Waxaa la sheegaa inay imika tiknoolajiyaddan cusubi fara baas ku hayso shinnida khaasatan signalka kala duwan ee isgaadhsiinta sida wifi-ga ama wirelesska internetka, taasoo ku keenta in dariiqu kalumo ama ay dayowdo ee maxaa ka jira warkaas.
Xasan cismaan xaaji. Wax badan ayaan ka faa,iiday lama soo koobi. Karo. Alle miiska xasnaadka hakugu darro. Waxanan rajynaya. Inta kuwanka joogno. In alle ila ka kulmiyo. Hadii alle taa inoo qorin. Waa inoo jannnada.
Ilaahi Nimcada Islaamka Ina Siyay ayaa mahad ok dhan iska leh cilmi kasta oo ay gaalo ama islaam sheegana wuxuu ilaahay inoo sheegay 1400 sano ka hor Yaa allah aday mahad oo dhami kuu sugnaatay Mansha allah ilaahay ha kaa jasaa'i siiyo wlloh
Asc marka hore waan idin salaamey wllhy marka xigta barnaaminyadiina wa barnamijyo aad u qurx badan anigana waan jclhy marka wllhy waxaan rabey inaad i shegtan magaca sheikha aqrinaya qur'an aayada وأوحي ee suratu naxli waan rajeynaa inad iiso jawaabi doontaan
اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته Wllo please waxaan idinka cod sanaa yaa sheikh quran ka aqrinaayo maga ciisa isheega 😢😢😢😢 sheikh kha kow quran ka ar riinaayi وَ يُرِيكُم ءَاياتِهِ فأىَّ آياَتِ الله تنكرون. سورة غافر 81
Al naxl surat ahaan waan aqaanay lkn maanta ka hor ma u aqaanin in shinida ka hadleyso taasna waxaa keenay luuqada carabiga mahadsanid walalkey #aayadaha barnaamijka kusoo qadaneysid sheikha aqrinaayo magaciisa qofkii yaqaano reply fadlan mahadsanidiin
Hadii aad doonayso waxyaabo intaasi ka badan oo shinnida ku aadan fadlan booqo website-keena adiga oo riixaya linkiga hoose
www.rdbuuloxuubeey.com/mucjisooyinka-quraanka-sayniska-nolosha-shinnida-iyo-faaiidadeeda/
idaacadda buuloxuubeey
Fadlan shiiqa quraanka aqrinaayo magaciisa inoo sheeg thanks
Sheekh Maxamuud Khaliil Al-Xusri
idaacadda buuloxuubeey
wll mahadsanid sida dag'daga ah Ee aad iigu sheegtay
idaacadda buuloxuubeey walaal barnaamijki Nebi Muhammad Scw Ma Lagu Shegay bibleka Habayntii May u Dhamaatay
Waxaa la sheegaa inay imika tiknoolajiyaddan cusubi fara baas ku hayso shinnida khaasatan signalka kala duwan ee isgaadhsiinta sida wifi-ga ama wirelesska internetka, taasoo ku keenta in dariiqu kalumo ama ay dayowdo ee maxaa ka jira warkaas.
Marka Hore Nabigeena Muhammad Ku Sali Hadad Jecezhahay ( Scw ) Alaha Ku dhawree 💜💜
Booramawi Dhap AH scw
Scw
Booramawi Dhap AH SCW SCW SCW
Booramawi Dhap AH SCW SCW SCW SCW SCW 💘💘👈
Booramawi Dhap AH
Salalaahucalayhi wasalam salalaahucalayhi wasalam
Anigu laba qof ayaan illahay jano naxariis iyo danbi dhaaf u waydiinaya ana waxaan illahay ka codsadaa in illahay janada nagu kulmiyo inshallah waa idaacada buuloxuubay wllkyga iska leh iyo dr zakir naik inshallah khayr ❤️🙏
Walalayal idaacada buulxubeey waad iga farxisaaan yaqiinteydana wAd sii ziyadisaan marwalpa alle haidinka abaalmariyo
Xasan cismaan xaaji. Wax badan ayaan ka faa,iiday lama soo koobi. Karo. Alle miiska xasnaadka hakugu darro. Waxanan rajynaya. Inta kuwanka joogno. In alle ila ka kulmiyo. Hadii alle taa inoo qorin. Waa inoo jannnada.
Maasha allah xasan cismaan xaaji mala dhahaa wiilkan wlhi waa iska jeclahy hada wxa ku fikiraayay muu magaciisa no sheego hadana wxn is dhahay qofkasta asa dantisa yaqaano iska barasho wngsn wll🖤❤️
First and second LIKE i sara sxp yaal
Quraanka oo dhan WAAA SAXXXXX👍🏾🇸🇴🏆👏🏾🥇
Waaa xaqiiiq INA Qur'an Ku kawayn yahay waxkasta oo baadila madama uu yahay hadalkii Allah subxanlllah
Buuloxubey ilahay janadisa hakugu maratiqado waad noo få idayasa
Waad mahadsantihiin Bahda RDBuuloxuubeey, cilmi iyo aqoooni oo dhan Allah swt ayay usugnaatay
Masha alh Radio bulo xubey wan kuxiranhy wax bdn ka faiday
Idaacadda buuloxubeey wan kahelaa muqalada lasoodhiko Wana kuxiranahay ❤️💯
ilaahey qeyr badan hakusiiyo walaal qaali ah.aad iyo aad ayaad u mahadsantahay walaal.
Jazakallah akhii Muslim
Maasha aalh wllkeyga qaaliga Ah noolow Aduun iyo Aakhiro raaxo ku waar😍😍😍
Masha allah caawa ayaa iiguhoraysa comment like ta igusharfa si aan imika waxii kadanbeeyo usooqoro wax👌👌
MaashAllah wll.this was amazing. We also need the story of the prophets .barakaAllahu fiik
Masha Allah ustaad. Jazakallah😍
سبحانك ما أعظمك ربنا 😭❤
Mnzha allah radio buulo xuubey waan la socda barnamijyadina Qiimaha leh alle haydin dhawro
Masha allah walalkena Xassan Cismaan Mizaankaaga Aaqiro Alle hakugu Daro
Almarkaawi ghgkc
Ilaahi Nimcada Islaamka Ina Siyay ayaa mahad ok dhan iska leh cilmi kasta oo ay gaalo ama islaam sheegana wuxuu ilaahay inoo sheegay 1400 sano ka hor
Yaa allah aday mahad oo dhami kuu sugnaatay
Mansha allah ilaahay ha kaa jasaa'i siiyo wlloh
mustaphe suwa o
Masha Allah waa sidii uu quraanku usheegay
Jazaka allah hasanow wll
Waad ku mahad san tahay
Sidaad noola wadaagto barnaamijyada wax tarka leh
Mashallah walal allaha kuxiftiyo
Sida fiican ee usoo habysa video gan
aad iyo aaad u mahadsantahay bro ilaaahay hakiu siyaadiyo cilmiga aadarkasta nala wadaagayso
mnsh allh mhdsnid wll khayr allh ku siiiyo
Masha Allah wll Allah ku barakeeyo
Masha Allah
Wlll mahadsanid
Ee noo badi barnamijyadaan
Alle,mahadi usugnaatay masha allah wllkey jazakallahu qeyr
Mashallah jazakalah khayr ilahay haku dhawro wll
Subxaanallaah. Rabbanaa maa khalaqta baadila, subxaanaka faqinnaa cadaabanaar
Masha Allah wllo jazaak Allah kheyr 👌👌
Masha Allah mucjisada allahey wey badantahay
Allow qeyr ku sii wll
Manch Allah Mahadsnid brother
Amiiimaxmad
Maybe
Masha alah alle haku dhowro wllo soo badi
☝️ SUBHANNALLAH 🤍 ALLHAMDULILAH 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLALAH 💐 ALLAHU ☝️ AKBAR 🤍 LAHAWLA 💐 WALLAQUWATI ☝️ ILLAA 🤍 BILLAH 💐 ASTAQFURULLAH ☝️ HASBUNALLAH 🤍 WA 💐 NICMAL ☝️ WAKIIL 🤍 LA 💐 ILLAHA ☝️ ILLAA 🤍 ANTA 💐 SUBHANAKA ☝️ INNII 🤍 KUNTU 💐 MINA ☝️ DALIMIIN ☝️🤍💐☝️🤍💐☝️🤍💐
Maasha Allaah Jazaakallaah Walaal Mudan Wanaag
Allah hu akbar, wal amro biyadi Allah, subxaanak ya Allah.
msha allH Alla awoodleh
allahayoo caqliga iyo garashada noo ziyaadi
عجيب الله أكبر 💗
Mashallah 😘 thanks wllo waa barnamish fican
masha allh alle hakaa aBaal mariyo wllkey
WAAD MAHADSANTAHAY WALAAL
Guul falaastin inchalla
Alla diinta islamka macan badana
Iimaanka allah hano siyaadiyo mhdsnd
Sheekha akhrinaya magaciisa ha la ugu caawiyo pls wan ilaaway barakka Allah fiikum khayr
Asc marka hore waan idin salaamey wllhy marka xigta barnaaminyadiina wa barnamijyo aad u qurx badan anigana waan jclhy marka wllhy waxaan rabey inaad i shegtan magaca sheikha aqrinaya qur'an aayada وأوحي ee suratu naxli waan rajeynaa inad iiso jawaabi doontaan
Alllaha Akbar mshaa Alllaha waa ruun hadlka Alle ,swt, Alllaha Akbar
Wlljey xasan cismaan waanku jeclahay muuqaaldaadana dadka magaarsiiya aboowe
allah akbar alllah akbar ilahey aa weeeyn
Masha allah thank you sheikh
اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Wllo please waxaan idinka cod sanaa yaa sheikh quran ka aqrinaayo maga ciisa isheega 😢😢😢😢 sheikh kha kow quran ka ar riinaayi
وَ يُرِيكُم ءَاياتِهِ فأىَّ آياَتِ الله تنكرون. سورة غافر 81
Sh. maxamuud khaliil al-xusri
idaacadda buuloxuubeey
شكرا
حب واحد الثقة حبيبي انا احبك masha allah Aniga xitaa magacisa ayaa radinaaye comments kaga ka arkay thanks isku fikrad ayaa nahay ❤️❤️❤️👌🏻👀
حب واحد الثقة حبيبي انا احبك mahadsanid anigana waan u baahnaa
حب واحد الثقة حبيبي انا احبك
ماشاء الله
Sorry wllo quraanka maxif disay
mahad sanid wllo qali
noo soo wad macalin Thankz
Waan jecelahay wll barnamijyada aad soo diyariso ee aqoontu kushehantahay
Mazha allaah jasaaka allaah wll
Jazakum Allah buuloxubey
Baaraka allahu fiikum
Mcha llah kalamkii alle
اَلسَلامُ عَلَيْكُم وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ﷽ماشاءاللہ جزاك اللهُسبحان اللهالحَمْدُ ِللهأَسْتَغْفِرُ اللّٰهﷻكيف حالكانا بخير الحمد لله شكراانا بخير ،شكرا لك،
*Mansha Allah jaskalah khayr Plz Ya igu cawinkara shikha quranka Akhrinaya*
dhaga cade Sh.Maxamuud Khaliil Al-Xusri
Subhanallah wllhi waa mucjiso
Mansha allh wllky
ilaahow adooma daadi baanu nahye waanu isu kaa dhiibnay caadilow adaa ma abuurty adaa na leh ilaahow hanoo qaban wax magaratada yaa rabbi hanoo qaban wax kasta adiga awoooode ilaahow naxariiistaaada darteed noogu danbi dhaaaf waanu danbaab naaye markasta
Masha Allah
Mahadsanid walaal
Idaacadda buuloxu,,,,,,,,,, guulaysta
Ilahay awoodiisu weynaa
Mansha allah ilahay Xaqa Hana tuso
Quraanku waa sheeko dadkii hore alifeen
zxp waxan aad iyo aad u jeclahay sidaad wx usoo diyaariso
SubxaanaAllah Alhamdulillah waan walaahu Akbar
Jazakallaah wll
Jazakallah kheir
Alhamdulilaaah ❤️🙏🏾
Asc asxaabta bahda idaacada buulo xuubey waxaa idinka codsanaa in aad ii sheegtaan shiekha quraanka aqrinaayo Islam clip kaan
Subxaana allah...
Walaal sheika magaciisa ii sheeg ado raali ah
Abdikarim Yare
Sh maxamuud khaliil alxusri
سبحان الله العظيم
Manshallah Allah Akbar Allah Akbar
Mnsha allah radio buulo xuubey aad baad u mhsntiin ilaahy ajir ha idinka siiya
😭😭😭😭😭 Allahu akbar
Fadlan Subscribe dheh my youtube Channel.
Mahadsanidin
mch alah tabarkalah
*masha allah*
Alla Haka Ajar siiyo wnagagah
Allah haku barakiyo misanka xasanadka allah haku saro
Masha lalah
Asc idacada buulo xumay shiikha quranka akhrinaya iso sheega magaciisa ayadaha ay kubilabmayso qisado
Subxanalah ihay ayaa xumo kanasahan
M.a🥰🇸🇴❤
Mashllha allha akbar alllha akbar alllha akbar
Maasha alh
Al naxl surat ahaan waan aqaanay lkn maanta ka hor ma u aqaanin in shinida ka hadleyso taasna waxaa keenay luuqada carabiga mahadsanid walalkey #aayadaha barnaamijka kusoo qadaneysid sheikha aqrinaayo magaciisa qofkii yaqaano reply fadlan mahadsanidiin
Asc Somaliween
habiiba Hussein wcs
Wcs
Wcs
Waad mahadsan tahay sxb
Please wadaadka quraanka aqrinaaya igu caawiya magaciisa asxaabey waan waan raadinaayy wadaadkaan magciisa please
HAA WAA ALLE WEYNE
mahdsanid wll.
Wallo aayadaha Quranka kariimka ah Zhiekha akhrinaya magaciisa ayaan ubaah nahay mahelaya qof igu caawiya