Askar ka mid ah Ciidankii lagusoo tababaray Eritrea oo loo heesto dil Wiil Ardey ah oo .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.พ. 2023

ความคิดเห็น • 43

  • @abdiwaliodowamohamud333
    @abdiwaliodowamohamud333 ปีที่แล้ว

    Shalay so celiya
    Manta naga celiya
    Cuuuc caaaac
    Allh unaxaristo inte dhimatay

  • @yacquub111
    @yacquub111 ปีที่แล้ว +2

    Dastuurka iska tuura wadanka wuu dagi inshalah

    • @cabdi-hosh
      @cabdi-hosh ปีที่แล้ว

      Oo diinta islamka qaata

  • @degan4
    @degan4 ปีที่แล้ว +2

    Habrahan jaadka jidka ku iibiyo wadada jaambay ka dhigeen waa in ay jaadka la geeyo meel kale ama guryahooda ku iibiyaan bajaaj kale yaan wadanka la keenin baaburta busaska ha lagu badalo is barbar yaaca magalada halaga daayo.

  • @nahawi1479
    @nahawi1479 ปีที่แล้ว +1

    Meesha Dowladi Kama jirto waa Mooryaan, Haddii ay Ciidan yihiin Maxaa loogu Diri waayay furimaha Dagaalka Maxay ka Qabayaan mugdisho, .

  • @cabdi-hosh
    @cabdi-hosh ปีที่แล้ว +1

    You deserve and you need to endure the chaos as long as the end of this term of the current president.

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 ปีที่แล้ว

    Ma shacabkay usootaba barteen

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c ปีที่แล้ว

    eedo adigaba jaadka wax ka kheyr badan raadi insha-allah waxa dhibka keena waa jaadka aaka gediin ciidamada

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta ปีที่แล้ว +1

    Xamar cadey dilka style life mo ka noqday? Anyway allaha u naxariisto marxuumka

  • @ayeeyocambaro1671
    @ayeeyocambaro1671 ปีที่แล้ว +1

    Xamar xero ciidan Miyaa? 🤔
    Milatariga magaalada ha laga saaro hooyooyinkaan ilmahoodii waxa dhammeeyey
    Al Shabaab 😭😭😭😭😭

  • @xaawowarsame9143
    @xaawowarsame9143 ปีที่แล้ว

    Subxanallaah

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 ปีที่แล้ว

    Waan filayey ciidankan kala magaca ah in aan qarran lagu noqoneyn

  • @mohamedgacamey4331
    @mohamedgacamey4331 ปีที่แล้ว

    Inalillah wa inaa ileehi rajicuun.
    Waa wax laga xumaado.

  • @deqaissa7045
    @deqaissa7045 ปีที่แล้ว

    Innaalillaahi wa innaa ileyhi raajicuun waa musiibo ku habsatey soomaaliya

  • @abucabdalacabdala7209
    @abucabdalacabdala7209 ปีที่แล้ว

    Arkuwaan shabaabaa karaone umada alaha kaqabto

  • @xaawowarsame9143
    @xaawowarsame9143 ปีที่แล้ว

    ALLAHA U NAXARIISTO

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 ปีที่แล้ว

    Milatari qiimaha uu leeyahay meel beey kaga dheceen alkuliistayaalka waxana taliyayaal uah kuwa qaab qabiil lagu soo xushay

  • @tothemoodcrypto6782
    @tothemoodcrypto6782 ปีที่แล้ว

    😂 waa Faqash doon waxani

  • @ibrahimmahamud7852
    @ibrahimmahamud7852 ปีที่แล้ว +2

    Wlh waa mucjiso , lkn shacabka waxaa laga rabaa askarta waxdisha in aysan Hortooda ku baxsane ey intey isagu soo baxaan jidgooyo hordhigtaan si ay ugu soorta gasho askarta amaanka in qabtaan , Wax matareyso in meydkaa lasoo duldhiibto askarigii waxdilayna isaga tago meesha ,kadibna meydka dushiisa lagu dul baroorto aniga saas baa kutalin lahaa

    • @nasromaxamed5281
      @nasromaxamed5281 ปีที่แล้ว

      Mashalah Aya horistagi Karo kedilenaa labo ugu noqonee ilahey umada haka qabto

  • @Diidii22665
    @Diidii22665 ปีที่แล้ว +3

    Somalia 🇸🇴 ilaahey madax nadaam taqaana ha ukeeno
    Maxaa military magaalada keenay

    • @ambiaismailibrahim561
      @ambiaismailibrahim561 ปีที่แล้ว

      Farmajo is gone take care of viladaa now 😁😁😁😁😁

    • @Diidii22665
      @Diidii22665 ปีที่แล้ว

      @@ambiaismailibrahim561 farmaajo aa
      Mahurdo?

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c ปีที่แล้ว

    aniga dowlada waxaa ka codsan lahaa jaadka inee joojiso, sababtoo ah ciidan jaad cuna dhibka ma jooji naa yaan haduu lacag heysana, lacagtii jaadka uu qof u dilaa asagoo is dhahaaya jaadka yaa lagaa dhameysan,

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 ปีที่แล้ว

    Marki ugu horeysey maaha ay wax dilaan nimankan eritreya laga soo celiyey laba asbuuc kahor waxay xeebta liido ku dileen wiil aan eedo u ahay weliba asagoo bada ku dhex jira ayeey inteey kasoo baxsheen toogteen

  • @osmanaden9999
    @osmanaden9999 ปีที่แล้ว

    Ar farmaajo ii geeya ayaa soo socota

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว

    HAWIYE ISJA CELIYA WAA CIIDANKII FARMAJO SOO TABABAREY DOLKA HAWIYE

  • @maxamedabkow9461
    @maxamedabkow9461 ปีที่แล้ว

    Wadadan wxy noqotay sidii cirtogte daqiiqad kasta xabad aye shacabka kufuran markasta wa saxmad wadadaan bar ubax askartii xabad aye raban in ee kufurtaan wado jaam ah askartaan kusoyaceeso magalada dhaxdeda wa in ee xiroyinkooda ku ekadan ama duur lageeyo ilen magaladan ismaqadan karaan

  • @nasromaxamed5281
    @nasromaxamed5281 ปีที่แล้ว

    Subxnlah kuwan ilahow nagaqabo shartoda

  • @farahdirie5720
    @farahdirie5720 ปีที่แล้ว

    Shuute baa nool asagaa xukumin asagaan ka war sugeenee noolow shuutaw

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 ปีที่แล้ว

    Ciidanka dowlada qaarkood waa alshabaab mid hoobiye ku rida shacabka maalin cad iyo mid xabad ku rido

  • @newassong7535
    @newassong7535 ปีที่แล้ว

    askar xalal ah noo keena waxan wa wacala

  • @isseabdirahman1915
    @isseabdirahman1915 ปีที่แล้ว

    Yaabay askartan dadka iska dilay sa maxay ahayd inna ilayahi wa inna ilayahi rajicuun

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 ปีที่แล้ว

    Dhagar qabe waaye ayay dhahayaan moryaanta

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 ปีที่แล้ว

    Dhiiga somaalidu way ku qubaystaan meesha xamar inkaartii ayaa ka badatahay

  • @abdirashidyussuf6849
    @abdirashidyussuf6849 ปีที่แล้ว

    Farmajo aykaqile jirin hatana wa Hassan sheikh marka wa nafsige farmajo

  • @puntlandland2679
    @puntlandland2679 ปีที่แล้ว

    Hassan dhiiqo 👎

  • @malakinaboqor4143
    @malakinaboqor4143 ปีที่แล้ว

    Waa caado caado ayey noqotay in jam yar hadey arkaan re xabada furaan weliba waygii hore gor bey u furi jireena hadda dhiiga qof agtooda caadi ayuu ka noqday qoriga iney gor ujeediyan maba isku dhibayaan waa dhiigya cab sideey shabaab iskaka dhiciyaan magaaladii ayago joogee jareynayaane aq🤮 tan waa xamar xamar hadaa ka baxdo daqiiqad walba qof ayey ku dilaan sidee baa loo jeclaan sidee bay ku difaaci shacab war wlhi shacaboow hadaad kici weydaan kii qof dilana aad hortiisa ku dili weysaan nin walba malintiisa ayaa sida loo dilaaya kaca oo cawaanta iska qabta

  • @malakinaboqor4143
    @malakinaboqor4143 ปีที่แล้ว

    Dowlad kama jirto xamar awelba gobol walba dowlad ayuu ahaayr xamar dawladi kama jirto ragga xamar ka taliya waa dhiigya cab xitaa madaxweynahay waa dhiigyo cab xamar oo keliya ayuu ka taliyaa oo cassimadii ah waana ka qaban waaye mooryaanta daroogada isticmaala towbarkoodii maxaa laka faaiday nin daroogo habeen iyo maalin caba jaahilnimana u dheertahay ma dhiig bili'aadam ayaa agtiisa wax ka ah🤮🤮🤮🤮🤮
    DAL WALBA SHACABKIIS AYAA DIFAACA AAA KACNO WAXAA LAMA DHAWRA GAREE MAALIN WALBA HOOYO AYAA GABLAN LAKA DHIGAA NIN WALBOO AAMUSAN TIISA AYUU SUGAYAA SIDAAS AYAA KUU DANBEYSAY KACA OO BANAAN BAXA KII MAANTA KADIB WAX DILAANA MEEDKA KALE INTA LAQAADIN RAACIYA WAAD AWOODIIN ILAAHEY WA IDIN BADIYEE WLHI HADII LA KACO ANIGANE DHINACEY AYAA KA KICI👊💪

  • @Somali12222
    @Somali12222 ปีที่แล้ว

    Maskiinkas xaq darada loo dilay ilahey ha u raxmado janatul firdowsa aclaa allaha ka waraabiyo Nimankaam
    Tuugta ee qashinka cabsan dowlada somalia hadeysan xal
    U keenin shacabka qoryahooda ayeey qadan doonan hada shabaab iyo dowlada maxey is dhamaan ?????! Waa suaale maxaad is dhaantan shabaab hadaad gardaro dadki lagu dilayo 🖕🏼🖕🏼🖕🏼🖕🏼🖕🏼🖕🏼

  • @siradm
    @siradm ปีที่แล้ว

    Runta markan sheegno waxaanu Xassan lama socon laakiin waa inuu wax ka qabtaa oo uu dadaalka uu wado laba jibbaaraa, dowladda dadaal iyo wacyi galin uma yara laakiin ha la sii wado

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว

    FARMAJAA U TABABREY DILKA SHACABKA