DAAWO QABIILADA SOMAALIYEED HALKA AY KA YIMADEEN ASAL AHAAN; BARNAAMIJKA SOYAALKA IYO DHAQANKA SOMAA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 85

  • @khalifmukhtarmohamed7920
    @khalifmukhtarmohamed7920 ปีที่แล้ว +4

    Yaabur samaale anigaa ku abtirsado from hubeer cali yaabus samaale 🩸🇵🇾🇵🇾🇵🇾🇵🇾💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻

  • @mohapiomohapio3281
    @mohapiomohapio3281 2 ปีที่แล้ว +16

    gardhere samale aniga ku abtirsada from beesha coormale🐅🐅🐅

    • @asiyafiican7206
      @asiyafiican7206 ปีที่แล้ว

      COWRAMALE WAA WARSANGELI BISINKA

    • @bisharGellowMahad
      @bisharGellowMahad ปีที่แล้ว

      I'm Garre Gardhere samale

    • @onkod880
      @onkod880 ปีที่แล้ว

      ​@@asiyafiican7206
      Yaan lagula yaabin daaroodka dadka waa xadeen

    • @raashidiinabdullahi5583
      @raashidiinabdullahi5583 ปีที่แล้ว

      @@asiyafiican7206 hh ma dhiban xata darod inad ka dhigtan ayad rabtan

  • @AsadIsse-fj8mw
    @AsadIsse-fj8mw ปีที่แล้ว +11

    Somali carab maahan diinta iyo asalka ha,isku qaldin carab diinta namidayso soonali waa kushetic asalkooda faracinta galaan waa ka facwayntay carabta

    • @user-vd8hi3cz1
      @user-vd8hi3cz1 6 หลายเดือนก่อน

      Wa runtaa wa saxantahay Somali Carab Maha

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg หลายเดือนก่อน +2

    Gardheere samaale, ayaa curudka somaaliya. Taariikhda ha qaldin.

  • @2plus2equals59
    @2plus2equals59 11 หลายเดือนก่อน +4

    Aniga bajaaj yusuf samaale aa ahay waxaa Wada dhalanay Fartuun balbalaarka samaale iyo dayax dalnuurshe samaale iyo sharma boy samaale dhulka xorta ah cid nagama joogto itoobiyaan jirnaa 😂
    Commentigaan 2050 aa akhrinoosaa masuul

    • @salmanbashiir1712
      @salmanbashiir1712 11 หลายเดือนก่อน

      Inaad kujees jeesto abtirsiga samaale wxaa kaakeentay inaad qawiilkada wecelyahy oo abtirsina laheen

    • @AbadiRahmaan
      @AbadiRahmaan หลายเดือนก่อน

      😂

  • @sugulemaxamed
    @sugulemaxamed 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa beenlow dabare waa yuusufdaarood leelkase waa danade daarood

  • @ibrahimbarre3426
    @ibrahimbarre3426 10 หลายเดือนก่อน +2

    Lelkase maxamed Meyle Samale IYO Xawadle maxamed mayle samale

    • @user-vd8hi3cz1
      @user-vd8hi3cz1 6 หลายเดือนก่อน

      Wa sidaa Ilmo Meyle ❤

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan ปีที่แล้ว +2

    Iilmaa iirir soow diir iiyo hawiiyee baawaalaaloo meen baa

  • @Abdifatah-j7d
    @Abdifatah-j7d 2 หลายเดือนก่อน

    😊

  • @alhaadiofficial9532
    @alhaadiofficial9532 2 ปีที่แล้ว +4

    Muqalkoo dhamestiran aawe

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg หลายเดือนก่อน

    Ninkaani taariikhda ha qaldin.

  • @מוחמד45
    @מוחמד45 9 หลายเดือนก่อน

    From isaaq dir

  • @NajiipAlpha-c1e
    @NajiipAlpha-c1e หลายเดือนก่อน

    Viva biimaal maxamed❤

  • @rashidfadhaye8100
    @rashidfadhaye8100 ปีที่แล้ว +8

    Samaale maba noqon karo carabi, samaale waa magac qaab dhismeedka mikael oo kale ah. Sama-ale= wanaag Alle. sida imikada Jibriil oo hebrew ah u yahay Jibra-el (awoodi Ale). xataa waxaad ku garanaysaa marka EL yuhuudu ku dhawaaqayso waxay dhahaan "Ale". Adeerow luqad ahaan iyo dna ahaan iyo dhaqan ahaan midna Samaale kuma noqon karo carab, waayo Hadii carab ahaan lahaa waxaa la oran lahaa Cabdul-samaal iyo wax lamida.
    Dhaqanka guntiinada carabi kama imaan bal dhaqanku wakii fircoon, xataa guntiino iska dhaafe sawirada faraciinta waxaad ka arki kartaa "dhaqanka dhaantada", dhaqanka "timaha". Science ahaana afafka afro-asiatika waxaa aabe u ah afka cushitiga ee somaliga iyo oromodu ugu weynyihiin waxaa soo raaca afkii faraaciinta, bal eeg fir-coon waa erey qofwalba somali ah fahmayo.
    Afka cushitiga wuxuu dhalay ama ka farcamay afka Semitiga oo carabigu ka midyahay. Taasi waxay ka dhigantahay in "carabiga" uu yahay lahjad kamida af somaliga ama cushitiga. DNA ahaana bini-adaanka oo dhan waxay kasoo jeedaan east-afrika meesha oromada iyo somalidu dagto, imikada carabaha waxaa bini-adaanku tageen wakhti danbe.
    Carabku xataa sanabkii kabcada ugu weynaa ee BAAL waxa laga wado ma fahmayo, ee asalkiisa somalidu u taqaanay "uurku-BAALE". Xataa waxkale iska dhaafe ereyga Allah, carabi ma micneyn karto waayo ereygu hebrew buu ka yimid oo waa "EL" looguna dhawaaqo "Ale". Balse Afsomali qofwalba waa garanaya waxa laga wado "Alle=Alleh=Al-leh (midka iska leh waxwalba oo jira). Marka umadaan carabta ee Yuhuudu u keentay tariikhdii fircoon iyo somali laga soo xaday ee quraanku ku sheegay dad "umi ah" oo xataa sanabyada loo keeney, iskaba dee waxkale ah, waa nasiib daro inaad tariikhda facda weyn ee Cushitiga ah siisid, waa wax Awoowayaal qabriga kaaga soo habarayaan, teeda kale "awoowe" waa afkii faraciinta kkk.
    Adeer iska naso dhaqan iyo af-somali iyo cilmi waxaad u taqaan carab. Sama-Alle wuxuu ahaa ama Nabi ama Malag sida dadka yuhuda/hebrew ugu aftirsadaan Isra-el (jacquub) ama Mika-el (malag). Qofka markii dhaqankiisa laga badalo sidaan u danbaysa, waa sida dadka amasikh (berber) loo carabeeyey ama dhulka faraciinta ee kemet inta la qabsaday maanta loo bixiyey egypt.
    Imikada anagu afkii hodanka ah ee tariikhdu ku duugneyd haysanaa iyo dhaqankii oo ilaa hada carabtu (somalida dhiiga carbeed ka buuxo iyo dhaqanka carbeed) dagaal culus kula jiraan. Waxaa ka mida sidey guntiinada u necebyihiin.

    • @aku54683
      @aku54683 ปีที่แล้ว +3

      sxb hadalkaaga waa sax soomaalina carab maaha sababtooo ah cushitiga wuxuu ku abtirsadaa xaam binu nuux carbtuna waxey ku abtirsadaan saam binu nuux mide kale soomaalidu iyo faraaciniyiinta way isku dhaqan dhow yihiin .faraaciniyiintana dad madow bey ahaayeen ma aheyn sida masaaridan eega ee cad cad

    • @aku54683
      @aku54683 ปีที่แล้ว +1

      waan kugu raacsanahey lkn kaaley soomaali ka dhaadhici carab bay isku dhajinayaan

  • @afhayeenkareershisxaaq
    @afhayeenkareershisxaaq ปีที่แล้ว +4

    soomalida carabta ahi waa isaaq iyo darood

    • @AdnanYare78
      @AdnanYare78 3 หลายเดือนก่อน

      Carab wax lagu fano miyaa noo kaga dhigeysa

  • @Eeboh1
    @Eeboh1 10 หลายเดือนก่อน

    Asc walaalayaal odayaal soomaali ma caawiyo lkn waa kaligii amuume waar carab ma nixin anaga ayaa ah. AABAHA WEYN EE ILMO AADAN CILMI IYO TAARIIKH CARAABATO WAA CIYAALK3ENA

  • @habonehaji683
    @habonehaji683 3 หลายเดือนก่อน

    Odeygaan hAdalkiisa is burinaya waana beenlow

  • @AbadiRahmaan
    @AbadiRahmaan หลายเดือนก่อน

    Wlhi iga qoslisay

  • @fatumadhagax8960
    @fatumadhagax8960 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @abdishakuursakariye
    @abdishakuursakariye ปีที่แล้ว +2

    M.a allaha barAsho wavan

  • @qasimabukar7488
    @qasimabukar7488 9 หลายเดือนก่อน

    Soomalidu Carb Ma aha Waa dad African ah, Aynu walaalo nahay Ethiopianka.

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 9 หลายเดือนก่อน

    Somalia, arab maaha, waayo.
    Gardheere ayaa u curudsan.

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 5 หลายเดือนก่อน

    Ma Hawiyaa Maantay Carab Sheeganaya? Allow Alle. Odaygaan Waxba Ma Oga Waa Maskiin.

    • @AdnanYare78
      @AdnanYare78 3 หลายเดือนก่อน

      Carab ma wax la cuno baa jabarti wiiq baa ku abtirsataa ka dhuumo mesha

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 6 หลายเดือนก่อน

    Hadeyba yemen joogaansamaal hadaad qorto weey soo baxayaan

  • @boqortooyoaabe
    @boqortooyoaabe ปีที่แล้ว

    Anaka cabar ma nihin somalia ayaa ka tarikh badan anaka abar ma nihin faraciinta Ayaan galnaa

  • @IsmailSaid-dw6uq
    @IsmailSaid-dw6uq 2 หลายเดือนก่อน

    Beenle samale baad iloowday adeer

  • @InamacallinCali
    @InamacallinCali 8 หลายเดือนก่อน

    Maqarre samaale laba qabiil ayaa ka soo farcamay Ciroole iyo Dabarre

  • @Salah_Al-Darodi
    @Salah_Al-Darodi 8 หลายเดือนก่อน

    Beeen waaye

  • @abdullahnur2685
    @abdullahnur2685 ปีที่แล้ว +1

    Somali waa oromo iyo amaxaaro

  • @Facelessuplouder
    @Facelessuplouder ปีที่แล้ว +1

    Waxaas waa khuraafaad

  • @muniirocabdisaciid2024
    @muniirocabdisaciid2024 ปีที่แล้ว +3

    waa been layskuu aadiyey

  • @yarebaay
    @yarebaay 11 หลายเดือนก่อน

    Qabiilada kan oo miiran sameeye 😂😂

  • @ibrahimcisman920
    @ibrahimcisman920 ปีที่แล้ว

    Yusuf samaale ma,aha ee wa yusuf gardhere ilma gardheere ayaa afar ah
    1 Garjinte gardheere
    2 yusuf gardheere
    3 ibraahim gardheere
    4 hoon. gardheere

    • @ibrahimcisman920
      @ibrahimcisman920 ปีที่แล้ว

      Waxa sax ah yusuf gardheere inuu garre yahay

  • @CabdishakuurXuseen-o3e
    @CabdishakuurXuseen-o3e 6 หลายเดือนก่อน

    imaanka alle kaa qaad qabrigaaga kugu olol wacal aan laga wacal sanayn ilahay ku ma naxariistee noo dhig magaca leelkase 😂

  • @geedikeenadiid2221
    @geedikeenadiid2221 ปีที่แล้ว +2

    Xamare samaale markuu yiri qosolka waa qaban waayay, ma banadirigan hindi jareer iyo carab ah baa samale ku darteen
    Nagalataga bahasha

  • @mohamednoor9954
    @mohamednoor9954 ปีที่แล้ว +1

    Abtirsi been ah ayaa nala wadaagtay kaligi dareewalow anoo kugu xushmeenaya odaynimadaada.
    Cilmiga ansaabta ma aha cilmi fudud oo daliil la’aan lagu fatwoodo.

  • @ElmiAbdi-d4z
    @ElmiAbdi-d4z 9 หลายเดือนก่อน

    Beenta daa udayy wayba taahee iinna llillah

  • @maryanaxmad2017
    @maryanaxmad2017 ปีที่แล้ว

    QABILKA DABARE WAKU WARERAY ANI🤣🙌

  • @bilanxaawo7274
    @bilanxaawo7274 ปีที่แล้ว

    Carab war qofkan wax makala oga waa isku daran qof caadi ah meesha keen

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 9 หลายเดือนก่อน

    Garre gardheere samaale.

  • @hubeelfeerho9803
    @hubeelfeerho9803 ปีที่แล้ว +1

    Axmed Gurey wuxuu ahaa Gugundhabe oo buugaagta reer galbeedka ka qoreen axmed gurey lagu sheegay inuu yahay Gogondovo micnaha Gugundhabe

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว

    adeer yuusuf mooyee nin magiciisu carabyahay kumajiree carab maxaa u galay ee aan diinta islaamka ahayn?
    gardheer xariire ma ragaasaa carab ah?

  • @SiyaadMaxamed-qn2gi
    @SiyaadMaxamed-qn2gi 4 หลายเดือนก่อน

    Beenbuu sheegi

  • @abdullahhajiali4773
    @abdullahhajiali4773 ปีที่แล้ว

    Somali carab ma ahe wey ku xidideysatay

  • @Geeley-37
    @Geeley-37 ปีที่แล้ว

    Yaaabur samaale 😁❤️

  • @cabdimalikcisman4120
    @cabdimalikcisman4120 ปีที่แล้ว

    Maqaare samaale Dabarre

  • @muniirocabdisaciid2024
    @muniirocabdisaciid2024 ปีที่แล้ว +1

    alamuxuuw shergey been carab iskudhejis

  • @muniirocabdisaciid2024
    @muniirocabdisaciid2024 ปีที่แล้ว +1

    waa odey beenlow ah

  • @muniirocabdisaciid2024
    @muniirocabdisaciid2024 ปีที่แล้ว +1

    somalida waa amxaaro oroomo canfar

    • @aku54683
      @aku54683 ปีที่แล้ว

      hooyadaa baa amxaaro iyo oromo ahee us soomaali carabna maaha waxanaad sheegeysana maahaa orom hadaad tahey orodoo ku laabo dhulkaagii

  • @khalidjabuuti2557
    @khalidjabuuti2557 ปีที่แล้ว +4

    benale wayel waye carabne mabanihin

    • @143-k1d
      @143-k1d ปีที่แล้ว

      @khalidjabuuti2557 Nin Xaaraan Lagu Dhalay Aa Tahay Sababtoo Ah . Somalida Xalaasha Ah Qofka Waayeelka Ah Wee Qiimeeyaan, Stupid Edeb Daran Aa Tahay.

    • @khalidjabuuti2557
      @khalidjabuuti2557 ปีที่แล้ว

      @@143-k1d wayel Ben mashegi karo yadhahay se mahortisa kadhahay umada ino Ben kabuxiyo didanahay ada xaran iyo stupid ah carab ismodi kuxarte wase

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 ปีที่แล้ว

    BEENLOW

  • @SalmoMaxamed-uy4zu
    @SalmoMaxamed-uy4zu ปีที่แล้ว

    Irir samale ban kadhshey

  • @abdourahmanmohamed2727
    @abdourahmanmohamed2727 ปีที่แล้ว

    BEENAALE. MAGACA SAM-LE WUXUU KA YIMID CIRAAQ, WAXAA JIRAY BOQORRADA SAM-LE CAASIMADDA CIRAAQ WAA UR.

  • @Ugaas3
    @Ugaas3 11 หลายเดือนก่อน

    This man are so wrong our dna and our culture shows it is much older then the Arabic culture and even our language are older just because we are Muslims doesn’t mean we should change our heritage this is factually wrong we are not from Arabs our ancestors became Muslims in the time of Prophet Muhammad how can we then come from an Arab there have been found artifacts and paintings also ancient building going back long before our Prophet Muhammad walllahi to my generation of young Somalis we have a history to reclaim.

  • @sadiayasiin2671
    @sadiayasiin2671 ปีที่แล้ว

    Somali darood ba ka ah carab kuwa kle waa somali

    • @عشوايعشواي-ع4خ
      @عشوايعشواي-ع4خ ปีที่แล้ว

      ويش
      دخلهم بالعرب هم أصولهم جرير وين دارود جرير وين

    • @lulali6059
      @lulali6059 ปีที่แล้ว

      Sax daarood ka ka ah carab ta yamen ka ee tumaalka ka ah Yemen waayey daarood ku, sidaas ayaa loo racdeeyey markiisa hore ee uu imaanayey somaliya oo ay doobiro dirreed soo arkeysey.

    • @afhayeenkareershisxaaq
      @afhayeenkareershisxaaq ปีที่แล้ว

      sh isaxaaq isagaba waa carab asal ah

    • @NacimomaxamedXasan-i7y
      @NacimomaxamedXasan-i7y 9 หลายเดือนก่อน

      Sax waye wllh darod nin yamani bu aha oo laso tahribiyay lase somalida kale oo dhan hadey dhan carab ba nahay Somalida lashegayo wa kuma Marka 😂😂😂

  • @mysalah06
    @mysalah06 2 ปีที่แล้ว +1

    Beenale samaale

  • @ahmedmohamedibrahim5674
    @ahmedmohamedibrahim5674 ปีที่แล้ว

    Been

  • @abdullahiabdi1332
    @abdullahiabdi1332 3 หลายเดือนก่อน

    Waxba kama jiro waxan
    Irir salame wax ladhaho majirto siyasad ba lo hagajye cigal r.wasarihi somaliya haga jiye

    • @MohamedBarrrow-mh5gg
      @MohamedBarrrow-mh5gg หลายเดือนก่อน

      @@abdullahiabdi1332 Irir cigaal waa ka weyn yahay, waa haddaad caqli leedahay Kuna fhihi maayo waxaadan aheyn sheego, meeshaad ka timid adigaa yaqaanna.