Baro Sida gmail ka loo gu keydsado sawir, number, cashiro, documents, shahaadoyin.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Wixii Fariimo ah iigu Soodir Instagram kaan 👇 👉 / abdihaliim_ali
    Page keeyga Facebook 👇 Iga lasoco sido kale
    / cabdixalimcali
    My Tiktok👉 vm.tiktok.com/...
    Waa Anigoo Ah #Abdihaliim_Ali Kusoo Dhawaada TH-cam keeyga Mahadsanidiin❤ Baro qaabka loo gu keydiyo gmail @ ka cashirada numbarada sida loogu safe gareeysto iyo sida casharada loogu keydsado iyo wixii la mid ah

ความคิดเห็น • 117

  • @AbdihaliimAli
    @AbdihaliimAli  5 ปีที่แล้ว +29

    keydso intaa lagaa xadin ama kaa halaabib mobile ka !!!!!!

    • @somcastudio2899
      @somcastudio2899 4 ปีที่แล้ว +1

      Thanks walal ❤️❤️❤️💯💯❤️🔻🔻🔻🔻

    • @sacdiyasacdiya1983
      @sacdiyasacdiya1983 4 ปีที่แล้ว +1

      Wrkas

    • @sacdiyasacdiya1983
      @sacdiyasacdiya1983 4 ปีที่แล้ว +1

      Wuw anfacaya

    • @happy...4856
      @happy...4856 4 ปีที่แล้ว +2

      M.a wll lkn hadhow dha iga lumo side ugu hela talefanka kle

    • @AbdihaliimAli
      @AbdihaliimAli  4 ปีที่แล้ว

      @@happy...4856 kaliya gmail ka ayaa mobile kale kashideeysaa waana kaheleeysaa

  • @Zihaameyyyy
    @Zihaameyyyy 8 หลายเดือนก่อน +2

    waxaan codka yar abdihaliim ali miyaa😂😂
    ماشاء اللہ ❤

  • @afatahmoha8136
    @afatahmoha8136 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wa arin muhim ii ahaay. Hormar wacan Saxib.

  • @fawziaomar1982
    @fawziaomar1982 5 ปีที่แล้ว +4

    لقد علمتني أشياء مهم في هذا الفيديو
    شكرا لك
    ربي يوفقك

  • @garashopro8970
    @garashopro8970 4 ปีที่แล้ว +3

    Sxp shout out iisaameeyn waa iga codsi

  • @jocerofficial2022
    @jocerofficial2022 4 ปีที่แล้ว +3

    Team apdihalim
    Channelkyga soo booqda wax idin xiizo galliya waad ka heli doontaana

  • @halimaabdi9138
    @halimaabdi9138 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi shukran c/halim waan radinye

  • @suuualpiii5089
    @suuualpiii5089 4 ปีที่แล้ว

    Thanks Abdihaliim wan ka faidestay xfdkallah

  • @Shukriizak
    @Shukriizak 2 ปีที่แล้ว +1

    Wixi ku keydsato qof Kle ma arki kara please isoo jawab

  • @mohamedibraahim6579
    @mohamedibraahim6579 2 ปีที่แล้ว

    Tnx bro waa mahadsantahy mesha ka wad dadaalka

  • @maxamuudisaaqcabdi5332
    @maxamuudisaaqcabdi5332 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid kow iyo kunjeer

  • @zultaan539
    @zultaan539 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @yahyesuldaan1577
    @yahyesuldaan1577 4 ปีที่แล้ว

    See looga soo ceshan karaa plz

  • @RelaxForever553
    @RelaxForever553 4 ปีที่แล้ว

    Mashalah mahadsanid jazaa akallaah walaal.

  • @t.maalikmalaki4233
    @t.maalikmalaki4233 4 ปีที่แล้ว +1

    Wad mahadsanthy Bro

  • @shaficidahirshafiina2828
    @shaficidahirshafiina2828 2 ปีที่แล้ว

    Thanks Abdihaliim

  • @ibroz
    @ibroz 2 หลายเดือนก่อน

    Qoraal ayan rabaa inan so copy gareyo Gmail kana aan paste kudhaho. Ma jiryaa meeshas?

  • @faysalmuniir6656
    @faysalmuniir6656 2 ปีที่แล้ว

    Thanks mudane wax badana ka faaiday

  • @aweysmohamed3035
    @aweysmohamed3035 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah walaal

  • @gabarislamed9299
    @gabarislamed9299 3 ปีที่แล้ว

    Wll aniga lambarada ima Kedinayo markan dib usokiciyo wey igawada baxayan

  • @Asmayyy
    @Asmayyy 4 ปีที่แล้ว

    Mzha allh zhukran♥️

  • @MalakAden
    @MalakAden 3 ปีที่แล้ว +1

    Hdhaw mrkaan sawirada google kuwareejiyo dhanka gallery ga delete madhihi karaa

  • @MohamedAhmed-hk1rv
    @MohamedAhmed-hk1rv 4 ปีที่แล้ว

    asc abdihaliim ali zakallaahu khayr nio lakin hadaad u baahdo Inaan ka deledo maxaan sameeyaa

  • @wardiaden7713
    @wardiaden7713 2 ปีที่แล้ว

    Wad ficanty lkn wll pronunciation ka folder is hagaji. Imika in aad vloger ledy ban u haysty manto dhane

  • @cabdikaafishariif9169
    @cabdikaafishariif9169 2 ปีที่แล้ว

    Sxb swiro gmial ku shubay lkn wan ka wayay see ku dhacdy lbh

  • @awiljama1586
    @awiljama1586 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid bro

  • @anwardalfac2401
    @anwardalfac2401 4 ปีที่แล้ว +1

    Versionkega waa 9 kaagana wa old ee mid new version ku soo duub

  • @mustafaibaar1966
    @mustafaibaar1966 4 ปีที่แล้ว +1

    Aad ayaan ugu faa.iiday broh waxaa kaa saa.idsaday qebta cashirada
    m.a waxaaan rijaynaa inaannin badan kaa faa.ideesandoono

    • @AbdihaliimAli
      @AbdihaliimAli  4 ปีที่แล้ว +1

      Waa saas inshallah waan kalafaa iideeysan doonnaa

  • @fartunhassan6268
    @fartunhassan6268 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal

  • @munomohamed9457
    @munomohamed9457 4 ปีที่แล้ว

    Thanks wll aad aya umahadsantahay

  • @guuregaafaa9459
    @guuregaafaa9459 3 ปีที่แล้ว

    sxb xodsi boobsiiska kada waxad noso duubta mid dagan

  • @mahrizamohamed8422
    @mahrizamohamed8422 2 ปีที่แล้ว

    Abowow drive iyo one drive maisku midbaana plz iishega hdy iskumid yihina sidee looxiri karaa ilen telka qofki kaaqata wuu gali kara oo fiirin karaaye plz iijawaba

    • @AbdihaliimAli
      @AbdihaliimAli  2 ปีที่แล้ว

      walal talefan ka hadi laga qaato gmail ka talefan kale ka kicin pasuwerka kabadali mar kaas qof ka wax ma arkayo

  • @anzhaazyackoob2194
    @anzhaazyackoob2194 4 ปีที่แล้ว

    Thanks pro
    Keep goin👍

  • @hooyohooyo6954
    @hooyohooyo6954 3 ปีที่แล้ว

    Asc waxn u bahanahay gmail sawer laga toray sida lo so cilsho mahasanid

  • @isaaqadamidris8576
    @isaaqadamidris8576 3 ปีที่แล้ว

    Ok mahadsanta

  • @fardowsasaid5021
    @fardowsasaid5021 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @fadumoabshir4065
    @fadumoabshir4065 ปีที่แล้ว

    Thanks pro

  • @fathimohamed4734
    @fathimohamed4734 3 ปีที่แล้ว

    kawaran haduusan laheen google photos majirtaa wado kale sifacn iigu fasir wall

  • @abdideck6014
    @abdideck6014 4 ปีที่แล้ว

    Waxad ku tuurjuuntaa noo sheeg abka aad istiicmaasho adigoo mhdsan

  • @QaalicabdiqaadirAmiin
    @QaalicabdiqaadirAmiin 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks lkn side hadhow ula so baxa

  • @gentelman9379
    @gentelman9379 4 ปีที่แล้ว

    Tnx abdilhaliim ali

  • @cashuucabdimuse8442
    @cashuucabdimuse8442 2 ปีที่แล้ว

    Wll see hadhoow usoo baxsanaa waxaa keedsaday

  • @fathiyaahmed5502
    @fathiyaahmed5502 3 ปีที่แล้ว

    Thanks hno

  • @rahiimahareed1780
    @rahiimahareed1780 4 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahdsanthy wllo

  • @Hafsa_______Yar
    @Hafsa_______Yar 4 ปีที่แล้ว

    Tnx waan fahmo

  • @channelkaummada6498
    @channelkaummada6498 4 ปีที่แล้ว

    Sxp datadeyda ma igalumeysa markan uploading sameynayo

  • @clcasiissiiso6605
    @clcasiissiiso6605 2 ปีที่แล้ว

    benta kada wll dadka
    wxani kuma fiicne

  • @anwardalfac2401
    @anwardalfac2401 4 ปีที่แล้ว +1

    Wallahi mobillekey malahan Google foto mxn sameeyaa

    • @AbdihaliimAli
      @AbdihaliimAli  4 ปีที่แล้ว

      Soo dagso lkn wey isbadaleeyn

  • @osmanhassan2130
    @osmanhassan2130 5 ปีที่แล้ว +1

    iPhone6 side sawirada lagu keydiyaa ino shek parada

    • @osmanhassan2130
      @osmanhassan2130 5 ปีที่แล้ว

      gmail

    • @AbdihaliimAli
      @AbdihaliimAli  5 ปีที่แล้ว

      daawo muuqaal kaan sidaan sameey th-cam.com/video/DhxazQ2wn6Q/w-d-xo.html

  • @maxamuudsiciid5582
    @maxamuudsiciid5582 3 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @sharmaboy8084
    @sharmaboy8084 4 ปีที่แล้ว

    Waaw lkn wallalkay mid ayaan Ubaah nahay seed gala soobaxaysaa hadhaw

  • @nuurkeyboss561
    @nuurkeyboss561 3 ปีที่แล้ว

    Keep going zxp

  • @farhiathebosslady6296
    @farhiathebosslady6296 4 ปีที่แล้ว +1

    Siden uga remove gareeya sawrda google wll

    • @AbdihaliimAli
      @AbdihaliimAli  4 ปีที่แล้ว

      Kaliya dileet meesha kamuuqato sawirka qeybaha hoose ayeey ku taal taabo kadibna wuu dileedmi ama sawirka korkiisa riix kadibna tik saarmee waxaa taabaneeysaa dileed ka kor kamuuqdo

  • @haniyohimilo8060
    @haniyohimilo8060 ปีที่แล้ว

    faido wacan

  • @caish3987
    @caish3987 3 ปีที่แล้ว

    Alla ilaahayow wan rby

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 4 ปีที่แล้ว +1

    hno aad bad u mahadsantahy

  • @Bile.88
    @Bile.88 3 ปีที่แล้ว

    Sideen usoo ceshanaana

  • @CAQLISAN
    @CAQLISAN 4 ปีที่แล้ว

    Number ii safe garaysan see halmar guy gurikaraa

  • @cabdallacadde9150
    @cabdallacadde9150 4 ปีที่แล้ว

    Side looga sobaxsada wll

  • @queenhero1234
    @queenhero1234 2 ปีที่แล้ว

    Abowe maxa iishegta sida lambaradas looga deledo😫🥺

  • @norotpubg1158
    @norotpubg1158 4 ปีที่แล้ว

    HADDAAD ARAGTAY COMMENT KA HA DHAAFIN WLL.
    HADDAAD RASUULKA ZCW ZCW ZCW JECESHAHAY IYO HOOYADAA SUBSCRIBE II DHAC ZIIYA CHANNEL KAYGA PLEASE 🙏🤝

  • @rahmaahmed3279
    @rahmaahmed3279 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @mohamedmanzil9723
    @mohamedmanzil9723 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks sxp

  • @ahmedjeekee3573
    @ahmedjeekee3573 4 ปีที่แล้ว

    Codkaaga noole bro si lagu fahmo

  • @mohadaahit5020
    @mohadaahit5020 4 ปีที่แล้ว

    Thanks lpx

  • @duceysansheikh7019
    @duceysansheikh7019 3 ปีที่แล้ว

    وَعَلَيْكُم السَّلَام وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎

  • @almaazdiamond8216
    @almaazdiamond8216 3 ปีที่แล้ว

    Videos laguma keedsan karo miyaa

    • @AbdihaliimAli
      @AbdihaliimAli  3 ปีที่แล้ว

      waa lagu keeyd san kara walal

  • @biimacadeey1421
    @biimacadeey1421 4 ปีที่แล้ว +1

    Xadhow hada rabee ina arko side mobile hada wado side oka arka walalkey isheg

    • @AbdihaliimAli
      @AbdihaliimAli  4 ปีที่แล้ว

      kaliya kashid gmailka mobile ka cusub waa arkee

  • @idilrashid298
    @idilrashid298 4 ปีที่แล้ว

    Floder mise foldher

  • @user-sf6st9sf7s
    @user-sf6st9sf7s ปีที่แล้ว

    Asc

  • @cabdinuurshikhaxmedchannel2335
    @cabdinuurshikhaxmedchannel2335 2 ปีที่แล้ว

    Aad umuhiima

  • @abdillahinuux7583
    @abdillahinuux7583 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsnid sxp

  • @maxamuudsiciid5582
    @maxamuudsiciid5582 3 ปีที่แล้ว

    Bro

  • @cabdinuurshikhaxmedchannel2335
    @cabdinuurshikhaxmedchannel2335 2 ปีที่แล้ว

    Cashar

  • @shaafimediasomali1298
    @shaafimediasomali1298 4 ปีที่แล้ว

    Thanks for giving advice # subscribe for me

  • @ashrafomerjama7671
    @ashrafomerjama7671 4 ปีที่แล้ว

    mahad sanid wll

  • @mahadsheekhnuur5399
    @mahadsheekhnuur5399 3 ปีที่แล้ว

    Mhdsnd mcln💯

  • @cabdimohamedmohamed183
    @cabdimohamedmohamed183 4 ปีที่แล้ว +1

    Been loo rufiyan

  • @muhanadmuslim3510
    @muhanadmuslim3510 4 ปีที่แล้ว +1

    war maa waxad sodhigto ayaad muday

    • @AbdihaliimAli
      @AbdihaliimAli  4 ปีที่แล้ว

      May walal dadkan ufaa iideynayaaa

  • @idirisismacil
    @idirisismacil ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @ahmedjeekee3573
    @ahmedjeekee3573 4 ปีที่แล้ว

    Codkaaga noole bro si lagu fahmo