Sahra Ilays Iyo Axmed Marduuf Heestii LAHASHO :-XASUUSTII jaango iyo Sahra Cile

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 55

  • @khalifduale3949
    @khalifduale3949 ปีที่แล้ว +5

    Qarami - top notch song ever. Guulaysta.

  • @AMIsmail22
    @AMIsmail22 3 ปีที่แล้ว +3

    woow alaylehe Sahro iyo axamedba way ku keeneen codka AHUN fanaan Jaango iyo Sahro Cile

  • @ahmedisse9165
    @ahmedisse9165 11 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan waxaa lahaa Asalkeedii AUN tee Ahmed nuur Jaangoow IYO Siraad Cabdulle Ugaas , laakiin mar dambe waxa qaaday Ahmed Nuur Jaangoow iyo Xaaskiisa oo ahayd Ilaahay ha u wada naxariistee Sahra Ileeye , ,magach meesha cofka ku qoray waxaan leeyahay ma aha Sahra Cile ee wa Sahra ILEEYE ,

  • @thequeenofsomaliland4831
    @thequeenofsomaliland4831 5 ปีที่แล้ว +4

    ❣❣❤❣❤❣❤💖💖💖💖😎😎love this song mashadaay dhigaan wow sahra and Ahmed @😎😎👌👌👌👌👌

    • @bodenkeaton4480
      @bodenkeaton4480 3 ปีที่แล้ว

      I guess Im asking the wrong place but does someone know of a tool to get back into an Instagram account?
      I was stupid forgot the login password. I would appreciate any help you can offer me

  • @faaraxcabdulaahi3796
    @faaraxcabdulaahi3796 4 ปีที่แล้ว +6

    Heestaan markii hore waxaa qaaday axmed nuur jaangow iyo siraad cabdule xirsi

  • @akramcabdala5093
    @akramcabdala5093 5 ปีที่แล้ว +8

    Marduuf codkiisu waa heersare, wuu baabiiyey sahra

  • @mohancintile9865
    @mohancintile9865 3 ปีที่แล้ว +7

    Halkay Sahra Ileys Heeska Ku Rafatay Axmed Marduuf na Waa Ku raaxeystay .
    Eesh qiyaasak 👏

  • @cumarahmed3558
    @cumarahmed3558 2 ปีที่แล้ว +5

    Waxaan saxayaa heestan waxaa orangenalkeedii wada qaadi jiray 'Axamed nuur jaango iyo Siraad cabdule.

  • @nuuxabdulahi701
    @nuuxabdulahi701 ปีที่แล้ว +1

    Nuux sh Ahmad

  • @abdirashidmohamed1992
    @abdirashidmohamed1992 หลายเดือนก่อน

    Heesta waxaa iska lahaa alahaw naxariistee jaangoo iyo siraad ugaas

  • @MuuseBilciin
    @MuuseBilciin 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sahrallaysl

  • @maxamedhuuurasahal90maxame54
    @maxamedhuuurasahal90maxame54 2 ปีที่แล้ว +2

    axmed cali cigaal waxaa ka lugmeersada

  • @muktarali1688
    @muktarali1688 3 ปีที่แล้ว +2

    Lahasho caadi ma aha

  • @safamohamed1248
    @safamohamed1248 4 ปีที่แล้ว +3

    Eesh calaa cod❤❤❤

  • @ugasdacad528
    @ugasdacad528 6 หลายเดือนก่อน

    Abtigey iyo habaryartey AUN

  • @mukhtarmahomud8857
    @mukhtarmahomud8857 12 วันที่ผ่านมา

    My next president of

  • @abdinasiromar7947
    @abdinasiromar7947 4 ปีที่แล้ว +4

    Sahra ilays way ku rafatay heeskan . Marduuf wa ka baxay isagu 🙏🏾

  • @faadumofaarah7532
    @faadumofaarah7532 3 ปีที่แล้ว +3

    Hees 💯❤

    • @user-horo
      @user-horo 3 ปีที่แล้ว +1

      Iyo badh saw maaha hhhhh

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame5428 ปีที่แล้ว +1

    LAHASHO Originalka waxaa lahaa:
    Heesaa: Axmednuur Jaangow iyo Siraad Cabdulle Ugaas. (AUN)
    Miraha: Bashiir Cirro (AUN)
    Laxan: Axmednuur Jaangow (AUN)
    FG: Sahro Cilleeye (AUN) oo ahayd xaaska Jaangow dib ayey kala heestay..

  • @abdirijali9891
    @abdirijali9891 5 ปีที่แล้ว +3

    marduuf halkeeduu dhigay marki hore ba rreer burco ayaa lahaa

  • @hodanahmedmubarak8070
    @hodanahmedmubarak8070 3 ปีที่แล้ว +2

    wlh uma dhawidin jaango iyo sahra

  • @zayaamad3080
    @zayaamad3080 3 ปีที่แล้ว +2

    Heestan yaa sameeyay? Does anybody know?

  • @jabanehirsiofficialchannel5098
    @jabanehirsiofficialchannel5098 10 หลายเดือนก่อน +1

    Axmed marduuf 🫡

  • @MuuseBilciin
    @MuuseBilciin 2 หลายเดือนก่อน

    8:47 Commets

  • @mohaqays2146
    @mohaqays2146 ปีที่แล้ว

    Barteedii by dhigeen marduuf caadi ma ahn

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 ปีที่แล้ว

    La Qabsadaay Ololaay Abw Gury Dool

  • @buuxciise2167
    @buuxciise2167 4 ปีที่แล้ว +1

    de saxib yal inuu fanka waxka baray axmed nuur jangow sida ma u ogtihiin marduuf

  • @abdiqadir229
    @abdiqadir229 2 ปีที่แล้ว +2

    Ka liiliiji sixirka ka likaysan xidida hadaan loxodka lay dhigin soo laaban doonee

  • @qodadimuuse5197
    @qodadimuuse5197 2 ปีที่แล้ว +1

    Sida laash laash badweynbaaan uliic liicayaayoo sida laama laamo labi baaa intaa laydhu igu cayaadhee ha liliijin waranka ka likeysan xididaha hadaan luxudka lai dhigin soo laaban dooneee

    • @hamz233
      @hamz233 10 หลายเดือนก่อน

      Cayaadhee❌Ciyaarte✅

    • @qodadimuuse5197
      @qodadimuuse5197 10 หลายเดือนก่อน

      @@hamz233 ahhaah ciyaartee weeye lkn sidey uqadayaan ba ah cayaadhee

    • @hamz233
      @hamz233 10 หลายเดือนก่อน

      @@qodadimuuse5197 hhh maaha u fiirso. Lahjadaa “ma jidho” heesaha hore kuma jirto lagumana heeso😁 qumanaanta “r” da iyo qaloocnaanta “dh” da ayaa lahadhaa✌🏽

  • @diegoluccarelli572
    @diegoluccarelli572 3 ปีที่แล้ว +2

    Bay bay Wala Sory bella 😢

  • @user-cf4eu7il1h
    @user-cf4eu7il1h 3 ปีที่แล้ว +3

    Wow 🤩💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘

  • @abshircarab18
    @abshircarab18 3 ปีที่แล้ว +2

    heesta original waxaa qaday axmed nuur jaangow iyo mom siraad cabdulle ugaas

    • @siraajjama4172
      @siraajjama4172 2 ปีที่แล้ว

      Maaha siraad ee waa sahra Cabdulle

  • @LibanQoono
    @LibanQoono ปีที่แล้ว

    Sida Lugud Col gallay baan Garka Liig ku yeshoo, waa sidaa ee maaha sidda ay ka dhigtay.

  • @filsanabubakar
    @filsanabubakar ปีที่แล้ว +1

    Zahra uba Kali codkega dareemaya rali nogho marduf

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 2 ปีที่แล้ว +3

    Oreginalka Heesta Waxaa Leh Jaangow And Siraad Ugaas Cabdule Aun Aamiin Magaca Aaku Soo Qorteen Waa Qalad Ee Saxa Inta Ka Fiirso, th-cam.com/video/alxrwZC8qb8/w-d-xo.html

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 2 ปีที่แล้ว

    Heesta Oreginalka Waxa Lahaa Ahmed Nuur Jaangow And Siraad Ugaas Not Sahra Cile

  • @moaarahmed9393
    @moaarahmed9393 ปีที่แล้ว

    Ilmadareyaal ninkaa marduuf
    Gobalkee ayuu kaso jeedaa
    Waa qoloma

  • @cabdiqanimidhikoos5324
    @cabdiqanimidhikoos5324 9 หลายเดือนก่อน

    77

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 ปีที่แล้ว

    Xamed Marduuf cod baa ku idladay Masha allah ❤

  • @abdi1jarsoo235
    @abdi1jarsoo235 ปีที่แล้ว

    Lik igu qabo hadad iga danbeysoo

  • @AxmedCabdulhi-hm2nd
    @AxmedCabdulhi-hm2nd ปีที่แล้ว +1

    I y youhave you heard y😅😅😅

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 หลายเดือนก่อน

    viking *❤£(Wcb)2 bullring-3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.

  • @abdillahimuuse1709
    @abdillahimuuse1709 4 ปีที่แล้ว +3

    SIRAAD CABDULLE UGAAS IYO AXMED NUUR JAANGOW ,, ORIGINAL ,,MAR DHEXE JAANGOW IYO SAHRO ILEEYE ,, MAR DAMBE JAANGOW IYO SURQA YAREY,, DHAMAN WAA EX KOOXDII HORSEED EE C X D SOMALIYEED...........................

    • @abdullahiahmed2409
      @abdullahiahmed2409 4 ปีที่แล้ว

      Eedadeey Siraad Abdulle iyo jaangoow inaad ku xustay originalka heesta waad ku mahadsan tahay

    • @zayaamad3080
      @zayaamad3080 3 ปีที่แล้ว

      Jango iyo sukhra yarey

  • @idilabdi8039
    @idilabdi8039 ปีที่แล้ว

    🎉🎉😢😢 2023/3/7:26💔😭

  • @abdi1jarsoo235
    @abdi1jarsoo235 ปีที่แล้ว

    Lahashada kal gacal ka lali wayee