“ Nin faqiir ah ga guursanina Hablow ” Shiikad Muna Axmed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024
  • Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
    Kala Soco Gallaydh Media Barahan
    FB : / gallaydhmedia
    FB : / hassangallaydh
    TW : / hassangallaydh

ความคิดเห็น • 436

  • @queenifrah3253
    @queenifrah3253 2 หลายเดือนก่อน +23

    Sheikh m.a allh alle ha xiftiyee Lkn meel baad ku gafty fiqiir nimidu iyo qani nimadaba waa wax rabi dadka siiyo halkaas dib ugu noqo

  • @AbuubakarYuusuf-gm5em
    @AbuubakarYuusuf-gm5em 2 หลายเดือนก่อน +51

    قال الله( إن يكونوا فقراء يغنهم الله من فضله )

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he 2 หลายเดือนก่อน +5

      ❤❤

    • @KhadroAbdiyarow
      @KhadroAbdiyarow 2 หลายเดือนก่อน +3

      Intee meshaan

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 2 หลายเดือนก่อน +2

      إن (همزة مكسورة)

    • @MohamedIsmail-f8l
      @MohamedIsmail-f8l 2 หลายเดือนก่อน +1

      قال الله:

    • @nurahamid1212
      @nurahamid1212 2 หลายเดือนก่อน

      ولا تكرهو فتياتكم

  • @HamdaJama-li5hn
    @HamdaJama-li5hn 2 หลายเดือนก่อน +44

    Nabigu (nnkh)uguurinjiray qar midh haysane adigu dadka hawaalin qof bàa laguursadaaye lacata laguursanmaayyo faqriga dawadiisu waa guur xalaala

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 2 หลายเดือนก่อน +2

      Laba qaawani isma qaato ayay Soomaali hore ugu maahmaahday

    • @abdulfatahabdullahi1493
      @abdulfatahabdullahi1493 2 หลายเดือนก่อน

      Axsanti wa barakallahu feek

    • @SamsamO-lb7hc
      @SamsamO-lb7hc 2 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@Aw88-c1rmaxaa maahmaah keenay xadiiskii Nebiga ayaa yaalle

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 2 หลายเดือนก่อน +2

      @@Aw88-c1r قال الله( إن يكونوا فقراء يغنهم الله من فضله )

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 2 หลายเดือนก่อน

      @@SamsamO-lb7hc Nabiga qofkii ka been sheegaa naar baa loogu bushaareeyey. Xadiis baa sidaa yidhi hadal maaha ee waa in qofku xadiiska iyo sixadiisa keenaa. Maahmaahi waxay ku dhisan tahay waayo aragnimo iyo wixii loo soo joogay. Ogow cilmiyada dunid sida caafimaadka, dhaqaalaha iwm waxay ku salaysan yihiin tijaabo iyo waayo aragnimo la kala dhaxlay. Markaa ha yaraysan maahmaah waa cilmi la kala dhaxlo ab ka ab.

  • @fatimoha1084
    @fatimoha1084 2 หลายเดือนก่อน +9

    Asxaabta nabiga صلى الله عليه وسلم si ixtiraam leh uga hadasho ayaa fiicnaan lahayd sheikhada allaha xifdiye

  • @souadelmi5470
    @souadelmi5470 2 หลายเดือนก่อน +24

    sikale ayey uu dhigi lahyd mamada oo odhan lahayd nin mashaqayste ah oo aan raabin shaqo dhan oo bila macni melahas iska jookta haa gursanina balse nin wanagsan oo inti uso helo xaskisa sinaya iyo carurtisa oo dadalalya illahy aya la qaban qanina uu noqon kara haday illahy talosartan ❤❤wallah aclam

    • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
      @sucaadcabdisucaadcabdi7079 2 หลายเดือนก่อน +2

      Hadu wx hesan maxu dhma mashqeste

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 2 หลายเดือนก่อน +2

      Wax aanad adigu samaynayn dadka ha farin inay sameeyaan
      Anigu faqiir baan ahay caydh ah hadii aan lagu qabin ii soo joogso

    • @souadelmi5470
      @souadelmi5470 2 หลายเดือนก่อน

      @@mohamed88466 anu reer ayan leyahay balse ninkayku wuxu ka shaqeya shaqo normal ah wllo oo maha nin lacag leh

    • @HousseinAli-s4o
      @HousseinAli-s4o 2 หลายเดือนก่อน

      Horta aya dumar is wacdiya idhi 😂

    • @اميرةشيخ-م9ه
      @اميرةشيخ-م9ه 2 หลายเดือนก่อน +2

      Faqiirka mashaqaystaha ah baa xun shaxaadka kunol lakiin faqiir shaqaysanaayo waa lagursan

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 2 หลายเดือนก่อน +5

    Waa runteed 💯💯💯👍✅✅✅ dayacaan caruurta faraha badan dhal ka dhaqaaq, mid kale mid kale. Ha shaqeeystan masuuliyad ka u diyaar garoobaan jaceel been shaqada laga hormarinaayo 🙈

  • @MuhammadRamadan-px6cz
    @MuhammadRamadan-px6cz หลายเดือนก่อน

    جزاكن الله عزوجل خيرا
    جعل الله عزوجل جهودكن في موازين حسناتكن وصحائف اعمالكن إنه سميع مجيب

  • @Cabdiqani8Maxamed
    @Cabdiqani8Maxamed 2 หลายเดือนก่อน +24

    Uma bogin hdalkan lkn iyana faqiir ayay tahy ana faqiir ayaan ahay ilaahayna wan talasaaranay inshallh❤

    • @raahmoomar650
      @raahmoomar650 2 หลายเดือนก่อน +4

      Faqir ma tihid intad iman ledaheyy❤❤❤❤ alaha ku barakeyoo marki la dhahye nag codkeda waa cowro ee bananka yey kenin waxa la didaye dhibatadan sheg ger dher asigey u tala kulaha iyo faqir haa kursaninaa😢😢😢

    • @CafiifoCali-iu9ms
      @CafiifoCali-iu9ms 2 หลายเดือนก่อน +2

      Waa run waxyaabo badan oo qalad ah ayay ku hadleysaa qoftan 😢😊

    • @nuryousuf5147
      @nuryousuf5147 2 หลายเดือนก่อน

      Runbaad sheegtay gabar iyo garoob miyaa tahay ​@@raahmoomar650

    • @SeynabcumarJaamac-gq2md
      @SeynabcumarJaamac-gq2md 2 หลายเดือนก่อน +1

      Noo calaacal farax

    • @dytffttg6491
      @dytffttg6491 2 หลายเดือนก่อน

      Ofarax gadh io gafur ledahe maxd lafadhida oad wax matare utahay ilen hadad shaqesn lhyd faqir ma ahaten ilhy maskx haku galiyo uff dheh

  • @SamraHussein-zz8tu
    @SamraHussein-zz8tu 2 หลายเดือนก่อน +13

    Waa calamadaha aakhiro samanka in dad badan o cilmi lahayn o caama ah o jaahiliin ah dadka iskaga dhigaan caalim. Diintiina ka ha ka qaadanina qof an caalim ahayn

  • @HamseibrahimBulxan
    @HamseibrahimBulxan 2 หลายเดือนก่อน +4

    Waan salaamay hablaha sheekhyada ah si gaara inanta uu dhalay sheekheeni weynaa nasiiba sheekh adan sheekh muna midh ban leeyahay nabigeeni muxamed scw asxaabtiisi qaar Oo midh haysan buu u guurinayey kharashka uu ku guursadey buu uu uruurinayey halka ku noqo

  • @QadanSulayman
    @QadanSulayman 2 หลายเดือนก่อน +4

    Mansha allaah alle ha Idina xafido hableheena sheekhyada ah

  • @MohamedIsmail-wb9vq
    @MohamedIsmail-wb9vq 2 หลายเดือนก่อน +18

    قال تعالى ((ان يكونوا فقراء يغنهم الله من فضله والله واسع عليم))

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 2 หลายเดือนก่อน

      Sheekha Muna waa Runteed nin faqiir ah lama guursanayo. 😞 Sorry Bariiska ha iskala cuno hooyadii. Daliil baan uhayaa bey tiri ...Subxaanallaah way hilmaamtay ayaa dhici karta, waayo daliilku wuu jiraa waana:-
      عنْ فَاطِمةَ بنْتِ قَيْسٍ رَضِيَ اللَّه عَنْها قَالَتْ: أَتيْتُ النبيَّ ﷺ، فقُلْتُ: إنَّ أَبَا الجَهْمِ ومُعاوِيةَ خَطباني؟ فَقَالَ رسُولُ اللَّهِ ﷺ: أمَّا مُعَاوِيةُ، فَصُعْلُوكٌ لاَ مالَ لَهُ، وأمَّا أَبُو الجَهْمِ فَلاَ يضَعُ العَصا عنْ عاتِقِهِ متفقٌ عَلَيْهِ.
      Xadiiskaas Nabiga Salallaahu calayhi wasallam laga wariyey saad fahmeysaanba waxaa weeye:-
      Saxaabiyadda ladhaho Faaduma Bintu Qays Allaha karaali noqdee ayaa waxay tiri:- " Waxaan umid Nabiga Salallaahu calayhi wasallam waxaan kudhahay:- " waxaa isoo doontay(yacni inay iguursadaan) Abaa Jahmi iyo Mucaawiya. Rasuulka waxuu dhahay:- " Mucaawiye waa Faqiir Maal malahan, Abaa Jahmina usha kama dhigo qoortiisa, (yacni waa nin garaaca dumarka). Xadiisku waa Muttafiq(Imaam Bukhaari iyo Muslimba waa isku raaceen Allaahu yarxamu ajmaciin asxaabu sunani) xadiiskaas macnihiisu waa in aan laguursaneynin nin Faqiir ah iyo midka wax garaaca toono. Saxaabiyaddii waxuu uguuriyey Nabiga Salallaahu calayhi wasallam Saxaabi kale.
      Marka walaalayaal gabdhaha Culumadda ah wadada haloo Baneeyo, hadeynu wax hilmaamno hanalo cudur daaro.

  • @Remember_the_death.__.8
    @Remember_the_death.__.8 2 หลายเดือนก่อน +18

    Mayaa joga ha ka dagdagina gabadhu waxay tidhi qofka PERFECTIGA ah ayay ka hadlaysay:
    1: akhlaaq
    2: diin
    3: maal.....
    is dajiya waad naxsan tihiine.

  • @VivaWNP143
    @VivaWNP143 2 หลายเดือนก่อน +11

    waa raggow shaqaysta ha caayin hooyadee waxbay aragtay kolay.

  • @HamzaWalow
    @HamzaWalow 2 หลายเดือนก่อน +5

    ,walee gabdhihi xaqi beey fahmeen 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ugbaadagrocare9670
    @ugbaadagrocare9670 2 หลายเดือนก่อน +13

    Allah Sw ha xafido Sh. Muna. Caawa ka hor maan arkin laakiin aad ayaan uga helay

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 2 หลายเดือนก่อน +1

      lacagtaad ku raacday😂

    • @mohammedbarise8390
      @mohammedbarise8390 2 หลายเดือนก่อน

      Ya laku qaldin

    • @sabriincadey2522
      @sabriincadey2522 2 หลายเดือนก่อน +1

      Walal xaqiiqda ayay ka hadashay mashalah allaha xifdiyo walasheeen ❤❤

    • @ariood
      @ariood 2 หลายเดือนก่อน

      @@sabriincadey2522 Amiin allaha xafido

  • @MohamedIsmail-wb9vq
    @MohamedIsmail-wb9vq 2 หลายเดือนก่อน +5

    وعن ابي هريرة رضي الله عنه ان النبي صلى الله عليه وسلم قال:ثلاثة حق على الله عونهم: المجاهد في سبيل الله،والمكاتب الذي يريد الاداء،والناكح الذي يريد العفاف))
    رواه الترمذي
    وحسنه الالباني في صحيح الترمذي
    Maamadu xadiiskaana ha fiiriso inshallah , khayr Allaha ha siiyee

  • @NASRADEEQA
    @NASRADEEQA 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekha muna khayr allaha kusiiyo

  • @awmuseaw7602
    @awmuseaw7602 2 หลายเดือนก่อน +8

    subxaana allaah halkaa ku noqo dhaha sheekhada (xadiiska) Diinta horeysa ee xadiiska kaf hakagalin

    • @awmuseaw7602
      @awmuseaw7602 2 หลายเดือนก่อน

      @@Igmaniita waa sax lkn faqrigu guurka guurka mancin maayo oo aayad baa sheegaysa leh u guuriya kuwiina wanwanagsan haday sabool yihiin illaahay ba hodan yeeliye,nabiguna uu sameeyay inuu uguuriyo mid waxba haysan

  • @Oumalkermohamed-xe8pd
    @Oumalkermohamed-xe8pd 2 หลายเดือนก่อน +7

    Waa jawabti shelkh idhi 1 niin ku gursataa gaaqbaad ama ayuutoo 😂😂😂😂 mahadsanid from Djibouti

  • @daawad101
    @daawad101 2 หลายเดือนก่อน +12

    Oo somalidu waa dad 90% faqiir ah... yey guursan gabadhu.
    Waxaa haboonayd inay dhahdo nin ma shaqayste ah ha guirsan

  • @AziyOsman
    @AziyOsman 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallh mama hadalkeed oo dhan diin buu ku dhisanyahye ❤🥰😍🤩😘

  • @ZahraHassan-xm2dh
    @ZahraHassan-xm2dh 2 หลายเดือนก่อน

    Ani waxaan arkay in gabdhihii ay waalidkood ka baqayaa markey quruh badanyahay oo ay yartahay nin lacagleh ayey raadineeysaa marka ay diqoowdo dheehii iyo quruhdu dhamaato waa tuugsi marka faqiir nimada waa laga bahaa inshllh gabdhaha yaraanta haku guursadeen lacag muhiim ma aha laakiin qof wanaagsan ayaa muhiim ah waxaan ogahay faqri waa labadeli karaa laakiin wax kasta waa tala saarasho alle

  • @hanadabdinuux9962
    @hanadabdinuux9962 2 หลายเดือนก่อน +1

    maasha allaa maantay hablihii garab heleen

  • @VivaWNP143
    @VivaWNP143 2 หลายเดือนก่อน +3

    waa hooyo wanaagsanwalahi waan ka hellay. for the sake of my sisters please dhagaysta walaahi wax xaq ah bay ku hadlaysaaye

  • @AmirafarhanHassan
    @AmirafarhanHassan 2 หลายเดือนก่อน

    { وَلَا تَقۡفُ مَا لَیۡسَ لَكَ بِهِۦ عِلۡمٌۚ إِنَّ ٱلسَّمۡعَ وَٱلۡبَصَرَ وَٱلۡفُؤَادَ كُلُّ أُو۟لَـٰۤىِٕكَ كَانَ عَنۡهُ مَسۡـُٔولࣰا }
    [Surah Al-Isrāʾ: ٣٦]

  • @kaaha1233
    @kaaha1233 2 หลายเดือนก่อน +2

    Qlbi qurux illhy haku barakeyo mcnto❤

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 2 หลายเดือนก่อน +3

    Marhaba habo Macan khyr allah ki siyo amin

  • @QadanOsman-j7s
    @QadanOsman-j7s 2 หลายเดือนก่อน +8

    Manshallah jasakallahu khair

  • @asmaosman8198
    @asmaosman8198 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekhah aada umahsantahay lkin fikirada nin faqiir ah ha guursanina maahan nin an shaqeysanin ha guursanina dheh ilen qofka hadu dadalaya alle garab siina taajir beribu noqon

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalah yaa gabdhahaas afar kasoo xusha🎉🎉

  • @SeynabcumarJaamac-gq2md
    @SeynabcumarJaamac-gq2md 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mash allh mama wax Naga dhinaa noo sheegtay

  • @sakariyejamaladam9860
    @sakariyejamaladam9860 2 หลายเดือนก่อน +7

    Waa arin diintu meel dheer ka istaagtay in la guurado si qofka illahay u irsaaqo qofka wax sheegayaa illahay haka baqo u guuriya kuwiina fokhorka ah illahay ayaa irsaaqaya maaha in diinta la galiyo dareenka naftaada

    • @hanankhadar3166
      @hanankhadar3166 2 หลายเดือนก่อน

      Ilaahy haka Been a buuran wllo ilaahy mu odhan faqiir guursda bal faqiir muxuu ku taryaa caawi ninkaaga ceeb maaha garab istaag xaldha adag lkin ilaahy doorsho wanaagsan buu ku idhi dooro qof wanaagsan dhinac kasta kama fiicnaan karo bilaadam baa loo yay qalooc likin qofkad dooranysaayi hanoqdo qof masuuliyad diyaar u ah yo mid caruurba

  • @AbuubakarYuusuf-gm5em
    @AbuubakarYuusuf-gm5em 2 หลายเดือนก่อน +4

    Xadiiska erayadiisa hakla hormarin xadiiska nabigu waasidan إذا أتاكم من ترضون دينه وخلقه فزوجوه nabigu m a uusan oran إذا أتاكم فقير فلا تزوجوه waxa nabigu misaanka uu kadhhgay waa diin xoolahana ilaahay baa bixiya ibnu cabaas ama ibnu mascuud wuxuu yiri إلتمسوا الغنى من الزواج

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 2 หลายเดือนก่อน +1

    Noloshu taajir mahan faqirna mahan qof faqiir ah waa qofka aan iman lahayn faqiir kale majiro

  • @issakabdimamo7717
    @issakabdimamo7717 2 หลายเดือนก่อน +4

    من خلق الفقير قولك في صفحاتك الآخرة قال الله وانكحو الايامي منكم والصالحين من عبادكم وامايكم ان يكو نو فقراء يغنهم الله من فضله تنكر ين قول الله

  • @kadarhashim5997
    @kadarhashim5997 2 หลายเดือนก่อน +1

    وَأَنكِحُوا۟ ٱلْأَيَـٰمَىٰ مِنكُمْ وَٱلصَّـٰلِحِينَ مِنْ عِبَادِكُمْ وَإِمَآئِكُمْ ۚ إِن يَكُونُوا۟ فُقَرَآءَ يُغْنِهِمُ ٱللَّهُ مِن فَضْلِهِۦ ۗ وَٱللَّهُ وَٰسِعٌ عَلِيمٌۭ ٣٢

  • @Filsandegan
    @Filsandegan 2 หลายเดือนก่อน

    Hada laga bilaaabo ani nin faqiir ah baan rabaaa ❤

  • @AbuubakarYuusuf-gm5em
    @AbuubakarYuusuf-gm5em 2 หลายเดือนก่อน +3

    صدق العلماء حينما قالوا (ماضَرّ الدّين إلا نصفُ فقيهٍ )

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah my Allah protect you God please you ❤❤❤❤🌴💎😭🇸🇴❤️🌴💎

  • @AMINOMAXAMEDmaxamed-d3d
    @AMINOMAXAMEDmaxamed-d3d 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa sax hooyo hadaysan
    Iyadu wanaagsanan
    Nin fcn Maso saari Karto
    Bulshada waxa wanaajisa waa
    Hooyo sabbto ah iyada ah
    Maalinka 1aad
    Ninkasto wanagsan
    AMA caqli badan hooya kadanbaysa

  • @Mohamedjama-zt7zl
    @Mohamedjama-zt7zl 2 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah marka hore mamada allah Kheyr ha siiyo.
    Xadiithka hadad awoodan guursada ayuu na leeyahay xabiibkeena Muxamed Sallalaahu caleyhi wasallam.
    Lakiin (Baa'ada) waa nuucee ma in maal badan uu heystaa Maya.
    Nabigeena Muxamed Sallalaahu caleyhi wasallam. Waxaa uu guuriyey saxaabi asxbta Ka mid ahaa oo faqiir ah misma xitaa Gabadha uu guursanaayey aheyd gabdhihii ugu quruxda iyo mansabka fiicnaa Maka. Nabigeena isagaa u guuriyey, marka xadiithka waa ay ku saxantahay lkn waxaa Jira Tafaasiir axadiithta sii macneeya.
    Tusaale kitaabka ugu yar ee axadiithta macneeyaa waa Saxiix Al_daraaj.

  • @HiboHassan-v1o
    @HiboHassan-v1o 2 หลายเดือนก่อน

    Nin Aan shaqeysanin ha guursanina waa runteed maamada saasbeyna kala jeedaa mashaqeyste guriga fadhiya muxuu kuu sheegaa waa Hooyo Aad ufiican hooyo wax badan bad naga wanisay mahad sanid❤

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 2 หลายเดือนก่อน +8

    Kuguma raacsani fikarkaaa haduu maanta madhan yahay beri taajir buu allaah ka dhigi karaa

    • @tamaanmobilemaintenance5875
      @tamaanmobilemaintenance5875 2 หลายเดือนก่อน +1

      Wa rented nin faqira ubatka ayu kugu dayacaya ada dhiku kufulaya lakin ninka lacgta hayta ku gajonmasid

  • @maymunabdulahi2865
    @maymunabdulahi2865 2 หลายเดือนก่อน +1

    Nasiiba waa yaabantahy

  • @YunusAbdi-o1u
    @YunusAbdi-o1u 2 หลายเดือนก่อน

    قال الله تعالى. نحن قسمنا بينهم معيشتهم في الحياة الدنيا ورفعما بعضهم فوق بعض درجات. ينعى من الأرزاق هذا فقير وهذا الغني وهذا القوي وهذا الضعيف. وقال المصطفى صلى الله عليه وسلم. من كذب علي متعمدا فاليتبوا مقعده من النار

  • @abdirahmanismail1387
    @abdirahmanismail1387 2 หลายเดือนก่อน +2

    DHIBAATADA KU DHACDAY UMMADDA SOMALIYEED AYAY KAMID TAHAY MAMADAN MEESHA AY KU NOOSHAHAY KOLAY CULIMO WAY JOOGAANE EE HALLOO NASTEEXEEYO SIDAN DIIN MA AHANE ALLOW ALLEH

  • @fadumoshiekh-bk2zw
    @fadumoshiekh-bk2zw 2 หลายเดือนก่อน

    Sax masha Allah ilahay ha barakeyo

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 2 หลายเดือนก่อน +2

    Tu yar oo sacabka tumasa oo xamaasad iyo qosol la kacaa fadhiisanasa ayaan u jeedaa

  • @khadrayusuf2300
    @khadrayusuf2300 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aĺàahu aķbar ilaahay qawlkiisa ayay ka mid tahay haddii ay yihiin fùqaro ilaahay ayaa faðlìgiisa ku qani yeelaya

  • @aminojama3173
    @aminojama3173 2 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah allah ku dhowro ❤❤❤❤

  • @deeqomaxamednuur4405
    @deeqomaxamednuur4405 2 หลายเดือนก่อน

    صلي.الله.عليه.وسلم❤❤❤

  • @EFURAAT
    @EFURAAT 2 หลายเดือนก่อน +2

    Nin ha guursan means kufsiga iyo sinada ha badato Kuguma raacsani Eedo 😮

  • @Hooyo98
    @Hooyo98 2 หลายเดือนก่อน +16

    Diin naageedh wataas. Nin faqiir ah ha guursanina. Ayey mareysa Nabiguna SCW na wuxuu sheegay in faqriga looga baxo guurka

    • @AbdirahinomarGedi-ls1ez
      @AbdirahinomarGedi-ls1ez 2 หลายเดือนก่อน +2

      Diinta naag ma la han mida kale daliil way ku kin tay saman kan nimanka joogo lama isku amini karo meeqa dumar ah suuqayada silis san rafad ka ka muqato mida kale niman somali marki hoyada furan caruurta way furan wana qer masuul lin runta aya fican de diinta islamka runta ayey ka sheg tay nimanka qaar sheeqyo isku shego dumarka bis xadiis dacif ah aya u so qatan

    • @queentasniim2696
      @queentasniim2696 2 หลายเดือนก่อน +1

      Run iyo been wxy ku hadashaba Dumarko dhan ayad uga feysaa teda kle diin nageed hdey sidas tahy diin nimedna see utala hna danbajin diinta nin iyo naag tona malehe.

    • @star-ut4ii
      @star-ut4ii 2 หลายเดือนก่อน

      isku xishood diinta naag malehe culimada ka xishod akhlaaq yeelo jaahilnio looma baahne

    • @SamsamO-lb7hc
      @SamsamO-lb7hc 2 หลายเดือนก่อน

      Guurka ayaa arzaqda ka mid ah

    • @abdulkadirsheikh7671
      @abdulkadirsheikh7671 2 หลายเดือนก่อน

      @@AbdirahinomarGedi-ls1ez Dumar Magac rageed wata miya tahay adeerow daliilashaadoo dhan ba wa dayacaayada dumarka tan kle imisa taajir ba ilamaha hooydoda furay oo ku biilin imisa Faqiir ba ilmahooda biila oo koriya waxuguba wa hadal dhoocileed wax logic ah kuma dhisna

  • @hoosweeneshow286
    @hoosweeneshow286 2 หลายเดือนก่อน

    Asc Nin faqir hagursan sax dumarka usheg ninka haduu xola leeyahay xur sii asna waa xur
    Allah 4 ugartay

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 2 หลายเดือนก่อน +2

    Nin faqir ha gursanina kulaha taan xaasiid waye gabdhaha aye nigu dareeysa

  • @ariood
    @ariood 2 หลายเดือนก่อน

    Runta ayaad kahadashay sheikhad Muna Jazakallah kheyr

  • @fardusfardus4152
    @fardusfardus4152 2 หลายเดือนก่อน +3

    Noodaaya sheekhada daaci saalax iyo kuwa la mid ah ee leh mobile iibi oo nin ku guurso bey runta u sheegay saye.😂

  • @farhiyakahib4435
    @farhiyakahib4435 2 หลายเดือนก่อน

    Somalidu waxaba maa hubsadan Hooyadu waxay u jeeda Niin mashaqaysta haa gursanina

    • @fadumonasir3559
      @fadumonasir3559 2 หลายเดือนก่อน

      Sas may ufaham siso mar kay ledahay hagursanina nin faqira intas bay lektahe may garan wayday inay fahan siso din iyo kalsoni iyo jacayl ayamu himaa waxba lacagi matarto

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 2 หลายเดือนก่อน

    Dumarkan codkooda ayaa cawro ah yaa u babeeyey inay sidan wax u wacdiyaan?

  • @CapdiOsmaan
    @CapdiOsmaan 2 หลายเดือนก่อน +3

    Aar shiikhada maxaa kasiya sub xana allh
    Waxay lee dahay nin faqiira haguursanina
    Hadana waxay lee dahay ha isla shee kaysanina 5 sano cajib

  • @MaryamhusseingaraneMaryam
    @MaryamhusseingaraneMaryam 2 หลายเดือนก่อน

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين

  • @IidMahamad
    @IidMahamad 2 หลายเดือนก่อน +6

    Shekhada say ka noqotay

  • @amiraamiranour2089
    @amiraamiranour2089 2 หลายเดือนก่อน

    صوت الإمراء عوره وإن كانو فقراء يغنيهم الله

  • @MagasinDejabuuti
    @MagasinDejabuuti 2 หลายเดือนก่อน

    Allah waa fariid

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur9770 2 หลายเดือนก่อน

    Kaadibiinta eentooda waxay ku kaban Oohin been sh😊😊😊😊😊

  • @Awdal22
    @Awdal22 2 หลายเดือนก่อน +3

    Dumarka wakhtigan jooga akhlaaqdi iyo diinti iyo xishoodki wey ka dhintey. Dumarki somaliyeed meel walba cawradoda taala Raggi guryohodi bey ugu tagiyan ayaa hadana ku leeyihin waa nala kufsadey wax khariban bey noqden adoo ajanabi guursada lagu qaatey

    • @khalid_abdi1
      @khalid_abdi1 2 หลายเดือนก่อน +1

      brother do not generalise, not all are like that.

  • @AbuubakarYuusuf-gm5em
    @AbuubakarYuusuf-gm5em 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mida kale xadiiska aad soo daliishatay ma wuxuu ka hor imanaya hadii uu ninku helikaro biilkeeda sharcigu miyuu diidayaa أعد النظر في فهم الحديث

  • @SamraHussein-zz8tu
    @SamraHussein-zz8tu 2 หลายเดือนก่อน

    إذا جاءَكم مَن تَرضَوْنَ دِينَه وخُلُقَه فأَنْكِحوه
    Allah ka cabsada o xadiiska saxda ah sheega dhe
    Diinta aya horaysa sida u rasuulku csw yidhi waa diin deedna akhlaaq

  • @Ibnuahmed678
    @Ibnuahmed678 2 หลายเดือนก่อน +6

    Bal wkase dad bay u wacdinaysa mise daaci saalax bay ku xumeynaysa😂😂

    • @seynababdi292
      @seynababdi292 2 หลายเดือนก่อน

      Hawlyguudiray maaha adeer ama dhageeso ka ahoow ama daawade hadiikale please wax khalfanhasoosorin

    • @Ibnuahmed678
      @Ibnuahmed678 2 หลายเดือนก่อน

      @@seynababdi292 hhh de run sheegay

  • @umuclahimaxmudumuclahi
    @umuclahimaxmudumuclahi 2 หลายเดือนก่อน +1

    sheekhaday war naga wayn baa sheekhaysaa faqiirka soo illahay kama dhigin

  • @KAMALDEK
    @KAMALDEK 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walaasheen waxay ila tahay inay wanaag rabto, laakiin ha ogaato marka arrinta faraha ay gashato cidaan ehelkeeda ahayn inay hallaabayso; axaadiista labo dhinacba way ka qaladay:
    1- marin habaabin dhinaca macnaha.
    2- qaladka aqriska (laxni).
    Ilaah ha laga baqo oo diinta sidan ha loo dhaamo.

  • @ahmedabas7221
    @ahmedabas7221 2 หลายเดือนก่อน

    Walaale faqiir ha guursan waa Qalad .qalad qalad weeye maalkuba ama xooluhu waxay yimaadaan guur kadib............

  • @mohamedabdikadir6939
    @mohamedabdikadir6939 2 หลายเดือนก่อน +2

    Faqiirka maxay u taqaana

  • @adanmohamed4793
    @adanmohamed4793 2 หลายเดือนก่อน +4

    Nin wax haysta miyaa soomalida ku badan ba? Ummad faqri ah ban u badanahay.

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 2 หลายเดือนก่อน +1

      waa xaaraantu ha badato oo cad

  • @albayaanquranonline8706
    @albayaanquranonline8706 2 หลายเดือนก่อน +11

    Hablow ha dhegaysanina islaantan

    • @MARCOZ-z6r
      @MARCOZ-z6r 2 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂

    • @afnancumer8907
      @afnancumer8907 2 หลายเดือนก่อน +1

      Way saxsanthy dulayste ma rabno

  • @baismail7521
    @baismail7521 2 หลายเดือนก่อน +3

    Faqiirkaba alle ayaa arsaaqa dadku waa kala aragti kkkkkk sheekh nasiiba haloo dhiibo microphone 🎤 ka si nasteexo leh oo degan bay hablaha wax ugu sheegtaa sheekhadu

  • @Hooyo98
    @Hooyo98 2 หลายเดือนก่อน +5

    Meeshaani meel muxaadaro ka jirto maahan ee waa meel dagaal kale ka jiro.

    • @NaiimoIbraahimAhmad
      @NaiimoIbraahimAhmad 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

    • @baismail7521
      @baismail7521 2 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkk

    • @Umalkhairahmed1202
      @Umalkhairahmed1202 2 หลายเดือนก่อน

      Ukaadi 😂😂😂

    • @MubYus
      @MubYus 2 หลายเดือนก่อน

      RUN.

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 2 หลายเดือนก่อน +1

      Hooyo-- waa run guurku haduu yaraao xaaraanta ayaa badan waana halis

  • @Galxoor91
    @Galxoor91 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mamadu naagii waashay lacagta ay sheegty xagee sabankan taala bahalkina haysta nin lacag lehna sug suuroobi mayso shiikhad ama gabdha fasax ama guursada dheh

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 2 หลายเดือนก่อน +2

    HABLAHA HARGAISA WALIGOODBA MAGUURSANJIRIN FAQIIR NIMANKA XOOLAHA HAYSTA GUURSADA FAQRIGA IYO TUUGA IYO BEENAALAHA MEELBEY KAWADA BOODAAN

  • @kaamilcali9731
    @kaamilcali9731 2 หลายเดือนก่อน +4

    Duni aakhiru sabaan

  • @mnviepapa2003
    @mnviepapa2003 2 หลายเดือนก่อน

    O xagee laken nin faqiraa nakumaa ogid haboo nakudaa tas 😂😂😂

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur9770 2 หลายเดือนก่อน

    Dofzartan waa Baadariyad Diinta ku soo gabaveysa ?????

  • @kowsarmohamed6406
    @kowsarmohamed6406 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shikhada hablaha homework bay u dirtay wlhya fakar bey wada galeen 😂

  • @djamasaid6839
    @djamasaid6839 2 หลายเดือนก่อน +3

    Oo niyaw dumarkan maalin ku sheekha ah yaa maalmahan inagusoo daayay kkkk

  • @YAHYEXUSEEN-h5m
    @YAHYEXUSEEN-h5m 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dumarkaas hada ayay dhawyihiin guryo hooda hafadhiistaan

  • @NatexoAbdi
    @NatexoAbdi 2 หลายเดือนก่อน

    nin faqiir ah maba jiro ta taajirka ah mu ku dhashay waa Maya ka faqiirkana ilahey ayaa ka dhigay faqiir waxan ogahay manta hadad faqiirtahay barina taajir inuu ilahey ka dhigi karo waxan waa aduunyo lknse akhiro markad tagto luma dhihiyo waa faqiir kana taajir arsaaqadana ilahey ayaa bixiyo

  • @anabahmed4924
    @anabahmed4924 2 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaahi maamadu si kalay u dhigtay bal may xadiithka RASUULKASCW ee shabaabka sowmka faraya waxaa aanay awooayn wuxuu yahay sheegto ninkii khayrka badnaa haddaanu markaa xoolo haysan sow mar dhawba xataa wax ma heli karo

  • @ferdoesabdikadir
    @ferdoesabdikadir 2 หลายเดือนก่อน

    Wa runteed waligay min sanad lama shekysan

  • @WaabariXaaji
    @WaabariXaaji 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanallaah tan shekhad miyaa maya diinkaley wadataa waligay ma maqlin nin fair haguursan

  • @SamsamO-lb7hc
    @SamsamO-lb7hc 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maxay tahay cadhadu

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waligay xadiisyadan ma maqal 😊

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 2 หลายเดือนก่อน

    Maamada diinta inta yar ay ka baratay bay siyaasadaynaysaa oo xadiithka Rasuilka ayey been ka sheegtay. Rasuilja wuxuu yiri” Qofkii DIINTIISA & AKHLAAQDIISA ku qanacdaan gabdhaha u guuriya” ayada waxay soo hormarisay Akhlaaq oo sisa ay rabto ah subxaanallah. Diinta siday tahay baa loo sheegaa

  • @sakariyehassan8741
    @sakariyehassan8741 2 หลายเดือนก่อน +3

    War hadee diinta ina waa sheegaysa ina waa waa dafiraysaa.
    Faqiir ha guursaninna muxu ahaa kii nebige csw u guuriyay .
    Waata kle guurka waxyaaba loo jidayay waxa kamidda in lagag baxo faqriga .

    • @tufaaxbeauty7658
      @tufaaxbeauty7658 2 หลายเดือนก่อน

      Nebiga scw asxabtisa waxay ahayen ku diin iyo aqlaaq leh oo faqir marka gabdha wa lo gurin karaa lkn diin iyo aqlaaq hadu lahayn lama siin karo gabar oo hadana faqiir yahay lama qadan karo

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 2 หลายเดือนก่อน

      @@tufaaxbeauty7658 raga hada jooga diin iyo akhlaaq in aysan laahyn ma adigaa ilaahay hortiisa lasoo istaagi kartaa ?! faqiirnimadu ma xaalad lamaraa mise waa sidii midabkaga wax kugu dhegsan oo weliga aad ku jirayso, war umada ixtiraaama imisa shalay faqiir ahaa oo maanta aduunka ugu taajirsan

  • @SacdiyoMohamed-f3n
    @SacdiyoMohamed-f3n 2 หลายเดือนก่อน +2

    Islantan wax weyn weyn ba ka qaldan saxaabada intooda badan faqiir ayay ahaayen 😢 subxaanalah diinta si qaldan ayay ufahantay

    • @Kdramandcdramalove
      @Kdramandcdramalove 2 หลายเดือนก่อน +1

      Ya ta kushegey

    • @Kdramandcdramalove
      @Kdramandcdramalove 2 หลายเดือนก่อน +1

      De sheqeyso laguma odhan milyaner noqo ee wixi noloshina kafiyi laha shaqayso faqrigu wa qudhun wa x fiican Maha xita hadad isjecleyden faqrigu wu babiya dadka shaqayso ceeb maha😅😂

  • @asxaabi
    @asxaabi 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ragoow naag faqiir ah ha guursanina shuruudas ha lagu xidho

    • @mohammedhassanademadem
      @mohammedhassanademadem 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @MubYus
      @MubYus 2 หลายเดือนก่อน

      Good point..🤣🤣🤣🤣🤣

    • @shukriabdullahi9727
      @shukriabdullahi9727 2 หลายเดือนก่อน +1

      Gabar wax baranin wll plz mamadn xooga xadiisyadi qaladay si qalad ah way u fasirty diinta ugu horeeso kdib aqlaaqda way kala hormarisy lacag wax ma tarto ee diinta wax tarto xadiiska faaduma kheys aa ya ka hedleeso maamda nabiga mucaawiye ha guursan dhahay wa faqiir ilaahey fadligiis mucaawiye taajir noqday mrka maamda kuma raacsani gu'aanked ha guursanani nin faqiir hadi la dhaho sinada badaneyso

    • @mohammedhassanademadem
      @mohammedhassanademadem 2 หลายเดือนก่อน

      @@shukriabdullahi9727 بارك الله فيكي اختي العزيزة ... الأرزاق بيد الله لكن اخلاق والخلق الطيب هو اهم شيء في الزوج والزوجة الصالحة وليست الجمال أو الأموال.

    • @khadramahamed-qn2dq
      @khadramahamed-qn2dq 2 หลายเดือนก่อน

      Diintu taa may sheegin waayo bilka reerka ninka wajib lagaga dhigay.haday xataa haysato waa waxay iyadu ledahay😂

  • @FaycalIdrissmoussa
    @FaycalIdrissmoussa 2 หลายเดือนก่อน +3

    Benalay ayaatahy maxad dumarka a,ad noguu dirii

  • @Faz-O
    @Faz-O 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dumarow shaqaysta nin faqir hadinan rabiin

    • @Sumadeena
      @Sumadeena 2 หลายเดือนก่อน +1

      Ninka ha shaqaysto hadii faqri yahay.

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 2 หลายเดือนก่อน

      naag shaqeesta raga hadaa nahay ma rabno --- Rag hadaan naahy cidan u shaqenenona waa xaaskena iyo caruurtena ...

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 2 หลายเดือนก่อน

      @@Sumadeena balse shiikhadi suidaas ma oran waxay tiri nin faqiira bes !

  • @cabdirisaaqcalirasta1037
    @cabdirisaaqcalirasta1037 2 หลายเดือนก่อน

    Waxa ka fiicnayd in ay tidhaahdo nin aan shaqaysan ha guursanina.

  • @dekaguedi
    @dekaguedi 2 หลายเดือนก่อน

    Wall allah haku barekeyo lkn hadalada qar wad ku qaldantay arsaqdaa allah ayaa bixiyaa lacagna waxb ma ahan wala heli karaa wana lawayaa sas darted qof wanagsan oo din iyo dabecad leh ayaa 1 nus rotiya kala gosatan ayaa dhama mid tajiraa oo din iyo dabecad wanagsan mid na lahayn