Cizi iyo sharaf ku nooloow sheikh bashiiroow .sanaddo badan ayaan barnaamijyadaada la socdey top inkastoo meelo yyaryar taasna laga yaabee inay kula saxsanayd waqoyigga sonalia oo dawlad aad ugu yeerto mana aha mana ogolin
siyaasada iyo aqoonta iyo diintu waa sax laakiin wax ay waxtarayaan marka dadka iyo dawlada etc ay daacsd yihiin ujeeda cadna ay halgayàan (honesty is the best policy)xataa diinta waxba ma tareyso hadaa ujeedo sax ah iyo daacadi jirin teeda kale maxaa LAGA YEELAYAA QABYAALADA CUNSURIYADA IYO JAAHILNIMADA
Somaalida waxa loo soo xawiley muran siyaasi ah markaa waa qalad aad u weyn oo lacag badan lagu bixiy hadii puntĺaand iyo mucaaradka SL iyo koocda FARMAAJO AY MASHAARIICDA AY SOO QAATEEN AY YAREEYAAN LACAGTA SOO GASHAA WEY YARAAN LAAKIIN SOMALIDU WEY NOOLAAN TEEDA KALE XASAN SHEEKH MASHRUUC SL UU KU MIJO XAABINAYO AYUU WADAA OO WALIBA MUNAAFAQ KU SALEYSAN OO SL WAXBA LAGUVYEELEYN LAAKIIN SOMAALIDA DIB U DHIGEYSA HALKA AY SOMAALIDA DANTEEDU TAHAY IN AY KALA NABAD GASHO OO AY DEGAANADOODA DHISAAN LAAKIIN HADDA WAXA LA WADAA IN SOMAALI AY AMA DAGAAL HOOSE KU JIRAAN AMA AY DAGAAL TOOS AH ISKU QADAAN SI DADKA SOMALIDU AY U HOOSEEYAAN OO MAQAA. HOOSE AY GASHO
Cizi iyo sharaf ku nooloow sheikh bashiiroow .sanaddo badan ayaan barnaamijyadaada la socdey top inkastoo meelo yyaryar taasna laga yaabee inay kula saxsanayd waqoyigga sonalia oo dawlad aad ugu yeerto mana aha mana ogolin
Sheydaan shgaynaya
Mid umada soomaalida xalaasha ah maalgeliso halasameeyo kan kasoo horjeeda
Maalkiina iyo naftiina kuxisaabtama
Rayigayga waxaa heritage loo sameeyay inay basaasto Fikirka Dawladnima Somalida, sida waxay aaminsanyihiin madaxda somalidu oo la ogaado.
Sheekhow waxad ku ceebowday inaad gabadha aad adeerka u tahay ee Haybado I O Geele inaad xaaraan baa lagu guursaday tidhaa.
siyaasada iyo aqoonta iyo diintu waa
sax laakiin wax ay waxtarayaan marka dadka iyo dawlada etc ay daacsd yihiin ujeeda cadna ay halgayàan (honesty is the best policy)xataa diinta waxba ma tareyso hadaa ujeedo sax ah iyo daacadi jirin teeda kale maxaa LAGA YEELAYAA QABYAALADA CUNSURIYADA IYO JAAHILNIMADA
Somaalida waxa loo soo xawiley muran siyaasi ah markaa waa qalad aad u weyn oo lacag badan lagu bixiy
hadii puntĺaand iyo mucaaradka SL iyo koocda FARMAAJO AY MASHAARIICDA AY SOO QAATEEN AY YAREEYAAN LACAGTA SOO GASHAA WEY YARAAN LAAKIIN SOMALIDU WEY NOOLAAN
TEEDA KALE XASAN SHEEKH MASHRUUC SL UU KU MIJO XAABINAYO AYUU WADAA OO WALIBA MUNAAFAQ KU SALEYSAN OO SL WAXBA LAGUVYEELEYN LAAKIIN SOMAALIDA DIB U DHIGEYSA HALKA AY SOMAALIDA DANTEEDU TAHAY IN AY KALA NABAD GASHO OO AY DEGAANADOODA DHISAAN LAAKIIN HADDA WAXA LA WADAA IN SOMAALI AY AMA DAGAAL HOOSE KU JIRAAN AMA AY DAGAAL TOOS AH ISKU QADAAN SI DADKA SOMALIDU AY U HOOSEEYAAN OO MAQAA. HOOSE AY GASHO