BOOQASHO XAAFADDA SOOMAALIDA EE MAKKAH | I VISITED THE SOMALI NEIGHBORHOOD IN MAKKAH AL-MUKARRAMAH
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 15 พ.ย. 2024
- Waxaan booqasha ku tagay xaafadda soomaalida ee Magaalada makkah, xaafaddan waxaa ay u jirtaa xaramka illaa iyo 30 Daqiiqo oo lug ah.
Ustaad Abdullahi Daarood oo mudda deganaa Magaalada barakaysan ee Makkah ayaan Su'aala ka waydiiyay xaafaddan iyo xaaladda ay imika ku sugan tahay, maadaama ganacsiyadii soomaalida ee xaafadda la wada dumiyay.
Xaafaddan soomaalida waxaa ay ku lahaan jirtay Ganacsiyo tiro badan, waxaa ayna baadigoob oogu jiraan hadda sidiii ay ku heli lahaayeen xaafad ay ganacsi ka furtaan oo xaramkana aan sidaa ooga fogayn.
------------------------------------------------------------------
Wax badan ayaan kaga duwanahay channels-ka kale oo ujeedkayga ma'ahan dhaqaala ka samee youtube ama magac ku hel.
Waxaan waqti iyo dhaqaalaba galiyaa muuqaallo taya leh dadkuna wax ka faa'iidi karaan, anigana aan ajar ka heli karo ajarkaas oo ii noqda mid adduun iyo aakhiraba i anfaca.
Waxaan ahay qof haysta shaqa uu ku faraxsanyahay oo ku filan, lagamana yaabo in aan halkaan iska galiyo muuqaal aan is leeyahay daawasha badan ayaad ku helaysaa, haddaad aragtaan muuqaal aan soo galiyay halkaan waa mid marka hore aniga i anfacay oo aan 10-jeer intaanan soo galinin aan daawaday.
Marka Subscribe, Like iyo Share waxaa inaga caawin doonaan in muuqaaladan dad badan ay gaaraan si ay ooga faa'iidaan.
Marka haddii aanay dhib kugu ahaydn Subscribe, Like and share.
Haddii doonaysid in aad si toos ah iila soo xadhiidhid Waa kuwan whatsapp-kauga iyo waliba E-mail-kayga.
+1-206-486-2004 | Sunni.Media10@gmail.com.
~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~
Let's stay connected:
✅ Facebook: / hassansunni.page
✅ Instagram: / hassansunni
✅ TikTok: / ustaadsunni
✅ TikTok: / ustadsunni
✅ Snapchat: / hassan.sunni
Support My Work: by Subscribing my TH-cam channel
Acw habo Xassan,
Acmaasha wanaagsan Illaahay ha idinka
Aqbalo aamiin
Anagana noo soo ducee inaan tagno
Dhulka barakaysan.
Allaha noo aqbalo inaanu Degno Makkah iyo Madina.
Mashaa Allah alxamdulilaah makkah wan uxiisay❤❤ ilaahay ha xafido dhamaan baladul xaramyn
Makka aaa!!! Alle Wayne haiirumeeyo inaan booqdo😢😢😢
Mash'Allah. Please more videos about Makkah
Hassan sunni walaal qaali ah adiga iyo wiilka adeerka u ahay Allah sw ajar miisaankiina aakhiro cusleeya oo idiin anfaca dhulka barakeysan ha idiinka siiyo❤
Sheikh asc maashallah
Waxaad nooga soo warantaan gabdho fiican oo guur doon ah ma jiraan, nalo soo xiriidhiya.
Waad mahadsan tihiin
Maanshaallah❤❤
Jazaakallaahu khayran
Masha Allah somalilandr waa dad fiican amxaaraba ha iska jecladaane hassan sunniyoow wuu kula shaqeyay ninka odaygaa Allah ha xafido
😅😅😅😅😅😅😅
Asc wll sheekha aad wareysaneyso seen kuhelaa please wll?
Ader waa khalad in arimaha somalida iyo sida lacagta udirsato in aad sheegto
Asc wllo kasohadal wadanka marooko
Ascwalaal xasan rabbi hakas aqbalo cumrada amiin
Walaal manooga Soo warami kartaa guryo iiba in laga Helo Maka iyo madiinaba pls
Wajazaakallaahu khayran
شكرا اخي
Nasiiba leedahay sxb ka faaidadayso
Great
M.a adoo Mahad San ninkas contacts Kiisa nalawadag si oo inooga cawiyo hadanu rabo inan guri ka ijarano mesha ama hadii si kale laguheli karo Mahad sanid
Aduunka meelba meesha uhu liidata ayeey degaan waa dad han yar Somalida
Adigana ha iska saarin, illaa SOOMAALI ayaa tahay 😊
@@HassanSunni maya aniga hamigeya wuu sareeya hadan meel cusub Togo xaafadaha dadka lacagta leh degan yihiin ayaan degaa anoon hanti saas ah laheen dadkaa ayaan la jaanqaada
@@HassanSunni Nairobi markaan tago ma degi xaafadooda weyba i dhebeysa mankaan arko dukaamo fiican wey ku yaalan laakiin degaan ahaan kama heli inaan dego
@@MusaMunyiva
Qof waliba jeebkiisuu ciyaaraa!!
😮😮😮😮 carabta wa xaasidin maba arki karaano somali hormartey bal fiiri hda qof muwaadin marti u ah u ogaleen nolosha wax ushaqesto bussiness la dagaalamayan
እንገናኛለን
Pls change the title, you haven’t shown Somali Xaafad iyo suuqba, waa meelo laga guuray ….Runta ku dadaal. JZK
ወላሂ ወቢላሂ እዛ ልክ እንደመጣው አንድ ሰው አንድ ቀን እንዳየው አልፈልግም
Wcs
30 daqiiqo waa beentii saacad waxoogaa weeyi