Nin jaceyl dartiis baaskiil uga soo safray muqdisho oo Gaalkacyo soo gaaray

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 27

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 2 หลายเดือนก่อน +8

    Waxaan rajaynayna inaan jidka ku soo marno busaska waa weyn oo gobolda dalka aan ugu dalxiisno inshallah way imanaysa hadii shacabka ay ka shaqeyaan nabad oo cadawga u diiday nabad ay iska qabtaan inshallah

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 2 หลายเดือนก่อน +5

    Mashallah dalkayga iyo dadkayga nabada Allah siiyo ninkaan waa mahadsan yahay haduu jidka na hubiyey oo uu nabad ku soo arkay mashallah

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 2 หลายเดือนก่อน +9

    Nin culus, soo dhowow. Reer mudugow ninkaas gabdhaas Ku dara.

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 2 หลายเดือนก่อน +6

    Jacylku ha noolaado❤

  • @abdisalanabdulahi4582
    @abdisalanabdulahi4582 2 หลายเดือนก่อน +3

    Hambalyo .sxb.inaad calfato gabadhaas .ayaa allaah kaaga baryayaa

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 2 หลายเดือนก่อน +5

    The of the year

  • @Fays2010
    @Fays2010 2 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllah, way fiicnaan lahayd ilaa badda cas inaad tagto

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 หลายเดือนก่อน +1

    TAASI HUBSASHEY U BAAHAN TAHAY

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 หลายเดือนก่อน +1

    ILMAHAAN HA HALAAGIN YEY QATARTAA KU DHICINE

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 2 หลายเดือนก่อน +2

    Halagu barto wax weliba waa loo sameyn karaa

  • @Movie.1745
    @Movie.1745 2 หลายเดือนก่อน +1

    Galkacyo ❌ Baraxley ✅

  • @Xaq-raace
    @Xaq-raace 2 หลายเดือนก่อน +1

    "#Timmir_Laf_baa_ku_jirta" ayaa la yidhi wax Jaceyl la yidhaahdo ma jiraane Talow maxaa Safarkiisa ku hoos duugan?.

  • @ibnuyussuf
    @ibnuyussuf 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wa Safar Qatar ah naftiisa u halis u galiye jecel sport dartiis NAFTA halis Loma galiyo hadey arinta eheen diin darteed

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 หลายเดือนก่อน +2

    Lacagta cida ku siisey sheeg Ethiopan sirdoonka ayaa soo dirsadey

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele 2 หลายเดือนก่อน

      Hhhh caruurnimada ISKA daaya dirdoon itopia hadu yahay yuu Ka cabsanaya ileen qofka sirdoonka ah marka uu ka cabsanaayo sirdoonka dalka kle ayu ISKA dhiga tuugsade ganacsade macalin dugsi iyo imaam masjid iwm lkn sirdoonka itopia ninkii ogu sareeyay xerada xalane ayu daraad kusugna sida dalki Inu jogto ayuuna oga howl gala xamar Marka wax aqriska Badiya oo noqda dad inbadan wax baara somaliyeey dadkiina gacanta noguma jiro xassan sheikh baana igasii daray anago awalba silicsaneynee

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 หลายเดือนก่อน +1

    TUULO IYO MAGAALO DHULBAA U DHAXEEYEE MA GAARI BAA KU SOO QAADEYEY

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 หลายเดือนก่อน +2

    Raggu Naaga Jecelaa Horta😂😂😂

    • @fardus5305
      @fardus5305 2 หลายเดือนก่อน

      Dumarkuna u roonaa

  • @khadijaibrahim3054
    @khadijaibrahim3054 2 หลายเดือนก่อน

    ARGAGIXISADA SUU KU SOO MOODEY

  • @FadxaqaliMarwo
    @FadxaqaliMarwo 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allow sharkiisa naga qabo reer galkcyo hadana jcyl ma naqaane😂

  • @waryaawariiri1812
    @waryaawariiri1812 2 หลายเดือนก่อน

    0:28: Wariyoow, sadex gobol kama aoo gudbin ee waa shan gobol. Shantaas oo kala ah: Banaadir, Shabeellaha Dhexe, Hiiraan, Galgaduud iyo Mudug.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkani waa Sirdoonka Ethiopa iska jira reer gaalkacyo waxba ayuu sawiranya

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 หลายเดือนก่อน +1

    FAKE NEWS WAX KAJIRA MAJIRTO WAA FAKE TH-camR ROOTI LOOGA RAADSADO NINKANI WAA BEENAALE NAHAAB AH ISKA JIRA MOORYAN DHIIGYOCAB AH AYAA ISBAARO U DHIGATEY SAXAAFADII

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ciyaal Faaycali naagaha dahabka ka goosanjirey ayaa soo galey gaalkacyo

    • @bintusoomaal143
      @bintusoomaal143 2 หลายเดือนก่อน

      Wax ku jeclaada mia wayday 😂

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 2 หลายเดือนก่อน

    Been weeye shekadaan damujadiid ayaa gadeysa xayaysiintaa raqiiska ah