Qisooyinka Nabiyada ᴴᴰ┇Nabi Muuse Iyo Buurtii Duur ee Alle Kula Hadlay Iyo Ushii Maska Noqotay!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 มิ.ย. 2019
  • #Nabi #Muuse Iyo Buurt Duur Waxaad Channel-ka Radio Buulo Xuubeey kala socon kartaa
    website-keena
    →www.rdbuuloxuubeey.com ama www.rdbuuloxuubeey.co.uk
    Facebook: / idaacadda
    →E-mail: Idaacaddablx@gmail.com

ความคิดเห็น • 480

  • @jokarcadnaan2626
    @jokarcadnaan2626 5 ปีที่แล้ว +295

    MaanshaAllah wll qisooyinka waan jeclahay inta jecel qisooyinka nabiyada like igu qabta

  • @drabdimaalikdentalclinic3931
    @drabdimaalikdentalclinic3931 5 ปีที่แล้ว +118

    Cajiib Cajiib!!!! Alla qur'aanku qisooyinkiisa macaanaaa😂😂😂😂ilinteeda ayaa qubanaysa markan dhagaysto walaahi
    الله أكبر الله أكبر الله أكبر

    • @khadradawoa2750
      @khadradawoa2750 4 ปีที่แล้ว +1

      Dr abdimaalik dental clinic masha allah

    • @hssu1251
      @hssu1251 4 ปีที่แล้ว +1

      Yaa allaah

    • @sumca6869
      @sumca6869 4 ปีที่แล้ว

      2

    • @sumca6869
      @sumca6869 4 ปีที่แล้ว

      alaabu akbar

    • @rahmaahmed4317
      @rahmaahmed4317 4 ปีที่แล้ว

      Ilahay waxkasta wu samayn kara walahi subxanallh 😢😢😢😢

  • @fowsiyabindalib8733
    @fowsiyabindalib8733 5 ปีที่แล้ว +16

    qisooyinka nabiyada waan jeclahay ilaahay ajar hakaa siiyo wll xasan aduun iyo aakhiraba ilaahay hakuu naxariisto 🙋

  • @crisaakmohamed3ledon219
    @crisaakmohamed3ledon219 5 ปีที่แล้ว +203

    Walhi wxad wadaaa khayr wxanan kaa bartay wxyaapo bdan oo quraanka mucjisada ah ku duugan wanan ku mhdal clinyaa walalky
    Ilaaahyna ha ku barakeeyo 👉WXNAN KAA DALPANAYA INAAD NOO WDO

  • @shidaneshekeye7024
    @shidaneshekeye7024 5 ปีที่แล้ว +22

    Nolow walal nolol mida ugu qiimaha badan xaga alle

  • @salmancr751
    @salmancr751 4 ปีที่แล้ว +7

    Mansha Allah Sida Aad khayr noola wadagtay adna Allah haku siiyo walal 😊❤️

  • @ruweydaabuukarmustafaxalii2219
    @ruweydaabuukarmustafaxalii2219 5 ปีที่แล้ว +68

    asc shukan wall qali waan sugayna shukan Markale codsi yar adi raali ah Qisooyinka nabiyaash suleyman iyi daauud adigo oo raali ah mahadsanid Markale Qisooyinka nabiyada waan jeclahay شكرا لك أخي العزيز 😭😭😭

    • @mursalbile6479
      @mursalbile6479 5 ปีที่แล้ว +1

      Insha allh Waa lagu soo dryaa

  • @fartuunhappy5381
    @fartuunhappy5381 5 ปีที่แล้ว +34

    wllkey Shekh magiic oo qurka aqrinaayo ❤❤❤

    • @ayuobali5497
      @ayuobali5497 2 ปีที่แล้ว +9

      محمود الخليل الصدري

  • @Halaasi09
    @Halaasi09 5 ปีที่แล้ว +5

    Msha allah walal qaali alle haka abaal mariyoo

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 5 ปีที่แล้ว +6

    Waa qiso cajiib ah masha allah #Buuulo_Xuubeey mahad sanidin

  • @footbalfamily9663
    @footbalfamily9663 5 ปีที่แล้ว +13

    Wlhi walaal wanku duceyay janada allaha kaa abaal mariyo aduun iyo aaqiraba walaal 😍😍😍

  • @samaralxamdullah1516
    @samaralxamdullah1516 5 ปีที่แล้ว +7

    Wcs wr wb masha allah tabaraka allah 😥😥😥😢😢 waa qiso aad aan u jeclahy

  • @hassanibrahim2112
    @hassanibrahim2112 5 ปีที่แล้ว +3

    Shukran walaalayaal
    Sheekha quraanka akhrinaayo magacii

  • @burakobte146
    @burakobte146 5 ปีที่แล้ว +5

    Yaa allh Masga allh allow danbigaada dhaaf😍😍😍
    Ajir allaha kasiyo sxb mcn

  • @ciyaalkaxaafada8541
    @ciyaalkaxaafada8541 5 ปีที่แล้ว +5

    Walahi zxb wxaa tahay nin aad ufican ilahay janada hakugeyo inshallah zxb anaga ilahay hanugu daro ilahay kuwii kuwaro janada inta muslimka ah nagu waa riyo ♥️♥️♥️♥️

  • @yaxyecqani4407
    @yaxyecqani4407 5 ปีที่แล้ว +15

    Wll alle haku barakeeyo wakhtiga adkubixisay barnamijka wad mabadsanty halka kasii wad wll waa wllka somaliga ee yahye apdih qani

  • @user-id7zg8ct2r
    @user-id7zg8ct2r 5 ปีที่แล้ว +14

    Mashallah Jazaakalaahu Qeyr wll

  • @farhiyaabdulahilifestyle6231
    @farhiyaabdulahilifestyle6231 5 ปีที่แล้ว +3

    walahi wan oynaya aabahey aya qisoyinka qaar iga sheekeeyey alaha cimrigisa ha dheereeyo adna ka abal mariyo ❤️

  • @cxakiimmaxamed4249
    @cxakiimmaxamed4249 5 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah waa qiso wanaagsan wll noo soobadii kheyr alle ha kusiiyo

  • @sacadkeeyo3269
    @sacadkeeyo3269 5 ปีที่แล้ว +14

    Wllahi waa barnaamijyo ka faa'ido leh alleh ha kaa abaal mariyo

  • @calicabdi9236
    @calicabdi9236 5 ปีที่แล้ว +4

    Jasakallahu qeyran wll xasan

  • @faizaahmed2903
    @faizaahmed2903 5 ปีที่แล้ว +6

    Allah kaa abaal mariyo hanaga kala gooynin walal adoo raali ah

  • @craxiin_key797
    @craxiin_key797 5 ปีที่แล้ว +13

    Maasha allah mhdnsid wll qli

  • @mosman9974
    @mosman9974 5 ปีที่แล้ว +25

    Jazaakalah qeer sheequnaa
    Amagana wadada toosan allaah nagu hanuuniyo
    aamiin

  • @zayanbmohamed5513
    @zayanbmohamed5513 5 ปีที่แล้ว +6

    Jisaa.kallah kheyr wll

  • @abdullahimohamedkhalif8700
    @abdullahimohamedkhalif8700 5 ปีที่แล้ว +5

    Cashiradan naa soo badiya fadlan insha allah

    • @moonlover5522
      @moonlover5522 4 ปีที่แล้ว +1

      🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @cumarmohamed5733
    @cumarmohamed5733 5 ปีที่แล้ว +26

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ياخي العزيز شكران جزيلا لك waan sugeyna insh allah الله يحفطك صوتك ilaahay haku xafdiyo adi mahad sanid wll adi raali ah nabiyada sulayman iyo daauud noo fiisiir shukran wall marka kale 😊😃🤗😍

  • @ismailmaryacase3184
    @ismailmaryacase3184 5 ปีที่แล้ว +6

    Machallah wan kaa faaidey wll

  • @yaax3646
    @yaax3646 5 ปีที่แล้ว +15

    Asc
    Hore u soco masuul

  • @MohamedAhmed-ux1ff
    @MohamedAhmed-ux1ff 5 ปีที่แล้ว +5

    Walal alle jano fardow sa ha kaa waraabiyo Amiin

  • @ishaafro279
    @ishaafro279 5 ปีที่แล้ว +10

    Jazakallah jannah wll waku mahadsantahy dadaalkaga kun iyo kow jeer🙏

  • @Xamsecanadi
    @Xamsecanadi 5 ปีที่แล้ว +13

    Wllo wax badan ka fahan nay alle inta iyo in ka badan haku siiyo masha allah

  • @nevergiveup7126
    @nevergiveup7126 5 ปีที่แล้ว +11

    Mashaallah thanks wallo wa ka sugaye inshaallah adiga ne ajar Alle hakasiiyo

    • @sahraahmedali9188
      @sahraahmedali9188 5 ปีที่แล้ว

      aqjhvhr
      rfij c.f.vddy

    • @nevergiveup7126
      @nevergiveup7126 4 ปีที่แล้ว

      @@sahraahmedali9188 Mana wiifto what the hell is wrong with you 😏

  • @ahmednuur6973
    @ahmednuur6973 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah illah ajar hakasiyo eboow waxaankasugnaba waa qeybta 2 eboow cade

  • @zamzambeutyhina
    @zamzambeutyhina 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah yarabi ilaheyow xaqa nagu dil

  • @muktarosman5064
    @muktarosman5064 5 ปีที่แล้ว +4

    Baarakallaahu fiik akhii.

  • @ramlahsheikh2289
    @ramlahsheikh2289 5 ปีที่แล้ว +4

    Jizaa kallaah qeyr Wax bdn ayan kaa faaiday shukran

  • @asmaabdulhi5209
    @asmaabdulhi5209 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allh jaska allhu khayir no so badii qisoyinka nebiyada

  • @jamacxasan4902
    @jamacxasan4902 3 ปีที่แล้ว +1

    Walalaha muslimenta yaa ii shega shiekh quranka akhrinaya o codka macan wan jecladay masha alaah

  • @Story_time1432
    @Story_time1432 5 ปีที่แล้ว +26

    Masha Allah
    Wllo Go forward never backwards
    Alle haku XaFiDo Wllo

  • @mahamedmahdidhalbaas7560
    @mahamedmahdidhalbaas7560 5 ปีที่แล้ว +10

    Allahu akbar illhow qeyr kaga na wafaji👏👏

  • @drmohamed1968
    @drmohamed1968 5 ปีที่แล้ว +6

    jazaakallah wllkay

  • @aishaali8539
    @aishaali8539 5 ปีที่แล้ว +2

    SHUKRAN WLHI WN KA HELAY QISOOYINKA NABIYADA SIDA NOGUSO GUDBISO ALLAHA KU XFDO DANBIGAADA & DANBI WAALIDKAA HA.IDIN DHAAFO

  • @varxazanenacumar4517
    @varxazanenacumar4517 5 ปีที่แล้ว +6

    جزاك الله خير

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 5 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah walkey Jazakallahu khayra alllah haku sharfo..

  • @farxaanjambaq5571
    @farxaanjambaq5571 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah jasakallahu kayr wll

  • @khadanyusuf6791
    @khadanyusuf6791 4 ปีที่แล้ว +2

    Mncha allah alle ha ku sharfo wllo qinzooyinkaa nebiyada aad baan u jclahay😙😍

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 5 ปีที่แล้ว +3

    Buulaxuubey barta aqoonta laga barto iyo tariikhda guulayst

  • @axmednurcabditootole
    @axmednurcabditootole 5 ปีที่แล้ว +2

    Msha allaaaaaaw allooooow ku xfd sxb sre

  • @abdinajibibrahimadan5968
    @abdinajibibrahimadan5968 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wll alah ha nga aqbalo soonka adna allah ha ku xifdyo no so badi qisoyinka NABIYADA

  • @waajidowwadani5939
    @waajidowwadani5939 4 ปีที่แล้ว +1

    Idaacaada buulo xuubey iyo qisooyinka nabiyada ilove you masha Allah jazaakallah

  • @ringsideproduction6716
    @ringsideproduction6716 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilaheey ha kubarakeyo

  • @mohammedfarah1429
    @mohammedfarah1429 5 ปีที่แล้ว +14

    Mahadsanid Walaal/Shiekh
    Qisadan sida macaan aad noogu soo gudbisay.
    Q.2aad waan sugi la'ahay.

  • @sadikomaryaasinfitilig3164
    @sadikomaryaasinfitilig3164 5 ปีที่แล้ว +13

    Mansha,Allah waad mahad santihiin walaalayaal

    • @hssu1251
      @hssu1251 4 ปีที่แล้ว +1

      Allaahu akbar allaahu akbar

    • @ahmedmouse9317
      @ahmedmouse9317 2 ปีที่แล้ว +1

      mashaallh

  • @abdikarem6878
    @abdikarem6878 5 ปีที่แล้ว +3

    Alle swt hakaa abaal mariyo

  • @fatumamohamed7030
    @fatumamohamed7030 5 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah JiZakuma.allah. Khayren. Thanks brother 🙏🙏🌹🌹🌹💕💕🌸🌸🌸

  • @maxamedsalaad8824
    @maxamedsalaad8824 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah azxaab aan taageero
    Waliba cod macaan

    • @hudahoddan2129
      @hudahoddan2129 5 ปีที่แล้ว

      U Dheeh wllkaa masha Allah

    • @ayanmohamedamare7002
      @ayanmohamedamare7002 4 ปีที่แล้ว

      ♥️♥️♥️♥️♥️♥️💝💝💝💝💝💝💝💝🏩🏩🏩

  • @feysalabdille8348
    @feysalabdille8348 5 ปีที่แล้ว +15

    MASHAA ALLAH THANKS

  • @abdirahmanmoha5197
    @abdirahmanmoha5197 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wll xasan cusman aad iyo aad baan kaga mahad celinaya turjumadada waa qaab qurux badan aanba laga cajisin aad baan ula dhacsanahy hor mar wacan

  • @sahranuura946
    @sahranuura946 5 ปีที่แล้ว +4

    Jazaakalaahu Kheyr, Walaal Buulo Xuubey.

  • @abdiali9523
    @abdiali9523 5 ปีที่แล้ว +4

    Alle hanagadhigo kuwii raaca nabiyadii hoore RASULKA MXMD CSW CSW CSW CSW CSW CSW☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝

  • @prime.cristiano
    @prime.cristiano 5 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah.
    Aad baad u mahadsantahay Alle haku xifdiyo

  • @saleebaanabdi4560
    @saleebaanabdi4560 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaha qisooyinka diiniga ah waan jeclahay jasakallah

  • @m.digaale4190
    @m.digaale4190 5 ปีที่แล้ว +15

    Jazakallahu khyr walal qisadii nabbi muuse iyo reer bani israiil dhexmartay Ee Webiga qaybtaa nosoo gudbi.
    Mahadsanid.

  • @iloveallah8618
    @iloveallah8618 5 ปีที่แล้ว +4

    Wlh waan jeclahay qisoo yinka nabiyada li ilaahy ha naga dhigo ku wii ilaahy ka raali noqdi dhamaan teena aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @aishacuud4910
    @aishacuud4910 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah alle haku parakeeyo wll❤❤👌🏻

  • @alhudaonlineacademy5474
    @alhudaonlineacademy5474 5 ปีที่แล้ว +3

    Insha allah zhukran wlo waxbadan ayad nabartee miisaanka xasanaadka alle haku saaro

  • @abdilaahiabdi3026
    @abdilaahiabdi3026 5 ปีที่แล้ว +5

    Nio zxb VIDEO yadada waan u xiisay Allah janatul fardowso haku geeyo
    Keep going #Radio #buulaxuubey

  • @haroonhussein6409
    @haroonhussein6409 5 ปีที่แล้ว +6

    Waa qiso cajiib ah inta qalbiga jeclinsan

  • @Fodcade-Forever
    @Fodcade-Forever 5 ปีที่แล้ว +5

    Jazakallah kheyr

  • @safiyomualin8055
    @safiyomualin8055 5 ปีที่แล้ว +3

    Jazaakalaaho kheir walaalkeen aan jeclnahay qeebta labaadna waan kaa sugeeynaa insha allah

  • @AhmedAli-yc7sl
    @AhmedAli-yc7sl 5 ปีที่แล้ว +2

    Khyr alle haku siiyo wllo noolaw

  • @cabdimajid3293
    @cabdimajid3293 3 ปีที่แล้ว +1

    IlahaY ayaan ku dharma dhartaye waa RUN

  • @hoomeyozil6356
    @hoomeyozil6356 5 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi wax badan Ayan kaa faaiiday oo kheyr eh jazaaakalaahu Qeeyran jazaa brother waxan kaa cudsaneyna aniga iyo kuwa ila midka ah inaa noo wado insha allh Qeybta 2baad waa kaa sugeyna walaalkeenow iyo kuli nabiyada❤🙏

  • @mirac8leme715
    @mirac8leme715 3 ปีที่แล้ว +3

    Alla macaanaa sheekooyinka quraanka 🥰🥰

  • @abdiwasaabdi3531
    @abdiwasaabdi3531 5 ปีที่แล้ว +7

    WALAL WAX BADAN AYAAN KAA FAAIIDAY EE AAD AYAAD U MAHADSAN TAHAY RADIO BUULOXUBEEY

  • @mohanhuunle1904
    @mohanhuunle1904 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll iishega shikha qur anka akhrinyah hdad igu dhantan jasakalah

  • @nimcocumar1619
    @nimcocumar1619 5 ปีที่แล้ว

    cs nabbi Muuse Waa nabbiyada ugu fadliga badnaa Ee ka mid Ahaa ulil casmiga rususha Allahuma sali wacaala nabiyinaa muxammed scw scw scw

  • @xaawoluul7650
    @xaawoluul7650 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa qiso qiiro leha sheeqa allah ha ku xafido waa na wanaajisey allah ha ku wanajiyo inasha allah

  • @deeqachnnel5304
    @deeqachnnel5304 4 ปีที่แล้ว +2

    Ax yaa Allah qof ilahy la hadlay say naftiisu daremaysa😭😭😭😭

  • @kamaljamac2593
    @kamaljamac2593 5 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah, Alle ha kuu siyaadsho Cod kar nimada hana ku xifdiyo. Amiin

    • @farihahussein8329
      @farihahussein8329 4 ปีที่แล้ว +1

      😙😙😙😙😙😙😙😙allah alle

  • @saynabcabdilahiahmedb6208
    @saynabcabdilahiahmedb6208 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Alle ha ku xifdiyo

  • @abdirizakhersi6391
    @abdirizakhersi6391 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allah illah ajar hakaa siiyo qisooyinka anbiyada adaa ujeclahay inaa dhageysto

  • @nimcaanmohamed5944
    @nimcaanmohamed5944 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah mahadsanid wll Jasaakallaahu khayr

  • @dr.gutalealmuqdishawi9575
    @dr.gutalealmuqdishawi9575 4 ปีที่แล้ว +2

    Qisooyinka Qur'aanka Qalbigaa Kudaga..."Qur'anka Saddex Dalool Dalool kamid Ah Waa Qisas iyo Qisooyin"....

  • @osmanm6672
    @osmanm6672 5 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah jazaakallaah.my brother

  • @sumayayuusuf4032
    @sumayayuusuf4032 5 ปีที่แล้ว +2

    Shukran jaziillan aquya Allaah yaxfidak

  • @omaryusuf376
    @omaryusuf376 5 ปีที่แล้ว +3

    Sh magaciis noosheeg

  • @user-ei8td7ku5f
    @user-ei8td7ku5f 5 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah wllo mcn

  • @queenmuslima4354
    @queenmuslima4354 5 ปีที่แล้ว +6

    Aad ayad kugu mahad celinayna alle haka abal mariyo pro

  • @nimcocumar1619
    @nimcocumar1619 5 ปีที่แล้ว +1

    m. Allah Alle ha ku barakeeyo cafkmaadkaaga iyo codkaagaba

  • @sabaadsarmaan6795
    @sabaadsarmaan6795 5 ปีที่แล้ว +6

    Mansha allah

  • @yaxyemacalim4466
    @yaxyemacalim4466 5 ปีที่แล้ว +2

    Pro qisooyinka ayaan ku fiicantahay

  • @Muwaxid10
    @Muwaxid10 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Qisooyinkan Aad Ban U jeclaney Walal Haka Daalin Alle Haka Abaal Mariyi Aduun Iyi akhiraba

  • @munaser2497
    @munaser2497 5 ปีที่แล้ว +64

    Bro meel xasaasi ah aa noogu kala jartay. Xaaskeyga ila dhagaysaneysay ilaa hada qebta 2baad ken aa la igu haya😭

  • @cabdicasiisismaaciil3851
    @cabdicasiisismaaciil3851 5 ปีที่แล้ว +4

    Alle ha inaga badbaadiyo naarta fadlan like saar

  • @demodel7888
    @demodel7888 5 ปีที่แล้ว +1

    masha alah ilaahey haku barakeeyo wll miizaanka xasanaadka alah kugu ziyaadiyo wanaaga aad inoo soo gudbisay

  • @hoodoabdilahimoxadi7210
    @hoodoabdilahimoxadi7210 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakalahu kheir ilahy adun iyo akhiraba haku xifdiyo wlo

  • @Hon.mustafe
    @Hon.mustafe 5 ปีที่แล้ว +42

    wali wey socdan miyaa qisooyinka nabiyada ramadanki ayan kutaxna ajir allaha kaasiiyo brother

  • @asadhagio5964
    @asadhagio5964 5 ปีที่แล้ว +5

    Aad Baa Uma Hadasanthy Wax BadaN Kaa FaaiidaY Illahey Haku Barakeeyo