Wey soo dhaweysay codkii alle ha u naxariistee KINSI XAAJI AADAN AFQALOOC'' xagaaga markaan u ciiray, inaad xaska iiga beydho,xalkiisa jaceylka maaheee, xan iyo ceyb yay ku raacin
Saqbadhkii ayaa bilaabmay. Saacaddu waa 12 kii habeenimo ama 6 saac sida ay reer xamarku yidhaahdaan. Agabka i hor yaalaa waa lix "B", bac madhan, biyo maaxa, sharaab baawara, shaah bigaysa iyo labdii kale macruufka ahaa. Waa habeenkii u dambeeyay ee aan go'aan ka gaadho hawshan iyada ah. Boqortooyo
Alla yaa cisak ustaad filfil.
Legend lagu faano.
Maashalah. Truly amazing.
Sadex jeer ba Ku ceshtay filfil farxshaxan cajiba suu rabu ugu Raxay Sanaya Jiimi ba igu so Dhaca marka Cabdulqadir Gacantiisa arko
Shucuurta muusig tumidA ayaan ku aqaan Filfil. Waxa uu ka matalaa shucuurtaas Macalin MAYSAR (AUN)
Woow alle how naxaristo kinsi jaaxi adan iyo wixii islamo dhanba amiin waxey qadi jirtey heeso dareenka wada tabta
Wey soo dhaweysay codkii alle ha u naxariistee KINSI XAAJI AADAN AFQALOOC'' xagaaga markaan u ciiray, inaad xaska iiga beydho,xalkiisa jaceylka maaheee, xan iyo ceyb yay ku raacin
X aadan afqalooc muudhalin walal kinsi waa x aadan kale isku qoloba maaha
❤ALLE HANKAGA IYO HAMIGAGA HAKU RUMEYO WAXKASTO AAD HIGSANAYSONA HAKU SAKHIRO❤
Sub+like ma ii karta wlloh
Aaamin
Axyaa sidaa utuma AMA nagadaya nolow ustaad fulfil intay nololi jirtaba
Aad waxaaan uga helay habka qurux badan ee aad ugu raaxaysanaysatid tumida kabanka waxkale wlhi macalin intaas wax loo dhigaa jirinba
Legen filfil boqorka cuiidka sln sare sxb 🙏🙏🙏🙏👍👍👍👍
Inantan codki kinsi way keentay sidayda aniga lkn iyadii uumbaan iska dhigikaraa ala hawnaxariistee
Waaaaw waaaw 👏👏👏👏👏👏❣💋
Hallaaa hallaaa waaaaw waxaas ayaaa kaban ah xareeda laguma.wacnado
Heesahan waxaan ufiirsadaa kabanka uu kuraaxeeysto Filfil.
Queen qaaci gabadha ugu qaaciga wadan
macalinKa macalimiinata ✌️
Horta filfil ma jiimi baa soo tababaray 🔥🔥💯💯
Waxan u malaynaya inuu jiim sheekh muumin uu tabar siyay wa legend ninkani
Aabihii ayaa tumi jirayba
@@sommovies mar isagoo jiimi oo hees qaadaya u tumayana waan arkay xamar
Cuudkaa filfil axsan caleek
Legend fil fil axyaa cuud
Woof!
*Xil bay adhijiri wadaagtaa.
Saqbadhkii ayaa bilaabmay. Saacaddu waa 12 kii habeenimo ama 6 saac sida ay reer xamarku yidhaahdaan. Agabka i hor yaalaa waa lix "B", bac madhan, biyo maaxa, sharaab baawara, shaah bigaysa iyo labdii kale macruufka ahaa. Waa habeenkii u dambeeyay ee aan go'aan ka gaadho hawshan iyada ah.
Boqortooyo
Hhhhhhhhhhhhh
Oo xagee baa lugta la ruxayaa abwaan
Cuudka filfil aya ku raxestaa runti heesta uma jeedo kabanka sido u ciyaarsinyo aya i muuqata oo kliya
Mustaad FilFil❤
Top
Again first one😅
Xusuus hore qarnika
HEEYGA YAABIN YUUSUF CADOOW
YAADADO YIXAAS MA DHAMEE