Hooyada Dhashay Ikraan Tahliil Oo Ka Hadashay Siday Wax U Dhaceen!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 282

  • @nimoali601
    @nimoali601 3 ปีที่แล้ว +32

    My allah swt protect Ikraan and return her safe amiin samir mama ❤️khair will came

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 ปีที่แล้ว +17

    Allahayoow soo amaanso. Waa meel aan xaq iyo amaano aysan jirin.
    Kuwaas shaqo iyo naxariis lagama raadsado. Xasbiya Allah wa nicama wakiil.

  • @hotboxing5045
    @hotboxing5045 3 ปีที่แล้ว +24

    ilaahoow cadaaladeeda hashana AAMIIN FROM SOMALILND

  • @tanyaisil4776
    @tanyaisil4776 3 ปีที่แล้ว +22

    Somalia Qiyaamihii baa ka dhacy waayeelkaa laggu qashaa waxkast waxaa ka masuula maamulka halkaas haysta badly grief I'm sorry Let's pray for our brothers in Mogadishu 😞

  • @xassanjibril2149
    @xassanjibril2149 3 ปีที่แล้ว +15

    Subxaanalah...Allah haku astuuro Maamo...Ikrana Allah ha uu naxaaristo...aamiin...

  • @xiisstar
    @xiisstar 3 ปีที่แล้ว +11

    Mamo salatu leylka u badi in la kuu so ifiyo dowlada ma jirtee alle u kaasho sadaqna bixi salatu leylka iyo sunada u badi waridi badan aqri ilahay waxbo kama qarsanee🤲

    • @hamdaqurux1440
      @hamdaqurux1440 3 ปีที่แล้ว +1

      Wllo weli salatu laylka ma tijabisay anigay mushkilad yar ihaysata 😍

    • @iamproud7936
      @iamproud7936 3 ปีที่แล้ว

      @@hamdaqurux1440 asc walal ilaahay ha tijaabin ee waa boqor kii ku abuuray waxkastana awooda u lahaa ee ku kalsoonow in uu dhibka kaa qàdayo ducadana wad niyadana geli inu uu kuso jawabayo ama ha dheerato ama ilbidhiqsi hakugu jawabo wabilhi tawfiq

  • @sahroadanabdi4590
    @sahroadanabdi4590 3 ปีที่แล้ว +13

    Allahayow soo aruuri ya Rabi I 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ashamahdi8952
    @ashamahdi8952 3 ปีที่แล้ว +7

    Ikran Tahliil hadii ay dhimatay Ilaah ha u naxariisto, ciddii dishayna Ilaah hakashifo amiin amiin amiin.

  • @abdiazizdakane785
    @abdiazizdakane785 3 ปีที่แล้ว +8

    CADAALAD ILAAH HAKUSIIYO HOOYO MCN🤲🤲🥰🥰

  • @xasanclaahi1564
    @xasanclaahi1564 3 ปีที่แล้ว +11

    Maamo,Ilaahay,,ha,inoo,muujiyo,xaqa,adna,caloosha,qalbiga,hakuu,qaboojiyo

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 3 ปีที่แล้ว +2

    Illohow hooyada ugargaar gabadheedana usoo sahal hadey noshahay iyo hadey dhimateyba murugadana kadulqaad aamiin🤲😢😢

  • @aminaabdillahi9797
    @aminaabdillahi9797 3 ปีที่แล้ว +4

    I now how you feel but be patient allah is with you

  • @amalhussien341
    @amalhussien341 3 ปีที่แล้ว +6

    Ax ax hoooyo illahy qalbiga hakuu adkeeyo inantad yarna alle cadowga hakga furfuro😭😭😭

  • @ibnuxuseenyusuf925
    @ibnuxuseenyusuf925 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahaan idin kudhaarshay hooyadaan gabadheeda wixi dilay maxkamad hala soo saaro

  • @farahhassan5322
    @farahhassan5322 3 ปีที่แล้ว +6

    ALLAH Bari hooyo, qofkii lathulmiyo Ducadiisa waa aqbal. Qof walbana KHAALIQAA Ka ween.

  • @nuurka658
    @nuurka658 3 ปีที่แล้ว +3

    WAA WAX ISKA CAADIYA OO DUNIDA CAADI KA AH IN HAY'AD SIRDOON AY CUNTO MID KA MIDA SHAQAALAHEEDA!.!.!.!.
    WHY?HADAD SIROON LA SHAQAYSO OO LAGAAGA SHAKIYO FAAFIN SIRO AMA LA SHAQAYN SIRDOONO KALE AMA LAGAAGA BAQO FASHILIN SIR OGOOW WAA LAGU CUNAA GOOR AAN HABEENA AHAYN MAALINA AHAYN.

    • @nashwaaakaindho1270
      @nashwaaakaindho1270 2 ปีที่แล้ว

      That’s true like FBI da America 🇺🇸 camal waye

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 3 ปีที่แล้ว +3

    Walaahi hooyadan weey ka laqmiyeen gabadheedi wey ka laqmiyeen curadedii bey ahayd baan u malayneynaa

  • @umaAhmedmateys
    @umaAhmedmateys 3 ปีที่แล้ว +10

    الله يسعدك يا مامه ويرحمها ويسكن فسيحه جناتها ويلهم أهلها الصبر وبكشف الدالم اللهم امين يارب العالمين 🤲😭 اكثر حكام الصوماليون مجرمين وما يخافون حساب ولا عذاب الله يصبرك يا ام اكرام يا غالية💔😭😭

  • @hafzamahmed555
    @hafzamahmed555 2 ปีที่แล้ว +2

    2022/jun/12 ayaan dawanayah wa xili arinkan fahad yasiin uu sheegy cidi falkaa ka dambaysay illhow adaa og sidah xaqa ahee illow soo daahiri cidii dismay walasheen

  • @salamkala14
    @salamkala14 3 ปีที่แล้ว +1

    Subhannallah ilhay dhibka dhibka haka dil qaado dadka way dhiban yihiin

  • @khadracudoon1142
    @khadracudoon1142 2 ปีที่แล้ว +1

    Qof sirdoon ah maba sheego safaradiisa iyo taliyihiisa iyo waxyaabaha shaqadiisa ku taxaluqa
    Marka waxaad dhoodhoobeyso ilaahay sharaf dhaca aad u geysanayso dad aan waxba ka ogeyn inanta la sheegay inaadanba dhalin kaasoo korbaxday

  • @omerdamac
    @omerdamac 3 ปีที่แล้ว +9

    Sikasta oo ay ahaataba waa in sharcigu shaqeeya.Cadaalad

  • @nazrazead
    @nazrazead 3 ปีที่แล้ว +3

    İllahay haku dhib dhaamo hooyo 🥲

  • @mohamedbuaalechannel2396
    @mohamedbuaalechannel2396 3 ปีที่แล้ว +2

    HOOYO GABDHAADA AYIDOO NABAS QABTOH AYAAD HELEYSAA INSHA ALLAH

    • @adeeca3543
      @adeeca3543 3 ปีที่แล้ว

      Halkay ka helaysa wll walahi wa sidaas o abadan

  • @mohamedibrahimhayowmohamed2040
    @mohamedibrahimhayowmohamed2040 3 ปีที่แล้ว +2

    Yaa rabi ilaahow ku sahal Hooyo nolol iyo geeri ba wlh wey xanun bdn tahy adiga oo anan geeriyo iyo nolol adan ku haynin ilmahaga 😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdidayibxasan1021
    @abdidayibxasan1021 3 ปีที่แล้ว +5

    wasidii gabadhii elman ee lagudilay xalane yaa iswaydiiyay

    • @nuwara8333
      @nuwara8333 3 ปีที่แล้ว +1

      Haa wlhi
      Elman 'injineer yariisow. Iyo ilkraan
      Waxay kumaqanyihiin waalojedaa

  • @qureshasheikh0963
    @qureshasheikh0963 3 ปีที่แล้ว +3

    Insha alaah waimnee haduu ala idmo walshey insha alaah ilhy idinkii

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa dhici. Kartaa. In. Alshabaab. Qaateen. Waayo soomaalida. Gidigood. Waxay la wada shaqeeyaam. Alshabaab

  • @fiskaadontiialle767
    @fiskaadontiialle767 3 ปีที่แล้ว +3

    Allaahba xajiiqada og lkn arinkan dadbaa kadanbeyo oo raba in dowlad dhismin

  • @nrx8684
    @nrx8684 3 ปีที่แล้ว +4

    Farmaajo must resign now!!

  • @suldanoabdi386
    @suldanoabdi386 3 ปีที่แล้ว +1

    ilaa hay hakuusahlo

  • @xasanclaahi1564
    @xasanclaahi1564 3 ปีที่แล้ว +5

    Maamo,beer,wax,dhalay,OO,waayay,ayaad,tahay,Ilaahay,haku,garab,galo

  • @axmedgure2933
    @axmedgure2933 3 ปีที่แล้ว +6

    CADALAAD FOR IKRAAN TAHLIL
    FARMAJO AL SHABAAB FASHALU

  • @swq6247
    @swq6247 3 ปีที่แล้ว

    Inaalilaah wainaa ilaahiraajucuun walaaleey ilaahay hakaasaarsiiyo gabadhaada haday dhimatay tanwaxay utaalaa soomaaliyoodhan kaligeed mamaqno igraan taxamil hooyin badan oosoomaaliyeed baa wiilashoodi kumaqan gacanta doowlada farmaajo ee xaqbaa imaantoono insha Allah

  • @zahraabdul9879
    @zahraabdul9879 3 ปีที่แล้ว +2

    Ya allah hooyadan dhibka kaqaad adunbaa awodaas leh jesowna waa midkamida tuugada xildhibaan isku sheegyada ah ee somali hadaanahay yiri waa idin matalaa

  • @cosobtayeegtayeeg9214
    @cosobtayeegtayeeg9214 3 ปีที่แล้ว +1

    Illaahay gabadhan Ikraan Illaahay xaqeeda hasoo sahlo

  • @lglg6781
    @lglg6781 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaha ha kuu sahalo gabdhaada aad iyo aad yaan kulamurugonayaa
    Oh inallah samiicu basiir

  • @aishaahmed3794
    @aishaahmed3794 3 ปีที่แล้ว +1

    Allow u sahal gabadheeda wax xilka inuu haayaa dhamaantooda LA haystayaal waayay dumarka somaliyeed allaha u maqan

  • @nimcoxasan3863
    @nimcoxasan3863 3 ปีที่แล้ว +1

    Axxxx mamo mcn allah sodwyo Amiiin yaarabi

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b 3 ปีที่แล้ว +6

    Kufsi iyo jiis mareexan

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf4477 3 ปีที่แล้ว +1

    Nacalla Aabihii ku yaalka gaadhiga u soo diray shaqo halaga qabto soomaali soomaali maka fiican yahay Wallaahay guryahaa layskugu galayaa waxani wax soconaaya maaha

  • @adirahmanahmed77
    @adirahmanahmed77 3 ปีที่แล้ว +1

    Wey cadahay in ay dileen kulana jiis iyo fahad, walee lagama hari doono iyagaas meelkasta oo caalamka ay tagaana waa lala joogaa

  • @XAQSOORMEDIA
    @XAQSOORMEDIA 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha u naxariisto inantaas
    hooyo ilaahay qalbiga hakaaga reebo

  • @jarmaliyojacayl8254
    @jarmaliyojacayl8254 3 ปีที่แล้ว +1

    1996 qof wax qaban karba maaha lkn ilahay ha naxariisto

    • @beeloahmed4964
      @beeloahmed4964 3 ปีที่แล้ว

      25 years qof kii wax ku qabn wayo ma 60 io cimri gaboobay buu wax ku qabaa 😳😳

    • @AA-sc6iw
      @AA-sc6iw 3 ปีที่แล้ว

      @@beeloahmed4964 Wuxu ka wada Aduunka lama arkin 25 year old oo ah madax cyber security wadan ka aah

    • @suadosman7542
      @suadosman7542 3 ปีที่แล้ว

      Soomalida ugu yaraan 5 sanee iska tuuraan lama aamini karo

  • @kiinhaji1566
    @kiinhaji1566 3 ปีที่แล้ว

    Hooyo adeno shahay ilahey berdeda samo haku soxijiyo hade dhimade allah unaxaristo adine qalbika allaha kuqawajiyo kuwan calada makasugeside

  • @xasanclaahi1564
    @xasanclaahi1564 3 ปีที่แล้ว +4

    Illaahay,baa,kaa,qaban,jeesoow,iyo,wixii,lamid,ah,

  • @Alxmdullilah0219
    @Alxmdullilah0219 3 ปีที่แล้ว +3

    Mida Labaad Mamadu Wxn Leyahay Shaqan Ay Haysay Inantadu Inay Shaqo Xun Tahay wad garanayse Hooyo Iskada Shaqada Mxd U odhan wayday.....

    • @Hanmor3412
      @Hanmor3412 3 ปีที่แล้ว

      maxaa shaqo xun ka dhigay

    • @asiaali566
      @asiaali566 3 ปีที่แล้ว

      @@Hanmor3412 sirdoon waa masiibo

  • @nimcoali4487
    @nimcoali4487 3 ปีที่แล้ว +3

    Sorry mamo ilahay ha ku sakhiiro amurahiisa 😢💔🤲

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 ปีที่แล้ว +1

    War Imika Hadal Iyo Dhaman inanta miya la Dilay Mise Way noshahay?

  • @burhansharif1
    @burhansharif1 3 ปีที่แล้ว +4

    When your daughter involves herself in situations like that; she took the risk as the Country is still managed but a government that has been put in place by foreigners. You should have advised her before and the least said something about it if you were concerned.

  • @hamdacumar9314
    @hamdacumar9314 3 ปีที่แล้ว

    Allah ku so celiyo.gabdhada.iyado.cfmd qabto

  • @هبهعلىمحمد
    @هبهعلىمحمد 3 ปีที่แล้ว +3

    Gabadhaada marwooy maxaad ciidanka u qorteen, gavdhaha in la ciidaneeyaa waa dhaqan gaalo oo diiteena baalmarsane

    • @amiiratualxijaab6199
      @amiiratualxijaab6199 3 ปีที่แล้ว

      Oo awalbo dowlada soomaalia miyaa muslim eheed , waa gaal raacyo alle ka furtay xukunkii ka jeedsaday

    • @هبهعلىمحمد
      @هبهعلىمحمد 3 ปีที่แล้ว +2

      @@amiiratualxijaab6199 adna ma sheeko shabaabtii baad nagu soo dartay, gaalaysiinta uun la soo boodaysay

    • @amiiratualxijaab6199
      @amiiratualxijaab6199 3 ปีที่แล้ว

      @@هبهعلىمحمد
      Xukun alle baa iska leh cidii xukunka alle ka jeedsata iney gaalo yihiin allaa noo sheegay, cidii gaalo lashaqeysa lasaf ah iney gaalo yihiin allaa noo sheegay

  • @firdhiyegees4881
    @firdhiyegees4881 3 ปีที่แล้ว

    hooyo allh qalbiga kuu qaboojiyo allh soo nabadbadiyo hdii kle allh u naxariisto

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 3 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax hooyo allaah hakuukaalmeeyo

  • @uuuu9657
    @uuuu9657 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay qalbiga hakuuqaboojo

  • @musenugaal1349
    @musenugaal1349 3 ปีที่แล้ว

    Ascww,
    Gabadhaada inay nooshahay waad ogtahay, inay dambiile tahay oo ay kashaqeyday dhagartii lagu qarxisay Eng Yariisow waad ogtahay, NISA WAY LASHAQEYHEEDAY, GOBOLKA IYO XAFIISKA YARIISOW WEEY KASHAQEEHAYDAY MAA CAQLI AH, NIMAA IGA XANAAJIYAY OO SUAALO AAN DHIBSADAY I WEEYDIIYAY, HOOYO MANA KUU SHEEGAAYO WAXA UU I WEEYDIIYAY MAA CAQLI AH? GEBERTAADA DHAGAR QABTO WAAYE, DOORASHADA KADIB AANA LA MAXKAMADEEHAA INSHA ALLAAHU.

  • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
    @qalbiuroonsidahooyadeed2113 3 ปีที่แล้ว +4

    Fahad iyo Farmaajo lee la waydiinaa

  • @faadumocabdullaahi9673
    @faadumocabdullaahi9673 3 ปีที่แล้ว +3

    Sorry 😭😭😭😭

    • @salmayaxye7130
      @salmayaxye7130 3 ปีที่แล้ว

      Sorry.mamo😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @salfarahman4930
    @salfarahman4930 3 ปีที่แล้ว +1

    maanuda sidii inay ogtahay inay gabadheeda dawladu dishay bay u hadlaysaa hooyo ikraan cadaalad bay u baahantahay iyo cadayn ee yaan dawlad lagugu soo gamin

  • @fadumosaid5170
    @fadumosaid5170 3 ปีที่แล้ว +2

    Runta Allah ha keeno

  • @bushracali8449
    @bushracali8449 3 ปีที่แล้ว

    Xaqa wuu soobaxayaa dadbadan wuu laayay fasaadka balse tan wuu ku fashilmay allha kaqabto

  • @zamzamxuseen3189
    @zamzamxuseen3189 3 ปีที่แล้ว +1

    Saamiir hooyo Allah kasiiyo

  • @maryamamatan3219
    @maryamamatan3219 3 ปีที่แล้ว

    Hooyo ilahay qalbiga hakuu qaboojiyo haday dileena ilahay ba kaga jaray haday noshahayna ilahay hakuu soo nabad celiyo ilmayar oo soo koraya oo saa dawladi u galayo allahu Akbar

  • @hdlyrics1014
    @hdlyrics1014 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa Hoyo geesiyad ah 😩 ilah hatuso xaqa fahad yasiin

  • @fantasticofficials8611
    @fantasticofficials8611 3 ปีที่แล้ว +2

    IlaahaY Ayaan kaaga baryeynaa Inuu CadaalaD cad Ku Siiyoh Insha Allah

  • @ahmedhaji3240
    @ahmedhaji3240 3 ปีที่แล้ว +3

    Jeesoow wa calooshiis ushaqeysta mana matala wa runteed maamada magaca beesha iga gabadhaba qodob bu ka galay

  • @abdullaosman1393
    @abdullaosman1393 3 ปีที่แล้ว

    Wanfahmii eee sabar Allah ayaa kulujiraa

  • @pinkgirl8969
    @pinkgirl8969 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax😰😰😰😰😰😰 wlhi waa calol xanun

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 3 ปีที่แล้ว +1

    Rufiyaan bay ahayd mariixaan u shaqeysa ayakii ayaa diley

  • @shirkadadhismahaiyodaryeel7871
    @shirkadadhismahaiyodaryeel7871 3 ปีที่แล้ว +1

    Amiin jeesow was danayste gabadhaas dhubaatadeeda ayuu rabaa inuu ka hadalkeeda ku helo kursi

  • @bushracali8449
    @bushracali8449 3 ปีที่แล้ว

    Nindilaa ah yaa lashaqaynkaro musiibo allha kurido fahadyaasiin iyo inta la ogeed

  • @luul5654
    @luul5654 3 ปีที่แล้ว +2

    Maamo sorry

  • @zackayoub86
    @zackayoub86 3 ปีที่แล้ว

    Allah kheyr haka dhigo...

  • @saidamahmoodali709
    @saidamahmoodali709 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxba ka qaldan,mamada
    Sheeko ayey heysa

  • @iamproud7936
    @iamproud7936 3 ปีที่แล้ว

    ilaahay qalbiga haku qaboojiyo hana kuu gargaro ee xagiisa u carar

  • @aydarousahmed8165
    @aydarousahmed8165 3 ปีที่แล้ว

    Alle haku soo dhaweeyo maamo cunugtaada

  • @shamsasharaf5281
    @shamsasharaf5281 3 ปีที่แล้ว

    Muqdisho waxa ka socda wa dulmigi reer woqoyi lo gestey dulmigu marbu fedhaha ka dilaca diyaradihii lagu rushaynayay dulmigad ku midawden ayad midhehedi guranaysan

  • @aminajama7880
    @aminajama7880 3 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭 alla Hawiiye yaa somali idinka dhaliyay farmajo iyo fahad baa iska qaban kari wayen oo malinbaa in ka mida shiilay 18 million ki Hawiiye lagu sheegay tolow labdasi horor intay ka dilen

  • @XOGSIDEMEDIA1
    @XOGSIDEMEDIA1 3 ปีที่แล้ว

    Alle hakuu soo dhaweeyo hadii ay nooshahay maamo sorry maamo soomaaliyeed in laga oohiyo waan ka xumahay

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc, marka qofku uu noqdo askari ama ciidan dowlo waa dhiman karaa balse dowladda qarankaa ka wayn in cadaald la helo ayaa xaq ah, balse kuwa ku qaraban qabyalad iyo qaran dumis nama matalaan hadaan nahay shacbka.wbt

  • @madhaafantv6596
    @madhaafantv6596 3 ปีที่แล้ว

    alle hausoo dhaweeyo mamo dhiban

  • @barnibaarafrax5551
    @barnibaarafrax5551 2 ปีที่แล้ว

    🤗Igaran ciday kaso jeeday iyo qofki qaatay cidiisa kuxaliya😋🤣🤣🤣🤣

  • @aishakuus60
    @aishakuus60 3 ปีที่แล้ว +1

    EEDO UHUURE KENYATA AYAA GABADHEENA HAYSTA EEDO
    SANBALOOLSHE GABADHA HALA WEEYDIIYO

  • @mohamedmohamud7258
    @mohamedmohamud7258 3 ปีที่แล้ว

    Dilka Ikraan Tahliil waxaa si wadajir ah u fuliyay kooxda Farmaajo iyo ururka Argagixisada Alshabaab

  • @sucdiali1436
    @sucdiali1436 3 ปีที่แล้ว

    Rabi haku sahlo hoyo macn allh aya caadil ah

    • @yaaskagaraad6418
      @yaaskagaraad6418 3 ปีที่แล้ว

      As clkm mamada gabadheeda Alle hasoo nabadcesho iyadoo nabad ah dooladana waxaa laga rabaa dadaal aad baad ubadan Iyo qancin laakiin shabaab yaa laaaminin waayo waa dadki yiri waxaan iskudirnaa shacabka nimankii galkacayo lugu qabtay marka xaqiiqda halaraadiyo Allena gabadhaas haamaansado

  • @naleye1
    @naleye1 3 ปีที่แล้ว +1

    Fahad Yasiiin. Iyo cida lashaqeesay hala geeyo cadalada hadii cadalad kajirto Somalia. Jeesowna yeena sodoran Reer u matalo ileen waa nin aan reerkiisa u hadli waye. Kulane jiis iyo fahad halaso qabto hadee cadalad jirto

  • @farxaancabdalaahi3703
    @farxaancabdalaahi3703 3 ปีที่แล้ว

    Illaahow xaqeeda soo iftiimi

  • @Alxmdullilah0219
    @Alxmdullilah0219 3 ปีที่แล้ว +3

    War ilayn show gabadhu Sirdoon ayay ahayd... Aduunyada dadka Sirdonka Ah Aakhirka waala dila uun Aduunyada meelwalba wayka dhacda Arinkasi Ee Haday dhimatay Allha Unaxariisto

    • @samrahassan396
      @samrahassan396 3 ปีที่แล้ว

      Haa Sir badan ayey gabadha heysey dad badan oo ey dileen dowlada ayey ogeed sirtas ayey baxisey ayan maqley sida ninkii la diley AUN IEnjiner Yarisow iyo Gabadhi Ina Elman saas ayaa loo diley,, Gabdha AUN waxey aheyd IT. Computer ayey aad u taqaney sirarkas ayey u gudbisey dalka 🇬🇧, Intaas aya la iga soo sheegey Xamar , Fahad yasiin ayana ka dambeyey Lakin runta Allah og

  • @fadumomohmed2040
    @fadumomohmed2040 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhu MA agoonbaa adeero malaha hooyada kaliya ayaa hadasha

  • @abdirizakmohamudyusuf6571
    @abdirizakmohamudyusuf6571 3 ปีที่แล้ว +1

    Sorry.

  • @AhmedAli-eq8ld
    @AhmedAli-eq8ld 3 ปีที่แล้ว +2

    War mamadan sheykadeda wax Laga fahmayo maleh,,,qof wax kamaqan uma eko...ee wax baa mesha jiro.....Allow somalia adiga ayaa umaqan.

    • @hamdaqurux1440
      @hamdaqurux1440 3 ปีที่แล้ว +1

      Maxay sameyn video yow hore oo oyeysa jira dar alle urajo dhigtay🥺😭

  • @aishaahmed3794
    @aishaahmed3794 3 ปีที่แล้ว +1

    Inanta ajanabi miyey ku casuumeen markay diidayna way dileen aan filaa
    Gabdhaha aqoonta leh raga Somaliyeed ma ogolo
    Gabdhaha kismaayo kenyaatiga ayey u geeyaan mida mida ka qurux badan thy Cid ka hadasho ma jirto illaa hada

  • @salmaansomali5789
    @salmaansomali5789 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekado miyaa? Qofkii wax ogaado dila qofkii la ogaado dila Ogaalka naftiisa dila sidaan waxbo lo gaan

  • @istahilmuseistahil4434
    @istahilmuseistahil4434 2 ปีที่แล้ว

    VIP

  • @kullawabdi8993
    @kullawabdi8993 3 ปีที่แล้ว

    Aad baan uga xanunsadey arinka Ikran

  • @fahmaomar4728
    @fahmaomar4728 3 ปีที่แล้ว +2

    Walaal qaali waan kula xanun sanay illahay garbakag ah galo

  • @umuahmad2535
    @umuahmad2535 3 ปีที่แล้ว +1

    Illahey hakaga sobadbadiyo ukhti

  • @aliaawo774
    @aliaawo774 3 ปีที่แล้ว

    Alle haso saaro dhiiga gabadhaas yarta rabi kuwii dhibkeda kadanbeyay Mel xun hataafo😭😭😭

  • @maxamedahmedshiil9701
    @maxamedahmedshiil9701 ปีที่แล้ว

    ilhaan kadib 1milyan oo Soomaali Ah Ayaa Dhimataye Yaa loo Raacanaayaa meeshii aay dadkaas mareen ayeey ilhaan martaye oohinta iska Daa

  • @kaltumjama6989
    @kaltumjama6989 6 หลายเดือนก่อน

    Kaadibad!!!