Qisooyinka Nabiyada ᴴᴰ┇Baxsashadii Nabi Muuse Iyo reer Binii Israa'iil Q,4-aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Waxaad nagala soo xiriiri kartaa E-mailkaan
    Idaacaddablx@Gmail.com

ความคิดเห็น • 359

  • @ayuub3301
    @ayuub3301 4 ปีที่แล้ว +111

    Mnsha alh wall aaad usoo badi xiliga ramadanta ah mnsha allh ilahy diinta nagu barbaari naguna dil dhamaantiin ramadan mubaarak wlaalayaal❤️❤️❤️🇸🇴

  • @axmedzaki874
    @axmedzaki874 4 ปีที่แล้ว +10

    Wlky intaa Ramadan lagu jiro noogu wad Qozooyinka nabiyada m.allh

  • @cabdimawel1932
    @cabdimawel1932 4 ปีที่แล้ว +79

    Mnshaal
    Walalkay ama walshy
    Maaanta waaa jimce weliba ramadaan ah
    Khayr badan ayaaa ku jira
    Aynu ka faaidaysano
    Alle khayrkiisa hayna siiyo

  • @hudahodan1742
    @hudahodan1742 4 ปีที่แล้ว +37

    4 daqiiqo gudohod aya waxaa iga hormaraay 160 qof kudhawad masha Allah wan jeclahay qisoyiinkaa

  • @apdalemohmed4522
    @apdalemohmed4522 4 ปีที่แล้ว +8

    قال حكيم:
    أليس المريض إذا منع من الطعام والشراب والدواء مات قالوا بلي قال كذلك القلب إذا منع من ذكر الله قد مات أذكرو الله لعلكم تفلحون
    Ramadan karim all muslims ❤🌹🍁

  • @malisaqalinle2005
    @malisaqalinle2005 3 ปีที่แล้ว +2

    mansha Allah wll quranka sheekh akhrinaya magacisa isheeg illahay haku barakeye

  • @shafaosman8990
    @shafaosman8990 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah Ramadan Mubarak 💙😍

  • @qumanosmaan4001
    @qumanosmaan4001 4 ปีที่แล้ว +4

    Sanadkii hore Waan la socday sanadkaan waa kanaa Ilaaah ayaa Caafimaad iyo wax walba igu soo gaarsiiye Alxm YAAAAAA RABIIII Allow Adiga mahad iska leh. الحمد الله kan soo socdana Caafimaad iyo Cimri dheer nagu gaarsiii Yaaaa Rabiiiii Dhammanteen. MAHADSANID RADIO BUULO XUUBEY.

  • @jc8170
    @jc8170 4 ปีที่แล้ว +15

    walalahayga musliminta ahoow muraga ihayse iso duceya inu ALLE iga duqado 😢☝️

    • @neenahssn7346
      @neenahssn7346 4 ปีที่แล้ว +1

      Wll allaha farxad kugu badalo murugtana ha ka feydo

    • @jc8170
      @jc8170 4 ปีที่แล้ว

      amiin wllashey walahi sacan an jogo qalbiga aya ixanunaya abyo alha iaqbalo ducada

    • @FUNNY__VIDIOS7
      @FUNNY__VIDIOS7 9 หลายเดือนก่อน

      @@jc8170 hadda sooma faraxsanid

  • @abdidahirabdidahir738
    @abdidahirabdidahir738 4 ปีที่แล้ว +1

    maasha alaah walaal aad iyo aad ayaad umahadsantahay xiliga aad kusoobeegtay oo ah bishii barakaysneed eeramadaan ajar iyo xasanaad aka hakaasiiyo

  • @topfan4998
    @topfan4998 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah ma jiro wax diinta ka fiiican dhamaantin kheyr ku sooma

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 4 ปีที่แล้ว +8

    Xassan ilayaY ayaaba cilmi kan ugu wanagsan baraY oo ah القران كريم.....
    Qisoooyinka nabiyada ......❤

  • @queennamdaa4594
    @queennamdaa4594 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah qisoyinka waan jeclhy❤❤

  • @xanaanmohamud6955
    @xanaanmohamud6955 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah Ramadan Mubarak

  • @amiishahasan3936
    @amiishahasan3936 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha alllh mahadzand wll ramadan kariiim❤

  • @fatumamohamed7030
    @fatumamohamed7030 4 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah Jizakuma allah kheyr. Rambaadan. Mubaarak❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @yayatoure155
    @yayatoure155 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah waxaan islahaa shimaa lasoodeendoonaa qisoyinka jazaka Allah

  • @aminashire1548
    @aminashire1548 4 ปีที่แล้ว +14

    Masha allah
    Ilhow na hanuuni
    Mhdznd
    Hassan Haji👏

  • @abdallaabdikarin4558
    @abdallaabdikarin4558 4 ปีที่แล้ว +11

    Sheikha Quranka Aqriya Magicisa ii sheega Walaalayaal❤

    • @aishaali8539
      @aishaali8539 4 ปีที่แล้ว +3

      SHEIKH HUSSARY KHALIIL QOR WUKUSO BAXAA WLL

    • @hamzebarwaani689
      @hamzebarwaani689 4 ปีที่แล้ว +2

      Khaliil xusari

  • @harunsheikh8520
    @harunsheikh8520 4 ปีที่แล้ว +13

    Thank you Walal Xasan. Runti aad ayan usugeyni Qisoyinkan. Please continue.

  • @ahmedhillowle4957
    @ahmedhillowle4957 4 ปีที่แล้ว +19

    Masha Allah wll aad u soo badi qisooyinka nabiyada ramadaan kariim ❤️❤️❤️❤️

    • @farxiyonuur1707
      @farxiyonuur1707 2 ปีที่แล้ว

      💗💗💗💗💗💗❤❤❤

  • @amii86
    @amii86 4 ปีที่แล้ว +15

    جزاك الله خير ا يااخي 🌙🕋♥

  • @diamodmubarik434
    @diamodmubarik434 4 ปีที่แล้ว +7

    M.a. wlal iLahaY haka JasaaisiiYo♥️👏..nosoo badi💞👏

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 4 ปีที่แล้ว +3

    Xayaklaah akhuya

  • @amiinabdihakim3584
    @amiinabdihakim3584 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah soo badi wll jakallah

  • @babageseey4817
    @babageseey4817 4 ปีที่แล้ว +3

    Sobadhi sxb Mashaallah waye cotkaga fasixwaye ee sobadhi Mashaallah

  • @xamsebaashe816
    @xamsebaashe816 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah wallahay waan farxay

  • @Ali-yusuf95
    @Ali-yusuf95 4 ปีที่แล้ว +17

    Illah ajir iyo xasanaad hakaasiiyo sxb 🤲🏼

  • @cadaweyare8969
    @cadaweyare8969 4 ปีที่แล้ว +4

    Wlh maanta faarxadey lamaso koowi kaaro Mahadsanid ilahay ajaar iyo xaasanad ka siiyo wlh wxa kuugu awaal guudo mahayo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏. Keeep gooong ✊🏻✊🏻

  • @engabdirisaqmohamed5014
    @engabdirisaqmohamed5014 4 ปีที่แล้ว +1

    Msha allh qisooyinka nabiyada noso badi ramadanka dartiis.

  • @siiseeyboy1080
    @siiseeyboy1080 4 ปีที่แล้ว +3

    Ramadan Mubarak 😌😌😌😌😌

  • @sahalciire440
    @sahalciire440 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha'allaah horey uwad

  • @deepraichand8304
    @deepraichand8304 4 ปีที่แล้ว +7

    Allah knows how much I love this TH-cam and Alx I’m thankful allah for learn a lot of nabis!🙏🏾

    • @Mohamuoud
      @Mohamuoud 2 ปีที่แล้ว

      🤲🤲🤲

  • @alhaajifitt4419
    @alhaajifitt4419 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alla sxpayaaal hala igu cawiyo shiikha qur'an aqrina magacisa🙏🏿

  • @KING_ZACK_275
    @KING_ZACK_275 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah idaacada buulo xuubay❤

  • @abdikhadarmk7977
    @abdikhadarmk7977 4 ปีที่แล้ว +12

    Mnshalh yaamuslimiin💖❣ Ramadan kariim dhamantiin ilaah bisha barakaysan khyrkeeda khyrkeeda hanasiiyo amiin amiin🧭

  • @abdurahmankader8619
    @abdurahmankader8619 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll adoo Alle ka cabsanaya fadlan fadlan sii wad qisooyinka nabiyada

  • @fathialiilmi3132
    @fathialiilmi3132 4 ปีที่แล้ว +1

    MnshAllah ALLAHA ku barakeyo wll

  • @maxamedhussein8959
    @maxamedhussein8959 4 ปีที่แล้ว +1

    Ma sh Allah Wall qali Wan kugo fanaa Adonka xadi an isko Arkin in sh Allah waxn rajeynaa Allah in oo naga kulmiyo jandiisa Amiin Wall qali Wan hiiseeyaa waqti welbo Ramadan Kareem Allah inoo denbi dhaafo quf welbo oo Muslim ah

  • @abshirmohamed8806
    @abshirmohamed8806 4 ปีที่แล้ว +7

    Aad baad ugumahad santahay fulinta cod siyadeena

  • @waheliye44
    @waheliye44 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah Keep going Bro from Cardiff

  • @sacdiyoabdullahi5099
    @sacdiyoabdullahi5099 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa taxanihi ramadanka hormar wacan buula xuubey

  • @kingpublic2436
    @kingpublic2436 4 ปีที่แล้ว +3

    Walal gaali ajaar iyo xasanaad alaah hakaasiyo qof qalbi wanaagsan ayaa tahay sxb ramadaan mubaarak 1

  • @abuyaxya3301
    @abuyaxya3301 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah qisooyinka wa so bilawdeen kheer allha ku siiyo xasan osman ramadan kariim eebow

  • @amuushmohmet6009
    @amuushmohmet6009 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ino so badi wll💕❤️🥰

  • @hamseali4148
    @hamseali4148 4 ปีที่แล้ว +2

    Maa shaa Allah wll

  • @Salmaahmed-bs7hq
    @Salmaahmed-bs7hq 4 ปีที่แล้ว +34

    Ramadaan kareem all Muslim❤

  • @DaarulKheyr
    @DaarulKheyr 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah

  • @nradnmhd7249
    @nradnmhd7249 4 ปีที่แล้ว

    Masha alllllh waxan aad u jecelhy qisoooyinka nabiyada nosooo badi isha allllh

  • @hindiaqalbidoolar5214
    @hindiaqalbidoolar5214 4 ปีที่แล้ว +3

    ماشاءاللہ ماشاءاللہ جزاك اللهُ‎ 😍😍

  • @olaadjokarr4751
    @olaadjokarr4751 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wllo alle heyna barakeeyo dhamaanteen🤲🏽🤲🏽

  • @qisadeyda544
    @qisadeyda544 4 ปีที่แล้ว +7

    MashaAllah akhii Allah kubarakeeyo ❤️🙏

  • @xamzenaazir6819
    @xamzenaazir6819 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allah wllo alle cilmiga ha ku barakeeyo anagana alle ha nagu anfaco isha allah

  • @faizalbotan8008
    @faizalbotan8008 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa allaah

  • @saafisimaansaafisimaan3083
    @saafisimaansaafisimaan3083 4 ปีที่แล้ว +6

    ♥️♥️♥️♥️

  • @hassanabdulaahi3687
    @hassanabdulaahi3687 4 ปีที่แล้ว

    Ramadan kariim musliminta mel kasto oo ay joogan qisooyinka nabiyada noo soo badi ajar alaha kaa siiyo

  • @maxamedcabdiwali2088
    @maxamedcabdiwali2088 4 ปีที่แล้ว +2

    Mash Allah Allah kusharfo wll Kay xassan cimaan mahadsanid

  • @suleimanmahdi354
    @suleimanmahdi354 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallahu kheyr insha allah aad iyo aad ayad umahad san tahay marwalibo insha allah Ramadan Mubarak insha Allah

  • @cqanicali9969
    @cqanicali9969 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah my pro

  • @aqoonchannel1438
    @aqoonchannel1438 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah

  • @mahamudadamfarah7738
    @mahamudadamfarah7738 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ugaas xasan Allah yaxdak sida wngsn ee aad nogu so gudbiso cilmigaan farah badan

  • @inasalaaxqasin2491
    @inasalaaxqasin2491 4 ปีที่แล้ว +2

    So badi qisoonyika masha allah

  • @umumiskiinchannel9389
    @umumiskiinchannel9389 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabarakallah walalo dhalinyarada ado kale ah rabbi wa jecelyahaye so badi Qisoyinka ilahay janada hakugu abalmariye

  • @chanalkadacwo2261
    @chanalkadacwo2261 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah walaal soobadi muuqaalada noocanoo kale ah

  • @mohamedhassanmohamed7799
    @mohamedhassanmohamed7799 4 ปีที่แล้ว +7

    Shukran macalin💞

  • @siiseeyboy1080
    @siiseeyboy1080 4 ปีที่แล้ว +58

    inta qof ee sooman like ha iisaara.

    • @abdurahmankader8619
      @abdurahmankader8619 4 ปีที่แล้ว +3

      Wll zu,aal mxa iska xidhin like ta iyo soomka mida kale anoo sooman hadana like kuma saarayo

    • @siiseeyboy1080
      @siiseeyboy1080 4 ปีที่แล้ว

      @@abdurahmankader8619 qoraalka iska sax

    • @abdurahmankader8619
      @abdurahmankader8619 4 ปีที่แล้ว +1

      Wll runta ha diidin liketana iguma haysatid

    • @siiseeyboy1080
      @siiseeyboy1080 4 ปีที่แล้ว

      @@abdurahmankader8619 Afaarahaas ha galindo hadiikale waa dhimanee 🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬

    • @abdurahmankader8619
      @abdurahmankader8619 4 ปีที่แล้ว +2

      @@siiseeyboy1080 wll wa ramadan ayanan kugu danbaabin☝☝

  • @mushtiahana8741
    @mushtiahana8741 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah wll

  • @idilsaid3544
    @idilsaid3544 4 ปีที่แล้ว

    Ramadan kareem ♥️yaa uxisay qisoyinka nsbiyada

  • @raxmamaxamed7755
    @raxmamaxamed7755 4 ปีที่แล้ว +3

    Wallo wad mahdsntahy mashallah 😚😚😚😊😊😊🌷🌷🌙🌙🌙😍😍😍😍🤩🌺🌺🌺

  • @abdisamedyousuf8212
    @abdisamedyousuf8212 4 ปีที่แล้ว +9

    Mzha allh keep going zhp

  • @turnmagic5934
    @turnmagic5934 4 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi hadan is dahaye halas lee mee ku ektahay lkn wadba so galisen qeybta kle keep going bro

  • @AhmedAli-yc7sl
    @AhmedAli-yc7sl 4 ปีที่แล้ว +1

    Shukrn wll xasanaw

  • @mohanelmi2642
    @mohanelmi2642 4 ปีที่แล้ว +2

    macha ALLAH wll Hassan Osman

  • @maxamedkaraama4265
    @maxamedkaraama4265 4 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan kaream😍 walalha musliminta ah meel walba ad jogtan

  • @al-caliimchannel9919
    @al-caliimchannel9919 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wll jazaakallah kheyr

  • @cabdicasiisshooli7055
    @cabdicasiisshooli7055 4 ปีที่แล้ว +2

    noo soo badi inta ramadaanka lagu jiro sxp

  • @ahmedabdirahman9624
    @ahmedabdirahman9624 4 ปีที่แล้ว +1

    Dhaman muslimiinta ramadan kariim

  • @simwaansiman1615
    @simwaansiman1615 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah jazakallah

  • @madar47
    @madar47 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah walal

  • @Engabdinaasir1
    @Engabdinaasir1 4 ปีที่แล้ว +1

    *noo soo badi wll*

    • @xasanmaxamed4925
      @xasanmaxamed4925 4 ปีที่แล้ว

      Wllo magaca Iska bedel Hindi -----adigoo raali ah

  • @makiali5773
    @makiali5773 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah Thx man you are nummer one man

  • @mohamedqaasim9403
    @mohamedqaasim9403 4 ปีที่แล้ว +1

    aad iyo aad aya u mahad santahay nabi yuusuf noogu xiji saxib ama nabi ciise

    • @mohamedqaasim9403
      @mohamedqaasim9403 4 ปีที่แล้ว

      sidokle dul qarneyn sidokle ya juuj sidokle nabi suleyman

  • @apdimaajidabdulahi918
    @apdimaajidabdulahi918 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a Ramadan Kareem

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 4 ปีที่แล้ว +2

    Manta ramdan inta ay u tahy like oo sooman👍

  • @hanadmohamed1458
    @hanadmohamed1458 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah hore usocda

  • @nimcojookarnimcojookarnimc8635
    @nimcojookarnimcojookarnimc8635 4 ปีที่แล้ว +16

    Ramadan mubarak wlaalha ku xidha channelka idaacadda buuloxuubeey ilaahy ha inaga yeelo kuwo ka faa'idaysta bisha barakaysn ee Ramadan

  • @safiyocali8664
    @safiyocali8664 4 ปีที่แล้ว +3

    masha allah akhii

  • @kinggatie7827
    @kinggatie7827 4 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan mubarak

  • @abdinajibibrahimadan5968
    @abdinajibibrahimadan5968 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah no so badi qisoyinka ad ban kgu xiranhy

  • @haredaibrahim6236
    @haredaibrahim6236 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ilhy ajir io xasanad haka siyo wllo nosobadi Ramadan Mubarak all muslims

  • @cabdulahiibrahim6506
    @cabdulahiibrahim6506 4 ปีที่แล้ว +3

    Jasaa kalaah walalken

  • @khadarcagta5724
    @khadarcagta5724 4 ปีที่แล้ว +3

    Ramdaan kariim inta sooman like

  • @issehayata1971
    @issehayata1971 4 ปีที่แล้ว +2

    Mash allh sxb wad mahad san Tahay Bro

  • @sadaqabdulahiahmed2321
    @sadaqabdulahiahmed2321 4 ปีที่แล้ว

    masha allh wadad codmacan qur an uu aqrinayo tabin iyo turjuman aad uwacan nah ay ku laran tahay m.a

  • @salaamchannel7420
    @salaamchannel7420 4 ปีที่แล้ว +2

    masha allah

  • @abdiadaani6329
    @abdiadaani6329 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahdsanid

  • @xamsecalin912
    @xamsecalin912 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah mahad sanid wll waa barnaamij aan inbadan kaa sugaynay

  • @suhaibabdishakuur3759
    @suhaibabdishakuur3759 4 ปีที่แล้ว +10

    ma ku gali kartaa fiidiyow Qisooyinka nebi (❁´◡`❁)
    can you upload videos of prophet for Ramadan

  • @gaasmedia5889
    @gaasmedia5889 4 ปีที่แล้ว

    manshalaha qiso loo bahan yahay manshalaha radiobuuloxubay thanks

  • @adnaanibrahim7043
    @adnaanibrahim7043 4 ปีที่แล้ว +1

    Shiiqa quraanka akhrinaya magaciis❣