15 maalmood ku baro adeegsiga Computer-ka.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2019
  • Ku baro adeegsiga Computer-ka 15 maalmood keliya. Koorsadan waxa ay ka koobantahay ku dhawaad 50 casharro muuqaallo ah, iyo imtixaanno. Cashar kasta su'aal ayaad iga weydiin kartaa sida adigoo i hor fadhiya. Marka aad dhameyso, ku guuleyso shahaaddo hadii aad keento in ka badan 65%.
    Fadlan la wadaag asxaabtaada, hoosna ugu yeer saaxiib jecel barashada Computerka.
    Hadda booqo: baro.im252.com
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 983

  • @mustaphechannel6909
    @mustaphechannel6909 5 ปีที่แล้ว +333

    Sxp Ku sali nabigena illaahey ha ka farxiyo

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 5 ปีที่แล้ว +15

    masha.Allah wax fican waaye Alle haka Abaal mariyo sidaa dadka wax ugu fududeeysay walal shukran

  • @omarnuh
    @omarnuh 4 ปีที่แล้ว +56

    Sallallahu Alaihi Wasallam [Khatimul Ambiyaa Kheyru Khalqillah ] Axibak Yaa Habiballah

  • @jsdfdfgg171
    @jsdfdfgg171 4 ปีที่แล้ว +11

    Waad mahadsantahay brother aad iyo aad ayaan runtii ugu baahanahay sii aan ubaranlahaa computer ka sida loo isticmaalo oo kaamil ah insha Allah

  • @k_y07
    @k_y07 4 ปีที่แล้ว +12

    Thank wll mcn, wax badan Runtii ka
    Faa‘iideysan doonaa InshAllaah!

  • @abdirahmansheekh5525
    @abdirahmansheekh5525 5 ปีที่แล้ว +14

    Maansha Allah ilaahay haku xafido waxaad ka hadashaa wax manfac leh oo dadka wax tara halkaas ka wad

  • @deeqcali961
    @deeqcali961 3 ปีที่แล้ว

    aad iyo aad baad umahadbsantahy runtii
    aad iyo aad fahan usareeyab ayad leedahy macli
    thank you for alaways kip going teacher

  • @abdiato21
    @abdiato21 3 ปีที่แล้ว +51

    Good Job Teacher❤✊🏾

  • @ISMAILAINTE
    @ISMAILAINTE 5 ปีที่แล้ว +5

    Waa cashar aad iyo aad muhiim u ah waanan ku xiranahay chanekaan

  • @somalilanderman6429
    @somalilanderman6429 5 ปีที่แล้ว +119

    Somalidu may waalanayihiin horta
    Wax faa idaysta like lahaynine
    Oo su.aalo waydiiya
    Soo jeediyahaa

  • @naasirabdi4044
    @naasirabdi4044 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah nin fiicana ayad tahay waxana kahelay qaabka ad wax usharaxdo mahadsanid wan kafaiday inbadan marka waxad iishegta wa imisa qiimaha coursada

  • @dalmarsheikhabdikarim8547
    @dalmarsheikhabdikarim8547 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Ustaaad waad na kaafisay dhabtiii

  • @dekaways1252
    @dekaways1252 4 ปีที่แล้ว +7

    I am so happy to see this video maansha allah

  • @duranabdo90
    @duranabdo90 5 ปีที่แล้ว +31

    Aad bay muhiim iigu tahay inaan barto waanan daneeyaa.

    • @felisxasan1873
      @felisxasan1873 3 ปีที่แล้ว

      Aad bay muhiim iigu tahay ustaad

  • @cabdiraxmaanzahal5739
    @cabdiraxmaanzahal5739 5 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah mahadsanid macalin runtii inbadanbaan sugaynay

  • @saynabali3521
    @saynabali3521 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah alle ha ku xafido goorma iyo lacagta

  • @shuceybimbili8107
    @shuceybimbili8107 2 ปีที่แล้ว +4

    Macalin wlhi xageyga waa ii muhiim waan ubahanaY sideeh kula soxariira🙏🙏🙏

    • @user-py4kx9tf3m
      @user-py4kx9tf3m 11 หลายเดือนก่อน +1

      Sxb 1 sano kadib 2023 ma baratay computer iyo wax walba la xariira ado mahadsan

    • @user-ju8ee5tg3d
      @user-ju8ee5tg3d 11 หลายเดือนก่อน

      @@user-py4kx9tf3m Adi ma bilaaab day barashadiiza

    • @Anasfarax16
      @Anasfarax16 หลายเดือนก่อน +1

      Zxp 2 sano kadib 2024 ma baray adi​@@user-py4kx9tf3m

  • @fattumaabdullahi6614
    @fattumaabdullahi6614 2 ปีที่แล้ว +7

    Good job Teacher 🙏🙏

  • @asmoofficialchannel1224
    @asmoofficialchannel1224 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a macallin allaah ku xafido

  • @abdulwahabmahad5717
    @abdulwahabmahad5717 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll waa barnaamij loo baahan yahay wanan soo dhawaynaynaa

  • @haykalfilms
    @haykalfilms 5 ปีที่แล้ว +3

    waad mahadsan tahay macalin Like iisaaar

  • @momojr8440
    @momojr8440 5 ปีที่แล้ว +3

    Qafka ugu horeye like isaar mohamed

  • @midnimo3593
    @midnimo3593 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله تبارك الله وجزاكم الله خيرا

  • @nimcomaxamedqorgaab5655
    @nimcomaxamedqorgaab5655 4 ปีที่แล้ว +2

    Im252 waanu ka faidan wlhi Mara walba Allah haku siyadaho aqaon taada

  • @daahirmhassan8645
    @daahirmhassan8645 5 ปีที่แล้ว +7

    Mashaa allah ustaad aad ayaan ugu baahanahay inaan barto cumputerka waan iska diiwaan geli doonaa iM252 inshaa allah

    • @iM252
      @iM252  5 ปีที่แล้ว +1

      walaal qaaliya, whatsappka igala soo xiriir fadlan +252 617993344

    • @daahirmhassan8645
      @daahirmhassan8645 5 ปีที่แล้ว

      @@iM252 inshaa allah, sxb

    • @mustafekamaalshow6888
      @mustafekamaalshow6888 5 ปีที่แล้ว

      @@iM252 0633865279hargeysa

    • @axmednaasir950
      @axmednaasir950 4 ปีที่แล้ว

      @@iM252 Hada ma Helinkaraa Coursooyinka

    • @axmednaasir950
      @axmednaasir950 4 ปีที่แล้ว

      @@iM252 0634535223

  • @abdalleyuuzuf6151
    @abdalleyuuzuf6151 5 ปีที่แล้ว +6

    Noo tix galisay codsigayagii wll anaguna ugu yeedhi doona dhaman intaan aqqan

  • @mohammedsultanali1134
    @mohammedsultanali1134 5 ปีที่แล้ว +2

    Al ustaad jazaakallaah aad io aad ayad u mahadsanthy cilmigad baratay ayad inagana nasii bareysaah allah kaa abaal mariyo

    • @Dr-xalane
      @Dr-xalane 5 ปีที่แล้ว

      king Arabw

  • @ladaniishosmanmohaz8681
    @ladaniishosmanmohaz8681 ปีที่แล้ว

    Thankz in.a inaa wax badan ka faido rajeynaa Teacher

  • @abdourazakhersi1651
    @abdourazakhersi1651 4 ปีที่แล้ว +8

    Salaam bro, am newly following ur video and it is very interesting. Jazak ALLAH and thanks for this new concept of teaching ur followers several experiences in Mobile phone and computer. However, i am working in my computer so many years, just need to increase my knowledge, like to be an IT man, know to repair a computer or a mobile. Have a passion to go in deep in IT section. Thanks to reply me if u can help me on this.

  • @saciidabdulahi4199
    @saciidabdulahi4199 5 ปีที่แล้ว +6

    Ustaad window 7 nooga dhig asigaa fudud

  • @joseph6le777
    @joseph6le777 5 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid bro waa arin fiican,
    suaal haddaankuweydiiyo inbadanne waxkahadlaayo aanan arag (majiraan taleefanno haddeeykusoowacaan aanla arkeyn qufka kusoowacaayo lambarkiisa ? inbadan ayaan aragnaye sideese macquul kunoqotay arintaas? nagashaafi arintaas suurtagal nimadeeda

  • @rashidakram6179
    @rashidakram6179 4 ปีที่แล้ว

    waa cashar aaad uu wanagsan oon ka helay mahadsanid walal.

  • @adnaahmed1315
    @adnaahmed1315 4 ปีที่แล้ว +4

    Walaal gorma ayad bilaabaysaa inchallah

  • @mamadouahmadou5068
    @mamadouahmadou5068 5 ปีที่แล้ว +9

    Merci beaucoup grand frère

  • @sacadjibril7837
    @sacadjibril7837 3 ปีที่แล้ว

    Macalin ilaahay cimriga ha ku dheereeyo

  • @nimcoxariir6646
    @nimcoxariir6646 ปีที่แล้ว

    Waad mahad santay aad iyo aad wll qli waxaan doonayaa inaan barto koputerka

  • @Abucadnaan
    @Abucadnaan 5 ปีที่แล้ว +23

    Sxb Waad mahadsantahay no so basically Allah haku barakeyo

  • @arwaabdi1625
    @arwaabdi1625 5 ปีที่แล้ว +9

    Search anoo ku qoraayo im252 ayuu video gaan so dhacay

  • @safiamohamedmohamed2991
    @safiamohamedmohamed2991 4 ปีที่แล้ว

    Wan ubahanahay Insha Allah wn kamid noqondoonaa

  • @aqoonsideonline5607
    @aqoonsideonline5607 5 ปีที่แล้ว

    masha allah shukran wll waxan rabaa inan is diiwan galyo intee kala xariri karaa

  • @somalilandhanoolaato7903
    @somalilandhanoolaato7903 5 ปีที่แล้ว +6

    Msha Allah Barakow wl

  • @hassanpk6100
    @hassanpk6100 5 ปีที่แล้ว +51

    First view like igu qabta asxaabta hadaan kaasoo horeeyey

  • @cagadahabilasaco2146
    @cagadahabilasaco2146 4 ปีที่แล้ว

    masha Allaah macalin waa ku mahad san tahay

  • @MUSICCHANNEL-io5hj
    @MUSICCHANNEL-io5hj 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilaahey haku barakeyo

  • @dhacarseason
    @dhacarseason 5 ปีที่แล้ว +7

    Sxb aad baad umahadsantahay sxb

  • @xornimodhaqaale
    @xornimodhaqaale 5 ปีที่แล้ว +29

    Reer mudugow maanta iihiiliya.
    SBSCRIBE iigu dhufta.

  • @Burhammedia
    @Burhammedia ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid teacher🥰

  • @haniahmed6201
    @haniahmed6201 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi wankafaide wllke allah kubarakeyo aqira iyo adunba

  • @zakibaalcadde8192
    @zakibaalcadde8192 5 ปีที่แล้ว +84

    Caawa aniga cidna igama horeyn lambar kow ayaan ah like iisaar

  • @ulowosman6802
    @ulowosman6802 5 ปีที่แล้ว +6

    First person ma ahay teacher like ma coment

  • @yacuubosman7534
    @yacuubosman7534 4 หลายเดือนก่อน

    Wa mahadsan tahay ustaadi hadan is diiwan galinaa insha allah aada ugu baahanahay

  • @isxaaqdeer1504
    @isxaaqdeer1504 4 ปีที่แล้ว

    M.a ustaadii noo soo badi

  • @gargaaraapdikarem2032
    @gargaaraapdikarem2032 5 ปีที่แล้ว +24

    Seen isku diwaan galiyaa
    Anigaa u diyaar ahee

    • @iM252
      @iM252  5 ปีที่แล้ว

      walaal qaaliya, whatsappka igala soo xiriir fadlan +252 617 993344

    • @naasireid8638
      @naasireid8638 4 ปีที่แล้ว

      @@iM252063 4199031 midkaa adi igala soo xidhiidh

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 3 ปีที่แล้ว +1

      @@iM252 السلام عليكم ورحمة وبركة wll waan ubaahanagye ama diyaar baan u ahaye

    • @husseinabdibiit4472
      @husseinabdibiit4472 3 ปีที่แล้ว

      @@naasireid8638 iso qabo wan raba wll

    • @hamdiabdi6097
      @hamdiabdi6097 3 ปีที่แล้ว

      Laki yare maHan ma baratay walal

  • @hassanhussein5285
    @hassanhussein5285 5 ปีที่แล้ว +3

    Xageen kaala soo xidhiidhaa macalin computer kayga wxn kushubtay barnaamij ladhaho usb blocker wuxuuna galay programkaasi winrarka seen uga saaraa

    • @akaadirmohed8310
      @akaadirmohed8310 5 ปีที่แล้ว +1

      Numberkiisa what's appka ka eeg daqiiqada 4:43 shaashada dambe ayuu kusoo qoray halkaas kala xidhiidh bro

  • @abdalleaddaani6129
    @abdalleaddaani6129 4 ปีที่แล้ว

    Alle ha kaa abaaliyo wallal

  • @caadilyare9914
    @caadilyare9914 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah allah haku xafido bro

  • @rahmaabdi2689
    @rahmaabdi2689 4 ปีที่แล้ว +3

    Wan u bahany walahi

  • @shamhaadkhaan4726
    @shamhaadkhaan4726 4 ปีที่แล้ว +4

    Koorsadaan ayaan rabaa ee hada ma heli karaaaa walal?
    Hadii ay furan tahay oo aan heli karo sideen isku diwaan galin karaa?

    • @mohaboss9802
      @mohaboss9802 4 ปีที่แล้ว

      Shamhaad Khaan kooraska maheshay

    • @ascadhussein2619
      @ascadhussein2619 3 ปีที่แล้ว

      Waamahadsantahay

    • @nimcocabdi1914
      @nimcocabdi1914 3 ปีที่แล้ว

      Wan u baahnahay halkee kaala Soo xidhiidhA

  • @liibandayib918
    @liibandayib918 5 ปีที่แล้ว

    Thanks masuul waan soo dhaweynaa

  • @alihzaanmedia2751
    @alihzaanmedia2751 5 ปีที่แล้ว

    masha alah waa koorso aan wada sugaynay kaabe

  • @bidhaancaaqil8202
    @bidhaancaaqil8202 5 ปีที่แล้ว +6

    Hore usoco macalin

  • @muthalipcade
    @muthalipcade 5 ปีที่แล้ว +8

    macalin waaan cusubahay marka seee ula qabsanayaaa

    • @iM252
      @iM252  5 ปีที่แล้ว +1

      walaal qaaliya, casharadu way diyaarsanyihiin, marka aad timaado ayaad horey ka bilaabi kartaa. Mahadsanid.

    • @jalaludinmedia5338
      @jalaludinmedia5338 5 ปีที่แล้ว

      MncHa allaH simplest Trick To study Computer Allah keep you I know that Tnkz bro

  • @ceblamohamud4591
    @ceblamohamud4591 3 ปีที่แล้ว

    Halkan masogalisid casharada walaal waan u bahnahay inan mantaba bilaabe

  • @gaboose114
    @gaboose114 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah walal waa barnaamij wanaagsan diyaar ayaan u ahay inaan barto computerka insha allah walal

    • @iM252
      @iM252  5 ปีที่แล้ว

      walaal qaaliya, whatsappka igala soo xiriir fadlan +252 617993344

  • @nimomohamed806
    @nimomohamed806 5 ปีที่แล้ว +30

    Waa ikan I’am arday wanaag san 😂💪🏼❤️🇨🇭👈

  • @cilmihassan7326
    @cilmihassan7326 5 ปีที่แล้ว +56

    Inta comantiga aqrinesa vidiogane dawanesa like iizara

  • @mascuudepnumohamed4210
    @mascuudepnumohamed4210 4 ปีที่แล้ว

    Marka hore allah swt aya mahad leh marka xigta ustaad ad iyo ad ayan kaga mahad celinaya sida quruxda bdn ee ad waqtigafa inoogu horte...intaa ka gadaal ad ayan uvu faraxsanahay in an ka mid ah in bdn ardaydii ku xirneyd page I'm 252 ....haddana waxa iigasii farxad bdn in an ka mid noqdo ardayda nasibka u yeelate in ay koorsoyinkada hagar la'anta ha ka fa'ideysato...♥️

  • @user-wq9cq8fe9e
    @user-wq9cq8fe9e 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allah taani waa jaanis muweyn leh una baahan wakhti dheeriya

  • @DhiciscDhicisc
    @DhiciscDhicisc 5 ปีที่แล้ว +8

    Good manage bro rwspect

  • @zakiahmed9584
    @zakiahmed9584 5 ปีที่แล้ว +5

    Description ka

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 3 ปีที่แล้ว

    Fadlan xagee lagaala soo xariira
    Warfiican isoo sii

  • @kowtharali6678
    @kowtharali6678 5 ปีที่แล้ว +1

    msh allh wllo aad ayaan kaga mhd celinyaaa maclumaaadka wngsn ee aaad inala wadaagtid waxan donyaaa inaan ku suaaalo mijraaan carsho u qaaas ah mcrsft officerka?

  • @yakuphazan8421
    @yakuphazan8421 5 ปีที่แล้ว +3

    Wan is diwan gliyey alle
    xilimad bilabysa

    • @hamdyali7467
      @hamdyali7467 5 ปีที่แล้ว

      Wlaal mabilaawday ani waa u baahanahay sidee u heli karaa

  • @abdimohamed4792
    @abdimohamed4792 5 ปีที่แล้ว +3

    Wllyal like ta badan maxay tartaaa waa idinka wada codsanayee

    • @engaxmed8492
      @engaxmed8492 3 ปีที่แล้ว

      Lacag lagu helaa😁😀😃😄

  • @mohshakar3142
    @mohshakar3142 5 ปีที่แล้ว

    Maansha alaaah jasaa akalaa khayr

  • @ibrahimozeal4205
    @ibrahimozeal4205 5 ปีที่แล้ว +2

    Shukran macalinkyga

  • @wiilkiyuusuf78
    @wiilkiyuusuf78 5 ปีที่แล้ว +4

    Like ii saar plz lkn waa hadii anad wx hawla Hayn

  • @nasteexoaadan7423
    @nasteexoaadan7423 4 ปีที่แล้ว

    Aaad.iyo aad Ayaan udanaynayaa
    Barashada kombuterka

  • @omarhayatsaid4210
    @omarhayatsaid4210 ปีที่แล้ว

    Wn ubahanahay inan barto barashada kombitarka

  • @maaxofficial1066
    @maaxofficial1066 5 ปีที่แล้ว

    macalin halkaa kasii wad waanu kula soconaa

  • @maxamedxaashi4166
    @maxamedxaashi4166 10 หลายเดือนก่อน

    Maashalah Alle hako barkeeyo

  • @ahmedjarrati8629
    @ahmedjarrati8629 5 ปีที่แล้ว +1

    Sxb horay usoco mashall mahadsanid wlahi waa mid nacfi leh videogan

  • @maamecade5864
    @maamecade5864 ปีที่แล้ว +1

    M a pro
    Aad iyo aad
    Baad u mahadsan thy

  • @xidigaofficial1509
    @xidigaofficial1509 4 ปีที่แล้ว

    Guul ayaan kuu rajaynayaa macalin

  • @sahroshariif6405
    @sahroshariif6405 5 ปีที่แล้ว +1

    Walal aadba ugu bahnaaa

  • @deeqabilaan5103
    @deeqabilaan5103 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah walal allhku xafido

  • @kooslanda6906
    @kooslanda6906 2 ปีที่แล้ว

    Waaan is diwaan galiyeee macalin sidaan ula socon karaa

  • @EedowYare11-rv8kb
    @EedowYare11-rv8kb ปีที่แล้ว

    Mahadsanid zxp

  • @ibrahimcadow740
    @ibrahimcadow740 5 ปีที่แล้ว +1

    aniga mar walba waxn is iraada baritoole ayaa kubiiri doontaa ee cwa iska dhaaf tol hadii aad tihiin ila taliya maxaa sameya wan ku xirnahy im252 mar walbana waa daawada

  • @asmaciise-im7zb
    @asmaciise-im7zb ปีที่แล้ว

    Hye side ugu barankara

  • @abdiaziizmahamed1264
    @abdiaziizmahamed1264 5 ปีที่แล้ว +1

    Khayr alaha kusiyo sxp

  • @anshaxofficial8971
    @anshaxofficial8971 3 ปีที่แล้ว

    Macalin Halkee Gaagala Zo Xeriiraa

  • @shaakiracabdullahi4637
    @shaakiracabdullahi4637 4 ปีที่แล้ว

    Ustaadey waan ubaahnhy ee shuruudaha iiso gudbi

  • @cakko.19
    @cakko.19 ปีที่แล้ว

    Saaxiib waan ubaahanay in aanbarto kumbiyuutarka fallen iisoojawaab

  • @najaxshariif5908
    @najaxshariif5908 5 ปีที่แล้ว

    Shukran walaal qaali ..

  • @abdaladuraan8567
    @abdaladuraan8567 5 ปีที่แล้ว

    Asc wallo waxan isku barta luqado badan marka waxa idhiba qab google mutarjumka an usarto shashada ano rabah casharada an copi yeyn oo an si fudud inan kugu badasho luqad kale thnks

  • @shamisjaamac8138
    @shamisjaamac8138 4 ปีที่แล้ว

    asc wllky waxan kaga mahad celinaya sida qeymaha leh e markasta nogu faideyso hada waxan raba coursekan side kuheli kara iso jawab

  • @HassanAli-ud9yg
    @HassanAli-ud9yg 4 ปีที่แล้ว

    Inoogu sooceli koorsadan fadlan
    Macalin

  • @mohameddhicisowabdi4519
    @mohameddhicisowabdi4519 2 ปีที่แล้ว

    Asc macalin sidee aan 15 maalmood aan ugu baran ka raa computer aniga aad ayaan ugu baahanahay barashada aaladaan fadlan ugu caawi sidaan u baran lahaa thanks

  • @nasriahmed1747
    @nasriahmed1747 4 ปีที่แล้ว

    insha cilmi bdan baa ka faa.iday