Quustu silic bay ku gelisaa adigu ha dooran

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 230

  • @aahim745
    @aahim745 ปีที่แล้ว +14

    Alx haddaan maanta haysano qof sidaan inoo dhiiri galiya.
    Ayuubow Allaah ka barakeeyo go'aankeena waan ku adkeysaneynaa i.a riyadeenana waan rumayn doonnaa.❤

  • @sihaamqurux8398
    @sihaamqurux8398 ปีที่แล้ว +2

    Walalahayga musliminta wll waxan idinka codsayana nolosha culays badan ayaa iga haysta wll halayso duceeyo😭😭😭🤲🤲🤲

  • @NajiibAsam-he9wd
    @NajiibAsam-he9wd ปีที่แล้ว +1

    Mowduucba mowduuca kuxiga aadbuu xiiso uleeyahay m.a ayuub rabi haku xafidu

  • @Ramlaomar-nz3ub
    @Ramlaomar-nz3ub ปีที่แล้ว +55

    Ayuub l love you

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว +9

    Maasha allah keeping my role model ayuop, Ahmed 🥺 my dear teacher researching

  • @sabrinmoh5201
    @sabrinmoh5201 ปีที่แล้ว +9

    Wlhi quusan maayo anigoo ug albaab walbaa inuu iga xiranyahy albaabka ilaahay mooyaane rabigay ayaan rajo ka sugayaa😢

  • @HoodoAyaan-b2e
    @HoodoAyaan-b2e ปีที่แล้ว +2

    Ma Quusan doono ila aanka gadhayo meeshan rabay iyadu waliba xaladu igu adag tahy alalh ayn talo udayay ana dadaal ayn ku dhafaya wx wlba insha alah wn guulaysan doono one day amiin

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 ปีที่แล้ว +14

    Thank you ayub ahmed video dartisa go”ankeyga wn kusi adkeysanaya

  • @marwaahmeth6871
    @marwaahmeth6871 ปีที่แล้ว +16

    Waxan jooga dalki hooyo waxan goansadey in aan ado meel kle oo aan badalo nafteyda taasna alle waxa ka barayaya in aan nolosheyda badalo aadba u mahdsantey wll ayuub 🖐❤

  • @ZankaAyan
    @ZankaAyan ปีที่แล้ว +4

    Video waxan dawanayaa 1:00 habenimo waxan rajeynaya inan xiligaan o kle arko anigoo nolosha meel ka garay ayuub ahmed dhiri galiye wanagsan ❤❤❤❤🙏🏼

  • @MohamedAbdi-v1v
    @MohamedAbdi-v1v ปีที่แล้ว +1

    Ayuub ahmed my best motivation wlhi markaan culays badan iyo curiiri aan dareemo video aad leedahay markaan dawado energy saa id ah baa igasha axlm jasakalaaa wl

  • @MunaAbuukar-hk8jk
    @MunaAbuukar-hk8jk 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid ustaad allaah ha ku barakeeyo

  • @NaajiMaxamed-rz4wm
    @NaajiMaxamed-rz4wm ปีที่แล้ว +1

    Ayuub m.a alle hakuu barakeeyo dhiiri galintaada waa,idhiiri galisay aad ayaa umahad santahay my brother❤❤❤

  • @saciidyare2107
    @saciidyare2107 ปีที่แล้ว

    Mi pusher nd puller Ustd @Ayub Ahmed mi God bless u indeed God's mi weaknesses u had changed mi life many obstacles that had been patient with along time I can't imagine how I can say u thanks cz u deserve morethan the word thanks anyway my Allah grant the highest level of Janatul firdosa @Ayub Ahmed🙏🏻👑🙏🏻

  • @Hodaniisheyy34
    @Hodaniisheyy34 ปีที่แล้ว +1

    My teacher ❤

  • @nastexokhalid9439
    @nastexokhalid9439 ปีที่แล้ว +3

    Hadalkaga waa xaqiiq ano aqonin meel an ka bilabo aya qof hadal dhiro galin igu dhahay alah ne wa talo saartey LKn Alxamdulilah waxa rabey waa garey ❤

  • @Zahruush
    @Zahruush ปีที่แล้ว +1

    My role model ayuop Ahmed🥺
    Awaalkaga rabi janno haka dhigo maclin🤲❤️

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah macalimuu maalinkaste waan ku dhageystaa aad ayaa kuu taageeraa dhiirigelintaada kama daalo inaa dhageysto wax badan ayaa kaa faa'iday jazaaka Allah macalin aduun iyo aakhiro Allah ku dhowro ❤❤

  • @nimconuur3681
    @nimconuur3681 ปีที่แล้ว +1

    Wlh tageero buuxo ayan ku ahay allaha ku xafido dhiirigaliyeheyga ayaa tahay ayuub waqti dheer ayan kula socdaa dadkana wan ushegaa inaa tahay dhiiri galiye dhor Qof ayan baray bartaadan TH-cam weena kula socdan shaqo wacan ayaa heysaa guuleyso wllkey ♥️🥰🙏

  • @QeyrQabe
    @QeyrQabe ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah qofki ogu horey e dawaday ustaad ayyub allaha ka ajir siiyo

  • @boloalifaiza8435
    @boloalifaiza8435 ปีที่แล้ว +1

    Shukran walal sidaa noogu hagarbaxdiid. Runtii waxaan lodhibtoon lamahelo kuwi goankooda wanaagsan kamira dhaliya ilahay hanaga dhigo ilahay hakuxifdiyo ❤

  • @MohamedHassanSuufi
    @MohamedHassanSuufi ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaad ayuub dhiira galiye aan wax bdn ka faiday

  • @princessmaryan1082
    @princessmaryan1082 ปีที่แล้ว +3

    My motivation ayuub❤

  • @zedriina
    @zedriina ปีที่แล้ว +3

    Dhiirgaliya dhab ah walal alaha ku xafido❤

  • @a.rahmanmohamed6684
    @a.rahmanmohamed6684 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤macalin allaha ku barakeeyo marwalba❤❤❤❤❤❤❤

  • @fahmocali1838
    @fahmocali1838 ปีที่แล้ว +8

    Markan video firsado awoodeyda way ziyadaa ❤

  • @mahadyare7013
    @mahadyare7013 ปีที่แล้ว

    2018 markaa TH-cam kuzoo bireysay anigaa waxaan jogaa Somalian mantana waxan ku nolahy Nairobi halkas oo aan ka shaqesto nolosheyda io tan rer keygaba anigaa ayaa dabara allah ka sukow malinta somali kasoo tagay ayaa igu dambesay wax ladhaho baga muudo ALXAMDULILAH 2024 waxan donayaa inaa bilabo radinta nolol cusub hda wxn rabaa inaa passport aan qato aan u dhofo halkas io Europe 🇪🇺 insha allah shantii sano ee lasoo dhafay waxaan sameyay isbadal dhab aha ALXAMDULILAH Thanks u Mr Ayuub axmed🙏🙏✅💯 and myself ❤

  • @sumayomohamed2831
    @sumayomohamed2831 ปีที่แล้ว

    Marakey an daalo aya nafteyd ay end idhahado ayaan dhageysat dhamaan motivationad ka bacdiin maskaxdeyad waxa ushaqeys sid inuu wagi bareyey hada thanks teacher walhi macliin ka fican weli waxa kam baran ❤

  • @MohamudOsman-tg9or
    @MohamudOsman-tg9or ปีที่แล้ว

    Brother your video change my life thanks ❤❤

  • @hafsasheikh1419
    @hafsasheikh1419 ปีที่แล้ว +2

    ❤Murad walibo aaan lenhy Allahaa inoo wada fududeeyo 🎉

    • @Bilan79
      @Bilan79 ปีที่แล้ว +1

      Aaamiin Yaa Rabbi🤲🥺❤️

  • @faatimamarish5067
    @faatimamarish5067 ปีที่แล้ว

    M.a wll mahadsanid alahaa ku sharfo wax badan ayaad ka badashey naftayada

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 ปีที่แล้ว +3

    Thank you teacher🥰🥰❤❤🙏🙏💯💯

  • @ramadanmahamed-999
    @ramadanmahamed-999 ปีที่แล้ว +1

    M.a. allah haa ku xafido bro runti waxa tahay macalinkayga gushayda waxad igu dhirigalisay inan naftayda ka adkado bro allah haa ku xafido❤

  • @hachimdjama8491
    @hachimdjama8491 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah zxp wad mahadsantahey ayub axmed walalkey

  • @sadaamcali9904
    @sadaamcali9904 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah
    Jazaa ka laahu kheyran

  • @CabdulahiCabdirshiid
    @CabdulahiCabdirshiid ปีที่แล้ว

    Ustaad aad baa umhadsanthay wlhi wax yaabo bdan waanka faiiday ilhay khayr haku siyo❤

  • @sacdiyosalaad
    @sacdiyosalaad ปีที่แล้ว

    thank you walal qali horey usoco Allah ha ku xafido,🥰🥰🥰♥️♥️

  • @abdifatahmohamed5219
    @abdifatahmohamed5219 ปีที่แล้ว +2

    Maash Allah keep going

  • @AbdirisaaqMaxamed-pr8ks
    @AbdirisaaqMaxamed-pr8ks 4 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsan tahay alle haku xafido oo cimriga hakuu barakeeyo aaamiin aaamiiin

  • @shuaybhassan7
    @shuaybhassan7 ปีที่แล้ว

    Allah’s plan is better than our dreams.

  • @maxamuudahmedcabdikadir4520
    @maxamuudahmedcabdikadir4520 ปีที่แล้ว +2

    Congratulations 400kun ustaad keep going👏

  • @samatarmohamoud3589
    @samatarmohamoud3589 ปีที่แล้ว

    Leagend ayub Ahmed liv long life ❤❤

  • @IbrahimAbdirashid-p6g
    @IbrahimAbdirashid-p6g ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah.i highly appreciate your good motivation towards us.. shukran ayuub

  • @cabdirisaaqrashiid4627
    @cabdirisaaqrashiid4627 ปีที่แล้ว +3

    Teacher keep going hore usoco khayr ku rajeenaya❤

  • @yoonisabdykadirmohamed2487
    @yoonisabdykadirmohamed2487 ปีที่แล้ว

    Thanks for your motivation ✊🏻🥰

  • @hassancabdi2240
    @hassancabdi2240 ปีที่แล้ว +6

    Qofka ugu horeeyay oo comant soo bixiya😅😅😅❤

    • @Zahruush
      @Zahruush ปีที่แล้ว +1

      Wow🌼😁

  • @abdinajiib4886
    @abdinajiib4886 ปีที่แล้ว +3

    Aniga inaad iga hadleyso mar waliba Ayan umaleyaa wlhi alla maxan waqti kusoo dheelay oo waalidka wax walbo ila garab taaknaa wax baro lailalahaa, waqtigeyga asxab iyo shukansi iyo waxan loo jogin ayan ku dhumiye wlhi lkn fursad wn hysataa waxan ahayn 25jir hadafka aan nolosha ka leeyahy rabi haila garab galo

    • @roodomohamed5079
      @roodomohamed5079 ปีที่แล้ว

      Wall wali jaanis waa haysara ha niyad jabin waxi hore iska ilaw

  • @yahyeali6249
    @yahyeali6249 ปีที่แล้ว +1

    Tanks wll ayub suaal yar ayan kara bay haday mac quul tahay isoqabo❤

  • @b.00.00
    @b.00.00 ปีที่แล้ว +1

    Hadaladada way itaabtaan Mahadsanid Walal❤

  • @nagaadahmad7411
    @nagaadahmad7411 ปีที่แล้ว

    Ayuub Dhiirigalintaadu Si dhab ah ayay xaqiiqada uga hadashaa Keep going

  • @denston45
    @denston45 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah ayub 🥰🥰

  • @ayaanmuqtara6606
    @ayaanmuqtara6606 ปีที่แล้ว

    Thankz wll Ayub allah haka abaal mariyo ❤💯🙏

  • @AbdishugriAbdulahi-qj5ot
    @AbdishugriAbdulahi-qj5ot ปีที่แล้ว +1

    Qofka xukumo naftiisa waxaa xaqiiq ah in uu nolashiisa ay wanaagsanaanayso 💪

  • @hodoadam7781
    @hodoadam7781 ปีที่แล้ว

    Mansha allah waan ku dhagaystaaa waana jeclahay barnaamijyadaada allaaah dhiirigalintaada quruxdabadan allah ku karaameeyo💖

  • @Gullet-Ahmet
    @Gullet-Ahmet ปีที่แล้ว

    Allaha ku barakeeyo ayub ahmed wll
    keep going 🙏

  • @riyaadofficial9978
    @riyaadofficial9978 ปีที่แล้ว

    Jasakallh ayuub wllo qali wllhay ilahay kasakow qalbigaygaa dhistaa

  • @AaminaIbrahim-rv6sn
    @AaminaIbrahim-rv6sn ปีที่แล้ว +1

    Mashalah manta Ana u horeya weeee

  • @thegoats274
    @thegoats274 ปีที่แล้ว

    Mansha alaah thanks You are our role model❤

  • @aweysabdi8265
    @aweysabdi8265 ปีที่แล้ว

    Ayuub aad baa u mahad santahy sxb indhaha ii furtay wlhi 🙏

  • @shaammahamet9029
    @shaammahamet9029 ปีที่แล้ว

    jasakalahu khayr wll ayuup axmeth 🥰

  • @HaniAbdiaziiz-vl6hu
    @HaniAbdiaziiz-vl6hu ปีที่แล้ว

    Abowe ayub wn ku jclhy alle cimri dher haku siiyo

  • @miskiabdi2651
    @miskiabdi2651 ปีที่แล้ว

    Ilhy ha ku xifdiyo ustaad Ayuub 🥰

  • @kawsarahmethsalah
    @kawsarahmethsalah ปีที่แล้ว

    Marka ay naftayda daciif dareento dhiirigalintada ayan dhagysta fir forcooni baan ka qadaa xaqiiq🥺❤

  • @HudaBaashe-z4u
    @HudaBaashe-z4u ปีที่แล้ว

    Keep going pro i proud of you ❤

  • @gouledaden3805
    @gouledaden3805 ปีที่แล้ว +1

    Tank you bro keep going

  • @umaimaumaimaa5224
    @umaimaumaimaa5224 ปีที่แล้ว +4

    ماشاء الله تبارك الرحمن ❤

  • @user-uz4nb5wh1e
    @user-uz4nb5wh1e ปีที่แล้ว +1

    Malaga nafta qada hakuwayo ayuub wll

  • @safaabdirahman6853
    @safaabdirahman6853 ปีที่แล้ว

    Macha allah allah ku hafido wll

  • @cabdicarabcabdi8245
    @cabdicarabcabdi8245 ปีที่แล้ว

    Keep going Teacher Ayuub

  • @Sharmake.224
    @Sharmake.224 ปีที่แล้ว

    Thanks wll markan shaqada jogo iyo markan gym ka jogo ayan kudhagaysta from Sweden 🇸🇪

  • @SuhaybCabdirisaaq-r6v
    @SuhaybCabdirisaaq-r6v ปีที่แล้ว

    Keep going👊💯❤

  • @tawakalxaapzade3968
    @tawakalxaapzade3968 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid Ustaad Ayub

  • @juweeliyacisman
    @juweeliyacisman 11 หลายเดือนก่อน

    Ayuboow aniga waxab iithy tusale wanagsan wllo mashalh❤❤❤❤🎉

  • @MohamedGaxla
    @MohamedGaxla ปีที่แล้ว +1

    Imikaba liibiya joogaba hadnawaan ku dhageysanayaa walaahi isoo duceeya

  • @nadiiracadaani-el2zq
    @nadiiracadaani-el2zq ปีที่แล้ว

    Dhiiri galiyee ruuxiyaa❤ MashaAllh thanks

  • @NajmaomarNuju
    @NajmaomarNuju ปีที่แล้ว

    My fav person ❤❤

  • @seytunosman6336
    @seytunosman6336 ปีที่แล้ว +5

    Walahi Warunta Aniga dadka qusta yaahay ana ishegte Ani wah hadan kadaba orda orafad umara ona An arka kof sifidud kuhele oidahaya wihi wan hele qalbigega wagubana wahan isdaha wahan Adigaba wad radise wadna heli wase dadba kuhumeye od kaga hor imade kofkana wakan wuhele hagu umare. Wan quste Ani Inan helenin yaiskadadicina okofkana uhele intan usodadalaye Dan ousorafadaye wakashalayna ado usilicde mahelin hebelna wauradiye asagon rafadin yuhele yaisdahaya kolkasan meshas kuqusana waba kanijaya jaba kolkan maqla hel Bahay wanaxa Ama kofan aqanay omeshi An radinaye yuhele asaga laidaha wafikira habenkas odan

  • @shaaficumar3742
    @shaaficumar3742 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid will ayuub taariqdabaa kuxosidonta insha Allah ❤💔

  • @abdulkadirrubac6163
    @abdulkadirrubac6163 ปีที่แล้ว +1

    Mar walpa oo video csb ka arko waan farxaa dhiiro galiyaheyga ayaa thy ustd

  • @sabrinahmed2029
    @sabrinahmed2029 ปีที่แล้ว

    Wll mahadsanid kun io kow jeer ❤❤😊😊

  • @kawsaradam
    @kawsaradam ปีที่แล้ว

    Masha Allah wllo ❤ hore u soco

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 ปีที่แล้ว

    Ayuub wllo plz kalsoonida ksoo hdl aniga kalsooni ma lihi wxksta wn ka cabsada xitaa in wajigayga la arko wn ka baqaa wxn is idhaa ama lgu yidhah waad fool xun thy kalsooni daro herkii ugu hoosaysay bn maraya plz talo isii murugo bdn dareemaya wxksta wn ku guul daraystaa xitaa dhinaca xidhiidhada 😢😢😢

  • @khadarkeywiilkariyada6934
    @khadarkeywiilkariyada6934 ปีที่แล้ว +2

    Zxb waa ruunta wlhi telkan hada Ann heysto dhib ban kuso gatay 😢

  • @DEKABDI-v2l
    @DEKABDI-v2l 3 หลายเดือนก่อน

    Ee xage ku noshahay waxan raba labarkaga sidan marwalba kula xiriro ee wana kasbatay sxb

  • @areyousingl9133
    @areyousingl9133 ปีที่แล้ว +3

    Talooyinkaaga maan qaadan jirin maantaan ka qoomameeyey bal waan ku daawan jiraye maxaan ugu dhaqmi waayey 😢 talooyinkaagii.
    Qoomamo

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  ปีที่แล้ว +2

      Noloshaa wax laga bartaa waxaan kuu sheego waxaa ka fiican kana faa'iido badan waxa si toosa aad nolosha uga barato

  • @xaawocali6843
    @xaawocali6843 ปีที่แล้ว

    Masha allah wllke guuleyso

  • @ismahanmaxamuud7540
    @ismahanmaxamuud7540 ปีที่แล้ว

    Asc abowe ayuub waxaan kaarabaaa talo talo waa tii ilaahey

  • @JamiilaFarxaanxuseen
    @JamiilaFarxaanxuseen 3 หลายเดือนก่อน

    😮ayuub wll video no so badi

  • @shybdl1636
    @shybdl1636 ปีที่แล้ว

    Ayuub axmed horay usoco
    Hada ayaan isleehay handout bari ayaa diyaarin

  • @PaashiaddePaasHiadde66-fx9kr
    @PaashiaddePaasHiadde66-fx9kr ปีที่แล้ว

    I love u broh🌍❤️

  • @Alfitaax_Alteeno
    @Alfitaax_Alteeno ปีที่แล้ว +3

    Guuleyso wll

  • @umulkhayrcabdirashiid1431
    @umulkhayrcabdirashiid1431 ปีที่แล้ว

    Shukran macalin Ayuub ❤😊

  • @CrahiimXasan
    @CrahiimXasan 9 หลายเดือนก่อน

    Keep going walal gulleyso labada daar

  • @garaadcabdixaamud5203
    @garaadcabdixaamud5203 ปีที่แล้ว

    Maanta Ayaan Kugu Soo Biiray Isoo Dhawee Wll Allahaa Ku Soo Dhaweye❤

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustad ayub ❤

  • @nastehoabdirazhid1281
    @nastehoabdirazhid1281 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan jeclahay inaa ku dageeysto markaa gymka sameynaayo runtii shukrn maclin ayub ❤

  • @hajira416
    @hajira416 ปีที่แล้ว

    Waxanlahan jiray riyo aad u qurux badan waxan bartay xirfada an laha noloshada way badalysa waxan aha ardayd dadaal badan balse manta riyadii waxay noqotay hal bacaad lagu lisay qol madoban ka dhex ilmaynayaa yaa rabi ii gargaar

  • @Abdulahiosmaan-ls4mk
    @Abdulahiosmaan-ls4mk ปีที่แล้ว

    Aad bad u mahadsntahy wll ayub

  • @nasrinaytaali3866
    @nasrinaytaali3866 ปีที่แล้ว

    Really waxa tahay shidaalkii nafta allah yaxfidak

  • @abdikarimmahdi7892
    @abdikarimmahdi7892 ปีที่แล้ว

    ayuub sxb qof caadi ah baatahay wlhi horay usoco