NOOCYADA MADAX XANUUNKA IYO SIDA LEYSAGA DAAWEEYO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • MADAXA MA KU XANUUNAA? WAXYAABAHA SABABO IYO SIYAABAHA DABIICIGA AH EE LAGULA TACAALO.
    Fadlan subscribe & like saar ama la wadaag asxaabtada si eey uga faa'ideystan.

ความคิดเห็น • 53

  • @hamdaalinourasir2514
    @hamdaalinourasir2514 2 ปีที่แล้ว +5

    Dr 48 saac aa xnun igu haayo madaxa labada maash io dhanka maskaxda kaniinina ma cabin wax dawo ah ma isticmaali mxa sameya iso jwb

  • @ubaxdahir8640
    @ubaxdahir8640 2 ปีที่แล้ว +4

    Anigoo ihayaa markuu igu kaco lama qiyasi karo

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 9 หลายเดือนก่อน +4

    Wlhi shalay galab maqribkii madaxa la iga qabtay ilaa iyo galabtay waa ixanuunaa hal dhinac ayaa i xanuunayo waa labalabonaya 😢hadalka hadlaayo xataa waa idhibaa isoo duceeya 🤲

    • @saacidyare6039
      @saacidyare6039 7 หลายเดือนก่อน

      I.n alah ku caafiyo noocee caqbtaa maisheegi kartaa neh

    • @ceeblacali8850
      @ceeblacali8850 2 หลายเดือนก่อน

      Wll aniga cawa la liinta maxan isticmala😢

  • @samiiracadey3304
    @samiiracadey3304 2 ปีที่แล้ว +3

    Dr aniga waxan qaba cudur madax xanuunka waxan leey dhahay dawo malahan sadax drs idhadaey

  • @cashocabdi4768
    @cashocabdi4768 ปีที่แล้ว +3

    💔😭😭

  • @SamsamAxmad-j6s
    @SamsamAxmad-j6s 5 หลายเดือนก่อน +1

    Midka labad lablabo iyo matag iyo shanqarta waxaa shegtay dhan waa isku rakay xalay ilaa hada waa ixanunayaa 😢😮

  • @nimcocabdi8922
    @nimcocabdi8922 2 หลายเดือนก่อน

    Dgtore qybta dhaforka wajiga aya ixanunaya maxan sameya isoduceeya walaya hergab biyo anan aheyn aya iga manayo maxa kenay

  • @FarhaanBadacas-jt5ro
    @FarhaanBadacas-jt5ro 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wad mahadsan tahy ❤❤❤wllkey

  • @calibaashi2661
    @calibaashi2661 3 ปีที่แล้ว +3

    Dr Phone number kaaga makaheli karaa si aan kuula soxariiro

  • @mascuud2065
    @mascuud2065 2 ปีที่แล้ว +2

    Zxb intad sheegta waaye wxaan kacabanyaa

  • @calibaashi2661
    @calibaashi2661 3 ปีที่แล้ว +4

    Thanks dr abdikarem

  • @Ogaahiye20
    @Ogaahiye20 ปีที่แล้ว +4

    Mshalh ustaad mhdsnd❤❤❤

  • @AyuushAbdiMohameD
    @AyuushAbdiMohameD 2 หลายเดือนก่อน

    War Dhafara I Dilay Aan Seexdo😂

  • @cabdixafiidelmi4329
    @cabdixafiidelmi4329 2 หลายเดือนก่อน +1

    Marka hadalka iga bato waa isku dhaxyacaaa madax geyska nh xanuun ayaa ka darimaaa.❤

  • @xaawoaxmad896
    @xaawoaxmad896 ปีที่แล้ว +1

    Arey maandhoow yaakuushegay madax nun keyga inowmadaxa ixanuunayo

  • @cabdishakuurmaxamed4200
    @cabdishakuurmaxamed4200 ปีที่แล้ว +2

    Baracetmol waan liqay waxba ma iitaraayo🥺

  • @CabdikariinYuusuf-g1b
    @CabdikariinYuusuf-g1b 3 หลายเดือนก่อน +1

    Anhwa cabdikariin

  • @sabarincawil2475
    @sabarincawil2475 2 ปีที่แล้ว +2

    Haa wn iskuarky

  • @faaraxyare7983
    @faaraxyare7983 ปีที่แล้ว +1

    My Dr waxn ubaahanahy number kaga for help me

  • @zagalcilmi6769
    @zagalcilmi6769 3 ปีที่แล้ว +2

    dr shukulatada sameena miyee lady saaid

  • @asmabare
    @asmabare ปีที่แล้ว +1

    Dr madaxa ixanuuna lkn waa qabta horee ee madaaxa sida labada dhafor iyolabada indho sidookale ilaa qabta wajigaa oo in ay isoo dhacayso modayo xaara inti ma qaadi karo marka maxa u dawa ah dr isoo jawaab mahadsanid

  • @Khadroabdull1234
    @Khadroabdull1234 3 หลายเดือนก่อน

    Hda ka xanuusanhy

  • @ifraaxmawliid1974
    @ifraaxmawliid1974 ปีที่แล้ว +2

    Waada mahstaya

  • @qabdhac4575
    @qabdhac4575 ปีที่แล้ว +2

    Yaa

  • @qamaamuur4687
    @qamaamuur4687 3 ปีที่แล้ว +2

    Dr casharkii pharmacology wankaa sugaynaa mahadsanid

  • @nacimaabdiladifmahmud2941
    @nacimaabdiladifmahmud2941 2 ปีที่แล้ว +2

    Goonjabka I dhibay ani😢😭

  • @fadumocabdisaq6287
    @fadumocabdisaq6287 2 ปีที่แล้ว +2

    Ana qaba go jabka ma cudur xuna😥

  • @AyuubMacalin-z5d
    @AyuubMacalin-z5d 2 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @shugrimuufo2878
    @shugrimuufo2878 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsnid

  • @sumayoabubakar553
    @sumayoabubakar553 ปีที่แล้ว +1

    Dr sideyn kugu heli karaa muhiim kuu ehee

  • @rahafabshir8125
    @rahafabshir8125 3 ปีที่แล้ว +2

    حلو استمر

  • @amaalabdi5333
    @amaalabdi5333 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks you wll

  • @namelos2963
    @namelos2963 5 หลายเดือนก่อน

    Dr ck somaha Dr maalinti dhaweed aynu dooranay ????

  • @fanaxleeychannel1274
    @fanaxleeychannel1274 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid walaal

  • @XaawoAdan-sz2nj
    @XaawoAdan-sz2nj 2 หลายเดือนก่อน

    Khyr alaaah kusiyo wll qabka ad sheegty aya la ii haya falan sided kula xodhidhi kara

  • @NajmaAbdi-l6k
    @NajmaAbdi-l6k ปีที่แล้ว +1

    Thank you doc

  • @hawaibrahim2628
    @hawaibrahim2628 ปีที่แล้ว +1

    Shukran

  • @QueenHappy-e4j
    @QueenHappy-e4j 4 หลายเดือนก่อน

    Madaxa xanuun waliya ayan lee yahay dhan jafka walipa wu i dhibayy😢😢😢

  • @abdirahmanyare2270
    @abdirahmanyare2270 3 ปีที่แล้ว +2

    Wcs Dr

  • @بلبا-ح1ي
    @بلبا-ح1ي 7 หลายเดือนก่อน

    M.a digtoree jasala qeer😢

  • @nuuramaxamuud8956
    @nuuramaxamuud8956 ปีที่แล้ว +3

    wuu na dhibay😭😭😭😭

  • @saidaoombek9188
    @saidaoombek9188 ปีที่แล้ว

    Asc Dr

  • @ifraaxmawliid1974
    @ifraaxmawliid1974 ปีที่แล้ว +2

    Thanks

  • @amoonabdifitahamounita7554
    @amoonabdifitahamounita7554 ปีที่แล้ว

    migraine ayaa ihaayo illhow icaafi rabiyow

  • @khadarahmed4435
    @khadarahmed4435 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay haka ajarsio wll dhanjifku wu iba baiyeyy

  • @saeedmohamed863
    @saeedmohamed863 3 ปีที่แล้ว +3

    Thanks Dr Abdikareem 👏🏽

    • @drck1895
      @drck1895  3 ปีที่แล้ว

      U welcome Dr saeed 🙏