NOLOSHA DALKA QATAR | SIDA LAGU TAGO, SHAQADA, DEEGAANKA IYO NOLOSHA GUUD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 45

  • @saladmacalin6348
    @saladmacalin6348 27 วันที่ผ่านมา

    MaashaAllaah Ustad Aadan maadey macluumaad badan ayuu nasiisey Ajri iyo xasanaad
    Badan Allaah hakusiiyo sidookele waxaan umahad cilnayaa Hassan sünni oo dadaal badan Ku bixiya mar kastaba sidii somaalidu uheli lahayd macluumaad kusaabsan wadanada ay Ku haminayaan in ay usafraan.
    Aniga waxaa jaclaan lahaa in aan macluumaad Hadan Ka hello wadanka baxreyn nolashiisa, Dal Ku galkiisa,iyo iqaamadiisaba mahadasanid

  • @prespective7474
    @prespective7474 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan sunni iyo sheekha waad mahadsantihiin. Very informative piece

  • @leylaali5560
    @leylaali5560 หลายเดือนก่อน

    Maansha Allah Guul

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk หลายเดือนก่อน

    Shukran wll

  • @mahadosoble8768
    @mahadosoble8768 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ninkaan Odayga ah Sheekooyinkiisa waa kuwo Qof kasto wax kufahmi karo Qaabka uu wax usharxaayo waa Cajiib Oo Qofkii isaga sifiican udhageysto Xog fiican ayuu kahelaaya Nolosha Qatar 🇶🇦

  • @leoabdiofficial5219
    @leoabdiofficial5219 28 วันที่ผ่านมา

    madey channel Omar Inshar ku aragnay sidan filayo.

  • @faisalabdishire6247
    @faisalabdishire6247 2 หลายเดือนก่อน +2

    Atleast suaasha qofku hadhameeyo jawaabteeda kasug fadlan Mahadsanid.

  • @suadali8027
    @suadali8027 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah, Sh. Aadan Maday, Allah haka ajar siiyo waa macluumaad aad loogu baahan yahay oo dadka u badbaadinaya waqti iyo lacag. Xassan Sunni, Chanalkaaga waa kuwa loo baahan yahay oo laga helo macluumaad muhiim oo meelo kale laga helin, sii wad shaqadadaada wanaagsan. جزاكم الله خيرا.

  • @AyubJama-d3k
    @AyubJama-d3k 2 หลายเดือนก่อน +2

    Hassan Sunni thanks adiga iyo shiikha aniga waxaa rabaa inaa kuu soo jeediyo arin kale fadlan iska dhis xirfada warbaahinta sida qof loo wareesto su’aalaha sida loo diyaariyo codka tayadiisa iyo waxyaalo kale oo badan oo aan ka arkay meeshan inay ka maqan yihiin
    qofkana fursad sii inuu su’aasha si buuxda uga jawaabo adiga oo hadalka aan ku celinayn ama ka dhexgalayn
    Thanks again

    • @HassanSunni
      @HassanSunni  2 หลายเดือนก่อน +1

      HAYE, MACALIN NIYADDA WAAN KU HAYN CASHARKAA NEXT INTERVIEW INSHAA ALLAH, LAAKIIN XOOGAA KA HOR WAXAAN AQRINAYAY COMMENT KALE OO INTERVIEW HORE LAGA BIXIYAY OO LA IGU LAHAA QOFKA SHEEKADA KA KOOBI OO IS KULULEE HA ISKA FADHIN MEESHII, XAAN SAMEEYAA HEE EEBOOW?

  • @omarabdi4179
    @omarabdi4179 2 หลายเดือนก่อน +3

    2007 ilaa 2011 ayaan jogay Doha
    Meel lagunolada Ma aha
    leysinka Tarelka ayan qatay shaqane wan helay Lkn waxaan kunacay Kafiil iyo kuleyl

    • @Isak.a
      @Isak.a 2 หลายเดือนก่อน

      Kafil iyo xoriyada laanta wa sababta Somali badan wadamada carabta oga tahriban

  • @khaalidhaaruun7610
    @khaalidhaaruun7610 2 หลายเดือนก่อน

    Walaal suaasha markaad weydiiso waqti sii ha dhamaystee waa iga talo Mhdsanid walaal

  • @Shurie51
    @Shurie51 2 หลายเดือนก่อน

    Asc hassan walal waxan kuweydinaya ganacsiga ariga loo dhoofiya qatar iyo suuqiisa video noogaso sama business kada rawa inan bilawa

  • @Humblegirll
    @Humblegirll 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wll shariqa ka so hadal

  • @AbAhmed-st1tp
    @AbAhmed-st1tp 2 หลายเดือนก่อน +4

    Qadar meel laga qadeeyo mahane dhulkiina hyo ka xamasha

  • @hassanhusein7210
    @hassanhusein7210 2 หลายเดือนก่อน +2

    Su'aasha markaa waydiiso ninka dee jawaabta ka Sug oo waqti sii. Xagee hadba meel ugu boodaysaa!!

  • @Azmar666-if7gc
    @Azmar666-if7gc 2 หลายเดือนก่อน +1

    wllhi somali AYa Dhanto Qofki qatar iman LaHa xaga Ha tago baLaYo Haku Dhacde 5 Sano JokaY kuleyl iyo shaqo La an

  • @abdinassiresmael4815
    @abdinassiresmael4815 2 หลายเดือนก่อน

    Mashalha Nice to see my brother inIslam. 32 years Ago We’re was together in tika Refuge camp praying Together. My brother Adam now I live in Republic of Ireland if you’re visit Europe please contact me. Your brother Abdinassir Oromo. I wish to you good life ❤

  • @ahmedusman6652
    @ahmedusman6652 2 หลายเดือนก่อน

    Qatar Nolol ma taalo waa cadaabta ifka ha isku tagina Emaraat baa ka wanaagsan

  • @AliadamAbdulrahmaan
    @AliadamAbdulrahmaan 2 หลายเดือนก่อน

    Hush carabta gaajo socota waye naga dhamada

    • @ABUKE8
      @ABUKE8 2 หลายเดือนก่อน

      Lacag way hayaan wayna dhaqaale bdn yihiin ee waa rafad kuleylka iyo waxa kafiilka la dhaho ayaa keeney inay meel laga cararo noqoto

  • @abdallah22abdi78
    @abdallah22abdi78 2 หลายเดือนก่อน

    Qatar somali waxba madhaanta markii shaqqa ladhaha yacni dhinaca musharaadka amawa somali ka mushaar badan.

    • @ABUKE8
      @ABUKE8 2 หลายเดือนก่อน +1

      3 ilaa 6 kun oo dollar baa la qaata maxad ka sheekeyneysaa ma 50 dollar baad moodeysa

    • @abdallah22abdi78
      @abdallah22abdi78 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂​@@ABUKE8

    • @mohamedpedri5424
      @mohamedpedri5424 หลายเดือนก่อน +1

      @@ABUKE8mentally miyaa ninkaan😂😂

  • @Vonaark28
    @Vonaark28 หลายเดือนก่อน

    Qatar soo maahan dawladda hubaysa Alshabaab oo Dabka ku shidday Somaliya?

  • @souleyabdou5105
    @souleyabdou5105 2 หลายเดือนก่อน +1

    Suasha ka sug markasta wad ka dhex galisay isago dhameen plz and plz be professional
    Thx horee u soco

  • @mucaadahmed8240
    @mucaadahmed8240 2 หลายเดือนก่อน

    Fiisa dalxiis qatar qaabkee laga helaa?

    • @Abdiadam-n6i
      @Abdiadam-n6i 2 หลายเดือนก่อน

      Hayya card ayaa jirta bil aad ku dalxiisi kartid qatar app weeye buuxin kartid

    • @mucaadahmed8240
      @mucaadahmed8240 2 หลายเดือนก่อน

      @@Abdiadam-n6i
      Sidee kuhelaa card kaas?

  • @ugaasali8554
    @ugaasali8554 หลายเดือนก่อน

    Waar adunkay la shaqaystan oo dhistay

  • @xiiranechanel9856
    @xiiranechanel9856 หลายเดือนก่อน

    Wariyuhu wuu ka dhexgalayaa ninku ha waraame daa

  • @cabdoocismaansaalax8883
    @cabdoocismaansaalax8883 2 หลายเดือนก่อน

    Meeshu shaqo maleh soomali badan baa ku dhibaataysan qadar nolosheeda oo qaali ah iyo shaqo la an baahsan

  • @mohamedbulshaawi4668
    @mohamedbulshaawi4668 2 หลายเดือนก่อน

    Sidee lagu imaankaraa

    • @HassanSunni
      @HassanSunni  2 หลายเดือนก่อน

      Soomaali iyo deg deg maxaa kala haysta 😁, dhamayso muuqaalka

    • @SalmaanAbdullah-ef3jy
      @SalmaanAbdullah-ef3jy 2 หลายเดือนก่อน +1

      😅😅😅😅❤ mahadsanid ​@@HassanSunni

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@HassanSunniwaar xasanow dameysasho kama garnee ee wadaada nosheeg nio 😂

  • @MusaMunyiva
    @MusaMunyiva 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ninkii shaqorabo Somalia ha imaado Somalia ayaa shaqo buuxda

    • @ABUKE8
      @ABUKE8 2 หลายเดือนก่อน +1

      Shaqo 10 dollar ah see la dhihi war caalamka gal somalia laheyne

    • @MusaMunyiva
      @MusaMunyiva 2 หลายเดือนก่อน +2

      @@ABUKE8 saxiib Qatar xataa intaas kama heleysid ee ka shaqeyso wadankaada dhylkaad u carareyso dadkooda dhistay

    • @ABUKE8
      @ABUKE8 2 หลายเดือนก่อน

      @@MusaMunyiva war anuu qatarna uma socdo dalka aad sheegeysana maba joogo ilahey labadaba ima geeyo

    • @ABUKE8
      @ABUKE8 2 หลายเดือนก่อน

      @@MusaMunyivaanuu qatar umaba socdo ree somaliana maba ihi lwrn ee runtan kuu sheegaya

    • @mohamedpedri5424
      @mohamedpedri5424 หลายเดือนก่อน

      @@MusaMunyivawar wadanleyne horta soomaali hawada noolaato umad aan wada noolan karin waa duli nimo