  • @Minhajshariff
    @Minhajshariff 2 ปีที่แล้ว +6

    Asc walal. Aniga aad aya ugu faiday tasbixda Alle wlh. Wax kasta an Alle ka barya wan hela Alhamduillah.

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah. Jazakaallahu khayran. Qisooyinkaa halkaa ka wad Fatima Muna.
    Allah hooyadaa qisada kusoo tabisey farxada ha usii siyaadiyo 💕

  • @Hannilacky
    @Hannilacky 2 ปีที่แล้ว +4

    Allahuma amiin. ya allah Allaw u xafid carurta walasha

  • @shukrimohamed3832
    @shukrimohamed3832 2 ปีที่แล้ว +5

    Mansha’Allah! Walaalo Adbaad umahadsantahay. Waa markii iguana horeysay ee aan waqtigeyga ugu qaalisan aan ku dhageysto.Allaha ajar iyo xasanaad hakaasiiyo. Awlaadadana Allaha kuu xafido. Waxaan nasiisay waqtigaaga qaaliga ah in aad umadeena lawadaagtey wax wanaagsan.

  • @Hannilacky
    @Hannilacky 2 ปีที่แล้ว +5

    الهم صلي وسلم وبارك على نبينا محمد

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 6 วันที่ผ่านมา

    Maanshaallah .

  • @Hannilacky
    @Hannilacky 2 ปีที่แล้ว +5

    Walaalo Muna jazakalahu khayr Qiso Cajiba weyaan wll qali Barakalahu fiik Qisaska cajibka ee Cibro qadashada Aadnoso gudbiso aya walashana Anfacday, walashen waxan leyahy Rabaw usiyadi Nimcada ubadkedana uxafid iyo Zawjkeda, Adun iyo Akhiro gulaysta walalo Farxadna kuwara

  • @ummosaara580
    @ummosaara580 2 ปีที่แล้ว +5

    Jasakallahu khayr wll gacallo ilahay haydin xafido adiga iyo caruurtadaba 😘🥰🥰🥰❤️

  • @fadumomaxamedcabdulahi6683
    @fadumomaxamedcabdulahi6683 2 ปีที่แล้ว +2

    Sallahu caleyhi wasalim ❤❤❤

  • @FatimaMunachannel
    @FatimaMunachannel  2 ปีที่แล้ว +2

    Tacliinta UK 🇬🇧 Ku baro qaab online - key stage learning
    th-cam.com/video/1-CBT-GEvcY/w-d-xo.html

  • @GeenyoMursal
    @GeenyoMursal ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo, Jazakallah khayr. Allah haku baraakayo dhamaantiin

  • @asiyokahin5524
    @asiyokahin5524 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah illaahay ha ku barakeeyo walaal khayrka aad noo soo gudbisana ajar ha kaa siiyo

  • @sigma97421
    @sigma97421 2 ปีที่แล้ว +1

    Maanshaa Allah wall faduma Allah ha kaa ajirsiyo wanaaga aad no sogudbisid

  • @hindai1680
    @hindai1680 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah.Allah ha ku xifdiyo

    • @fadumohared2496
      @fadumohared2496 2 ปีที่แล้ว

      Waarun walaasheen qerbadan Alaah kudiiyo

  • @samiamuse7457
    @samiamuse7457 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashllah tabarakallah jasakallahu khyr

  • @ASMReatingfood12
    @ASMReatingfood12 ปีที่แล้ว

    صلى الله عليه وسلم

  • @haaboali1198
    @haaboali1198 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc. MASHA-ALLAH-TABARAK.

  • @MuuseShaani-iq3ow
    @MuuseShaani-iq3ow ปีที่แล้ว

    M.allh alle haku xifdiyo

  • @ShukriBIHIFARAH-xd3sl
    @ShukriBIHIFARAH-xd3sl 9 หลายเดือนก่อน

    Maanshallh wall alahakubarakeeyo

  • @fatimamahamood6969
    @fatimamahamood6969 2 ปีที่แล้ว

    Jizaaka laahu khyrn. Walasha qisada Nala wadagtay iyo Fatima Muna.

  • @bashirshmohumed6349
    @bashirshmohumed6349 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah baarakalaahu fiika jazaakilaahu kheyr

  • @saaraxasanyusuf5235
    @saaraxasanyusuf5235 2 ปีที่แล้ว +2

    Scw scw scw

  • @amalmohamed8465
    @amalmohamed8465 2 ปีที่แล้ว

    Inanati walshena ee ad qisadeda ad nala wadagtay na we mahad santahay 1000/1000 mara

  • @AnnoyedBasketball-ef3mf
    @AnnoyedBasketball-ef3mf 5 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 ปีที่แล้ว

    JazakAllahu khayr walashay fatima muna❤️

  • @ubaxali2985
    @ubaxali2985 2 ปีที่แล้ว

    Sax allow towfiiqda waafaji umadeena yaa rabb🙏🙏

  • @ayanadam9073
    @ayanadam9073 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah jazakallah qeyr abayo

  • @SumayaElmi10
    @SumayaElmi10 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah Tabarakalah Allahuma Aamiin Aamiin yaa Rabbi jazakalahu qeyr xabibati
    ❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🌹🌹

  • @hsnfadxicabdicawed7829
    @hsnfadxicabdicawed7829 2 ปีที่แล้ว

    اللهم صلي على محمد

  • @fadumoelmi7590
    @fadumoelmi7590 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jizakumu lahu khayran

  • @hoodoabdilahimoxadi7210
    @hoodoabdilahimoxadi7210 2 ปีที่แล้ว

    Habo khyr badan alle haku siiyo channel faaido badan walahi

  • @samiiraaxmed9132
    @samiiraaxmed9132 2 ปีที่แล้ว +2

    Suratu baqra waa lagu xasilaa

  • @saaraxasanyusuf5235
    @saaraxasanyusuf5235 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah illahay ayaa waafajiyay mahadsanid abaayo fatima muna

  • @saynabgahnug8876
    @saynabgahnug8876 2 ปีที่แล้ว

    Jisaakahu khayran xbbti mcnto ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ridwaanosman6153
    @ridwaanosman6153 2 ปีที่แล้ว

    الهم صلي على سيدنا محمد

  • @saafiabdullhi3676
    @saafiabdullhi3676 2 ปีที่แล้ว

    Salallaahu caleyhi wasalam

  • @fadumoelmi7590
    @fadumoelmi7590 2 ปีที่แล้ว +1

    Fadumo iska ilali marawaxada markaad qoyantahay Hargaysa na aad uma kulula e wllo sida xeebaha oo kale Ilahay ha idinku xafido

  • @sodamustaf2860
    @sodamustaf2860 2 ปีที่แล้ว +1

    masha allah tabark allah❤❤❤🙏

  • @farhiyafarah5659
    @farhiyafarah5659 2 ปีที่แล้ว

    Waa qiso and uu fiscal walaal allaha ku xafido

  • @oumalkairehousseinbarreh5747
    @oumalkairehousseinbarreh5747 2 ปีที่แล้ว +1

    Asalamu calekoum huno fatima muna jazakalalah sida wax walba nola share garaysid dar allah ku jecelahay huno allah yahfidak walashey macan

  • @drfaatimabubakar
    @drfaatimabubakar 2 ปีที่แล้ว +4

    Shukrn maama

  • @munaismail2019
    @munaismail2019 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid walaal جزاك الله خير

  • @fridasson848
    @fridasson848 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah ❤️♥️🙏💖

  • @kaltunahmed3518
    @kaltunahmed3518 ปีที่แล้ว

    Masha allh shugran xabbti

  • @brownsugar3401
    @brownsugar3401 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc habo plz Iska da marwaxada waxa laga qada nef Iska ilali allaha ku barakeyo mom wakugu xiranahay hoyo yar ban ahay o qurbaha ku nol

  • @shukriabdulaahi3781
    @shukriabdulaahi3781 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walaashey.

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 2 ปีที่แล้ว

    maasha Allah tabaarakallah

  • @hindaabdulleabdulle8202
    @hindaabdulleabdulle8202 ปีที่แล้ว

    Fariid iimaan leh maantaankugu soo biiray walow anan kujirin grubyo aan uqaybiyo like iyo in aan kugu xidhnay uun baan awoodaa

    • @FatimaMunachannel
      @FatimaMunachannel  ปีที่แล้ว

      Masha Allah soo dhawoow walaalo gacalooy ❤️

  • @lusijama6542
    @lusijama6542 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallah tabarakalaah

  • @xamdiyasin3645
    @xamdiyasin3645 ปีที่แล้ว

    Walal ku soo dhawaaw Abaayo

  • @fadumohashi1183
    @fadumohashi1183 2 ปีที่แล้ว

    Asc walaloilaahay haku xifdiyo

  • @sadiayalahow3005
    @sadiayalahow3005 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallah tabarakallah that’s true

  • @asiyayuusuf5587
    @asiyayuusuf5587 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallaah wll 🥰

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 2 ปีที่แล้ว

    Jazaa ka laahu kheyraa

  • @halimoadanadan6954
    @halimoadanadan6954 2 ปีที่แล้ว

    Waaa. Saas. Qof. Walba in gubta hostal. Wlh. Waa runta. Somali aad. Bay isugu mashqulan

  • @iqraabdirisak664
    @iqraabdirisak664 2 ปีที่แล้ว

    Asc jasakuma laah qeyr

  • @asmabashir3032
    @asmabashir3032 2 ปีที่แล้ว

    Jazakalaah khery abayo

  • @ahmedjibril5355
    @ahmedjibril5355 2 ปีที่แล้ว

    Asc Fatima Muna
    Baraka Allah wax fidag
    Aamiin Aamiin Aamiin

  • @luulabdullahi8498
    @luulabdullahi8498 2 ปีที่แล้ว

    Allahuma Sali Cala kheyru khalqillah

  • @halimahabdilah5178
    @halimahabdilah5178 2 ปีที่แล้ว

    Allahuma amiin

  • @monaahmed5700
    @monaahmed5700 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah tabaraka

  • @safiaissa5917
    @safiaissa5917 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah

  • @amalmohamed8465
    @amalmohamed8465 2 ปีที่แล้ว

    Acs wan ku salamey Muna fatima xabiibti qali jazakala qeyran jaza waxa tahay qof qali ah Allh Ubadka iyo sawjka iyo naftada ha idin xifdiyo Hargeysana hadan imado wa ku so boqqn donah

  • @farduusismaciil4902
    @farduusismaciil4902 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @ahmedjibril5355
    @ahmedjibril5355 2 ปีที่แล้ว

    wayax fidag Aamiin

  • @nuwara8333
    @nuwara8333 2 ปีที่แล้ว

    Mashallh 💕

  • @sakiyadeganhenna2320
    @sakiyadeganhenna2320 2 ปีที่แล้ว +2

    Astaqfirullaah weeye dadkeenu badan ka astaqfurullaah bay yidhaahdan استغفرالله ف way hoos dhigantahay micnuhu suuna isku bedelin

  • @ZahraIsmaciil
    @ZahraIsmaciil 2 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @suleekhasaciid808
    @suleekhasaciid808 2 ปีที่แล้ว +4

    asc fatima muna wllo iisoduceeya adiyo asxaabtaada awlaad iigusoduceya wll

    • @farhiya2269
      @farhiya2269 2 ปีที่แล้ว

      Ilahay hakusiiyo yaarabi

    • @sumayaomar6645
      @sumayaomar6645 2 ปีที่แล้ว

      Awlaad Salixiin ah ilaaheey haku siiyo

    • @sweetamla2058
      @sweetamla2058 2 ปีที่แล้ว

      Allah kugu arzaaaaqo ubad saaalax o caafimaaad qaba

    • @Nurayn-z9k
      @Nurayn-z9k 2 ปีที่แล้ว

      illahay kuwa badan khayr qabana haku siiyo wll

    • @fatimahodey
      @fatimahodey 2 ปีที่แล้ว

      Walad saalixa Allaah hakugu arsaaqo

  • @faadumomaxamed1342
    @faadumomaxamed1342 2 ปีที่แล้ว

    Asc ukhtii Aad baad u mahadasantahey waa sisad aad u wanagsan illaheye ha Nagu anfaco

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 2 ปีที่แล้ว

    jazaakillaahi khayr wllo

  • @muuna8
    @muuna8 2 ปีที่แล้ว

    Suuratul baqra sixirka ayee daawo utahy noocyadiisa kala duwan

  • @xaawocabdulahi6417
    @xaawocabdulahi6417 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc walalo wankusalamay

  • @zainabyussuf9218
    @zainabyussuf9218 2 ปีที่แล้ว

    Waa Ataqfirullah...

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 2 ปีที่แล้ว

    Biyo kulul ayaa la cabba markaas gubatiid ama shaah bigays ah

  • @munayusuf5733
    @munayusuf5733 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllo,astaqfirullah,ayaa sax ah,sidaa,u dhaha،.walalayal.

  • @shugriali7270
    @shugriali7270 2 ปีที่แล้ว

    Asc wlla iisooduceeye walaalayaal

  • @Hani-eh4ye
    @Hani-eh4ye 2 ปีที่แล้ว

    Wcswr abaayo jzkallaahu

  • @user-oo4op8cq7f
    @user-oo4op8cq7f 11 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @xamdiyasin3645
    @xamdiyasin3645 ปีที่แล้ว

    Asc