Allah ha ku barakeeyo aad baan u jeclahay qisaska aad ka sheekay iyo habka degan ee aad u tabiso iyo habja asluubtu ay ku dheehan tahay ee aad u jeediso waan kugu dhiirigalinayaa qisaska xugmada leh aad soi ururisay ha ka daalin ee sii wad isha allah khar badan baan ku rajaynayaa Abdirahman Abdillahi. From Hargeisa
Maasha Allah, si qurux badan ayay ku dhamaatay sheekadaan❤❤❤. Fatima muna, qisooyinka aad soo gudbiso aad ayaan uga helaa waligay anigoo shaqo ku jira xitaa nadaawanin inaad i horjoogto camal ayaan waqti u siyaa.
gabadha ayaga ka qaldana wayo laga yabe in abehed qasbay o guurka aysan rabin, gabr ay so qasben ayay ka filayan wanag o ay ayga marka hore si wuxushnimo ah oo Cajib ah uso watay sidi xolihi ayga qaldan 1000 jeer io ka badanba, gabr nin aysan rabin laguma karo marka hore mxu isku dayi waye inu kasbado? Abehedna hdu si cun ula fhaqmay o u ficilo & hdalo xun u adegsan uusan xta u qurxinin ninka markasey ka filayan wanag ayga sida xolhi ula dhaqmay wana ku saxsan thay
Umu cazaam ninky so karkarisay o isk furty my ku so labatay iyadoo 50 io k wayn jirta yaahu dhalinyarnimadedi wa isk qasarisay kumay so raaxaysan bal marku yaraa iyana yarayd me nolosheda qurux k dhigato buuq io dagal inty ku jrty
Maashaa Allah.
I love your history.
Mashallah Allah yihfidak mine kouli share oukhti ❤❤
Allah ha ku barakeeyo aad baan u jeclahay qisaska aad ka sheekay iyo habka degan ee aad u tabiso iyo habja asluubtu ay ku dheehan tahay ee aad u jeediso waan kugu dhiirigalinayaa qisaska xugmada leh aad soi ururisay ha ka daalin ee sii wad isha allah khar badan baan ku rajaynayaa
Abdirahman Abdillahi. From Hargeisa
oh maasha allah qof aad u wanagsan aheeyd ilaahow abaalkeed jano ka dhig wllh aad ugu farxaye😍😍😍
Aamiin ya rabi
Maasha Allah, si qurux badan ayay ku dhamaatay sheekadaan❤❤❤.
Fatima muna, qisooyinka aad soo gudbiso aad ayaan uga helaa waligay anigoo shaqo ku jira xitaa nadaawanin inaad i horjoogto camal ayaan waqti u siyaa.
This platform brings stories which are logical!!
Thanks dearest sister!!! God protect you!!
😂😂😂😂
Maansha Allah Tabaraka Allah
Illahey ha barakeeyo umu Cazaam iyo Awlaadeedaba
ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
Masha Allah abayo waxan ka codsanayaa in aad no so galisid qisada mahamed murzal ee la qisasa ee heesto social media
Ww wa qisoyiin wacan 😂😂 noso badi wan ka helay qisaskaga ❤Mashallah
Fatima walahi funny 😂😂😂 like and share siiya walalayaal
I thought inay umu casam xuman u jedo mrky odayga so ceshanaysay lkn she did good job wlhi that was gr8 masha Allah👍
Mash.alaah.qeyr.rara.badan.ala.ku.siiyaa.quraanka.xageen.kula
Xiraa
اللهم صل وسلم علی نبینا محمد❤❤❤
Farxad weynaa
Faadumo markii hore Abuu Cazaam waan ka naxay lkn waxad noogu dhameysay farxad ❤❤❤❤❤❤
Hore u soco hoyo macaan Love you so much ❤️ 💖 💗 ♥️ 💓 💕 ❤️ 💖 💗 ♥️ 💓 💕 ❤️ 💖
Walashay fatima ❤ aadbaan kuu salamay ✌
Qof dabeecada qalfsaan wlhi waa qof naxariis badan mashAllaha 😊
Waa qiso cajib ah
ما شاء الله باركالله فيك
Qof wangsan Bay ahed umu cazam masha allah
Wcs walaal sharafeey aadbaan kuu salaamay inbadan faatima muna
Mashaallaah❤❤❤
Umu Cazaam iyo xaajigeeda jannadii isla gala ayaan leeyahay ❤❤❤❤❤🌹🔥🌷💐🥰🌺🥰🎉🎉🎉✅✅✅
Masha allah waa qiso cajiib ah
Mansha alah dadka kulul wa dad qiimo leh
Waku salamay walashey
Fadumo muna wan ka helaa walhi ilahy amrki mansha allah
Subxaanalaah
Waa qiso fiican
Masha allah ❤
Aamiin aamiin aamiin yaa allah
Asc Fatima Mmuna Channel
Walshay Muna Ilahay raali hakaa noqdo familigagana Alle
Ha kuu barakeeyo waayo waxad
Noosogudbisa xigmada badan
Oo wax ku qaadosho leh.
Jazaakallah khayr
Mahadsanid.
Aniga waan filaayay keena markeey tiri ineey ku noqondoonto naxariisteeda marba hadeey ogaalatay inlakeeno guriga
Wcswbr. Walalo Fatima Muna ❤❤❤
Maasha Allah qiso wax ku ool ah
Masha Allah
kkkk waa iso cajiib ah
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh
Asm❤❤🎉🎉macaan
Amiin yaa allah amiin yaa allah
سبحان الله❤
Masha Allaah 😁💕💕💕☝️🤲🤲
❤😂❤😂❤😂❤😂❤😂❤Mashalla Mashalla
Sojeedinta umu muniir fatima waa jeclahay walahay waa funney😅😅😅😅
Asc fatima muna waan kusalaamay wll
Adigoo mahadsan waxaad noosoo tabisaa qisada inanka qisaasta lagu xukumay ee reer sacudiga ah maxamad bin musrsal
سبحان الله
Masha alah wa qiso cajiba wlhi
MASHA ALLAH F🎁T💞M
M👍N.
Scw scw scw scw scw scw scw scw
Fatima xagaan ka helaa wll
What’sapp kan fariin igu reeb fadlan 00447946540634
مانشاء الله 😂❤😂❤😂❤😂❤
Hhh wlahy manta waan qoslay hhh ani asxaab hhhh idhaha jilitan 😂
Mabruuk xubi
Scw scw Scw Scw scw scw Scw
Alla odoga maskiinka ah qumayooyin ba isku kala badalay
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Masha Allah wuu u samray
❤
❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤ĺ
Kkkk fatima funny
The few stories I listened are logical!!
Subxana lah guuka haduu kaa warero aad bey u dhib badan tahay
Kkkkkkk😂😂😂😂❤
Kalay waan istarareste 😂😂😂❤❤❤
😂😂😂😂 Ala qosal badanaa qisadaa😂
Waasaxa.abayo.waxana.waa.aduunu.wabalagaqadimayo.illimaha.abohodAna.mabakujiiro.xuunakasata.hadakukalatagataana.mAllington.kubahado.wCanada.dhuulakakaqaada.qadaiskuledihine
Amray dishaaba
❤❤❤❤😢
Waligaa guur labaad ha ku deg degin, naftaada hore mari caruurtada horena korso
That’s really ❤
Maskiin
asc faatima muna❤❤❤❤❤❤
Asc
😍❤️❤️❤️🙏🙏👍
😭😭😭😭😭😭😭
1
😂😂😂😂😂😂
Kkkkkk
gabadha ayaga ka qaldana wayo laga yabe in abehed qasbay o guurka aysan rabin, gabr ay so qasben ayay ka filayan wanag o ay ayga marka hore si wuxushnimo ah oo Cajib ah uso watay sidi xolihi ayga qaldan 1000 jeer io ka badanba, gabr nin aysan rabin laguma karo marka hore mxu isku dayi waye inu kasbado? Abehedna hdu si cun ula fhaqmay o u ficilo & hdalo xun u adegsan uusan xta u qurxinin ninka markasey ka filayan wanag ayga sida xolhi ula dhaqmay wana ku saxsan thay
Kkkkk 😂
Kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk
Kkkkkkkkkkkk
Umu casaam maamo naag adga weye
Umu cazaam ninky so karkarisay o isk furty my ku so labatay iyadoo 50 io k wayn jirta yaahu dhalinyarnimadedi wa isk qasarisay kumay so raaxaysan bal marku yaraa iyana yarayd me nolosheda qurux k dhigato buuq io dagal inty ku jrty
Maraka qaar dumarku waa nooco aan lafamiyana
Masha allah ❤
Masha allaah
Mansha Allah