Sidee ula bixi karaa lacagta Facebook? Withdraw Your Money

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Waxaan ka hadalnaa sida lacag looga sameeyo Internet-ka, hadii aad xiiseeneyso soo dhawow.
    ✅Subscribe
    🔔Notication-ka furo
    🟢Koorsada ka dalbo website keena
    👉abdishakur.me/....
    Telegram: t.me/abdishaku...

ความคิดเห็น • 119

  • @AbdishakurHM
    @AbdishakurHM  ปีที่แล้ว +15

    Hadii uu jiro mowduuc aan daneenayso inaan ka soo hadlo halkan iigu reeb

    • @Mahadakhuna
      @Mahadakhuna ปีที่แล้ว +2

      Sxb waan sameystey lkn muuqaalada lacagta ay sameeyaan xitaa nus dollars ma gaaraan 1 sinto 2 sinti meelahaas ley weeye marka maxaa sabab u ah
      Muuqaaladeydana waxaa daawata 9k

    • @zakariyecumar
      @zakariyecumar ปีที่แล้ว +1

      Ustaad abdishakur . Markaad paypalka ku xiratid qofkala leeyahay adigo somaliya joogana makusii xiriiirin kartaaa premier bank gaaga . Si ay lacagtu toos kuugu soo dhacdo premier banka gaaga.
      🙏. Alla haku barakeeyo aakhiro iyo adduunba.

    • @hasangemar616
      @hasangemar616 ปีที่แล้ว

      Sxp sida Google adsense sida loo samaysto video ka soo samay 🙏🙏

    • @Redmensupportes
      @Redmensupportes ปีที่แล้ว +2

      Pre enrolled ka soo hadal plz ustaad

    • @tamerat.
      @tamerat. ปีที่แล้ว +1

      Credit card somalia mku xidhi kara sxb

  • @AbdiOzyy
    @AbdiOzyy ปีที่แล้ว +5

    The best person ever The most knowledge able and most shine all created prophet Mohamed ❤❤❤

  • @faysaldheere4137
    @faysaldheere4137 8 หลายเดือนก่อน +1

    m.a aad ayaad ii caawisay walal mahadsanid waxaan kugu mahad celiyo ma aqaan sxb rajo fiican ayaan igalisay eng janada allaha kugu bishaareeyo walal

  • @walalka5
    @walalka5 ปีที่แล้ว +2

    Waa mahadsantahay sxb mahadsanid wax badan oo iga qaldanaa oo aan sameenwaayay ayaa II fududeeysay mahadsanid markale

    • @Zamaara_official
      @Zamaara_official 5 หลายเดือนก่อน

      Walal ana mad I caawisid alle haku caawiyee

  • @mahadwaddani3936
    @mahadwaddani3936 ปีที่แล้ว +3

    Wll Inoo hagar baxay ❤
    Alle haku xafido mudane

  • @user-kt9zc3yw5i
    @user-kt9zc3yw5i 8 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you my teacher 🎉❤

  • @Xirsishow
    @Xirsishow ปีที่แล้ว

    sidaa aad wax u sharaxayao hadeer baan ku feierayay adku introduction koodaaa dheer yagooo hal qodob raba inay kuu sharaxaan bay cawa ba mel soke ku meeraystaan thnks sidaa u wad programkasta ha ku hare ka gal mawduuca

  • @cabdirashiidnuur9706
    @cabdirashiidnuur9706 ปีที่แล้ว +2

    Waxba kamanu fahanin Nio
    Mesha aad tabanaysid waa lacalamedeeya

  • @drjamaal5384
    @drjamaal5384 ปีที่แล้ว +2

    I from tiktok ❤

  • @juunijawaan
    @juunijawaan ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay walal allaha kubarakeeyo

  • @Yaranka_boy
    @Yaranka_boy ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad😊

  • @NoorBehrozz
    @NoorBehrozz 6 หลายเดือนก่อน

    ALLAH ku sharfo sxb waa igu tagneed wlhi maanta saacada badan iga qaadàtay

  • @MadaxeyManqawejiye-lo6ql
    @MadaxeyManqawejiye-lo6ql ปีที่แล้ว +1

    Walal qali sxb horey usoco

  • @hanadyare2092
    @hanadyare2092 ปีที่แล้ว +4

    Iwant more informansion

  • @Horyaal24
    @Horyaal24 ปีที่แล้ว +2

    Abdi Shakur saaxiib sare aaway vidioka adoo mahadsan meeshaan seconds baa socda kaliya ylee wallaL

  • @yahyemohamad9555
    @yahyemohamad9555 ปีที่แล้ว

    Thnkz ustaad

  • @MohamedOmar-mb1ec
    @MohamedOmar-mb1ec ปีที่แล้ว +3

    Sxb waxaan jogaa kenya waa sidee mala ogol yahay lacagta facebook mahad sanid wll

  • @farxadamedia
    @farxadamedia ปีที่แล้ว

    Abdishakur sxb inaa wax ku weeydiiyo ayaan rabaa Xagee kala soo xariiraaaa

  • @LeofaiNo1
    @LeofaiNo1 ปีที่แล้ว +1

    ZHP AAD IO AAD BAAD U MAHADSANTEY
    BALSE QOFKA WADANKA JOOGA CAQABAD BEY KU TAHAY INUU SHURUUDAAHA BUUUXIYO

  • @Redmensupportes
    @Redmensupportes ปีที่แล้ว +2

    Ustaad plz pre enrolled xalkeeda ino sheeg

  • @yaraani2526
    @yaraani2526 6 หลายเดือนก่อน

    Wacaleykumu salaam waraxma (TULLAAHI) wabarakaatu

  • @karaaji0790
    @karaaji0790 ปีที่แล้ว +1

    Macalin peyoneer malugula bixi karaa

  • @zakariyecumar
    @zakariyecumar ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ustaad #abdishakur🙏🙏🙏🙏

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  ปีที่แล้ว +1

      Allah haku sharfo

    • @cimraanismail9763
      @cimraanismail9763 ปีที่แล้ว

      ​@@AbdishakurHM Ustaad Aniga oo somalia joogo Ma Setup-gareen karaa Monitiration-ka Hadii qofka Xogtiisa oo dhameestiran Heysto Dhib miyaana iiga iman kara?
      ▪︎ Ma Waajib baa In aan Ka Remove-gareeyo Accounts-ka Admin-ka aan ka ahay oo dalka aan ku sameystay?
      ▪︎ Marnaba Ma Ku soo dari kari miyaa Account aan Eligibility country Eheen?

  • @hanadyare2092
    @hanadyare2092 ปีที่แล้ว +1

    Iam frist one ustaad

  • @Hoyga-culimada-1
    @Hoyga-culimada-1 ปีที่แล้ว

    Tanks sxp👍👍👍

  • @sacdiyosiman374
    @sacdiyosiman374 10 หลายเดือนก่อน

    Side live lo furta erquest tiga dadka qbnyo wuu TikTok iga xidhnyahy iso jawb mahadsanid abowe

  • @Shabeelmedia303
    @Shabeelmedia303 4 หลายเดือนก่อน

    Ustad cilad ayaa iga hysta profitional profile qaybta audience ga ah Wuu Ilen yhy. 2Steps left

  • @Habiibxoosh9910
    @Habiibxoosh9910 2 หลายเดือนก่อน +1

    Macluumaadka sharaxaad kabixi. Sida labada qaybood ee huseeysa ee quseeya canshuuraha. Nombarka canshuurta wuxuu kawada ayaan fahmi waayay. mahadsanid

  • @mohamedosmaan-ip8me
    @mohamedosmaan-ip8me ปีที่แล้ว

    Halkeen kaaga lasooxiraa macalin

  • @qurbomedia
    @qurbomedia 26 วันที่ผ่านมา

    Wlal eng abdishakur aniga mar walba wuxuu igu xidhaaga trustly wax la yidhaahdo e ma waxban khaldaya mise waa update ka danbe.?

  • @Rajabcaydiid
    @Rajabcaydiid 5 หลายเดือนก่อน

    Su'aal:_
    Hadii aan Facebook-ga hadii lagu sameeyo Dal dibadda ah sida : UK ama Germany, adiga oo soomaaliya jooga ma isticmaali kartaaa, lacagna ma ka samayn kartaa?.

  • @muhanadahmed3502
    @muhanadahmed3502 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsan tahay bro wlhi muuqaalkan waan ka faaaiday

  • @samowkhalif7307
    @samowkhalif7307 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb waxan kacod Sanaa peg ayan leyahy lacagtanah wey ifuranthy marka ina icawiso ayaan rabaa jwp

  • @Hubeeye
    @Hubeeye 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb niyo badanaa codkaaga in la maqlo mooye qoraalka lama arkaye zoom miyaan lagu sameynkarin

  • @omary10
    @omary10 ปีที่แล้ว +1

    Ustadii marka an Done dhahay waxee idhaheen YOUR APPLİCATİON İS BEİNG REVİEW TWO WEEKS.. 2 isbuuc ka dib miyan jawab ka helayaa

  • @salmanhassan8209
    @salmanhassan8209 หลายเดือนก่อน

    Mowduuca iyo vedio isma quseeyo

  • @Aftah24h
    @Aftah24h ปีที่แล้ว +1

    zph hadan somalia page kayga ku samays tahay lacag ma ka samayn karaa
    mise waxaa qasaba inuu qf qurbaha jooga iisoo samey page ka

  • @CilmiMaxamed-pg6dl
    @CilmiMaxamed-pg6dl 8 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @LiibaanColow-ru1lk
    @LiibaanColow-ru1lk 4 หลายเดือนก่อน

    Sxb waxaa jogaa south africa makasheqenaa

  • @wali_bud45
    @wali_bud45 2 หลายเดือนก่อน

    Zxp set upka ugu horeya ayaa iga khaldamy oo America iga noqday inan Dib uhagaajiyo wuu iga diiday zxp iga caawi faylka ugu horeya iga khaldamy Wana cusbahy I m from Facebook 😢

  • @kheyriyoqasaaro
    @kheyriyoqasaaro ปีที่แล้ว +1

    Wadan eligible ah hadaan joogo lkn aan rabo bank card somalia sida premier bank cml inaa ku xirto meesha hada aad india ka dhigtay somalia maka dhigi karaa oo bank gaas account ah ma gashan karaa ?

  • @daacadboy1
    @daacadboy1 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Speed2872
    @Speed2872 11 หลายเดือนก่อน

    Sxb Ani lacag aya igugu jirto marka mana fahan sani ee sxb adaa ku tusaa ee. Ifiri

  • @Muhidiinabdidhugad1960
    @Muhidiinabdidhugad1960 ปีที่แล้ว +1

    USTAAD SU'AAL BAN KU WEYDIYEY WALJNA IGA MA JAWABIN WAXAN HAYSTA FACEBOOK PAGE 89K MARAA WAXANA LAGU SAMEYEY GUDAHA DALKA EE SEN LAGAC UGA SAMAYN KARAA

  • @AQOONTAGUUD-de2hv
    @AQOONTAGUUD-de2hv 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @Shamuueet
    @Shamuueet ปีที่แล้ว +2

    Cwax walbo mobile ka soo dhig

  • @Xirsishow
    @Xirsishow ปีที่แล้ว

    magaca fice book iyo magaca qofkaad ku buuxsanayso macluumaadkiisu kala du wan yahay ?? macadiba

  • @SheikhMaxamedBilaal
    @SheikhMaxamedBilaal ปีที่แล้ว

    Xageen kaala soo xiriiri karaa wll

  • @MotivationRight1
    @MotivationRight1 ปีที่แล้ว

    Wllka master car Somalia makula bixi karaa pro

  • @Zamaara_official
    @Zamaara_official 5 หลายเดือนก่อน

    7:35 7:3

  • @cabdinasirsiciidjibriil4932
    @cabdinasirsiciidjibriil4932 9 หลายเดือนก่อน

    Eng Cabdishakuur waan fahmay waana u baahanaa waxaan codsan lahaa inaad sameeyso Zoom casharka thank

  • @Istaahilwaaye-rc5pq
    @Istaahilwaaye-rc5pq ปีที่แล้ว

    TH-cam soo Sameey

  • @xamseaxmed689
    @xamseaxmed689 ปีที่แล้ว

    Fadlan iga so Jawab Ethiopia miyaa kala so bxii karaa

  • @Abokor_ahmeth_
    @Abokor_ahmeth_ 7 หลายเดือนก่อน

    wll meesha laso galayo iyo facebook halka lagaso galayo nomaad shegin why

  • @ahmedmohamudfarah8627
    @ahmedmohamudfarah8627 11 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉

  • @user-tl6sn8ru9c
    @user-tl6sn8ru9c 9 หลายเดือนก่อน

    Side ugu sameyn kara Facebook lacak ano kenya jogo

  • @SHAACIYE123
    @SHAACIYE123 ปีที่แล้ว

    Your tuubka see lacag looga sameegaa

  • @Sadsaciid
    @Sadsaciid หลายเดือนก่อน

    Saxiibow waxanko arkay face bogeyga lacag 200k ah se ogola baxa

  • @CilmiMaxamed-pg6dl
    @CilmiMaxamed-pg6dl 8 หลายเดือนก่อน

    Hadu jiro igu xiidh

  • @SamiiraAxmedMuuse
    @SamiiraAxmedMuuse 5 หลายเดือนก่อน

    Su,aaal

  • @Somnord
    @Somnord 8 หลายเดือนก่อน

    Asc wll side uga sari karaa ama Facebook page side la iskagaga xiraa xayaasiska lacagta ka gostada bankiga.😢

  • @Bulshaawishow9360
    @Bulshaawishow9360 ปีที่แล้ว

    Sxp itoobiya miyaa la ogalyahay hadii la ogalyahayna sidee uugala bixi karaa lacagta

  • @MaxamedCabdulahi-rj1ef
    @MaxamedCabdulahi-rj1ef 6 หลายเดือนก่อน

    Sxb aniga waxaan jiraa 15 yers waxaana joogaa hindia sxb acount malihi laakiin basbor leeyahay maw Duuca aad kahad leyso waa garay laakiin qof ilcaawiyo waan waaye marka maxaa sameeyaa

  • @laughing8861
    @laughing8861 11 หลายเดือนก่อน

    somalia sombank kashaqeeysa

  • @NicimaSaleeban
    @NicimaSaleeban 19 วันที่ผ่านมา

    accounka ma kan somaliya mise waa qofkan aad ku samaysatay account kiisaa wll

  • @luckydaahir1381
    @luckydaahir1381 ปีที่แล้ว

    Abowe ani Facebookeygea ayan peg ubalay sharudaha hal idhimana marka ano ku falada ayan iska xiray plz icawi

  • @Maankab
    @Maankab หลายเดือนก่อน

    Muqaalkaaga lama qaadan karaa wll?!

  • @Horyaal24
    @Horyaal24 ปีที่แล้ว

    Walal cabdi Shakur waxaan kaarabaa waxaan heestaa flowers badan waan garan waayay sida lacag llogala shaqeeyo kaliya waxan aqaanaa sida lacag lookala baxo walaal wxaan kaarabaa inaad ibarto sida loogu xero acount then lacag socoto adoo mahadsan

  • @abdinasirgk9919
    @abdinasirgk9919 ปีที่แล้ว

    Kenya joga kwrn zxb

  • @NuuradiinCabdi-sq3oq
    @NuuradiinCabdi-sq3oq ปีที่แล้ว

    Master card hadan haysto maanan la bixi karin zxp

  • @najiipmajagab257
    @najiipmajagab257 11 หลายเดือนก่อน

    Asc zxp facbook see loo adriss gareystaa

  • @ilyasabdimohammed8392
    @ilyasabdimohammed8392 ปีที่แล้ว

    ustaad su'aaal markaa paymentiga aad buuxineesid ma server inan ku xiro miyaa mise waa caaadi

  • @user-yj2ym2gr6m
    @user-yj2ym2gr6m 4 หลายเดือนก่อน

    Waxa nu calaame😢

  • @hamseceeroofficial3811
    @hamseceeroofficial3811 ปีที่แล้ว

    Facebook marge kasoo diyaari wll adoo mahadsan

  • @farxanomar905
    @farxanomar905 ปีที่แล้ว

    Asc ustaad sxp page nin sxp kay ayaa i siiyey waxa uu ku sameeyey wadanka ee lacag malaga sameen karaa

  • @Sharmarke-Bile
    @Sharmarke-Bile ปีที่แล้ว

    Maxaad Nosheegtay hada

  • @moocadde1563
    @moocadde1563 ปีที่แล้ว

    Mastercard makula bixi kara

  • @ibtisaamsokorta5322
    @ibtisaamsokorta5322 ปีที่แล้ว

    Asc ustastad numbar kala so xariiro isheg wll fb bej hesta 41 kun maraayo sida lacagta logu xirto ma aqano iga cawi wll

  • @lixa9-sv9ue
    @lixa9-sv9ue ปีที่แล้ว

    Kan hada page miyaa mise Facebook

  • @anwarxamdichanell4386
    @anwarxamdichanell4386 ปีที่แล้ว

    dadka hawaalin waxaad aqoonleedahay malahane hadii lacag saa lagu helayo yutub maadan dhaxfadhideen

  • @daauudztar599
    @daauudztar599 ปีที่แล้ว +1

    Zxb sidee 10k followers lagu gaadhaa 1 mounth

    • @amaalcadey5425
      @amaalcadey5425 ปีที่แล้ว

      Sigara iladadal wll adigo mahadsan waayo sharaxaad dheri ah bankaraba

  • @AliTohow-fc9xu
    @AliTohow-fc9xu 8 หลายเดือนก่อน

    lacag takujurta fecebook sidee loo fiiriyaa sxp

  • @talisotanaat3946
    @talisotanaat3946 ปีที่แล้ว

    Wll malaysia malaga ogalyahy facebook page plz iso jawaab

    • @hiirale2042
      @hiirale2042 10 หลายเดือนก่อน

      Haa sxb waa laga ogol yahy

  • @SayidMaanka-rf2wr
    @SayidMaanka-rf2wr 10 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @najiipmajagab257
    @najiipmajagab257 11 หลายเดือนก่อน

    Asc