WAREYSI TAARIIKHI AH: Dr Cali Khaliif Galaydh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ต.ค. 2020
  • WAREYSI TAARIIKHI AH: Dr Cali Khaliif Galaydh “Haddaana sida aan kuugu sheegaya raali ka ahayn teleefonka waan dhigayaa” Wuxuu ahaa mid ka mid ah wareysidii ugu kululaa ee (AUN) Dr Cali Khaliif uu siiyay BBC. Farhan Jimale ayaa wareysanaya.

ความคิดเห็น • 16

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u naxariiso

  • @zakihussein9147
    @zakihussein9147 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle naxariisti janno hageeyo aqoonyahan aftahan ah

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle.haw naxariiso.marxuumka rabbow qabriga u waasici

  • @omarserbiya2007
    @omarserbiya2007 3 ปีที่แล้ว

    ALE HAWNAXARIISTO PRO CALI KHALIIF AAMIIN AAMIN🇸🇴😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @war-shubotv1278
    @war-shubotv1278 3 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariistee masuulku berigaa ayuu saxsanaa!

    • @khalidkilas.6552
      @khalidkilas.6552 3 ปีที่แล้ว

      Meydka wax kale ka sheeg sheegin.walal.kaliya u ducee hadii kale iska aamus

  • @fadhiyareshow
    @fadhiyareshow 3 ปีที่แล้ว

    الله يرحمه

  • @ahmedmahad5218
    @ahmedmahad5218 3 ปีที่แล้ว +1

    xuuus dheer goormaa noogu dambaysay cood kii farxaan jimcaale.

  • @abdixaajiahmed8914
    @abdixaajiahmed8914 3 ปีที่แล้ว

    Waa baan

  • @ahmedciidle6950
    @ahmedciidle6950 3 ปีที่แล้ว

    Duli Duli Dhalay . Farhan jimcale. ? Uducee Marxuumka Alle ha unaxariisto . .....

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora 3 ปีที่แล้ว

    MUXU PROBLEM FARAHA LA GALAY?? INTU ETHIOPIA TAGAY BU HADANA WAX LO BAHNAYN KA HADLAYAY, WUXU U HAYSTAY INA ETHIOPIA SIDA SOMALILAND LA ISKA HADLIKARO.. MASKIIN FOQAL MASKIIN.

  • @cabdiraxmaansaleebaan3906
    @cabdiraxmaansaleebaan3906 2 ปีที่แล้ว

    marxuunka dhinta iska dhig wax dhintay baa tahay ee

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 3 ปีที่แล้ว

    Waryaa duliii baa tahay wariyee ma tihiid ee marxunka dhiintay faraha ka qad cunsuriiyahow😡😡😡

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 3 ปีที่แล้ว

    The Worst Journalist Shame On u!!!