Aniga dhiba baa iheysto waxaan ahy gaber 22 jira ah waxaa iga lumaya hamiga waxabarshada waxan noqday qof buqasan nafdeyad waxab Uma qabto waxan haben iyo maalin dhax taganhay social media habeenki waxan jifata 2:00 habeen nimo salad subax waa iga tagataa inata badan oo ma kici Karo 7:00 Ayan salda dukada hadii aan Isa dhaho dhibat waa media yah ee ka naaso Kam maqan Karo anigo dhax taqan Ayan is arka her waxan garya dadk aan dhibasdo qolk Kam so baxo mobelk sarirat walhi waxan isku tilma ma aqaan ee iso duceyaa waa bila ramadan talo isi walal cajis Madax xanun xanaqa wahasi iyo Tabar Dari caml darema some time
Alle haka dulqado abayo isku day inaad mobilka isticmalkisa iska yaresaa Alle talo saaro salatuleyl uso kac ka faaideyso 10kan dambe oo aad uduceyso inuu alle xalada hada ku sugan tahay mid ka fcn kugu badalo waqtiga wa qaali waxbarashadada ku mashqul time jadwal sameso ducada cajiska aqriso hbnkii quran ku seexo salaada subaxna ku dadaal ina waqtigeda ku tukado ka dib Adkaarul sabaax aqriso shaydanka alle hanaga qabto wa cadawga koowad ee nafahenee
1) Tabar Dari badan
2) Shalayto Joogto Aha
3) Isceebsi
4) Cabsida Aya Kaa Xoog Badan
5 ) Bani Adamka Haka Cabsan
6) qiimaynta naftada Adigu goo
7) Shaqada Tirada Badan Yaree
*Qofkii ugu Wanaagsana uguna kheyrka badna, uguna xishoodka badna, uguna akhlaaqda fiicna, uguna ixtiraam ka badnaa inta uu Ebbe abuuray waa Nabi Muxammad SCW❤️
Salalahu calayhi wasalam
Team 2025 like ❤❤
Ilahay hanaga biniyo cajiska lkn duco aya laga akhrista jazakallah khayr wall suhayb
Anoo daawan ayan like kuusaaraa.
Kadib ayan daawadaa. 😂
Ha murugoon Weliga si walbo maalmuhu kuugu xunyihin, ha murugoon si walbo aad xanun u dareemayso Waxad haysata Allah dembi dhaaf badan oo hadan naxariis badan, Aqriso 3 Qul-Huwalla , 3 Qul-Acudu birabbil falaq, 3 Suratu naas insha Allah waa balan waad farxi doonta Weliba Farxad aan Murugo ka dambeyn insha Allah☝❤
Faldan Hal subscribe igu caawi walal
Hada wnada ma maqleynin miyaa wll Ayuup hada somalaheyn kukalsonow naftada hami hasinin subscribe ee samey waxey naftada hormar kugareyso ha eegin dadka waxey kadhahaya kukalsonow naftada .
Thnks wll wlhi mnta xnunka anigow ihayaa dhbtii
mahadsanid wll Ayuup Rabbi haku sharfo
Best motivator Ayuub Axmed
Ustaad mhtsanid ❤
Thank you bro
Sida qiimaha badan eed bulshadaada ugu sheegto fikradaha qiimaha badan ee dhisaya allh haku xafido
MashaAllah ano dhagaysanayo vediog hore,Kan isodhacay,mahadsanid ustad💖🥰
Masha allah ustaad keep going mahdsnid allah ku barakeyo ❤ 💖 💙 🙏 ♥ 💓 ❤ 💖 💙 🙏 ♥ 💓 ❤ 💖 💙 🙏 ♥
Masxkdaada allaha kuudaayo waxaa thy qof aad uxiyda wax masha allah ninyahow adkaarta badso bili aadankaan wey ilkululyahiin waxana isuma quraanne allaha kuxifdiyaan kuleeyahay
Alhamdulilah video fican ayan helay
Jazaaakallah kheer
masha allah usaad alle haku barakeeyo
Masha Allah alle caqliga haku barakeyo wll
MashaAllah brother Ayub ❤️🥰
masha Allah brother ramadan wangsan
Masha allah brother keep going
Mashalllah keep gowing bro thanks more
Shukran ustaad we miss u wlhi ayaan kuma arkin
Thank you so much wllky ayuub
Mahad saniid wll ale haku sharfo aduun iyo akhiiro
Mash allh shek ayub❤ mahadsanid
Maashaa'allaah macquul waaye warkaas aad in badan waqti ga aad inoo soo gelisey
Thank you 😊wll ayuub axmed🔥🥰
Waan Ku hi xirabahay motivator from buran sanag somali♥️
Keep going 💪 ✨
Haye Merci beaucoup hn
Thnkz pro keep goinG🙋♂️🍂
Masha Allah ayuub alle hakuxiftiyo
Ma.allh barkalah ustaad allh haku xafido
Thanks teacher 😍😍
M.a mahadsin wlo ayuub ahmed👍
Ustad waad mahad santahy aad io aad
thank you ustad ayup
2anaa la dhiban run ahaantii inshaallah inaan dhaafo ayaan rajaynayaa
Jazakalah kheer walal
7:waxyabo caajiska keena?
1: tabal darida waxay ka timada hadana cafida data jirin dhafarta habeenkii
2: shalayto fursado ku hortalay oo kafaidaysan soo celcelinaysa iska daa shalaytada
3: isceebsi dagal gudahaga la socda shalaytada iisyara dhaw yihiin
4:cabsida kaa xllgbadan 2 shay ka timada 1 kobad shay adag 2 waxay la xidhiidha dadka bili aadanka lama qab cinkaro
6 naftada aya ka dhaadhac siiyay ina meel ku gadhayn waxa baratay naftada qiime aduu Goa oo isku kalsonow
7: shaqo tira badan qabato
Mazhallah, Alle mazkaxda iyo Qalpiga Rappi hakuu barakeeyo
Ayuub Walalo thanks 🙏🏾
M.a ayub alle hakuxafdiyo
Mahad sanid waa qodobo muhiima oo nolosha ku xeeran waxaanba moodey inaa aniga iga hadleyso alx waan ku farxay janalkan kale kuguma aqoon waan isaga dhuftey marka ku arkey kadib baan arkay inuu ahayn kii ayuub axmed ku qored lkn waajibkisa waa siiyey 💙
jaasakalah khayr wllo qali
Ayub ahmed 🙏🏾🙏🏾💯🙏🏾💯💯 thanks
Inkastoo badanaa aan comment kuusoo qorin lkn aad baan kuugu xiranahay mucalim ayuub Abaalkaaga Allaah baad ku leedahay wllka insha Allaah
Masha Allah bro thnks a lot
Aniga dhiba baa iheysto waxaan ahy gaber 22 jira ah waxaa iga lumaya hamiga waxabarshada waxan noqday qof buqasan nafdeyad waxab Uma qabto waxan haben iyo maalin dhax taganhay social media habeenki waxan jifata 2:00 habeen nimo salad subax waa iga tagataa inata badan oo ma kici Karo 7:00 Ayan salda dukada hadii aan Isa dhaho dhibat waa media yah ee ka naaso Kam maqan Karo anigo dhax taqan Ayan is arka her waxan garya dadk aan dhibasdo qolk Kam so baxo mobelk sarirat walhi waxan isku tilma ma aqaan ee iso duceyaa waa bila ramadan talo isi walal cajis Madax xanun xanaqa wahasi iyo Tabar Dari caml darema some time
Alle haka dulqado abayo isku day inaad mobilka isticmalkisa iska yaresaa Alle talo saaro salatuleyl uso kac ka faaideyso 10kan dambe oo aad uduceyso inuu alle xalada hada ku sugan tahay mid ka fcn kugu badalo waqtiga wa qaali waxbarashadada ku mashqul time jadwal sameso ducada cajiska aqriso hbnkii quran ku seexo salaada subaxna ku dadaal ina waqtigeda ku tukado ka dib Adkaarul sabaax aqriso shaydanka alle hanaga qabto wa cadawga koowad ee nafahenee
Waad ino dadashaa mar walba daawashada kama daalo walal Allah ajar hakaa siiyo dadalkaas
Ilahay khyr ha ku siiyo wll mcn
Masha Allah
Waa Ramadan 10 danbe wllkay alle danbigaga ha dhafo
Asc Ayuub waa ruunta shaqadi lagugu caayo ayaa hadana lagu coowriya waxkastaana masahlana🙌🙌👍💪💪💪
Thanks my teacher
Mahad Sanid ustaad ayuub
Keep going macalin
Dhiragaliya Nolasha 💯🌹
Wll Auyb Axmed🖐🏼
mhdsnid wll wxwalbah oo nolosha wa,fahnsanthy allha kusiyaadsho garaadkaga
M.a teacher ramadaan kariim
breathe ayubow hal vedeow oo dhalinyarada ah noo soo gali please 🥰🙏
Mashallah 🤩
Mahdsanid Ayuub Axmad
Allah haku xifdiyo wll
m.a bro horey u soco
Ustdi xageen kagala soo xiriiraa
ماشاء الله تبارك الله وجزاكم الله خيرا
Thank you teacher🥰🥰🥰🙏🙏🙏❤❤❤💯💯💯
Mahadsanid wll
M.a ustaadi keep going🥰
Wll maraykan ayan kuso wajahanahy week end gaan mxd igula talin lahayd
Thanks brother🙏❤️
Thank you bro keep goin you stors
Nice very motivation video
Brother 😎
Shukran pro
Thank you so much🥰🥰
Ramdaantu wakhti badano socdaan ka qaada waxa qabto markan waayo
Wll shaqada badan waxa ka imankara maa no sharaxdid wll ayub
احرص علي ينفعك واستعن بالله ولا تعجز _____
Maga caygu waa ibraahim
Wa badan baad noloshayda ka badashay alle ka sokow gulesyo wll su,alo ayan rabay in aan Ku weydiyo halke kala xiriira 📍
Masha allh thankz
Jazakallaah sxp
Mushkalada waa bii,ada aan ku dhex noolahay🙂
You are best 👌 👍 you tuber
Wllhi ustad bari aayn examl aan gali rabaa waxn darmaya caajz ilahy haku klmeyo sxbow waan kugu xeranhy wax badn baan kaabarty
Szb mhdsnt wx thy best motivation 💪
Macalin Eebe haku dhawro
Sharaf iigu noolaw macalin
m.a brother ❤️
M.a my brother
Maan ALL ustad
Mashaa allaah
Ayuubow wxan ahaya gabar walaashaa ah wx rabaa in aad talo isiisid meel aan kaala soo xariiro iisheeg plz
Suhyb wan ku salami zxp mar wali bo san no dhir gili zxp
Asc ayuub waxa ka mid ahay saaxibada kugu xiran saaxib siigada sider loo joojiya
Thanks bro 😍
Thanks you abowe