- 120
- 361 201
Guul Media
Canada
เข้าร่วมเมื่อ 28 ส.ค. 2021
Hey !
Welcome to Guul Media channel
You can find here the latest news, entertainments, Vlogs, Tours, educational discussions and more about Somalia and Somalian people.
thank you for visiting.
Asc soo dhowoow walaal waxaan halkaan kusoo gudbinaa muuqaalo bulshada waxtar u leh
Welcome to Guul Media channel
You can find here the latest news, entertainments, Vlogs, Tours, educational discussions and more about Somalia and Somalian people.
thank you for visiting.
Asc soo dhowoow walaal waxaan halkaan kusoo gudbinaa muuqaalo bulshada waxtar u leh
Mustaqbalka siyaasadda Jabuuti | Sh. Abdirahman Bashir
Mustaqbalka siyaasadda Jabuuti: Dubbaha Maraykanka
Dabinka Deynta Shiinaha, & Moognaanta Wacyiga Dadka.Sh Sh. Abdirahman Bashir
Dabinka Deynta Shiinaha, & Moognaanta Wacyiga Dadka.Sh Sh. Abdirahman Bashir
มุมมอง: 362
วีดีโอ
Soomaaliya Ma Waxay Noqotay garoon | Sh Abdirahman Bashir
มุมมอง 5753 หลายเดือนก่อน
(Soomaaliya Ma Waxay Noqotay Garoon Awoodo Kale ay Isku Hardiyaan ? ) #sh #Abdirahman #Bashir #somalia #ethiopia #egypt
Nin Dawladeedwaa kuma? ,Maxaa Tilmaamo u ah ? | Sh Abdirahman Bashir
มุมมอง 1.9K5 หลายเดือนก่อน
Nin Dawladeedwaa kuma? , Maxaa Tilmaamo u ah ?
Jimcaha Khutabh ee Masjid Dar Al Farooq MN Khateeb: Sh. Cabdiraxmaan Bashiir
มุมมอง 4347 หลายเดือนก่อน
Jimcaha Khutabh ee Masjid Dar Al Farooq oo ku yaalla Bloomington MN Khateeb: Sh. Cabdiraxmaan Bashiir
RUWAAYAD MIYAA DAGAALKA ISRAA'IL & IRAAN? | Sh Abdirahman Bashir
มุมมอง 8648 หลายเดือนก่อน
RUWAAYAD MIYAA DAGAALKA ISRAA'IL & IRAAN? #guul #guul #media #abdirahman #bashir #djibouti #africa #ethiopia #iran
Tahniyada Ciidul Fitri / Greetings of Eid Al-Fitr | April 9th , 2024/1445 | Sh Abdirahman Bashir
มุมมอง 2478 หลายเดือนก่อน
Tahniyada Ciidul Fitri / Greetings of Eid Al-Fitr | April 9th , 2024/1445
Go’aan Qaadashada qofka Muslimka ah | Sh Abdirahman Bashir
มุมมอง 6478 หลายเดือนก่อน
Go’aan Qaadashada qofka Muslimka ah Sh Abdirahman Bashir Iyo Khudbadii Jumcaha ee Masjidka Umatul Islam
Qaska Siyaasadeed ee Geeska Afrika | Sh Abdirahman Bashir
มุมมอง 4.7K8 หลายเดือนก่อน
Qaska Siyaasadeed ee Geeska Afrika ( waa barnaamij gulul iyo su’aalu culus ) dusduurka soomaliya, dawladnimada Djibouti iyo mustaqbalka itoobiya . #somalia #Geeska #africa #ethiopia #djibouti #guul #media #guulmedia #guul_media
Dibu eegista Siirada Nabiga NNKH|Sh | Abdirahman Bashir
มุมมอง 2368 หลายเดือนก่อน
Dibu eegista Siirada Nabiga NNKH|Sh. Abdirahman Bashir Nabiga iyo nolishisii xaasnimada scw
Ramadaan iyo horomarka bini aadanka | Sh Abdirahman Bashir
มุมมอง 2898 หลายเดือนก่อน
Muxaadaro ku saabsan ( Ramadaan iyo horomarka bini aadanka) . waa barnaamij loo sameeyay reer Djibouti ( USA ) , daawasho wacan . #sh #Abdirahman #Bashir #guul #media #guulmedia #guul_media #Djibouti
Hor-dhaca Koobaad ee Dibu eegista Siirasada Nabiga, | Sh. Abdirahman Bashir
มุมมอง 1519 หลายเดือนก่อน
Hor-dhaca Koobaad ee Dibu eegista Siirasada Nabiga, | Sh. Abdirahman Bashir
Dib u eegista Siirada Nabiga Sh Abdurahman Bashir #1
มุมมอง 1339 หลายเดือนก่อน
Dib u eegista Siirada Nabiga Sh Abdurahman Bashir #1
Dhaweeynta Ramadaanka & Tahniyada | Sh Abdurahman Bashir
มุมมอง 1289 หลายเดือนก่อน
Dhaweeynta Ramadaanka & Tahniyada Sh Abdurahman Bashir
Hanjaabadda ABIY Ahmed ee Biyaha Soomaaliya uga Yimaada Dalkiisa | Sh Abdirahman Bashir
มุมมอง 1.3K10 หลายเดือนก่อน
Dagaalka Biyaha Soomaaliya & Itoobiya,Hanjaabadda ABIY Ahmed ee Biyaha Soomaaliya uga Yimaada Dalkiisa Sh Abdirahman Bashir #guul #media #guulmedia
wareeysi Sh Abdirahman Bashir
มุมมอง 92910 หลายเดือนก่อน
Waa Wareesi ay layeesheen Reer Hadaf Productionf Sh. Abdirahman Bashir mar uu kusugnaa magaalada Nairobi, Kenya
Aragtida Cusub Damaca Ethiopia iyo Qaabka loo wajahay
มุมมอง 83110 หลายเดือนก่อน
Aragtida Cusub Damaca Ethiopia iyo Qaabka loo wajahay
Damaca Itoobiya ee Badda iyo Aqoonsiga Somaliland | Sh Abdirahman Bashir
มุมมอง 10K11 หลายเดือนก่อน
Damaca Itoobiya ee Badda iyo Aqoonsiga Somaliland | Sh Abdirahman Bashir
Ubadkeena 100 sano kadib | Sh Mohamed Sh Abdiweli
มุมมอง 11111 หลายเดือนก่อน
Ubadkeena 100 sano kadib | Sh Mohamed Sh Abdiweli
Maxay itoobiya ka rabtaa xeebaha ummada soomaliyeed? |Sh Abdirahman Bashir
มุมมอง 78211 หลายเดือนก่อน
Maxay itoobiya ka rabtaa xeebaha ummada soomaliyeed? |Sh Abdirahman Bashir
Fashalka maxaa sabab u ah ? Maxaana xal ah ? | Sh. Abdirahman Bashir
มุมมอง 3.4K11 หลายเดือนก่อน
Fashalka maxaa sabab u ah ? Maxaana xal ah ? | Sh. Abdirahman Bashir
Maxaa Ka Cusub Falistiin iyo Geeska Afrika | Sh Abdirahman Bashir
มุมมอง 7K11 หลายเดือนก่อน
Maxaa Ka Cusub Falistiin iyo Geeska Afrika | Sh Abdirahman Bashir
Tadabburka Quranka | Sheekh Cabdi Bari
มุมมอง 9111 หลายเดือนก่อน
Tadabburka Quranka | Sheekh Cabdi Bari
Mustaqabalka Soomaaliya Kadib Dayn Cafinta & Qaadista Xayiraadda Hubka |Sh Abdirahman Bashir
มุมมอง 8Kปีที่แล้ว
Mustaqabalka Soomaaliya Kadib Dayn Cafinta & Qaadista Xayiraadda Hubka |Sh Abdirahman Bashir
Xaalada Siyaasadeed ee Djibouti iyo Geeska Afrika | Sh Abdirahman Bashir
มุมมอง 2Kปีที่แล้ว
Xaalada Siyaasadeed ee Djibouti iyo Geeska Afrika | Sh Abdirahman Bashir
Sh Abdirahman Bashir | Barnaamijka Wacyi Dhibaatooyinka ka Taagan Geeska Afrika
มุมมอง 3.3Kปีที่แล้ว
Sh Abdirahman Bashir | Barnaamijka Wacyi Dhibaatooyinka ka Taagan Geeska Afrika
Sh Abdirahman Bashir | Waajibaadka marxalada Iyo Falastiin
มุมมอง 4.8Kปีที่แล้ว
Sh Abdirahman Bashir | Waajibaadka marxalada Iyo Falastiin
Sh Abdirahman Bashir | Falaqaynta Falastiin
มุมมอง 4.2Kปีที่แล้ว
Sh Abdirahman Bashir | Falaqaynta Falastiin
Sh Abdirahman Bashir | Falanqaynta Bariga Dhaxe & Geeska Africa
มุมมอง 2.8Kปีที่แล้ว
Sh Abdirahman Bashir | Falanqaynta Bariga Dhaxe & Geeska Africa
Dagaalka Yahuuda iyo Hamaas maxaa keenay | Sh Abdirahman Bashir
มุมมอง 770ปีที่แล้ว
Dagaalka Yahuuda iyo Hamaas maxaa keenay | Sh Abdirahman Bashir
Dagaalka Yahuuda iyo Falastiin maxaa u sabab ah | Sh Abdirahman Bashiir
มุมมอง 5Kปีที่แล้ว
Dagaalka Yahuuda iyo Falastiin maxaa u sabab ah | Sh Abdirahman Bashiir
جزاك الله الف خير
Wcs
Adeero cabdiraxman Bashir ❤
Adeero cabdiraxman Bashir ❤
DIXDII KHOOF WEENNE🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
Adeero sh cabiraxman Bashir ❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤masha allah ❤♥❤
Excellent analyses
aqoon yahan masha allah
Quraanka baro.sunada rasuulka bado.ilm
❤ᴀʟʟᴀʜᴜ ᴀᴋʙᴀʀ ❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤
❤ᴀʟʟᴀʜᴜ ᴀᴋʙᴀʀ ❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤
❤ᴀʟʟᴀʜᴜ ᴀᴋʙᴀʀ ❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤
Qodob balaadhan ayu ka hadlay ' una baahan in sifiican dhunto .
Vive notre president
Si nous sommes djiboutiens ,nous aimons notre president son excellence ismael omar
Funny 😅
Cajiib
Masha allah ilaahay haku balaariyo cilmigaaga sheekhii❤
Waa hadal aaf u fiican walaal
M.a Sh. Abdurahman Allaha ku xafido. Waxaa ka muuqata cadaalad iyo ka runsheegida Diinta, hasa ahaatee Martida barnaminka waxad moodaa in ay yihiin kuwa Kooxo gaar ah u xaglinayo.
Sh bashir❤
Machallah
Masha allah buuni sh.abdirahman Bashir
Une excellente analyse du Cheick تحليل ممتاز و دقيق
Nin aan weligii Soomaaliya arag ayaad wax weydiinaysaa, waayo aragnimo localka ah iyo taariikhdii la soo maray..ayaa u dhiman
ALLE haku xifdiyo sheeq
Wa rounta❤❤ماشاء الله
If allah say shekh c raxman bashir I hope you will came back our country and you will be the president of the d jibouti because the country is need for you
Allaha Barakeeyo Sheekha
Wax badan oo been cad ah ayaa ku jira warka sheikheyga
Maadaama uu xaqa ku cadeeyay khaaimiinta umada lugooyada iyo boobka ku wada.
Xasan reerkiisa ayuu ka buuxiyay dawladnimo, lkn waa tii lagu kala tagi lahaa.
Qabili ba tahay
@@adenAFKA ma ihi qabiilka Hassan sheikh ee waxan ahay qof wadanka wa ka jita wax ka og walal warka sheikhna waxaa ku jira been iyo mala awaal
ماشاء اللة
Geeska Africa waa sax meel adag buu marayaa
scw scw scw scw scw scw scw
كل عام و انت اقرب الله، يا شيخي
Aby Axmed waa nin waalan
Aygan Ciise waxaad Somaliland ajaanib ayaad ku tahay dhulka gii maaha ee Jihaadka beenta ah eed ku hantaacayso ku xoree dhulka Jibouti, dawlada Maraykana adiga iyo kilaabtii kula jooga ee jihaadka beenta ah sheeg ayey waa lagu daba jiraa. Berigii hore Ixtiraam ayaanu kuu haynay mar hadaad wadankayagii ku soo duushay pod Shabab noqotay waanu iska kaa celinaynaa yaa mujrim.
Aygan Ciise oo ku biiray Argagixisada Walaweynta oo Somaliland doonaya in uu dagaal ku soo qaado kkk, Subxanallah waxan la yibaa Kilaabta min Muqdisho ilaa Nairobi ilaa Minnesota ku hadaaqaya jihaad iyoehadal beena mid keliya oo Somaliland u dhashay kumaejiro keliya waxa soo diray Hassan Huuraale oo Xamar awood u waayey uu dhagxaanta wadooyinka ku xeeran ka qaado isagoo argagixisada beeshiisa ka baqanaya ayuu afkiisa uraya Somaliland oon waxba ka dhexaysa afka ku soo taagayaa.
Sheikh bashiir has become a faqash bootlicker….thats what you get when you move to Minnesota.
Sheeq cabdiraxman ALLE haku xafido
war odaygan xasan naceb aya haya wa les qabta lkn hku dhmn wlhi xasan term kn dadal haya hla tagero
Lagama yabo inta dadkena damirka leh ee dalka iyo dibad jogan in dalkena cadow damicisa kadhabaye never not now and not letter
weli nacaybkii isaaqa ayuu sii wadaa taas oo keeni karta in tan uu ka hadlayo tu ka weyn dhici karto weliba aan ku faraxsanahay
😂😂😂😂😂
Midnimadii Qadaad'weyntu ku Qarwi jirtay Qabri Addis Ethiopia 🇪🇹 ku yaal banu ku soo hubsanay 😅😅
Mashallah
Somaali wayn inshallah.👍💪 Munaafiqiinta ya naga soo horjeeda
Meeshan waxaa isugu yimi dad sharaf leh laakiin ah dhuxul dambas huwan
Nimankan aan Somaliland u dhalan iyo kuwa Xamar dhexdeeda yidhaa dhulkeena badeena waanu ku qosolaa war bad iyo dhul inaga dhexeeyaa ma jiro waxaanu u aragnaa Kenyan ama Jiboutiyan sheeganaya Somaliland naftiina run u sheega, Somali oo dhan Xagjirkeedii, Argagixisadeedii, Mafiyadeedii oo wada col ah waxay heshiis ku yihiin mudo ka badan 32 cadaawada Somaliland keliyana ay ka tahay xaasidnimo iyo in aanay hore u socon, Itoobiya beri waanu u haysanay in ay cadow tahay oo shacabkeedu laba waji toban gmcood leeyihiin oo ay shayadiin yihiin waxaasna waxa noo soo sameeyey dawlado ajaanib ah oo dano ka lahaa laakiin Alxamdulilah halgankii SNM waxaas oo dhan ayuu burburiyey maanta Itoobiya waa wadan jiiraan ah isku jidh color nahay oonu wada shaqaysan karo waa meesha ugu weyn ee ay saraakiisha Somaliland ka soo baxaan iyana waxay u arkaan in Somaliland tahay dhul istraatiiji ah oo ay iskaashan karaan Somaliland waa halkii islamku ka soo galay geeska Afrika ee ilaa South Arrika socday kamuu soo gelin Muqdisho iyo Kismayo , markaa waxaanu idin leenahay DHUL INAGA DHEEYAA MAJIRO dhulkiinu waa taqaanaan ee hana sheeganina.
Waxyaaha I farxadgeliya in Somaliland iyo Somalia kala tageen, dhalinyarada Somaliland 95% may tegin Muqdisho waxaanay u haystaan Afghanistan qarax iyo balaayo ka dhacdo kuwa Somalia ma yaqaanaan Somaliland 98% may tegin, taas oo xaqiijisay in isdhexgalkii hore uu dhamaad ku dhawyahay wixii intaa ka dambeeyana sidaa wadamada Africa iyo Carabta warbaaninta lagu kala socon doono wixii dhaca sida caalamka ka jirta waana arin fiican, shalay waxaan arkaayey dad Xamar dhalinyaro u badnaa oo la weydiinayey dhulka itoobiya la siiyey siday dacaayadooda u dhigaan halkuu ku yaalaa way garan waayeey , Makasaayi??
Walweyntan meesha ka barooranaysa waxa u fiican in ay Oohinta beenta ah joojiyaan liano meel noo damqanaysaa ma jirto, waxaanu u haysanaa cadow 32 sanadood wixii aanu ka rabnay ee ahayd waar si fiican aynu u kala baxno oo ay been iyo balaayo nagu hayeen waxaanu ka helay Itoobiya oo ah wadan jaar ah wadan markii ay diyaaradaha nagu garaacayeen walaweyntu aanu u qaxnay oo askarigii Somaliga ahaa ee ciidamadii mujrimiinta ahaa ka tirsanaa ee eryanayey shacabka waxa ka reebay mid Xabashi ah oo aan waxba u ahayn keliya wadan jaar ah, ta kale Itoobiya waa halkii aanu duulaanka xoraynta Somaliland ka soo qaadnay ee maanta wadankeena aanu ku xoraynay cid kalena aananu waxba ka weydiinayn. Kuwan Itoobiya libaaxa wax cuna ka dhigaya war maanta yaa Itoobiya ka hortaagan ama 32 kii sano ee ina dhaafay ka hortaagnaa in ay qabsato Xamar iyo Somalia oo dhan ilaa Kismayo, cidna maanta safiirka Itoobiya wuxuu ku jiraa Villa Somalia oo madax maamulka ay isku xafiis yihiin, ciidamada Itoobiya waxay joogaan iminkana lagu xoogeeyey gobolada Gedo, Bay, Bakool, Hiiraan ilaa Baraawe markaa dawlada intaas oo ciidan ah ay ka joogaan ee mujrimiinta wadaada Somalia aasaseen ee Shabab ka xoraysay dhul badan intay joogaana aan mini karin in qayladhaantaa mikrafoonada isla taagtaan miyeydaan xishoonayn. Dagaalada Itoobiya lagu qaado waxay ahaayeen kuwo nooga iman jiray dibeda oo maslaxad lahaa sida Masar oo kale xadka Somaliland wuxuu ku cabiran yahay shirkii Berlin conference 1884 demarkation caalamiya ayuu leeyahay ka Somalia xad majiro u dhexeeya Itoobiya maanta ilaa Muqdisho ayey ku murmi kartaa iyana sidoo kale hadii ay tabar leeyihiin, hadaba xadka Masar la leedahay Sudan isna wuxuu ku fadhiyaa shirkii Berlin 1884, liano gumeystuhu muu eegayn dadka uu xadka dhex dhigayo waxa ka dhexeeya keliya juqraafiga iyo khayraadka iyo danaha ay ka leeyihiin ayaa wax walba ka weynaa, markaa Jamal Cabdinasir muxuu wixii Somalia la isku odhan jiray 1964kii ugu caawiyey hubka iyo dacaayada idaacadaha iyo taageerada ka kacaay, waxay ahayd in uu Itoobiya mashqyuuliya oo odhaahdii ahayd waxba nama yeeli karto oo waxay ku jirtaa bayna Siin wa Saad ayuu meel marsaday marka la yidhaa madexweyne dhulka Xalaayib maad Sudan u celisid wuxuu ku odhanayaa LAA LA ,DI ARD MASRIYA Kani waa dhul Masari halka Somaliland oo ku biirtay ay xad caalamiya leedahay oo ku fadhiya 1884 inkastoo markii dambe Engriisku wax ka yaryar bedelay, markaa Masar in ay Ixtiraamto xadkii 1884 wuu doonayaa laakiin Somalia dagaal la gasho Itoobiya si danahooda ay uga gaadhaan, markaa maanta intiina halkan ka hadlaysaa waa ogtihiin in markii Somaliland xoriyadeeda qaadatay 26 June 1960 in aanay jirin dawlad Somalia la yidhaa laakiin markaa 35 dawladood ictiraafeen Somaliland laakiin nasiib daro ay naheleen awoowyaasho oo fikir aan Walaweyntu xataa ku fikirin hayey oo xadaaradii Masar iyo Caden laga shubayey ee xoraynto madax martay oo doonayey Somaliweyn laakiin mudo ka dib ay arkeen in ay ceel ku dhaceen markii dambena ay nagu kaliftay in xoog isticmaalo Walxamdulilah dhulkeeniina la soo noqon, markaa raga kale ma aqaan laakiin wadaadka reer Jibouti waxaan odhan lahaa nifaaqa iyo xaasidnimada iska daa sida Adeerkaa ayaad u haysataa in Somaliland marka la Ictiraafo Jibouti burburayso taas oo aan waxba ka jirin ta kale maxaa u arki weydeen in ay Itoobiya ku jiraan dad Somaliyeed oo ka badan kuwa Somalia iyo Somaliland oo weliba xadkeena xiga cadadkooduna aad u korayo oo u baahan in ay nolooshooda kor u qaadaan waxbartaan faqriga ka baxaan dhibaatada qabyaalada iska guubaabiyaan oo u baahan in ay helaan marin badeed sida ka Jibouti, Heshiiskan Somaliland iyo Itoobiya dhex mari doonaa wuu hirgelayaa inshallah wuu soconayaa cid horjoogsan kartaana ma jirto Somalia na waxa qaylinayaa waa Xasan iyo wasiiradiisa, Puntland, Jubaland, South Central Baydhabo midna kama hadal taas oo ah soo dhawayn, Xasana waxa u fiicnaa in uu hambalyeeyo inkastoo uu yidhi muxuu noo soo mari waayey MADEXWEYNAHA SOMALILAND, laakiin maanta hadii eebe idmo jiilasha soo socdaa waxay ku xasuusan xaasid aan waxba ula hadhin Somaliloand, Itoobiyana wadan u hiiliyey oo horena abaalweyn ugu lahaa, Berbera ilaa Zeila waxay noqon doontaa inshallah wada dekedo iyo oil refineries, petrochemicals, steel factories waxa lagu xidhi train ka Itoobiya taga waxaana loo sii gudbin ilaa West Africa si khaydraadka Africa ee gudaha Afriaka ku jira sida oil and gas, xadiidka, Aluminiumka, Zinc ka dibeda loogu dhoofiyo oo ay u helaan marin dhaw markaa ilaa Nigeria waa in treenku isku xidhmaa ilaa hadana South Afriaka oo copper iyo xadiidka ku qani, dadka reer Somaliland waa dad taariikh u leh tijaarada wadamada kale oo berigii horeba Berbera iyo Saylac waxay ku xidhnaayeen Itoobiya oo Awr ayaa badeecada lagu qaadi jiray oo la odhan jiray Traanship markaa khayr ayaanu u rajaynaynaa Somaliland iyo Somalida kale laakiin Xoriyada iyo aqoonsiga Somaliland maaha wax aan cidna u joojinayno inshallah.