Madax xanuun la xiriiro Indhaha|Qeybta 1aad | Migrain|

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Madax xanuun la xariiro indhaha . Qeybta 1 aad Migrain .
    Ookiyaalaha difaaca shaashadaha & Cadceeda👇👇👇
    ahyaaoptical.com/

ความคิดเห็น • 173

  • @drahyaa
    @drahyaa  3 ปีที่แล้ว +26

    Suaala Ku saabsan indhaha & Aragga ma qabtiin uu Dr Ahyaa idin kaga jawaabo?.Fadlan ha hilmaamin muuqaalkan Inaaa 👍 like ta noo saarto.🙏. Mahadsanidiin.

    • @ifrahabdi6073
      @ifrahabdi6073 3 ปีที่แล้ว

      Aniga dr waxaa ixanuno madaxa said iyo indhaha siiba isha midig

    • @najmaahmed787
      @najmaahmed787 3 ปีที่แล้ว

      Dr aniga dhinac aya ixanuuna wax igu kiciya magaranyo anigo iska fadhiya ayu igu kacayaa matag ayan leeyahay aad ayay igaraacda isha ila neerfaha yaqyaqsi ayaan leeyahy qaylada dadka way idhibta awooda iga tagta sidaan umatagyo markan kiniin cuno en waxooga yar jifto ayu iga tagaa kaas marka migraine miya dhakhtaro badan ayan utagay waxba maqabtid unbay idhahaan

    • @ihsaanmohamed4587
      @ihsaanmohamed4587 3 ปีที่แล้ว

      Dr araga nervous sameyn ma ku leeyey

    • @samsamsacad7732
      @samsamsacad7732 3 ปีที่แล้ว

      Walalow dawada an isticmalo isheg ilahay dartis

    • @qadraqaali5930
      @qadraqaali5930 3 ปีที่แล้ว

      Suaasheyda waxee thy qajirka kaso baxo baararka kore isha ee maqaarka maxaa treatment u ah maxaasa keeno Galazion hada fahantay suaasheyda

  • @katrajama8077
    @katrajama8077 3 ปีที่แล้ว +4

    Alx waaxaan kafaidey wllo ilbaa i gargariiraysey. Waliba sisaaid ah Alx Hada kafegii ba iska yareeyay iyo fakarkii waa iska daayey waNa ku faaidey jazakaallaah wll

    • @strongwomen1433
      @strongwomen1433 2 ปีที่แล้ว

      asc DR ,xaladan wn isku arkay 😢 murayadna drka Wu iso qoray Ka wrn

  • @fartunjosephhargaanti918
    @fartunjosephhargaanti918 2 ปีที่แล้ว +3

    Waan isku arkay indha caweer 1il iyo dhinaceeda oo i xanuuna iftiinka dhan ma fiirin karo qol mugdi ayaan isku xiraa waan matagaa in badana wuu igu soo laabtay waan ki dhibanahay really DR: maxaa udawa ah

  • @claahimaxamed6726
    @claahimaxamed6726 ปีที่แล้ว +3

    Dr kheyr badan allaah kusiiyo sanawaad badan ayaan isku arkay madax xanuun kabilaabanay qurax ama nal indhaha iigadhacaan kadibna kabaabiyo iguxigsaneyso madax ayaa ixanuunaayo ka dib

    • @MAHADALI-le7tj
      @MAHADALI-le7tj 9 หลายเดือนก่อน

      Maxa ku dawesay marka zxb anne wa isku arke

  • @foosomar2463
    @foosomar2463 3 ปีที่แล้ว +5

    Asc I always have severe headache when migraine starts and even my eyes pains so much.i always avoid the lights coz it affects my eyes. please I need your advice Dr Ahyaa on what medication to take.

  • @canabdaahir4264
    @canabdaahir4264 2 ปีที่แล้ว +5

    Aniga xanunkaan si daran iqabta walhi afar bari bu si xad dhaaf ah i haya biyo hada cabo wan so mataga wa xanun daran ilahow inti u hayo iyo anigaba naga dul qaad🤲😭

    • @maahirofficial8313
      @maahirofficial8313 2 ปีที่แล้ว

      Anigaa Kula qabo abaayo wlhi wax lo adkaysan Karo ma ahan

    • @cawobadan5283
      @cawobadan5283 ปีที่แล้ว

      Aniga xataa waan idinla qabaa waliba hada wuu igusoo laablaabtaa alle haynaga dulqaado

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 10 หลายเดือนก่อน

      Allha ka caafiyo 🤲

  • @user-me1pb3jh9p
    @user-me1pb3jh9p ปีที่แล้ว +1

    Masha allah dr waan isk arkay xanuunkan dhafoor iyo indhaha

  • @apdulahijamac5034
    @apdulahijamac5034 2 ปีที่แล้ว +2

    Dr aniga madaxa oo dhan ayaa iwareera indhuhuna culays ayaa iga fuula Markuu markaan damco inaan wax akhriyo ayuu aad iiwareeraa indhuhuna iyar yaraadaan

  • @Abcefgh697
    @Abcefgh697 14 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaan ahay labada indhood cawaaf ayaa iga soo fuula, madaxana aad ayuu ii xanuunaa, waxaan qabaa chlestarool, markaan dufan isticmaalo ayaa u badan sida saliida caadiga ah, laakiin waxaa la socda xanuunkaan qandho, markaan isku arko xanuunkaan waxaan isticmaalaa pracetamol, cawaafka waa iga degaa, madax xanuunkana waan ka roonaadaa, ma dhici kartaa iney malariyada ii wehliso D
    Mahadsanid

    • @SupportTeam-t7b
      @SupportTeam-t7b 14 วันที่ผ่านมา

      Zxp Ana kula qaba 19 jira labada indhod iga Furmaa kadib labo labo iyo mantag madaxane Hal dhinac I xanuuno plz Ila tali waa iimuhim talarada maxaa isticmaalaa daawo nuucee

  • @indhodeeq5800
    @indhodeeq5800 3 ปีที่แล้ว

    Haa markastaan isku arkaa Dr il baa leyga qaley jug culus baana iiga dhacdey saa markaata waan dareemaa madax xanuunkaasi

  • @wardaabdi8616
    @wardaabdi8616 11 หลายเดือนก่อน

    Horta aan ku salamay Dr Ani aad baan ugu wareeray

  • @umuyusra1371
    @umuyusra1371 ปีที่แล้ว +1

    DR ajir iyo xasanaad allah kasiiyo wlhi cawada waxa kuguduceeyo ma aqaano marar bdn igusolaabtaa xanun kaan islawakhtigaan wuu ihayaa lkn waxa islahaa maxunoqon donaa kanaxsanaa inkastoo dhibatoyinkisa kasohadlin iyo dawadisa ama kahortag also thanks 😘

  • @aminanur131
    @aminanur131 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc dr aniga waan leeyahay indhaha oo iiga furmaan magrayn kadibna maxada ayaa aad ii xanuuno jeegada iyo labada dhafoor 15 daqiiqo ilaa 20 daqiiqo sidaa noqdaa marka aan dareemo waxaan sameeyaa waan is nabaa oo jiifsadaa kadib ayey indhuhu caadi noqdaan lkn madax xanuunku horay iigama ba o xataa mar mar waxaa cunaa kaniinka madaxanuunka

  • @faadumoleego9431
    @faadumoleego9431 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc dre ma dhici kartaa in indhuhu qaloocdaan ama weershe noqdaan madax xanuunkaas dartiis mahadsanid

    • @anishjama2460
      @anishjama2460 2 ปีที่แล้ว

      Ditoor madaxa dhincbaa ixanuunaya teetana ishuna way xanuunaysaa xitaa arageedii waa diciif

    • @faadumoleego9431
      @faadumoleego9431 2 ปีที่แล้ว

      Aaway jawaabta Dr

  • @nasteexoabdulle5813
    @nasteexoabdulle5813 2 ปีที่แล้ว +1

    Nuuca isha ayaa ihaayo dre , araga xtaa waa idhibaa teedakle mudo 4beri ah ayuuna ihayaa maxaan sameeya dre macalaa goosaha hoose ee dhinacasa ixanuunaya.

  • @ismailjabane2847
    @ismailjabane2847 2 ปีที่แล้ว

    Manshallah dr wan isku arkay xanuunkan. Mahasanid

  • @fatimamohamut
    @fatimamohamut 8 หลายเดือนก่อน

    dr anaa aad madaxa oodhan iixanuunaa wareerna waan dareemaa marwalbana sijoogto ah bui iixanuunaa indhaha korkooda ilaa jeegada waankadareemaa xanuun baabi iye waxba imataro waan yaabanahay oo waxaan leyhy ma neerfe bakugu dhacay dr dulqaad yari sharqanta iyo hadalko idhibaya wan garanwayay xanuunka ihayo

    • @qaalimusse8365
      @qaalimusse8365 7 หลายเดือนก่อน

      Ana sas ley haya abyo maxa lagu dhahy waa maxey

  • @user-fb7gr1qq6u
    @user-fb7gr1qq6u 6 หลายเดือนก่อน

    Mxa Lagu daweya dr please so jawab wxn arka markan toosh i cawaro kle 😊

  • @sahroibraahimcali6828
    @sahroibraahimcali6828 4 หลายเดือนก่อน

    Dhactar aniga waxan isku arke halil iyo madaxa islaxanunaya qoraxda iyo talefanka iyo nuka wauuidhiwaya marka isha zaid ixanunese dhaqtar ayan take indhahaaga waxmaqawan ayaa liisoodhahe ishane zaide ixauney maaxa gesa laxanunayo maxa xal iiah

  • @safiyohusseu6946
    @safiyohusseu6946 3 ปีที่แล้ว +1

    Haaa waa isku arkey walhi

  • @iqlasxaaji340
    @iqlasxaaji340 ปีที่แล้ว

    Thnks dr mar ayaa digfer tagay ayaa la iga so Shegay dawa qatay

  • @user-cf8tu7di2t
    @user-cf8tu7di2t 2 ปีที่แล้ว +1

    Sikorta lagubay sida Buskudka xalwada ayaa igu kiciya iyo kafeega iyo shaaha caleenta badan

  • @cashacabdul2384
    @cashacabdul2384 2 ปีที่แล้ว

    Tictore waxaan dareema madaxa barbar ilaa isha iyo madaxa kalabarkisa markan xanunkadareemayo iilkaliya aya shocaac igaa furmaa laalabo ayan teesha saan udaa weeyaa Dr😌

  • @adoonkiiilaahey3006
    @adoonkiiilaahey3006 3 ปีที่แล้ว +1

    Dictoore suaalaheyga. Maka soo jawaabtid maxaa dhacay please meel aankaala soo xiriiro ii sheeg

  • @mohamedkhaliif5072
    @mohamedkhaliif5072 11 หลายเดือนก่อน +1

    Markii indhaha shucaac iiga furmo aaba istares igu furmaa

  • @elmimohamed3064
    @elmimohamed3064 3 ปีที่แล้ว

    Dr axya cunug ayaa iga qabo xanunkan waana hal il xita ishaas wax fiican kama arko

  • @xamdiosmanali5379
    @xamdiosmanali5379 ปีที่แล้ว +1

    Dr madax xanunkas iyo indhaba wey ixanunan maxaa daawo u ah

  • @rithwaozmaan3880
    @rithwaozmaan3880 ปีที่แล้ว

    Dr iisoo jawaaB ilhYban kugu dharshe mjritaa in wiilka isha lagaa bdalo oo wiil qof kle lguu xidho caadina aad wax u aragtid dhibtana kga imanYn

  • @user-vh6vc4ko7m
    @user-vh6vc4ko7m 11 หลายเดือนก่อน

    Dr haaa weliba markan xanaaqo malinti ilaa dhor mar ayan indha cawaaf iga galaa wan welwel sanaa ilah hakubara keyo lkn maxa dawo u ah

  • @muniiroxassan5599
    @muniiroxassan5599 2 ปีที่แล้ว

    dr ahya wad mahad santahay waxyabo badan ayan ka faa'idney shugran hal su ala murayada indhaha indhaha dushoda iyo hostodaba god miyey ka dhigta hadi isticmalkeda aad badiso yacnii indhaha ma godeysaà

  • @khadijaaxmed2277
    @khadijaaxmed2277 2 ปีที่แล้ว +1

    Dr waan leyahay madaxa dhafoorka iyo indhah waa ixanunan maxa talo isn lahad?

  • @farhiaabdinazir5340
    @farhiaabdinazir5340 ปีที่แล้ว +1

    Asc Dr waan leyahy isha 15daqiiqo waxab kama arko hal ilaya saa inoqota hadan cadi ayan ka noqonya maxa lagu daweyya

  • @alimustafali1982
    @alimustafali1982 3 ปีที่แล้ว

    Dr taas waan isku arkaa

  • @faadumocabdibari9362
    @faadumocabdibari9362 ปีที่แล้ว

    Dr hada ayuuba iga furanye 😢

  • @craxmankoronto3892
    @craxmankoronto3892 3 หลายเดือนก่อน

    Shucaaca indhaha madax xanuuna ii raca mxaa u daawaa shiikh

  • @zakariehaji
    @zakariehaji 3 ปีที่แล้ว +1

    Wax dawo ah ama ka hor tag ah nooma sheegin sheekhow

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc dr Ahyaa madax xanuunka migrianka daawo ma leyahay

  • @yaasiincsamed4056
    @yaasiincsamed4056 ปีที่แล้ว

    Haddii xanunkan aad iigu badan yahay weliba qaybta madax xanun leeyahay maxaa u dawo ah weliba waxa igu kiciya cadceeda shaashada layrka

  • @khalihussein4320
    @khalihussein4320 ปีที่แล้ว

    Xanuunkaan maxaa u daawo ah oo aad nagu caawin kartaa

  • @ikaammaxamed2836
    @ikaammaxamed2836 2 ปีที่แล้ว

    Haa wuu i haya xanuunkan

  • @Wasanyi-66
    @Wasanyi-66 ปีที่แล้ว

    Tii iishaa

  • @nafcaahmd7411
    @nafcaahmd7411 ปีที่แล้ว

    Aniga madax qayba ka midaha Aya layga qabta iyo Hal ila said Aya Isha layga qabta cad Ayan iga ful xata way qalsha ishu Dr

  • @Asiya_adan
    @Asiya_adan ปีที่แล้ว

    Hada ayuu ihayaa waan dhibsaday Allow umada ka dulqaad

  • @sahrodhemanxasan2213
    @sahrodhemanxasan2213 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh dre aniga ilbaa ixanuneyso barar iyo ilin

  • @kifayoharago9552
    @kifayoharago9552 2 ปีที่แล้ว

    Dr xanunkas ayan ad ula xanunsanahy maxa u dawo ah plz iso sheeg sii kasto dawo madax xanun u isticmalo igama dhamado 🥹🤕

  • @haninor571
    @haninor571 3 ปีที่แล้ว +1

    Dr aniga madax xanun zaid aya dareem mar waliba hal dhinac ah ila afka aya.ila xanunsado maxa dawo ah

    • @farhiacadeey9618
      @farhiacadeey9618 3 ปีที่แล้ว +1

      asc dr wllhi anigaaa la il daran xanuun kaas mudo 9 bilood cml eh dr billes isoo jawaab madaxa dhinacaba dhinac ixanuuna kooska isha adi inta madaxa ka kooban qoorta inta ka koreyso xanuun la ildaranahy bl nala soo hadal bal adooo mahadsan

    • @farhiacadeey9618
      @farhiacadeey9618 3 ปีที่แล้ว

      ok jawb dr noogu soo dhaqso

  • @fartunjosephhargaanti918
    @fartunjosephhargaanti918 2 ปีที่แล้ว

    Mayahay wax laga caafimaada bilkulliyan mase ma baxo oo waa sida viruska oo kale? Please answer my quetion

  • @shamsocali3492
    @shamsocali3492 7 หลายเดือนก่อน

    Darbi qorax heyso isha hadii iiga dhacdo wuu igu kacaa

  • @hassanmohamud9725
    @hassanmohamud9725 2 ปีที่แล้ว

    Dr intee kala soo xiriiri karaa,.xaruntaada intee ku taalaaa

  • @mohameddalmar7061
    @mohameddalmar7061 9 หลายเดือนก่อน

    Dr waxaa I hayo maxad xanun iyo indho xanun iyo qanjirada dhagaha korkoda iyo madaxa mxa kena qanjir bararkasi

  • @gureykabtan4398
    @gureykabtan4398 3 ปีที่แล้ว

    Okiyaalkan ayaa asago dhakhtar ii qorin isticmaalay dr ahya ( blue ligth glasees for comp& mobile) kawaran dhibaato ma ikeeni karaa.

  • @user-ev9bz3xl8z
    @user-ev9bz3xl8z ปีที่แล้ว

    Waxan haysta wiil yar oo sided sanojira waxanan kuarkay sided shegtay maxa xalah

  • @nasritanasraeleyeh6889
    @nasritanasraeleyeh6889 3 ปีที่แล้ว +1

    Docteur waxn leyahy madax xanun sa idd uu badan iyo indho xanun maxa an cuna oo igu cawin lahyde

  • @raguehmoud35
    @raguehmoud35 2 ปีที่แล้ว

    Waa nuur maxamuud dr anaa isku arkay calamars ishakaliya maxaan yeelaa wana mudo ad ubadan Aslm clk

  • @sukaynaabdiwali2546
    @sukaynaabdiwali2546 ปีที่แล้ว

    Dr waxa ku waydina ka soo ahdda l waxyaba arga dacifiya please

  • @fartunabdiwahab8893
    @fartunabdiwahab8893 3 ปีที่แล้ว

    dr ani wan isku arkaye marka baxo ooo qoraxda indhaha iga dhacdo madaxa iyo indhaha i xanunayo waliba jex ah mida kle talefonka iftinkisa xita waaa i dhibta o madax xanun ayan kaaa darema dr ayan adaye wana iga so shegaye magarinka okiyalana waa i qoraye

    • @hanihuseen830
      @hanihuseen830 ปีที่แล้ว

      Ma ku fcnty ookiyalaha aniga ah sidas wlhy

  • @hooyosucadochannel
    @hooyosucadochannel 2 ปีที่แล้ว

    Ani wan isku arki hada waxan qaaba shan sano cml indax wax isku arka shucac biyo cml o zigzag ah kadiib madax xanun saciid e diib miyu Ikene doc plzz reply

  • @riyaanqurux5719
    @riyaanqurux5719 2 ปีที่แล้ว

    Dr madaxa i xanuna nerfaha xata matag badan aya leyahay iyo iftinka o i dhiba markas xata mararka qar ano cafimad qaba inta sexdo aya so kaca ano lalabo daremayo nerfaha i xanunayo mararka qaar sadex malin ayu xanunka i haya xata kaninka waxba igama taro nerpion xata wan isticmala sido kale waxan isku arkay inan wajiga ka bararo qaylada oo i dhibta indho xanun😢😰

  • @adnanabdirahmansidsidahmed2391
    @adnanabdirahmansidsidahmed2391 3 ปีที่แล้ว +3

    Dr ahyaa Migrain-ka aniga waxa igu siyaadiya qoraxda ama iftiinka indhaheyga ku dhaca sidee loola tacaali karaa ama loo daweyn kara?

    • @drahyaa
      @drahyaa  3 ปีที่แล้ว +1

      Muraayadaha Sun glasses ka ka xiro markaa banaanka u baxeesid.

  • @hamdaadam1444
    @hamdaadam1444 2 ปีที่แล้ว +1

    Dr TikTok ile xagan waa leeday nomad shegine 😂😂 waad naga qarisa miya

  • @Wasanyi-66
    @Wasanyi-66 ปีที่แล้ว

    Tii iisha wallky naa xawiy

  • @lajaceleyqurx4658
    @lajaceleyqurx4658 ปีที่แล้ว

    Dr markaa cunto cuno madax i xanuunaya maxeey tahay waana igu cusub yahay indha iyo madax leyrka i dhibayo?

  • @user-lc6zj2wx2j
    @user-lc6zj2wx2j 11 หลายเดือนก่อน

    Asc dr ani ilbas ayaa i madobanaysa markasna madaxa said i xanuunaya ilaa cabar ayay sas ahanaysa kadib cadi noqon marka waxa aday hospital waxa la ii qoray wadada karostarolka wan cuna lkn hal makin hadadn jogiyo way i madabonaysa maxa iga wacin karta plz

  • @Habbon1257
    @Habbon1257 2 ปีที่แล้ว

    Dr madax xanuun dhanka maskaxda kor xitaa wuu iga danqanaya

  • @hanifaaraxxayle8120
    @hanifaaraxxayle8120 ปีที่แล้ว

    Haldhinac ka drema in dhaxan cml iga hyso indhaha korkodana wy I xanunayn dr😢

  • @munajamac1419
    @munajamac1419 2 ปีที่แล้ว

    aniga waan qabaa midka guud waana laygaso sheegay maxaa u daawa ah dr isha ayaan idhibtay

  • @alisaidhassan9636
    @alisaidhassan9636 3 ปีที่แล้ว +2

    Maxaa xal ah natural ahaa

    • @drahyaa
      @drahyaa  3 ปีที่แล้ว +1

      Inta badan wixii kugu kicinaayo ka fogaaw. Lkn xal kaa caawin karo muuqaal ayaan ka sameenayaa.

  • @yaasiincsamed4056
    @yaasiincsamed4056 ปีที่แล้ว

    Asc Dr

  • @najmaabdi3685
    @najmaabdi3685 ปีที่แล้ว

    Xladan hada ku jiraa wa waxa uzo poqday TH-cam kaga

  • @amoonabdifitahamounita7554
    @amoonabdifitahamounita7554 ปีที่แล้ว

    Dr wan is ku arkey xanuun badan igo hayaa

  • @barwaladancige5602
    @barwaladancige5602 2 ปีที่แล้ว

    Dr aniga ilbaa ixanuunta markan mobile ka indoora isticmaalo , dabadeed madaxaa aad ii xanuuna markaa maxaa daawo u ah tolow

  • @muunacawil9556
    @muunacawil9556 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll waxan leeyhy madax xanuun sea.ida indhuhuna way ibararaan waxad ba mooda marmarka Qaar inay iga soobaxayan marka wll maxaa daawo u ah mhdsanid

  • @frdwsocllaahihassan6745
    @frdwsocllaahihassan6745 2 ปีที่แล้ว

    Asc Dr sual ayan raba inan Ku weydiyo xagen kalaso xirira

  • @mustafemustaxiil2235
    @mustafemustaxiil2235 2 ปีที่แล้ว

    Dr maxaa kadawo ah inaad soo shegto waxa kwada ah ayaan kaa codsanayaa

  • @jaamacdeedheh9387
    @jaamacdeedheh9387 ปีที่แล้ว

    Asc diktor maxa sameya marka wa isku arke

  • @caliyusuf9979
    @caliyusuf9979 2 ปีที่แล้ว

    Xaron tinaxakekutalaa

  • @TaqwaSomaliChannel
    @TaqwaSomaliChannel 2 ปีที่แล้ว

    War aniga madaxa aya i xanuna idhahana shucac aya igu furan ee maxa lugu daweya doctor

  • @xasanmaxamed3460
    @xasanmaxamed3460 3 ปีที่แล้ว

    Dr aad buu iidhibay maeaxanuun iyo indho shucaac

  • @umumaryamau2689
    @umumaryamau2689 3 ปีที่แล้ว

    Sidee loo daaweyaa walal nosheeg

  • @balletiofficial5722
    @balletiofficial5722 2 ปีที่แล้ว

    Anaa qaba xanuunkaas

  • @fihimamaxamed4645
    @fihimamaxamed4645 3 ปีที่แล้ว

    Dr asc sadex week waxan I xanuunayso iisha midi casan barar way lahayd shucaa way ledahay dhakhat wan u tagay dawooyin wan Qaatar wax is badal kuma hayo maxad igu wacin kartan Dr pls

  • @rithwaozmaan3880
    @rithwaozmaan3880 ปีที่แล้ว

    Dr waan ku salaameY indhaha shucaaca ayaa iga saaran waxba I horyaaco waxan u baahanY dawo wiilka halka sigthka kasoo baxo ayuu iga saaran yhy wax mlga qaban karaa

    • @qaalimusse8365
      @qaalimusse8365 7 หลายเดือนก่อน

      Maka resty hada sas ahe

  • @user-xn9xb7hj9x
    @user-xn9xb7hj9x ปีที่แล้ว

    Waan isku arkay walaal isla sidaa maxan yeelaa

  • @abtiyoowfarmashi3211
    @abtiyoowfarmashi3211 ปีที่แล้ว

    Dhaqtar hada wuu I haayaa maxaa isticmaalaa

  • @osmancareefe7855
    @osmancareefe7855 2 ปีที่แล้ว

    Labada xaalo ba wan isku arky xalay bay igu dhacday marka hore indhaha ba shocaac iga so galaya 15 minutes kadibna sidi dhanjaf ahan oo kale ba la ii qabanaya

  • @mohamedmustafe2059
    @mohamedmustafe2059 2 ปีที่แล้ว

    Dr mahadsnid lkn dc mararka qaarkod ayaa isha ayaa sidii lay qabanayo oo kale inyar ka bacdi wn ilmaynaya bal dc arintaa iga sheeg adigoo mahadsan

  • @user-vm4dp8zq8v
    @user-vm4dp8zq8v 10 หลายเดือนก่อน

    Xanunka wan isku arkay inbdan hal il ayaaa sa id i xanjnto

  • @livetiktokvars1030
    @livetiktokvars1030 3 ปีที่แล้ว

    Dr su aal ban ku waydiinaa wxn rajaynayaa in aad iga jawaabto
    Wxa jira laba indhool mid ka mid ah ayaa dhaawac iga so gaadhay anoo yar ka bacadi qaybta yar ee madow lens maa ladhaa ma aqan lkn qaybtaas aa dhacantay ka dib sida egg( ukunta) oo kale noqoty dhakhaatiir bdan u tagy qar waxy igu dhawen wax malaga qaban karo mid aa igu dhahay waa laagaa badalaa (lens) ishii klena way daciifty _2 noqoty
    Hada madax xanuun iyo madax wareer igu waysaa markan mopilka isticmaalayo ama tv daawanayo iftiin shuceec i hor dhagaysaa
    Maxd igula talinaysaa

    • @shamsocali8359
      @shamsocali8359 3 ปีที่แล้ว

      Alle asaa awood badane aduunkana maamule arago wax kaa gaaro waa dhibaate alle hakaa dulqaado

  • @munaqalbidhaya6312
    @munaqalbidhaya6312 3 ปีที่แล้ว

    Haa waan isku arkay shucaaca

  • @axmedmaxamedmaxamuudsiiraa4451
    @axmedmaxamedmaxamuudsiiraa4451 3 ปีที่แล้ว

    Waxan isku raka mar badan dr waxay uu hasaa dhab badan ee maxan sameeya 1🤒🤒🤒🤒🤒🤒

  • @iqlasxaaji340
    @iqlasxaaji340 ปีที่แล้ว

    Wan ku fic naday hada ayuu igu so noqday mana u dhawi e dawo qadan karo isheg

  • @sakariyeabdullahi4931
    @sakariyeabdullahi4931 2 ปีที่แล้ว

    Dr waan isku hayaa xaladaaa maxaan daawo u ah

  • @fartaaxmed7302
    @fartaaxmed7302 2 ปีที่แล้ว

    Ani xanunkas waan qabaa maxaa ku daween karaa xataa kanini hadaa cuno xataa

  • @abuusaysiigarad
    @abuusaysiigarad ปีที่แล้ว

    Walal maxaa sameyn karaa 🙏

  • @farxiyobocorey2451
    @farxiyobocorey2451 3 ปีที่แล้ว

    maxaa ufiican markii lesku arko oo loistic malikaraa

  • @mahadmaxamedmahadmaxamed4102
    @mahadmaxamedmahadmaxamed4102 2 ปีที่แล้ว

    Wll waan ku salaamay wll waxaan isku arkay xanuunkaa aad sheegtay wll walwal baa igu dhacay markaa madaxa ixanuunaya idhahana caad baa iga fuulaya naqaskaa igu dhagaya

  • @shukriyusufmaxamuud9484
    @shukriyusufmaxamuud9484 ปีที่แล้ว

    Wantan bestey la ahy wlhi

  • @zamiiropretty6305
    @zamiiropretty6305 3 ปีที่แล้ว

    Dr hlkee kala so xariira plz

  • @abdulaahimohamed1832
    @abdulaahimohamed1832 2 ปีที่แล้ว

    Hada ayuuxanuunka ihayaa ee maxaa xaawo ah wll

  • @ismaaciilxasanibraahim2306
    @ismaaciilxasanibraahim2306 3 ปีที่แล้ว

    Maxaa ka dhaxeeya migrianka iyo qalalka