HADII AD RABTO CAFIMAAD BARAKO MEEL WALBA KAGA TIMAADA SUURATUL BAQARAHA HAMOOGAAN CULESKA ODHAN:

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • Rasulka caleyhi salaatu wasalaam waxa uu dha hay aqriya suratul baqrah waa barako ka tagisteena waa qoomamo

ความคิดเห็น • 301

  • @mba6164
    @mba6164 ปีที่แล้ว +48

    Alxamdulilaah ilaahay ayaa mahadleh.
    2-3 jus oo quran ah ayaan aqaanay. Mana dhaafi jirin intaas. Markaan dugsiga aadi jiray. Sababtoo ah caajis low ayaan ahaa waxbarasho uma jajabnayn.
    Lkn hada waan roonahay. 1 jus ayaa iigu biiray intii aan aqaanay. Waxaana kabartay appka Muslim pro. Hada waxaan marayaa surah Daariyaat.
    Insha Allah waxaan rajaynayaa inaan dadaalkayga siilaba jibaaro. Go'aankayguna waa insane gaadho surah baqrah. Inaan riyo kujiro marabo. Ilaahay waxaan kabaryayaa inuu fahanka iyo xiftiga iifuro. Aamiin

    • @ifrahismail1110
      @ifrahismail1110 ปีที่แล้ว +1

      Inshallh wll dadaal waad gaari

    • @amran2010
      @amran2010 ปีที่แล้ว +1

      Allahuma amiin illahay haaku fududeyo waalal qaali

    • @mowliidmacaani3141
      @mowliidmacaani3141 ปีที่แล้ว +4

      Asc walaalayaal aniga waxaan idinla wadaagayaa markaan gôaansaday inaan aqristo waxaan dhexjiifay isbitaal waxaa laygu yiri 16 maalmood ayaa ku jiraysaa wadna xanuun ayaan qabaa waan suxay qalal oo kale maadaama aan wadno xanuun qabay waxay igu yiraahdeen waa wadno xanuun isbitaal nerfaha ah waa jiify waxaan bilaabay suiraltul baqara markiiugu horaysay farxad ayaan ku bilaabay dhexda markaan marayo waxaan ku sugnaa isma ogayn laakin waa aqrinayay si adag waliba oo aan u baahanahy aan ilmaynaayo habeenkii waa ku celiyay maalintii kale sidoo kale maalintii labaad dhaqtarka ayaa ii yimid wuxuuigu yiri waad baxaysaa isla maanta daawdaan qaado gurigaada tag alxamdulaah

    • @Ayan-lr3te
      @Ayan-lr3te ปีที่แล้ว +1

      Amin walalo aniguba kulamid yahay

    • @haniabdiqadir7061
      @haniabdiqadir7061 ปีที่แล้ว +1

      Aaamin dhamantena

  • @laylaahmed5783
    @laylaahmed5783 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaan bilaabay baqra iigu soo duceeya ilaahay inuu igu adkeeyo 😢😢

  • @hanamaxamed540
    @hanamaxamed540 ปีที่แล้ว +12

    أختي الكريمة بارك الله فيكي وجعله في ميزان حسناتك أختي سورة البقرة كما قال رسولنا الكريم أخذها بركة وتركها حسرها لاتستطيعها البطلة أي السحرة بس سورة البقرة للتحصين والعلاج ما أعظمها من سورة ومن يداوم علي قرأتها فسوف يري بركة في حياتة وعلي فكرة إنتي حلوة وجميلة شكراً ياعسل

  • @dhekamohamed2165
    @dhekamohamed2165 ปีที่แล้ว +9

    Arin baa igu atkaatay ale wuu ii fududeeyay suratul baqara ha lagu dadaalo

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว +20

    Ilahy haidin siiyo Cimri dheer,Cafimaa taam iyo Cibaado suuban dhamantiin Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 ปีที่แล้ว +7

    Maasha Allaah tabaarakallaah jzklh kheyran ukhtiiy kariima baarakallaahu fiikum abaayo waxaa usheegtaa dadka rabo iney bartaan suuratu baqra TH-cam ka ayey kabuuxdaa ayadoo hal hal page loo aqrinaayo Laguna celceliyo jzklh kheyran

    • @aminoshiiqunaa
      @aminoshiiqunaa  ปีที่แล้ว

      Jazakallaahu kheyr walashey wan ushegayaa Insha Allah

  • @aminaahmed8028
    @aminaahmed8028 ปีที่แล้ว +7

    Walaahi sixirka wax sahlan maaha waana waajib dilkisa qofka dadka sixra ilaahey imaanka ha galiyo

  • @nimoabdikarim3590
    @nimoabdikarim3590 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah 30 daqiiqo ayan ku aqristaa intaan kafaa iiday Allah ayaa og ku dadaala faxad iyo hanuun Allah wu idinku arsaaqayaa insha Allah

  • @aminaahmed8028
    @aminaahmed8028 ปีที่แล้ว +6

    Asc xabiibti ilaahey haku barakeyo adiga iyo reerkaaga been maadan ku sheegin suuratul baqara lahaa fawaaid cadiim sacaado joogtaa fir fircooni

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 ปีที่แล้ว +4

    Waruntet guurdhan walaydiiday wanan erya wiil ki isodona mana aqan allow igasaran xanun ka

  • @cabdiraxmaanmuxudiin9752
    @cabdiraxmaanmuxudiin9752 ปีที่แล้ว +7

    Wll Adigoo Mahadsan Nosoobadi Qisaska suuratul baqara

  • @sarahajji2118
    @sarahajji2118 ปีที่แล้ว +9

    Alxamdulilh maalinti 3 jeer ayn akhriya markad ehlu suratul baqara noqotid wxd is moodaysa inaad janadii aduunka joogtid

    • @sweetamla2058
      @sweetamla2058 ปีที่แล้ว

      Inan dhameeyo surada dhan waxey igu qaadata 2 ila 3maalin😢

  • @rahmaahmed2850
    @rahmaahmed2850 ปีที่แล้ว +4

    Asc wa RAXMATULLAHI WA BARAKATU hooyo mcn ii soo duceya in muradkeyga iyo kan musliminta inoo sahlo INSHA ALLAH AAMIIN YA RABBI YA ARXAMU RAXIMIIN

  • @NawaalahmedNawaalahmed
    @NawaalahmedNawaalahmed หลายเดือนก่อน +1

    Group rabaa

  • @farhiyaaabdullahi5404
    @farhiyaaabdullahi5404 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah abyo alle haku xifdiyo iso duce anigna waswas aya nafta iii keene danka salada iyo wesada ayu iga kale waswaska iso duceya axbabi

  • @aminaahmed8028
    @aminaahmed8028 ปีที่แล้ว +7

    Aaaaamin yaa rabi caafi adoomadada intii aad imtixaantay hana nagu xambaarin waxaan awoodin qofka qof muslim oo walaalkis ah ku maqna ilaahey hasoo hanuuniyo

    • @aminoshiiqunaa
      @aminoshiiqunaa  ปีที่แล้ว

      Amin Amina Cadey

    • @Tsbb958
      @Tsbb958 ปีที่แล้ว

      Salam alikum abayo number please so dir ad u raba thanks.

    • @siinatshire6395
      @siinatshire6395 ปีที่แล้ว

      Lambarka rabaa in albaqra la iga dhageysto

  • @AyaanSiyaadmuhmd
    @AyaanSiyaadmuhmd 23 วันที่ผ่านมา

    Wall waxn ubhanahyi gurubk ad kuaqrisin suratul baqar wall wad mahasantahyi amino dar ilhayi ayn kujecelhyi

  • @LeylaMuse7
    @LeylaMuse7 2 หลายเดือนก่อน

    Aniga haben an aqristay wan jifi wayay cabsi said iyo in gurika lagu socsoconayo wlh cabsi said dremay hurdo xog iskaga kenay

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 ปีที่แล้ว +3

    Aminobwaxa ihaysto xanunkayga ayey kahadashay walaahiy ano dhagaysanaye baqara oo walashay amino ii gu dhirigalisay aya marka dhagaha gashtay oo ayatul kursi marayo beerka dhan walayga qabsaday oyinta an oyey xata wan gariiray allow nacafi waxan daremay dad badan xanusan waydaremidonan ama way daremen

  • @Fatma.bella31
    @Fatma.bella31 ปีที่แล้ว +2

    اللهم اشفيني برحمتك بامرك بقدرتك بقوتك يارب العالمين
    Allahuma ishfiinii biraxmatika bi amrika bi qudratika biquwatika yaa rabbal caalamiin. Aamiin

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว +19

    سبحان الله العظيم واتوب اليه عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد

    • @abdulhiyusuf3941
      @abdulhiyusuf3941 ปีที่แล้ว +1

      Wll ducada afsomli igu qor plse iyo micnaheeda🙏🙏

    • @sadoomar
      @sadoomar ปีที่แล้ว +1

      @@abdulhiyusuf3941 ala,khar,ha,siiyo

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 ปีที่แล้ว

      Maashaalah

  • @HopefulImpala-gh4ey
    @HopefulImpala-gh4ey 15 วันที่ผ่านมา

    Asc xbbti xagee ka dhacday wan uxisay dhirigalintaadii

  • @fadumamohamed8341
    @fadumamohamed8341 ปีที่แล้ว +7

    جزاك الله خير الجزاء يا أختي

  • @Hawa-p7m
    @Hawa-p7m 27 วันที่ผ่านมา

    Asc wll xaggee kala soo xidhiidha adigan kuu baahanahay wll?

  • @Hawa-p7m
    @Hawa-p7m 27 วันที่ผ่านมา

    Asc wll xaggee kala soo xidhiidha adigan kuu baahanahay wll?

  • @Hawa-p7m
    @Hawa-p7m 27 วันที่ผ่านมา

    Asc wll xaggee kala soo xidhiidha adigan kuu baahanahay wll?

  • @Hawa-p7m
    @Hawa-p7m 27 วันที่ผ่านมา

    Asc wll xaggee kala soo xidhiidha adigan kuu baahanahay wll?

  • @Hawa-p7m
    @Hawa-p7m 27 วันที่ผ่านมา

    Asc wll xaggee kala soo xidhiidha adigan kuu baahanahay wll?

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว +6

    Wax badan ayaan ka faidey💯❤

  • @aishoali5347
    @aishoali5347 2 หลายเดือนก่อน

    Suratu baqra hada bilabay inaaa barto asbuca wada wxaa darena mukul mrka firshane ma arkaayo mrka tukato kisa ka aqriya tartiib tartiiba ubarta alx suqa asaa ganacsi aa ifuran wxa darema asbucan in irsaqadu iso gobeyso astaqfaarta lkn halsana wadaa alx ari an tabcay badarka ariga wuu iska imada asoo cawina lcg ayaa idhigan thy tukanka an saranahy oo adega ninka jooga hada jumlo so qato xaga uwada ima dhaho xajiga xey qaten ma dhaho alle ayaa adoon iga dhigay owalne wax xisaban a biil ii ahay makobi karo ilmaha an dhalay astaqfaarta aan ka jec lhy ilmaha ijoogo istaqfaarta ka jeclhy

  • @Hawa-p7m
    @Hawa-p7m 27 วันที่ผ่านมา

    Asc wll xaggee kala soo xidhiidha adigan ku baahanahay wll?

  • @xafsaxaaliofficial2085
    @xafsaxaaliofficial2085 ปีที่แล้ว +5

    Mashalah abaayo ilahay hakubarakeyo

  • @SalmoMohamed-m4r
    @SalmoMohamed-m4r 2 หลายเดือนก่อน

    Apayo waa ku salaamay salaan kadib waxaan rabaa inaa iisheegto waxa hamigayga aan ku rumeenkaro iyo alle ducada aan kabaraayaayo abaayo waad mahadsantahy intaa ku daawaday waxbadan ayaa kafaai day abaayo arintaas video kasoo sameey waa iga codsi🙏🙏🙏🙏🤲🤲

  • @iqrashabiin1271
    @iqrashabiin1271 ปีที่แล้ว +3

    Mansha llh tabarakalah abayo shugran Aniga wan aqrista malmahn ilhy igu so hadyeye alxamdulilah ilhy hainaga aqbalo 🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @wafanaji9255
    @wafanaji9255 ปีที่แล้ว +2

    Walashey ii soo duceey inan ku tooso suurat al Baqara markaan bilaby hadane waa jooji wa ila culsaati

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allh abyo ilaahay ha ku xafido aamiin
    Caawa baa iigu kaa horeysa tiktok ban kaa soo arkey muuqaalkaaga

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah abyo

  • @hsnfadxicabdicawed7829
    @hsnfadxicabdicawed7829 ปีที่แล้ว +4

    جزاك الله خيرا اختي

  • @duachannel9753
    @duachannel9753 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah abayo shukrn wiilka wllkena illaahay ha caafiyo adigana caafimad illahy hakusiiyo ducadaadana illaahy hnoo aqbalo aamiin ya rabi abyo adiga iyo qyoup ka aad abuurty iisoduceeya in illaahay igu arzaaqo cafimad iyo quur adorn qeyrqaba iyo walaad saalixiin ah abyo shukrn

    • @falisilmi9064
      @falisilmi9064 ปีที่แล้ว

      Ilaahay dhamaantayo janada hanagu kulmiyo idam alla
      Ilaahay meeshaad katabanayso hakaa tiiriyo awlaad khayr qabto allaha kugu irsaaqo
      Adiga iyo intaan awlaad haysan ba

  • @Cajab99
    @Cajab99 2 วันที่ผ่านมา

    Allahu Yaa Muqiithu Aqithnii

  • @CaashoFakad
    @CaashoFakad 14 วันที่ผ่านมา

    Asc abyo raqmkada ubaahanahay danaa kaa lee yahay

  • @farhiyaidi7188
    @farhiyaidi7188 ปีที่แล้ว +2

    Alxam anigu waxan madaremin markaan bilaabay alxam muraadkeeygina ala waa igu sahlay

  • @hudaelmi7695
    @hudaelmi7695 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah. Thanks sister

  • @NH-pv1rr
    @NH-pv1rr ปีที่แล้ว +1

    Taladas oo kale walaley ma fiicno waxa jiro dad xanuunsan oo kaligod nool wad sii cabsi galeneysa

  • @abdukadirmohamedomar8635
    @abdukadirmohamedomar8635 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa'allaah runtii aadaan ula dhacay waana kaaga mahad celinayaa dadaalka aad ku bixisey soo diyaarinta mowduucaan mar kale Mahadsanid debigaaga iyo dembi waalidiintaada Alle ga dhaafo cumrigaaga Maalkaaga iyo guud ahaan ehelkaaga Alle ha barakeeyo idam Alle

  • @najmohappe9490
    @najmohappe9490 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خير الجزاء حبيبتي الله يحفظك ويسعدك يارب 🌹❤❤

  • @farjiyofarxad337
    @farjiyofarxad337 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤ haye kuqor number ka ukhti kariimah

  • @safiyofarah4337
    @safiyofarah4337 ปีที่แล้ว +2

    Asc awey taleefakii aad soo qori laheed

  • @hibaaqmaxamud565
    @hibaaqmaxamud565 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha Allah abayo nosoo badi qisoyinka suratul baqra

  • @cabdiraxmaanmuxudiin9752
    @cabdiraxmaanmuxudiin9752 ปีที่แล้ว +4

    Alla haku barakeeyo walaasheyda qaaliga ah

  • @aminamohamoud4776
    @aminamohamoud4776 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo subax walba guriga ku shitaa oo ku dhamaysta ka waran inaa shito iyado shiikh akhrinayo

  • @saidajiindhe8841
    @saidajiindhe8841 ปีที่แล้ว +1

    HADAAN KUDAARTO GURIGA MARKASTA KAWARAN

  • @najmagelle5202
    @najmagelle5202 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah tabaarakallah ilaahey haku xafido hanaga dhigo kuwa la saaxiibo Qur’anka

  • @FatimaJama-d9m
    @FatimaJama-d9m หลายเดือนก่อน

    Mansha allaah

  • @Sara-nw8ut
    @Sara-nw8ut ปีที่แล้ว +2

    Aniga waa aqaan TAFSIIR iyo qiro SURAH baqra lkn hadana ma joogtayn karo meel lagu sibciyo lagu akhriso ma taqanaan

    • @aminoshiiqunaa
      @aminoshiiqunaa  ปีที่แล้ว

      Illahey haku fududeeyo waxan kuradina mel baqrah kaliya lagu aqriyo hadii an kuso helo waan kuso shega Insha Allah

    • @saredomohamed3155
      @saredomohamed3155 ปีที่แล้ว

      Abayo ani adi isku mid ayaan nahay

    • @saredomohamed3155
      @saredomohamed3155 ปีที่แล้ว +1

      Ani adi an subaca bilowno ina suratul baqara dhameyo bil bey igu qadata

    • @MohamedMoalim-ov6lz
      @MohamedMoalim-ov6lz 5 หลายเดือนก่อน

      Asc abaayo waan akhriyaa miyay la kala akhrin Karin suuratul baqara

  • @rahmanoor923
    @rahmanoor923 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @AshrafTaaherhusein
    @AshrafTaaherhusein 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @rahmanoor923
    @rahmanoor923 หลายเดือนก่อน

    Aamin

  • @foofooahmed7209
    @foofooahmed7209 ปีที่แล้ว +9

    اللهم اعني على ذكرك وشكر وحسن عبادتك
    اللهم إنا نسألك الهدى والتقى والعفاف والغنى
    بارك الله فيك اختي في اللله
    جزاك الله الجنة الفردوس الأعلى

  • @ekraanabdi2950
    @ekraanabdi2950 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah Tabarakallah maantaan ku soo raacay Allaha ku barakeeyo

  • @sarahaden8314
    @sarahaden8314 ปีที่แล้ว +1

    Aniga rabo in la iga caawiyo meeshaan idinka waco ii soo sheega waa baqaro

  • @Beingme541
    @Beingme541 ปีที่แล้ว +1

    Abayoy qisadada noga shekey ee balayada lagu sameyay iyo sidaa Ilah kaga Saray

  • @ayaancumar9685
    @ayaancumar9685 ปีที่แล้ว +2

    asc wll waaxan akhariya baqara week kaliya kadib noolashi ayaa waalatay kaadib family burner ayaa iguu dhaacay guurigi ayaa iiga duumi gadhay waan joojiyay Baqara siida aad sheegatay cuuncu maadax xanu jiidh cuuncuun
    oohin 😭😰 haada diib uu balabaya wllshy jizakalah khayar

    • @khadramuxumed7514
      @khadramuxumed7514 ปีที่แล้ว +1

      hadad suratu baqara bilowdo marka hore dhib ayad lakulmi donta ama xanun ohin waayo way kushaqynaysa marka qofka adkysi aya laga rabaa iyo dulqaad wayo anigu wan somary hajojin waligaa

    • @Ahmed-gb1xm
      @Ahmed-gb1xm ปีที่แล้ว

      Biloow Hana joojin Walal

    • @sacdianur4528
      @sacdianur4528 ปีที่แล้ว

      ​@@khadramuxumed7514 ayaa ii soo jaaab waxbaan ku weydiina mcnto

  • @ubaxmohamed8916
    @ubaxmohamed8916 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo hooyaday baa iga xanuunsan mana aqaano albaqra sidee waxyeela

    • @aminoshiiqunaa
      @aminoshiiqunaa  ปีที่แล้ว +5

      walaal hooyo illahey ha caafiyo waxad sameysaa salatu leyl uso kac saliga nabigana badi insha allah iyo istaqfaarta badi illah wakuu cafin doonaa hooyo abaayo macaan

    • @haala552
      @haala552 ปีที่แล้ว +3

      Ani sidaa udhageysan jiray ano sheikha la aqrinaayo arkay markii meel ixanuuntabo waa dhageysan jiray madaxa gaaska boga markii leyga dhago waaku caafimaada waana ku bartay waligeey ma gaarin lkn hada waa aqri karaa kitaabka masha alaah dhegso maalinkasto waad baraneysa

  • @faatimahassan9903
    @faatimahassan9903 ปีที่แล้ว +1

    Wllo noo soo dir gubka suuratu baqara

  • @amina7327
    @amina7327 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallahu kheyr abayo mcnto
    Aamiin yaa rabi abayo
    Group ka ma igu dari karta kheyr Allah ku siye

  • @faatimahassan9903
    @faatimahassan9903 ปีที่แล้ว +1

    Wllo noo dir guruubka suuratu baqara

  • @maymuunmaxamed8807
    @maymuunmaxamed8807 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allaah Allah ku barakeyo qeer ka naso badi

    • @aminoshiiqunaa
      @aminoshiiqunaa  ปีที่แล้ว +1

      Insha Allah Abaayo iso duceey

    • @Suzu4355
      @Suzu4355 ปีที่แล้ว

      @@aminoshiiqunaa abyo away groupka aadku jirtid waxaan rapaa ina laiga cwiyo suratul baqra

    • @xalimosacadiyo836
      @xalimosacadiyo836 ปีที่แล้ว

      @@aminoshiiqunaa number kaaga walaal

  • @sadiaabdikarim1871
    @sadiaabdikarim1871 ปีที่แล้ว +1

    Asc abayo qer allaha kusiiyo nambar umajeedi komantiga isoodir suuratul baqara ayan bilaabay barashadeeda

    • @yusrajama4642
      @yusrajama4642 ปีที่แล้ว

      Abyo ma heshay number wan radinaya anigana

  • @farxiyoabdirzaaq860
    @farxiyoabdirzaaq860 ปีที่แล้ว +2

    Manshallh.abaayo.

  • @duniyomohamedmahad6092
    @duniyomohamedmahad6092 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo anee iga go'an tahee lambarka noo soo qor

  • @fatumaabdi1642
    @fatumaabdi1642 ปีที่แล้ว +2

    ManshAllah

  • @saharaabdille4892
    @saharaabdille4892 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah

  • @abdiwahabismail3614
    @abdiwahabismail3614 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll jazakalaah khayr majirta wax ciwan an kan ahayn an kahelikaro

  • @geelegeele8552
    @geelegeele8552 ปีที่แล้ว +3

    Manzha alh shukran abayo lanbarkga so qor

    • @aminoshiiqunaa
      @aminoshiiqunaa  ปีที่แล้ว +4

      +491794336897

    • @dahabo4381
      @dahabo4381 ปีที่แล้ว

      Abyo anh gurubkas ugu dar lmbrjan wanka waye wats apke somliya ayan jogye plz

  • @farxiyoaxmedxaashi7440
    @farxiyoaxmedxaashi7440 ปีที่แล้ว +2

    Aamiin Aamiin Aamiin

  • @khadanabdirahman8869
    @khadanabdirahman8869 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah Alle Haku xafido ❤ walo walhi wan so maray qisoyinka suratul baqra taxa wan baqday Allah akbar

  • @KadraCheikIsmael
    @KadraCheikIsmael 2 หลายเดือนก่อน

    asc maamo waan ku salaamay jasaakalaahi khayr haday hablaha soomaaliyeed noqon lahaayeen ducaad waan markoobo lahayn khayr badan alaha ku siiyo waxaan jeclaan lahaa inaan lanbarkaaga helo sidee ku kelikaraa ilaahay tafiiqda hz ina waafajiyo

  • @aslubwarsame3919
    @aslubwarsame3919 ปีที่แล้ว +2

    Aamiin aamiin yaa rabi

  • @maryanabdullahi9852
    @maryanabdullahi9852 ปีที่แล้ว +1

    JazakaAllahu kheir xbbtii

  • @futurepresident9809
    @futurepresident9809 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah jazak allah kheir walal

  • @aslubwarsame3919
    @aslubwarsame3919 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah tabaaraka laah

    • @adnacali8314
      @adnacali8314 2 หลายเดือนก่อน

      Gurubkaasaan ubaahny ee igu soo dar xppti❤

  • @maymuunmaxamed8807
    @maymuunmaxamed8807 ปีที่แล้ว +2

    Amiin qliyey

  • @ayanmusse4835
    @ayanmusse4835 9 หลายเดือนก่อน

    Masha'Allah tabarakallah jizakAllah qeyr abaayo macaan 😘. ilaahey kheyr haku siiyo. Allaahuma Aamiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤

  • @farxiyoxusenfarxiyoxusen6916
    @farxiyoxusenfarxiyoxusen6916 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo macaan igu dar

  • @ahmedyasir4027
    @ahmedyasir4027 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allah

  • @ubahmohamed1193
    @ubahmohamed1193 ปีที่แล้ว +1

    بارك الله فيك اختي

  • @fardowsasiraad7045
    @fardowsasiraad7045 ปีที่แล้ว +1

    Mashallaa wlshy jasaukalahi khayr

  • @ashleyomar1619
    @ashleyomar1619 ปีที่แล้ว +1

    We want shar u

  • @ifrahdirie3273
    @ifrahdirie3273 ปีที่แล้ว

    Asl. Walaasheey allah haku barakeeyo. Jazakillahu kheyran sister. Abaayo meel lagaala soo xariiro maheysataa plzz. Ma isticmaalo face book ama TikTok. Waxaan kaa cotsan lahaa WhatsApp inaa noo sameyso abaayooyinka oo dhan.

  • @maimunhassan8759
    @maimunhassan8759 ปีที่แล้ว +3

    Sooqor nambarka xbbty

  • @fadhumofatma4866
    @fadhumofatma4866 ปีที่แล้ว +1

    Asc macanto

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 ปีที่แล้ว +1

    Asc, maasha’alaah,maasha’alaah, maasha’alaah xafidaka xabiibti Jizaaka laah 💓❣️💖💗💞

  • @Minagamzel
    @Minagamzel ปีที่แล้ว +1

    Wale baqara aney tani iga racaday 😢 ma hilmami karo xita xanunkas an ao maray

    • @dhameysdumar9172
      @dhameysdumar9172 ปีที่แล้ว

      Mxa kmaray wll 😭

    • @ridwancadeey9449
      @ridwancadeey9449 ปีที่แล้ว

      Abayo nosheeg waxaad somartey ana manta dhibatadaas iheeso

  • @museruqiyo2437
    @museruqiyo2437 ปีที่แล้ว +1

    Jaskalahi qeer

  • @alhudaquraancenter1635
    @alhudaquraancenter1635 ปีที่แล้ว

    Asc wllshy Aamino...
    Si aan kula wadaago arin inoo muhiima may reebi kartaa meel aan kala soo xidhiidho. Mahadsanid

  • @leylaqasimmohamed5547
    @leylaqasimmohamed5547 ปีที่แล้ว

    Asc Abaayo Amino jisakulahu qeer.abayo anigana iguu Dar grubka.ajeer iyo xaasand ha la siiye insha ala fii amiinalha.tusbuxunlah qeer 😘

  • @SalmoMohamed-m4r
    @SalmoMohamed-m4r 2 หลายเดือนก่อน

    Abaayo aad ayaad umahadsan tahy noo soo badi qisooyinka aadka u dhiirigalisan❤❤❤❤

  • @naturechannel8026
    @naturechannel8026 ปีที่แล้ว

    10 bari baa wadaaa lkn markan qisooyinka baqra markaad dhageyso waa ooyayaa waa jiriricoonaya

  • @mrsosman9567
    @mrsosman9567 ปีที่แล้ว

    Assalamucaleykum. Walal, please groups ma ikudarikartaa.