Qisooyinka Nabiyada ᴴᴰ┇Qisadii Sacii Iyo Reer Binii Israa'iil dilka adeerkood kadib

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ค. 2020
  • Waxaad nagala soo xiriiri kartaa E-mailkaan
    Idaacaddablx@Gmail.com

ความคิดเห็น • 372

  • @ugbaadqurux42
    @ugbaadqurux42 4 ปีที่แล้ว +3

    Walal qisooyinka Quran ka noo soo badi
    Ilaahey khayr haka siiyo

  • @asadkariye2414
    @asadkariye2414 4 ปีที่แล้ว +108

    Masha allaah dhaman inta qeerka isku imaaday aad idin salaamay ❤️❤️

  • @asadxidig8532
    @asadxidig8532 3 ปีที่แล้ว +5

    maan sha allaah ilaahay haku barakeeyo

  • @shaaficifaarax1330
    @shaaficifaarax1330 3 ปีที่แล้ว +10

    Allah wuu iga dhiigay islaam waa nimco wayn allah waxa iga bariidan inuu iga dhiigo mumiin dhaba insha allah guul dhamanten nolosha danne

  • @ragazzoyg2332
    @ragazzoyg2332 4 ปีที่แล้ว +28

    Radio buula xuubey waxan codsan lahaa taariikhda nabi ayuub mahadsanid🙏

  • @Nur.Ducale
    @Nur.Ducale 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah wa an kaa codsanaa qisadii NABI CIISE cs 🙏

  • @mohahaaji5124
    @mohahaaji5124 4 ปีที่แล้ว +72

    Ilaahey dulqaad badane weeeye 😥😢😢♥️♥️♥️

  • @ubaxmataan1520
    @ubaxmataan1520 4 ปีที่แล้ว +4

    Naxaris iyo nabad galyo xaga alle ka ahatay korkaagah haa aahato wll xassan xajji xafiidu Allah wll 🖐💞💞 mahadsanid 100%

  • @enghuseinali9966
    @enghuseinali9966 3 ปีที่แล้ว +3

    Mazha allh ilaahy ha niga abaaal maryo

  • @mohamedbuwe2277
    @mohamedbuwe2277 4 ปีที่แล้ว +8

    Thank jou bro
    Lakiin waxaan jeclaanahaa in qiso yaal kale oo nabiyada ama tarikhyahaan ku saabsan

  • @safiamohamedmohamed2991
    @safiamohamedmohamed2991 3 ปีที่แล้ว +9

    Rabigeena waaa dulqaad badane naxariiste denbi dhaafe Allow naxriistaada nagu cafi waxaa nahay denbiiliyaaal 😢🍂☝️🙏

  • @asma4837
    @asma4837 4 ปีที่แล้ว +3

    mashalah waankafaaideysatay qisooyinka nabiyada qeerbadan alaah hakusiiyo wllo

  • @Nur.Ducale
    @Nur.Ducale 3 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah
    Waxan idinka codsanaa inaa noosoo kordhisaan Qisooyinka Nabiyada
    Allayaacizak 🙏

  • @nipseymafia8308
    @nipseymafia8308 4 ปีที่แล้ว +5

    Allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu akbar.allahu akbar.allahu Akbar aamantu bilaahi wa rasuulihi wa kutubihi wa malaikati wal.yomul aakhir

  • @maqdiskalaay2166
    @maqdiskalaay2166 4 ปีที่แล้ว +9

    Marka hore asalaamu caleykum warax matulaahi wabarakaato wall adiga o mahad San maad ka hadashid qisadii nabi suleyman caleyhi Salam adiga o Rali ah

  • @123mohamedh
    @123mohamedh 4 ปีที่แล้ว +17

    masha Allah ilaahey ha ku barakeeyo
    يَا بَنِي إِسْرَائِيلَ اذْكُرُوا نِعْمَتِيَ الَّتِي أَنْعَمْتُ عَلَيْكُمْ
    الحمد لله على نعمة اﻹسلام

  • @samirahsamir6930
    @samirahsamir6930 4 ปีที่แล้ว +84

    It’s 2:19 Am Saxuurtibaba nosoo dhow and I can’t imagine how happy I’m to see this video 😊💪🏾 Alhamdulilah Jasakallahu Khayr wllo 👏🏾

    • @khaliilismail9304
      @khaliilismail9304 4 ปีที่แล้ว

      Hadaan afurnayna 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @calidiraac6972
      @calidiraac6972 4 ปีที่แล้ว +1

      Asia lee udhow saxuur iyo Australia kee jogta sister

    • @abdiazizmursalahmed152
      @abdiazizmursalahmed152 4 ปีที่แล้ว +2

      Anigaba saacad baa ka hadhay Alhamdulilah malaha isku meel baynu joognaa xagaad joogtaa?

    • @seaditeyib9070
      @seaditeyib9070 4 ปีที่แล้ว

      Aar hadaan afuray maxaa 😂

    • @cabdicabdillahiyonis3241
      @cabdicabdillahiyonis3241 4 ปีที่แล้ว

      Maansha allah walaashay ilaahay ha ku barakeeyo amin amin

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 4 ปีที่แล้ว +77

    Mar kasta oo Aad awooda ilaahay maqasho wax ku saabsan waxay keensanaysaa inaad ilaahay si dhaba uga cabsato qisooyinka badanaa waxa laga Dheehan karaa awooda ilaahay Een xadka lahayn iyo inuu wax walba ilaahay awoodo waynaan waa ta ilaahay

  • @ismailarush7440
    @ismailarush7440 4 ปีที่แล้ว +3

    Maashallah ilaahay haku barakeeyo walal.

  • @iamartan8870
    @iamartan8870 4 ปีที่แล้ว +3

    Axamdulillaah allihii islaamka naga dhigay baa mahad leh

  • @KING_ZACK_275
    @KING_ZACK_275 4 ปีที่แล้ว +4

    Hore usoco zxp qali

  • @yaasincumarchannel886
    @yaasincumarchannel886 4 ปีที่แล้ว +5

    One million halagaarsııyo walaalkeena wxa ugu qeyrka badan soogudbıyaa

  • @nastexasharaf9906
    @nastexasharaf9906 4 ปีที่แล้ว +17

    Afur wanagsan Asxaabta 🙏

  • @xafsoahmed9732
    @xafsoahmed9732 4 ปีที่แล้ว +3

    Subxana laaah midka sheywalba og waa alle laha nawada hanunsho

  • @xogahadunida2487
    @xogahadunida2487 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnshallh alla haku xifdiyo 💝💝💝💝

  • @mohedrashed8403
    @mohedrashed8403 4 ปีที่แล้ว +6

    masha allah ustaad xasan cismaan xaaji

  • @rashkaabdirahim3987
    @rashkaabdirahim3987 4 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha allah qiiso cajiib ah sxb nosobadi qisooyinka oo kale

  • @asiaahmednour4133
    @asiaahmednour4133 ปีที่แล้ว +19

    هو الحي الذي لا يموت 😭☝

  • @somalitalk3828
    @somalitalk3828 4 ปีที่แล้ว +13

    Masha Allah Allah ajir aan la soo koobi karin Allah hakaa amaal mariyo keep going my best channel 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @nimcaannuur8118
    @nimcaannuur8118 3 ปีที่แล้ว +3

    Walalkay ramadanka uunmaha ee shanalka sogali qisoyinka napiyada

  • @mohamedkadar7475
    @mohamedkadar7475 4 ปีที่แล้ว +8

    Best channel in Somali youtubers
    Allaha ka abal mariyo wll

  • @liqoosandoon5722
    @liqoosandoon5722 4 ปีที่แล้ว +3

    Alla hakuu siyaadiyo cilmiga my bro🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗

  • @waayoarag7829
    @waayoarag7829 4 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allah waacilmi iyo waliba qiritaanka alle alle hakaa jisaa siiyo

  • @maxamedkaraama4265
    @maxamedkaraama4265 4 ปีที่แล้ว +2

    Allow Naga aqbal Ramadanka amiiin jazakallah wallka. barnaamijka khayrkisa allaha ina siiyo

  • @baylood.germany
    @baylood.germany 4 ปีที่แล้ว +3

    Qisada in yar ba ka dhiman inta saca laga iibsanyo wiilka yar ee labadiisi waalid uga dhinteen aakhirka wuxuu odhanaya saca miisankiisa oo dahaba hala iga siisto ayuu odhanaya

  • @mubenmedia5991
    @mubenmedia5991 4 ปีที่แล้ว +11

    Asc. Radio Bulaxubey. runtii waxaa tahay TH-camr kaliya aan jeclahay qaabka wanagsn e ad noguso diyrso. Wana ku raxystaa dawshada video yadad. Waxn bilaabay TH-cam cusub oo ah MUBEN MEDIA. Waxana ku so gudbiyaa Casharro. Fadlan i dhiirigali. 👍

    • @SomaliwithAbzi
      @SomaliwithAbzi 4 ปีที่แล้ว

      Mashllah wll. Her MUBEN MEDIA so.dhwdada. ani wn ku saray sxb. Horay u soco. ❤️

    • @mubenmedia5991
      @mubenmedia5991 4 ปีที่แล้ว

      @@SomaliwithAbzi mahdsnd Asxbta na tagertay❤️

    • @tutorabzi588
      @tutorabzi588 4 ปีที่แล้ว +1

      Ani waan kuu saaray sxb❤️👍
      VIVA team Radio Bulaxubey.
      her muben media hormar wacan ayan idin rjynayaa👍

  • @xaajisiciid8147
    @xaajisiciid8147 4 ปีที่แล้ว +9

    Waxan ahay qofkii ugu horeeyey alxamdu lilah

  • @toffo999
    @toffo999 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahy jidka toosan ha inagu hanuuniyo

  • @Yaaska
    @Yaaska 4 ปีที่แล้ว +9

    Jazakallahu Kheyr Walaal Aan Alle Dartii Ujeclahay ❤️️ Noolow

  • @HamidislamHMD
    @HamidislamHMD 4 ปีที่แล้ว +5

    Qisooyinka quruxda badan

  • @khadromohamed9821
    @khadromohamed9821 4 ปีที่แล้ว +6

    wllo waxan idinka codsana ina noso galisaan qisadi nabi yusuf mahad sanid🙏inta igu racsan like isar🙏🥰

  • @asmasheikh8072
    @asmasheikh8072 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah hasan cusman xaji qof legand ah oo mudan in lagu daydo rabi wayne ha ku xafide.

  • @dayax4373
    @dayax4373 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah wll noosoo badi 😉💞💞 idaacada buulaxuubeey 💞💞💞💞💞👆👆👆👆👆👆👆

  • @nastexasharaf9906
    @nastexasharaf9906 4 ปีที่แล้ว +15

    Rer bani Israa'iil madax adka qoom Nocey Ahayen subxana Allah

    • @maxabatulquraan2800
      @maxabatulquraan2800 4 ปีที่แล้ว +2

      Nastexa sharaf hhhhhh wllhi waligey ma maqlin dad ka madax adag

    • @nastexasharaf9906
      @nastexasharaf9906 4 ปีที่แล้ว +2

      @@maxabatulquraan2800 rusul badan aya loso diray mucjiso badana wala tusay sasay tahay waay so tagan yihiin xasbuna Allahu wanicmal wakiil ILAHAY kuwaas cml nagama yelo🤲

    • @maxabatulquraan2800
      @maxabatulquraan2800 4 ปีที่แล้ว

      Nastexa sharaf aamin Qaaliyey

    • @maxabatulquraan2800
      @maxabatulquraan2800 4 ปีที่แล้ว

      Nastexa sharaf wllhi xabiibti waan la yaabey Qaaruun ma ma qashey wixi uu kubsameeyey nabi muuse cs

    • @nastexasharaf9906
      @nastexasharaf9906 4 ปีที่แล้ว

      @@maxabatulquraan2800 haa waanaqlay kibirkiisa iyo isla weynidisa

  • @luckycookbeuty1007
    @luckycookbeuty1007 4 ปีที่แล้ว +11

    Mansha allah aad bad umahadsantahay jazakallah

  • @RiGaax_22
    @RiGaax_22 4 ปีที่แล้ว +14

    ilhaY ha kaa ApaaLariYoH ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 ปีที่แล้ว +27

    Inta Sugaysay like
    Hassan Osman Haji Waad kuu mahaad Santahay Zida Fican ee aaad Qisoyinka nogu so Diyarisay shugran

  • @samkeeknation
    @samkeeknation 4 ปีที่แล้ว +7

    subxana Allah Rer bani Israa'iil madax adeg waa la dhameyey

  • @elmidadybala7360
    @elmidadybala7360 4 ปีที่แล้ว +2

    Ramadan Karim

  • @mustaferasta9742
    @mustaferasta9742 ปีที่แล้ว +2

    Alahu Akbar somaliyah cashiradah Insha Allah

  • @safiamohamedmohamed2991
    @safiamohamedmohamed2991 3 ปีที่แล้ว +15

    كذلك يحيي الله الموتي ويريكم أياته لعلكم تعقلون 💚🌾🥀🍀🌹☝️😊صدق الله العضيم 🖤💛🌹

  • @mariamm4398
    @mariamm4398 4 ปีที่แล้ว +9

    Afur wngsn Somalaaaay💓💓

    • @samirahsamir6930
      @samirahsamir6930 4 ปีที่แล้ว

      Bisinka aankana Saxuurbay notahay Hno hhhhh wallahi waa 2dii hadana sii qadintay saxuurtaydii

    • @mariamm4398
      @mariamm4398 4 ปีที่แล้ว

      @@samirahsamir6930 aduunyo kale ayaad joogtaa noooh

    • @samirahsamir6930
      @samirahsamir6930 4 ปีที่แล้ว +1

      Maryama Mursal 😂 Idinkaa reer Akhiraad ah malaha Xabiibti

  • @alkaatib3385
    @alkaatib3385 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashaalah ajar xasnadaa aalaah kaasiyo wall xasan

  • @aiydarusfaarah9704
    @aiydarusfaarah9704 3 ปีที่แล้ว +4

    Wllo qaarigan quraanka akhrinaya
    Aad ban uga Helay ee magaciisa iisoo
    Sheeg, Allena haka abaal mariyo

  • @sharaaweyare4658
    @sharaaweyare4658 4 ปีที่แล้ว +2

    mahad sanid wll xasan cismaan nosoo badi qisoyinka nabiyada

  • @ridwanahmed2117
    @ridwanahmed2117 4 ปีที่แล้ว +1

    😭😭 allahu akbar allahu akbar ilahay ha ku xiftiyo akhira and aduunba wllky shugran

  • @abdaledigfer3742
    @abdaledigfer3742 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah ilaahow noo naxariiso ifyo aakhiraba

  • @daudhussein6779
    @daudhussein6779 4 ปีที่แล้ว +30

    Alx wlhi wan sugay Clipkaan aadka u wngsn
    Meshan ku Afuray anoo jifa ayan dawani hya.. Qofki ila mid ah ee afury like me 🙏

  • @79documentary
    @79documentary 4 ปีที่แล้ว +1

    alx wll nosobadi qisoyinka anabiyada waa waxa muhiima xaga diin ahaan inana barano

  • @YussufAbdulrahman7
    @YussufAbdulrahman7 3 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallahul Khayr walal

  • @ahmedaddawe1071
    @ahmedaddawe1071 3 ปีที่แล้ว +6

    الحصري انا احبك في الله واسأل الله أن يجمعنا في الجنة

  • @yuusufmaxamuud3059
    @yuusufmaxamuud3059 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a akhii allah ku dhowro✋

  • @abdiazizalinchannel4705
    @abdiazizalinchannel4705 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle cimriga iyo cafimadka iyo aqoonta ha ku barakeeyo anakana nooso duce

  • @monaomer2161
    @monaomer2161 3 ปีที่แล้ว +1

    Msha alh ilahay haynaso hadeyo

  • @zaaraaadan445
    @zaaraaadan445 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah scw scw scw scw 😭😭😭❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamuudlabo743
    @maxamuudlabo743 4 ปีที่แล้ว +4

    Nabi muuse calahim salam

  • @abdullahiali161
    @abdullahiali161 4 ปีที่แล้ว +2

    Sheikha qur'an ka aqrinayo magaciisa isheega.

  • @kowsarowkonbe2306
    @kowsarowkonbe2306 4 ปีที่แล้ว +3

    Alle weyne waa mid dulqad badan allow no danbi dhaaaf

    • @abdiqafar5453
      @abdiqafar5453 4 ปีที่แล้ว

      Amin yaa Raxmaan yaa Allaah yaa Rabbi

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 4 ปีที่แล้ว +13

    MASHA ALLAH ALLE HA KU XIFDIYO AMIIN YAA RABBI

  • @abdiabaa1081
    @abdiabaa1081 3 ปีที่แล้ว +1

    Kheer alle aku siiyo raadiyoo buulo xuubey

  • @sadamdiiriye3505
    @sadamdiiriye3505 4 ปีที่แล้ว +2

    Mach allh
    Allh ku xafido

  • @farhiaabdifarah9001
    @farhiaabdifarah9001 2 ปีที่แล้ว

    jazakal laah ilaahay haku siyaadiyo ajarka

  • @jelleibrahim9856
    @jelleibrahim9856 4 ปีที่แล้ว +2

    Allah swt waxbo kama qarsoona

  • @safasayd9149
    @safasayd9149 4 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allaah AllahA ku xifdiyo

  • @naciimoibrahim3516
    @naciimoibrahim3516 4 ปีที่แล้ว +1

    Xaqiiqdi ayadan wax badan ayan radiyay sababta loo dhahay surada saca lkn alxm dadal kadib wan helay oo kutubta fasirka ayan ka aqrisaday hadane halkan ayan ka arkayaa
    Ilahow hanaga dhigin kuwo jahiliin ah oo xaqa kajedhsada
    Xaqiiqdi quraanku waa qisoyin dhamestiran
    Alxm inan islam ahay wana kufanaa diintayda dalkayga iyo dadkayga dhaman islamka 😍😍😍😍

  • @Yahyalambaduusa
    @Yahyalambaduusa 3 ปีที่แล้ว +2

    Shiiqa quraanka aqrinaya magaciisa oo uu soo Qaato inta badan magaciisa

  • @liibancartan8591
    @liibancartan8591 4 ปีที่แล้ว +4

    ّآلَلَهّمً صّلَ عٌلَﮯ سِيَدٍنِآ مًحًمًدٍ🌹عٌدٍدٍ خِلَقُکْ 🌹وٌرضآء نِفُسِکْ🌹وٌزٍنِةّ عٌرشُکْ🌹وٌمًدٍآدٍ کْلَمًآتٌکْ🌲وٌعٌدٍدٍ آلَذِکْريَنِ🌲وٌآلَذِآکْرآتٌ🌷وٌذِرآتٌ آلَرمًآلَ🌷فُﮯ آلَأرض وٌآلَبًحًآر🌺وٌآلَجّبًآلَ 🌼وٌآلَأنِهّآر🌻وٌعٌدٍدٍ مًآلَآ يَحًصّﮯ عٌدٍدٍ🌷وٌعٌلَﮯ آلَهّ 🌸وٌصّحًبًهّ 🌹آجّمًعٌيَنِ🌷آلَلَهّمً آمًيَن🌿يَآ ربً آلَعٌآلَمًيَنِ☘️❤️💐❤️🌹❤️🌸❤️🌺❤️
    استغفر الله العظيم الذي لا اله الا هو الحي القيوم و اتوب اليه ❤️💐❤️🌹❤️🌼🌺

  • @feisalyare1186
    @feisalyare1186 4 ปีที่แล้ว +5

    masha Allah wll Xasan Wan ku raxeystaa Markasta Qisoyinka Waxan ku leyahay Wll inoo sii wad Nolo Aan ku Rajeynaa inta Ay nolol jirto Insha allh Ramadan mubarak

    • @feisalyare1186
      @feisalyare1186 4 ปีที่แล้ว

      mahadsanid wllkeyga Qaliga Ahayow

  • @abdinasirabdlla9669
    @abdinasirabdlla9669 4 ปีที่แล้ว +5

    Asc ramadan karem

  • @AsmaXuseencabdi
    @AsmaXuseencabdi 4 หลายเดือนก่อน

    Soo dhig qisadii nabi yuusuf cs❤

  • @aadanabdi2110
    @aadanabdi2110 3 ปีที่แล้ว

    Alle misanka xasanadka ha ku saro wll

  • @iqroabdi2718
    @iqroabdi2718 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah waxaan rijeenaa qof kasta inuu Allah kacabsado

    • @iqroabdi2718
      @iqroabdi2718 2 ปีที่แล้ว

      🥺🥺🥺😪😥😥😪

  • @ftimahassan4274
    @ftimahassan4274 3 ปีที่แล้ว +1

    Dadkii hore sheekadoda nabi maba jiro ilaha na ma jiro

  • @istaahil6479
    @istaahil6479 2 ปีที่แล้ว

    Soonkii hore bay ahayd markan dawanaayay Alxmdulilah sonkii kale aan dawanaaya

  • @ahlul_allah6941
    @ahlul_allah6941 4 ปีที่แล้ว +3

    Qoom ka madax adag ma arag reer banii israaiil iyo siduu ilaahey ugu miceyay

  • @sadaamtmr7234
    @sadaamtmr7234 4 ปีที่แล้ว +4

    Mnsha allah
    Wllky xasan Cushman haji
    Hoelru usocao wllky

  • @foosiyamuhaned3772
    @foosiyamuhaned3772 4 หลายเดือนก่อน +2

    subxanallah subxanallah❤

  • @alhaajifitt4419
    @alhaajifitt4419 4 ปีที่แล้ว +6

    Idaacada buulo xuubeey igu caawi shiikha qur'an aqrinaya magacisa mhdsanid 🙏🏿

    • @mawliidmohamoud1258
      @mawliidmohamoud1258 4 ปีที่แล้ว +3

      Wll waxa la yidhaa: khaliil Alxusari, meelkasta waadka helaysaa quraankiisa TH-cam maktabadaha Islamic ah iyo meelo kaloo badan

    • @luckycookbeuty1007
      @luckycookbeuty1007 4 ปีที่แล้ว +2

      Mohamud khalil husary aa ladaha shekh walal

    • @alhaajifitt4419
      @alhaajifitt4419 4 ปีที่แล้ว +1

      @@luckycookbeuty1007 mhdsanid 🙏🏿

    • @alhaajifitt4419
      @alhaajifitt4419 4 ปีที่แล้ว +1

      @@mawliidmohamoud1258 shukran wllkey

  • @hakimhaji1178
    @hakimhaji1178 4 ปีที่แล้ว +8

    رحم الله رحمة واسعه الشيح حصري

  • @AbdirizakBlack1
    @AbdirizakBlack1 4 หลายเดือนก่อน

    Mashalah wlahi aadban ujecleystay❤

  • @ikraamikranitapea9800
    @ikraamikranitapea9800 ปีที่แล้ว

    Asc abwe codsi ino so gali qisadi nabi yusuf cs Alle haku sharfo❤️

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 4 หลายเดือนก่อน +2

    ☝️ SUBHANNALLAH 🤍 ALLHAMDULILAH 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLALAH 💐 ALLAHU ☝️ AKBAR 🤍 LAHAWLA 💐 WALLAQUWATI ☝️ ILLAA 🤍 BILLAH 💐 ASTAQFURULLAH ☝️ HASBUNALLAH 🤍 WA 💐 NICMAL ☝️ WAKIIL 🤍 LA 💐 ILLAHA ☝️ ILLAA 🤍 ANTA 💐 SUBHANAKA ☝️ INNII 🤍 KUNTU 💐 MINA ☝️ DALIMIIN ☝️🤍💐☝️🤍💐☝️🤍💐☝️🤍💐☝️🤍💐

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 4 ปีที่แล้ว +1

    Allahu skbar allah wax walbo oge

  • @xuseenxasaniimaan3939
    @xuseenxasaniimaan3939 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤masha ALLAH ❤❤

  • @Salmaahmed-bs7hq
    @Salmaahmed-bs7hq 4 ปีที่แล้ว +4

    Macha allaH ALe Hakajazai ziyo

  • @shaatiyare2885
    @shaatiyare2885 4 ปีที่แล้ว +5

    ماشاء الله بارك الله يا استاد

  • @khadijacawad2572
    @khadijacawad2572 2 ปีที่แล้ว +1

    .Marshall Alaah

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 4 ปีที่แล้ว +4

    Amazing qiso masha allah

  • @YahyeboyOfficial
    @YahyeboyOfficial ปีที่แล้ว +2

    Allahu akber 😭😭🤲

  • @wehlieofficialqaboowe
    @wehlieofficialqaboowe 4 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid sxb allaha ku xafido