"Nasiiba Sh Aadan Siiro Hadalka Ay Fanaaniinta U Jeedisay Qaar Badan Oo Fanaaniin Ah.." Sahra Ileys

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 มิ.ย. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 63

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 หลายเดือนก่อน +3

    Axmed nuur jango 80 kii ayuu heesi jirey isaga iyo fanaaniin badan when you born 1978 that’s question balse ilaah baa xaqiiqda og

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 หลายเดือนก่อน +5

    Islaantan baa tidhi 78 kii baan dhashay allow sahal

    • @Shams-yb2ui
      @Shams-yb2ui หลายเดือนก่อน

      88’diina snm bay ahayd

    • @zamzamadam4811
      @zamzamadam4811 หลายเดือนก่อน

      Ummuisra adigu madaliin iska amu

  • @AnabMuse
    @AnabMuse หลายเดือนก่อน +1

    allha ha inahadeeyo dhamaanteej aamiin

  • @user-qv1sh3io5w
    @user-qv1sh3io5w หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah sahra dawa

  • @BollinaBolli
    @BollinaBolli หลายเดือนก่อน

    Masha alaaaaah xafidulaahi alaah haku barakeya ❤❤❤❤❤

  • @HodoAyan-is4fw
    @HodoAyan-is4fw หลายเดือนก่อน +3

    Queen sahra ilisa waa Somalilanders daba ❤❤❤❤

  • @MRRR-kn1hb
    @MRRR-kn1hb หลายเดือนก่อน

    ilaahay ha ku xafido sahar

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 หลายเดือนก่อน +2

    Gabadha 3aad ee ugu codka fiican fanaaninta hada

  • @user-tf5hi7yn8b
    @user-tf5hi7yn8b หลายเดือนก่อน +9

    Sahra dumaashi halkaa 78kii bal dib ugu noqo waa ay hilmaantey waxey u jeeday 68 kii hilmaan hadal kuma jiro. 68 haaheey

    • @Shams-yb2ui
      @Shams-yb2ui หลายเดือนก่อน

      Kkkkk 58’dii ban is leyahay

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 หลายเดือนก่อน +1

    Allaahumma yahdiik

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 หลายเดือนก่อน +4

    Wakhtige meeydan heesi jeeryan😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @AnabMuse
    @AnabMuse หลายเดือนก่อน +1

    allha kusoohadeeeyo wlll

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 หลายเดือนก่อน

    Saxra ileys ❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน

    Aaaaaaaaamiin yaarabi

  • @user-it7hw2cg4w
    @user-it7hw2cg4w หลายเดือนก่อน +1

    Bisnka waaa qof wayn

  • @tortoabdi9616
    @tortoabdi9616 3 วันที่ผ่านมา

    Waa qof sharfan

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 หลายเดือนก่อน +3

    Naagweyn baa tahee Sahra maxaa ku Qorshe ah

    • @mrsocdaal1434
      @mrsocdaal1434 หลายเดือนก่อน

      Maxaa qorsheheeda kaaquseeyo kuhabsaam danahaada kadhamoow umada ilaaheey

  • @leilaamar8056
    @leilaamar8056 หลายเดือนก่อน +3

    Ala beenta 1978 ? No way 😳

    • @zamzamadam4811
      @zamzamadam4811 หลายเดือนก่อน

      Laila maa adiga dashaay mashqulka dhaaf

  • @Calidhoof-rg2kp
    @Calidhoof-rg2kp หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @aminaaden-ox6ke
    @aminaaden-ox6ke หลายเดือนก่อน +1

    ilaahayow kasoo hanuuni waa hobi xine

  • @Calidhoof-rg2kp
    @Calidhoof-rg2kp หลายเดือนก่อน

    Hambalyo bk

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv หลายเดือนก่อน +2

    Masha allllah sahra nolow 78 kkkkkkkkkkkkkkk

    • @dheemanali3957
      @dheemanali3957 หลายเดือนก่อน

      Ma yaaabtay ama halkan ku yaabay fadhiyaa 😂😂

    • @hassanyaasiin9552
      @hassanyaasiin9552 หลายเดือนก่อน +1

      Haaye waxay ka waday 1968 😅

    • @hodanabdi6395
      @hodanabdi6395 หลายเดือนก่อน

      Kkkk68 ans

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf หลายเดือนก่อน

    Alle hakuso hadeyo edo

  • @ALI-em3me
    @ALI-em3me หลายเดือนก่อน +3

    78 kkkkkkkkkkkkk sahray bal halka ku noqo

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 หลายเดือนก่อน +1

    AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน

    Haa wei halmaamte 402❤

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allaah 10’jir miyay snm iyo hoodka ku gashay?? 78kii hadey dhalatay 88kiina ay dagaladi waqoyihi gubabo heeso iyo booga dhayis iyo 10’jir

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 หลายเดือนก่อน

    Dumarka da dooda xaqiiqdq kama sheegaan snm ayey guubaabo u aheyd snm 1978kii ayaa la aasaasey ssdf ayeyna markii hore ku biireen markii claahi yuusuf diidey in jamhad kale laga dhinac sameeyo waana ogolaadeen balse mar dambe ayey kala baxeen

  • @user-gv2uf2zz1n
    @user-gv2uf2zz1n หลายเดือนก่อน +1

    Xagee aadna mar hooyaday alaab muqdisho uga keentay 2007 40+way aheed 56+kama yaro abootoy na furo se wax und jiraan 😂😢

    • @queenruby8792
      @queenruby8792 หลายเดือนก่อน

      56 way tahay 1968 kama yar qoftu😂

    • @user-oi5uk4de1b
      @user-oi5uk4de1b หลายเดือนก่อน

      Habarta waa oromo baan maqlay maxaa iidoorow aad noo qarinaysaan 😂😂😂

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน

    Sahar kulah waan kashaleye suldasn manooooli😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @HibaaqMohamed-wv5dh
    @HibaaqMohamed-wv5dh หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉😅❤

  • @zainabahmed4198
    @zainabahmed4198 หลายเดือนก่อน

    1978 weger malaa waanay garanay may tidhaahdo ma garanayo wakhtigaan dhashay

    • @zamzamadam4811
      @zamzamadam4811 หลายเดือนก่อน

      Zainaba wey dalankarta

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน

    Haa was 42❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน +1

    Waa geeeesiyad reer somaliland. Dumasshi

    • @user-oi5uk4de1b
      @user-oi5uk4de1b หลายเดือนก่อน

      Kkkk reer somalilanf aa War nalla dhaaf habarta xun ee oromada ah ee uraysa wallee iidoor wax unbay qarsadaan kulligiin inaad wada sheegad oromo ubadan tihiin 🇸🇴 somali wey idin ogtahay anigoo reer koonfur ah baa og sahra inay tahay asalkeedii oromo ilmaheeda iidoor yihiin car car wakaase diid

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 หลายเดือนก่อน +1

    Heestu waa debi iyo dhaqan xumo iska jooji hooyo ama wllo abwaanimo haloo bedelo

  • @hassanyaasiin9552
    @hassanyaasiin9552 หลายเดือนก่อน

    Hye wallo sahara madiga bila danbiya aniguna janadan ku jira 😅

  • @hawaomar8374
    @hawaomar8374 หลายเดือนก่อน +1

    No way garan waydy may dhALAN

  • @fathiahussein7135
    @fathiahussein7135 หลายเดือนก่อน

    68kii dheh

  • @Abdifitah1988
    @Abdifitah1988 หลายเดือนก่อน

    Haigu Nacin lacag la aan waa qof qof jecel ama nafnaf kale doone ax ax qaf lajec laday ama wax jeclade ayaa wax daeeemi karo wasuus fanaanada

  • @MoDhaqane
    @MoDhaqane หลายเดือนก่อน

    Oo kaalay maxay udiiday inay koonfurta fanaan kaxusto walaa abnaan yaab

  • @AliIbrahim-tu8dg
    @AliIbrahim-tu8dg หลายเดือนก่อน

    48

  • @owliyo1218
    @owliyo1218 หลายเดือนก่อน

    50 kama yarid

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2h หลายเดือนก่อน

    Ilaaha kacabsoo isna astur waxana ka baxa intaad nooshay bari waad nimanae.

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc หลายเดือนก่อน

    Nasiiba shaykh Aadan siiro ayaa matasha hablaha Soomaaliyeed

  • @Amal12140
    @Amal12140 หลายเดือนก่อน

    Waar dumarka dada lama waydiiyo hadii kale way dhex fadhiisanysa

  • @khadijoosman9618
    @khadijoosman9618 หลายเดือนก่อน

    Eemeeqay iska jartay bisinka

  • @SalmaanAbdullah-ef3jy
    @SalmaanAbdullah-ef3jy 27 วันที่ผ่านมา

    Habartaan jahanamo yeey idiin geeyn hootooyinka soomaaliyed ma matasho

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j หลายเดือนก่อน

    Tan fanaan ayeey isu qabraa maxay qadaa yaa yaqan waxay qado

    • @JamiilaJiimi-xq3pv
      @JamiilaJiimi-xq3pv หลายเดือนก่อน +1

      Masha allllah sahra nolow adigu makhruuqa jooji😂😂

    • @abdirashiidahmed5382
      @abdirashiidahmed5382 หลายเดือนก่อน

      Tan anakaa naqaane adi yaa ku yaqaan ina gadaal oomo lagu djaqay waa maxay cuqdadu maa lagu kufsaday