40Litar oo biyo ah ayey Todobadii Maalmoodba Mar helaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ก.พ. 2023
  • 40Litar oo biyo ah ayey Todobadii Maalmoodba Mar helaan

ความคิดเห็น • 15

  • @maslah345
    @maslah345 ปีที่แล้ว +2

    ALLAHA ROOB KUSHUBO BIYAHA ALLAHA KAHAQABTIRO

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta ปีที่แล้ว +3

    Allaha idin gargaaro insha,allah ilaahey dambi dhaaf waydiista

  • @Manka2123
    @Manka2123 ปีที่แล้ว +2

    Walee uqubada umada laga gelaayo bal fiiriya yaa Allah

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 ปีที่แล้ว +2

    War dawlada soomaaliyeed dadkaan ceel u sameya oo cunto u geeya aaway Hirshaabeel dawladeed dadkaan soomaaliyeed Allah u gar garo

  • @hooyomacaan9cariif508
    @hooyomacaan9cariif508 ปีที่แล้ว +3

    Walaalayaalow dadkan see lagu gaarikaraa ninka koofidagashan ee uhadlaaya taleefoonkiisa mala heli karaa

  • @faadumoaadan7521
    @faadumoaadan7521 ปีที่แล้ว +1

    الله أكبر

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 ปีที่แล้ว +4

    SUBXAANA LAAH XASSAN SHEIKH WAXUU JOOGAA ISRAIIL YAHUUDA SHACABKINA WAA BAABAA DHIMASHO XASSAN SHEIKH MALIN KASTAA DIYARAD 200 KUN AYUU KU DALXISAA ILAHOOW UMACIIN SOMALIA 🇸🇴

  • @kkssakksaa-bx5qz
    @kkssakksaa-bx5qz ปีที่แล้ว

    Walee xasan sheekh u khawo woo galay

  • @safiyaabdisidiq1529
    @safiyaabdisidiq1529 ปีที่แล้ว

    See u caawin karnaa dadkaan plz noosoo sheega universal tv

  • @Cadar49
    @Cadar49 ปีที่แล้ว +1

    Jawhar ku lahaa war tuulada sheeg aan caawinee dadna aan u dirnee waa duleedka jowhar noo sheeg magaca universal tv un provisional

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว

    alle haydin gargaro wll

  • @ishmaelmohamed1115
    @ishmaelmohamed1115 ปีที่แล้ว

    Away hirshawele malmulkisa

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 ปีที่แล้ว +1

    aaway wabigii jawhar maxay tahay masiibadan wabigii agtisa saan ah maxaa moda meelahakale dadkaan illaahayaw facshir inta dad ,dalkan saas kadhigtay oo onka iyo rafadka baday wardad waa dadkii ugu waxsoosaarka badnaa illaahayaw kadulqaad masiibadan iyo hay adaha illaahayaw nasri khayrqaba ukeen masaakintan

  • @qanaatuqurtubah
    @qanaatuqurtubah ปีที่แล้ว

    Dawlad iyo Maamul wax la yiraahdo majiree, Muslimka Soomaaliyeedow kuwiina khayrka jecel dadkaas gaara. Nin calooshiisa darteed inuu u noolaado rabo Ummaddaan waxbo u qaban maayee.

  • @kkssakksaa-bx5qz
    @kkssakksaa-bx5qz ปีที่แล้ว

    Iyo hirshsweele kii xulumo asna u khiwadaan ayuu helaa war saan isku dhaama