La Socodka Dadka Wanaagsan - Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • SUBSCRIBE CHANNELKA :: KALANA SOCO MUXAADRAADKII UGU DANBEEYEY EE SHEEKH MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL
    www.youtube.co...

ความคิดเห็น • 97

  • @sunnyrose6601
    @sunnyrose6601 7 ปีที่แล้ว +9

    why would someone dislike this beautiful muxaadaraad. Subaxana Allah

  • @siciidsamaale7644
    @siciidsamaale7644 2 ปีที่แล้ว

    Allow Azxapta Iyo Jaarkaba Noo hagaahi Culimada Diinkana Allow Noo Ilaali Siday Noogu yeedhayaan Xaqa Iyo dariiqa toosan Allow iyana ugadhsii Anbiyada iyo azxaaptii Nabbi Muxammad csw Sheekh mustafe xaaji ismaciil haaruun Rabbi Rali ha kaa noqdo

  • @لحظاتمعالله-ي7ر
    @لحظاتمعالله-ي7ر 7 ปีที่แล้ว +7

    جزاكم الله خير وجعلها في ميزان حسناتكم إلى يوم الدين ونفعنا بها الموعظة حسنة

  • @نعمةالهاشمي-ي4ي
    @نعمةالهاشمي-ي4ي 7 ปีที่แล้ว +8

    اللهم إنا نسألك حبك وحب من يحبك, وحب كل عمل يقربنا إلى حبك.

  • @muhamudhassan1259
    @muhamudhassan1259 7 ปีที่แล้ว +14

    Shiikh wuxuu nagu leeyahay abaal badan hadaan nahay ardadiisa ilaahay cimrigiisa hadheereeyo. Danbigiisana allah, umada soomaaliyeed na allaha ka yeelo isagoo badan amiin Aamiin

  • @aweyssheikh3672
    @aweyssheikh3672 3 ปีที่แล้ว

    Jazaaka Laahu Qeyran Aquunaa Sh. Mustafa Haaji Ismaaciil Wacdiga Iyo Waanada Waxay Anfacdaa Qofka Mu'minka Ah Allaha Naga Yeelo Kuwii Maqlaa Kuna Camal Falo Shayqeyga Adna Miizaanka Aqiro Allaha Kuugu Daro Wabilaahi Towfiiq!!!!

  • @mohamadkarsheboy7714
    @mohamadkarsheboy7714 6 ปีที่แล้ว +3

    shiikh ilhy hku barakeyo jnada frdowsana ilhy ka warabiyo amiin.....

  • @cwahabmaxamed6601
    @cwahabmaxamed6601 7 ปีที่แล้ว +8

    MnChallh sheekh mustafe ilahaY haKu XifdiYo

  • @faysaldaaud503
    @faysaldaaud503 3 ปีที่แล้ว

    Alle hakaa abaal mariyo sh.mustafe x.ismaciil haaruun alle

  • @asiaaar5002
    @asiaaar5002 7 ปีที่แล้ว +4

    Allah haku barakeeyo aduun iyo aakhiraba sheikhanaa mustafe x ismaciil

  • @mumtazmohed1945
    @mumtazmohed1945 7 ปีที่แล้ว +35

    Shikh mustafoow allow nookaa xafid aduun iyo aakhiro waan ku jeclahay walhi alle dartiis baan kuu jeclahay
    Muxaadaroyinkada kama daalo maskaxdydana way kobciyaan

  • @yonisxasan3277
    @yonisxasan3277 6 ปีที่แล้ว

    Mash Allah sh mustafa haaji mizaka xasanadaka Allah ku saro amiin Allah

  • @Fardusa-i6g
    @Fardusa-i6g 11 หลายเดือนก่อน

    Masha.allaah sheikh mustafa Allah ku barakeyo ader❤

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman4250 4 ปีที่แล้ว +1

    mansha Allah alxamdulilaah subxanalah ilaahaw adigu noo door saaxiib wanaaaagsan

  • @hilaalmohamed7602
    @hilaalmohamed7602 6 ปีที่แล้ว +1

    jazakallaah sheikh mustafa my role model alaha ku xafido aqiro iyo adunba.

  • @abdiwahabmohamud1639
    @abdiwahabmohamud1639 5 ปีที่แล้ว +1

    masha ALLAH sheekh allah hakubarakeye

  • @nacimakoasar4179
    @nacimakoasar4179 7 ปีที่แล้ว +4

    جزاكم الله اخير اشيخ sh mus

  • @stevenb4189
    @stevenb4189 6 ปีที่แล้ว

    Allow inoo xafido sheekheena
    Sheikh mustafa haaji ismaaciil bless you and your family amiin yaa rabi msh Allah Allah ku xafido sh mustafe

  • @nimacocabdi1556
    @nimacocabdi1556 7 ปีที่แล้ว +2

    Allah ku barakeeyo aduun iyo aakhirob

  • @MohamedIbrahim-tk6yo
    @MohamedIbrahim-tk6yo 7 ปีที่แล้ว +6

    جزاك الله خير
    الله يحفظك

  • @axmedmaxamuud8113
    @axmedmaxamuud8113 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah

  • @shukriadan1lte088
    @shukriadan1lte088 6 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan kuu rajeynayaa shaikh mustafoow inaad macooda noqotid nabiyada iyo siddiiqiinta iyo shuhadada iyo saalixiinta anigana allaah dartiisa ayaan kuu jeclahay waxaan alle kabaryayaa inaan macaaga noqodo maalinta qiyaamo allaah yaxfadaka fidunyaa wal aaqirah allaahuma aamiin

  • @jamilasharif2388
    @jamilasharif2388 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheeq mustafa Illahey janada fardosa haku geyo

  • @amranismaaciil8924
    @amranismaaciil8924 7 ปีที่แล้ว +4

    ماشا الله يا شيخ مصتفي

  • @asmaibrahim122
    @asmaibrahim122 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Sheekh mustafe ❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍

  • @aaminaismo8989
    @aaminaismo8989 3 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا الجزاء يا أستاذ

  • @Cabdilahi-qw8kj
    @Cabdilahi-qw8kj 6 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله شيخ مصطفى

  • @suldaankasuldaanka7529
    @suldaankasuldaanka7529 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allah sheikh mustafa xaji ismacail allh haku xafido

  • @kingdidiartan8735
    @kingdidiartan8735 6 ปีที่แล้ว +4

    mash Allah shik mustafe xaji

  • @sadhagi8072
    @sadhagi8072 7 ปีที่แล้ว +5

    shukraan sh mustafa

  • @sureyalove4772
    @sureyalove4772 5 ปีที่แล้ว

    Jizakallaahu qeer sheekh mustafe Osman ciil

  • @hamdaali3004
    @hamdaali3004 7 ปีที่แล้ว +1

    wllahi dar illahaybaan ujecalahay ilaahayna ha ka ha abdal marino hayr iyo ajar

  • @abdulahiomar4402
    @abdulahiomar4402 6 ปีที่แล้ว

    Waaa mahadsan tahay Sheekheena marka kowaad alla mahadsan marka labaad shekh mustafe mahadsanid

  • @libanmohamed6713
    @libanmohamed6713 7 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah bless you and me and my dad and mom

  • @abdirashid8197
    @abdirashid8197 6 ปีที่แล้ว

    Alle dartiis ayan ku jeclahay sheikh Mustafa Thank you so much alle haku xafido

  • @ismailisse245
    @ismailisse245 7 ปีที่แล้ว +3

    ماشاءالله جزاك الله خير

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 ปีที่แล้ว

    Jazakalah sheekh mustafe

  • @naciimajaamac4426
    @naciimajaamac4426 7 ปีที่แล้ว +1

    jazaa kallaah khayr . sh mustafa ilaahay haku xifdiyo

  • @osmanali4813
    @osmanali4813 5 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah sheikh mustafe Allahaa ku xafido

  • @ummuaymman9368
    @ummuaymman9368 7 ปีที่แล้ว +2

    ilaahay hakuxifdiyo sheykhunaa

  • @naasircadanweyne197
    @naasircadanweyne197 7 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خير

  • @OmarMohamed-og6oj
    @OmarMohamed-og6oj 7 ปีที่แล้ว +4

    Maashaa Allah jzaakalllaah

  • @sacdiyonour8179
    @sacdiyonour8179 7 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خير ا

  • @kingdidiartan8735
    @kingdidiartan8735 6 ปีที่แล้ว +2

    ilahay haka ralinqodo

  • @fahdiabdullahi9022
    @fahdiabdullahi9022 6 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallaah

  • @sahromanshaallahdahir6493
    @sahromanshaallahdahir6493 7 ปีที่แล้ว +2

    asc sheikh Mustafa xaaji cismacil baan sxb ka dhigtay mana ku qasaaraayo aduun iyo aahkiro. manshaallah waxaan dhagaystaa markasta muxaadaradiisa markasta wxn ugu ducaynaa qeyr dhamantiis😍😊😊.📲📱💻🕌🕋

    • @nacimakoasar4179
      @nacimakoasar4179 7 ปีที่แล้ว

      Sahro manshaallah Dahir jasaaka allah khyr sh

  • @nimacocabdi1556
    @nimacocabdi1556 7 ปีที่แล้ว +2

    mansh Allah

  • @axmedgaab3309
    @axmedgaab3309 6 ปีที่แล้ว +1

    Allah haka Abaal marsho cidwalboo Xil iskasaartay

  • @mohamedahmed-gi8fi
    @mohamedahmed-gi8fi 7 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah sheikh mustafe

  • @marwokaafiyascwscw5903
    @marwokaafiyascwscw5903 3 ปีที่แล้ว

    mnsha allaah

  • @zuhaybboss9490
    @zuhaybboss9490 6 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh mustafe burco allch Ku kudayo

  • @nafisodaauud7042
    @nafisodaauud7042 7 ปีที่แล้ว

    Masha allah alow culimadena nodaa wakuwa kaliya o utagan dinta dadkana soxasusiyo aqiro jano iyo jano iney jirto iyo in ladhimanayo naso xasusiyo waye

  • @somaliland-geologicalconsu3612
    @somaliland-geologicalconsu3612 7 ปีที่แล้ว +2

    mnsha ala

  • @ahmednuur6409
    @ahmednuur6409 5 ปีที่แล้ว +1

    Mssh allh

  • @apdalaapukar5522
    @apdalaapukar5522 6 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا جزاء

    • @fadumoaxmed8151
      @fadumoaxmed8151 5 ปีที่แล้ว

      Maaansh allh shiikh mustafe ismacil ilaahay dartii baan ku jacalahy

  • @ismailisse245
    @ismailisse245 7 ปีที่แล้ว +5

    Alle haku xafido sh mustafe

    • @xadiisismail4776
      @xadiisismail4776 7 ปีที่แล้ว

      Alle Ha ku Xafido shekh Mustafe

    • @zeinabkayedin8470
      @zeinabkayedin8470 5 ปีที่แล้ว

      Sheck mustafeh ilahay ha dhowro Sheck Wacan ka codsanaya ummadan warertay we reee somaliland ee warertay in sad wanised oo adiga Igor Sheck kale isugu tagtaan oo sad gashan Halkii Cabdilqadir warabeh

  • @mohamedamiin9719
    @mohamedamiin9719 4 หลายเดือนก่อน +1

    39:10

  • @honeyadan6531
    @honeyadan6531 6 ปีที่แล้ว

    Jazakallah kheyr

  • @abdinasirmohamedadan516
    @abdinasirmohamedadan516 7 ปีที่แล้ว +10

    hadii la ii awoodo waxaan ilaahay dartiis u codsanayaa in sheeqa lambarkiisa la isiiyo waxaan ahay arday wax kabarta wadanka bangladesh aad baan ugu baanahay sheqa lambarkisa hala ii qoro.

  • @abuhurayra8309
    @abuhurayra8309 6 ปีที่แล้ว

    Alle cmriga hku dheereyo

  • @huseinabdi2431
    @huseinabdi2431 6 ปีที่แล้ว

    Muhaadara shiikh absirashiid

    • @huseinabdi2431
      @huseinabdi2431 6 ปีที่แล้ว

      ShiikhabdirashiidshiikshiikhalisuufiMuhaada muhaadara

  • @asiaaar5002
    @asiaaar5002 7 ปีที่แล้ว +3

    walalaha wanaaga noosoo gudbiyey qalbiga idin duceeyey barako iyo barwaaqo ku waara labadda daaroodba

    • @Misk_M
      @Misk_M 6 ปีที่แล้ว

      maxamud..axmed..liibaan

  • @facbookaadan6990
    @facbookaadan6990 7 ปีที่แล้ว +2

    maanshallaah sheekh jazaaka aallaah

    • @nuoraahmed8890
      @nuoraahmed8890 7 ปีที่แล้ว +1

      jisaaakalaha khayr waajisa sheekh mustafe ilaahey haku xafido

  • @yasermhussain25
    @yasermhussain25 7 ปีที่แล้ว +6

    masha allah walaalayaal subscribe gareeya chanelkan fadlan mahadsanidiin

  • @Abdimahad10
    @Abdimahad10 7 ปีที่แล้ว

    masha allah allow ku naxariiso shekh mustafow

    • @sadiiqessa4318
      @sadiiqessa4318 5 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah Shiikh Mustaphe Alle naarta hakaa xoreeyo Allena cilmiga hakuu barakeeyo

    • @nimcobilow7577
      @nimcobilow7577 5 ปีที่แล้ว

      Mansh alah ala haku xifdiyo Sheq musdhafe

  • @asiyaom4249
    @asiyaom4249 3 ปีที่แล้ว

    Good

  • @hassanleeshe9557
    @hassanleeshe9557 6 ปีที่แล้ว

    masha allaha

  • @عائشه-ط8ط
    @عائشه-ط8ط 6 ปีที่แล้ว +2

    Asc kkk

    • @AaAa-zm4fl
      @AaAa-zm4fl 5 ปีที่แล้ว

      مشاء الله شيخنا فاضل جزاء ك الله خير وجزءا

  • @OmarMohamed-og6oj
    @OmarMohamed-og6oj 7 ปีที่แล้ว

    Kuwa dislike dhahaya ma waalanyihiiin mise diin kaleey heestaan bisinkeee

  • @hamdaali3004
    @hamdaali3004 7 ปีที่แล้ว +1

    wxn ku kalsoonay sh mustafe mana iĺloobo maxaadirooyinkiisa aile hagu kulmiyo janooyinkiisa

  • @libanmohamed6713
    @libanmohamed6713 7 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah bless you and me and my dad and mom

  • @kayzerabdallahali3244
    @kayzerabdallahali3244 5 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah sh mustafe