Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 20

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 20

ความคิดเห็น • 210

  • @user-uw6lg1gs7u
    @user-uw6lg1gs7u 6 หลายเดือนก่อน +17

    Waligey madaaawan Lahwi iyo wakhti lumis waxan ahay gabar barata quranka iyo cilmiga iyo tafsiirka balse maalin aya gacanta iiga dhacdey ruwaayadan Qadar illaaahey balse waan jeclaadey wallhi waana xikmad wanagsan cashirna lagabaranaayo weyna dhacdaa waxan okle habeen iyo maalin. Halshey hadan ku darsanlahaana. Iska dhaaf. Xamse shaacirow dhaarta beenta ah wax kale is ticmaal❤ mashaa allah ❤

    • @hassanxikmaawi5965
      @hassanxikmaawi5965 6 หลายเดือนก่อน

      Abayo Qur'an maad ibartid?❤

    • @kenedidhadi8701
      @kenedidhadi8701 6 หลายเดือนก่อน

      Waa gabdhihi quraanka lagu sheegay ee sharafta laha

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 6 หลายเดือนก่อน

      Abaayo inte joogta ❤❤❤

    • @hassanxikmaawi5965
      @hassanxikmaawi5965 6 หลายเดือนก่อน

      @@salmaahmed2263 noosoo ogow ❤️🥰😁

  • @user-ri1cs9nt1v
    @user-ri1cs9nt1v 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah Dad An Tagero Aya ku jura cumar shugri iyo xamse iyo wiilka Ueg Abwaan gesi ALLOW unaxariiso balse kuligiin wada fani Ayad tihiin guul bandin rajeynayaa❤❤❤❤

  • @Nin.xaasle.wa.wllkey.
    @Nin.xaasle.wa.wllkey. 6 หลายเดือนก่อน +4

    Wan idiin salamay sad ku dhantahin teamkeygi anigo idiinka so salamay halkas iyo wadnka barakeysan intas kabacadi sacadiyo dhaqanka badiya waxa badnbey ka taqana yan la celin wey jilin wacantahy gabadha ya igu racasan❤

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 6 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo aad ❤❤❤

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 6 หลายเดือนก่อน +5

    see ku yeeley kulahaaa😂😂 ma xishode waaxid eedadii buu ka ooysiiyay

  • @abdallajama1823
    @abdallajama1823 6 หลายเดือนก่อน +4

    Cajiib xumaan badanaa shaydaan waakan oo kale kkkkkk oo wllo gabadha goormaad dhashay

  • @faadumomahamedmahamud4813
    @faadumomahamedmahamud4813 6 หลายเดือนก่อน +2

    Asc waxaan joogaa Denmark hadaan ka hadlo ruwaayadan ad baan ooga helay umul qay waxayba iila egtahay Maryan gabdii ku jirtay laaqiya rubaaydeedii lagu dhigay itoobiya maryan iyo umul qayr
    Waa lagabdhood oo dagan ruwaaydan waxay ka turjumaysaa wacdiga jira✅✅

  • @Nimco514
    @Nimco514 6 หลายเดือนก่อน +4

    Mash allha way igu socta riwaaydo from hargeisa ❤

  • @GARAADFARXAAN
    @GARAADFARXAAN 6 หลายเดือนก่อน +4

    Riwayadan wan kahelay from kakumo

  • @abdulgaadirahmed9219
    @abdulgaadirahmed9219 6 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaan kahelaa gabadha reer badiyada ku jileyso run ahaantii waa fani hadalka jeebka ayuu ugu jiraa Waan kahelay qaabka ey u jileyso filimka

  • @ayanahmed1138
    @ayanahmed1138 6 หลายเดือนก่อน +5

    😂😂😂😂 waxan idinkala socdaa Garissa Cadey cawa xamse wuu cijiyay ee ka gara Qasaal TV Guuleeysta inshallah ❤❤❤❤❤

  • @fardusismaciilnuur691
    @fardusismaciilnuur691 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ala manimaan ogahybaa hhhh

  • @ubaxladan6379
    @ubaxladan6379 6 หลายเดือนก่อน +3

    Asc time qasaal magacaygu waa ubax ladan jogta nairobi kenya riwayadan quruxda badan gadal ayan kala qabsaday inti i dhaftayna wan wada daawaday m.a hore u socda waxa taagero wayn u ahay umulkhayr dhibta ay filimka ku mareso uma qalanto xamse iyo sacdiyo ciilba iga qabta😂😂😂 wa mahadssn tihin❤

  • @user-nn7yr9wf2i
    @user-nn7yr9wf2i 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hamse is not easy 😂😂😂

  • @IbraahimXadle
    @IbraahimXadle 6 หลายเดือนก่อน +3

    Umulkheyr wan jeclahy wallhi ❤❤❤🎉

  • @shukriabdullaahikaahin3430
    @shukriabdullaahikaahin3430 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waligodab reer mudugu habalah yara yara jawano ku bakhatiyan

  • @xamdidhaqane5893
    @xamdidhaqane5893 6 หลายเดือนก่อน +1

    ♥️♥️♥️♥️👍👍👍👍

  • @abdullahikhala4993
    @abdullahikhala4993 6 หลายเดือนก่อน +4

    I like the way Umulkheir sticks to her decision, but this man Hamze is a radical person in this film. ❤ Umulkheir keep going the sky is the limit ❤

  • @mohamedosmanabdullahi9492
    @mohamedosmanabdullahi9492 6 หลายเดือนก่อน +4

    Ruwaayad Waqti galay m.a waxaan idinkala socdaa Muqdisho Team Qasaal Mahadsanidiinn

  • @abdinasirahmed3361
    @abdinasirahmed3361 6 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂 Alah walee xamse qofta waad kubaxtii bacda Hhhhh

    • @abdinasirahmed3361
      @abdinasirahmed3361 6 หลายเดือนก่อน

      Saxip xamse wan kutagera Kampala Ayan kasotagera

  • @salmajaamac9034
    @salmajaamac9034 6 หลายเดือนก่อน +3

    هههههههه
    Odaga garka hakarifin hhhhhhhhhh

  • @abdinasirahmed3361
    @abdinasirahmed3361 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wale doshishan yar mumtaz wasotagantahay 😂😂😂 wan insalamay qasal tv wa Abdinasir oo joga kampla

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 6 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂😂 Hamza Saqirada Uu Ka Adag Yahay

  • @nawaalaragsan4701
    @nawaalaragsan4701 6 หลายเดือนก่อน +1

    Umul khayr dulqaad badnaa naa gub ninka yar ee kaa oohinsiinya malin walba

  • @Fardawsacc
    @Fardawsacc 6 หลายเดือนก่อน +2

    Oday xaynoosh gacantii Wali mayna bogsan😢

  • @user-ok4mb6ch8o
    @user-ok4mb6ch8o 6 หลายเดือนก่อน +2

    Wuu ceejiyay xamse shacir cadimahan❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @lulahmedmoge8308
    @lulahmedmoge8308 6 หลายเดือนก่อน +1

    War gabadhi yar wu cejiyey marka dembe umul qeer bu cejii 😅😅😅

  • @abdikafihassan8722
    @abdikafihassan8722 6 หลายเดือนก่อน +1

    Xamse caadi maaha intuu ceejiyay ayuu leeyahay waala ciyaaraaye umul qeerna amuu udhameeyaa

  • @user-cc6im5dm3w
    @user-cc6im5dm3w 6 หลายเดือนก่อน +1

    Warheedhe xamse waajilaa laakiin riwaayadu waa qiyaano caadiya

  • @GARAADFARXAAN
    @GARAADFARXAAN 6 หลายเดือนก่อน +2

    Legend xamse wa jilaa wayn

  • @dugowabdullah2613
    @dugowabdullah2613 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wa dugow mohamud ojga mandera marka Hori wan idn salama war xamze Jawnka kada gabad yar

  • @user-kj9zw3yp9g
    @user-kj9zw3yp9g 6 หลายเดือนก่อน +1

    Xalqadi 20 gurikale lagudhigay sawmaaha 😂😂😂

  • @WaliFaarax-bp5bd
    @WaliFaarax-bp5bd 3 หลายเดือนก่อน

    Adeer kumay dhaline kacarar waa buti baxso😅😅😅

  • @user-uw6lg1gs7u
    @user-uw6lg1gs7u 6 หลายเดือนก่อน +2

    Weyna nagu gaabantahay reer qasaalow❤

  • @Milgo453
    @Milgo453 6 หลายเดือนก่อน

    Waa lagu digitaa haduu ruux kuu darnaan jiraye ,miskiin wuu dhibay miskiinta xamse

  • @GARAADFARXAAN
    @GARAADFARXAAN 6 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkk war xamsow gabadha sida udhan

  • @saynabcabdicali-mo9rg
    @saynabcabdicali-mo9rg หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 6 หลายเดือนก่อน +2

    umulkheyr digsigii labada dhinac kagubtey bay noqotey runtiii

  • @saafi0geesey632
    @saafi0geesey632 6 หลายเดือนก่อน +1

    From somalia waryaa tanookale arkay xamse dhibbadnaa meel walba joog miyaa saqiirti xitaa waadiligaray

  • @salmocali2168
    @salmocali2168 6 หลายเดือนก่อน +1

    Xamse waa jilaaa Wayne waa ku haysta ku soo kkkkkk

  • @ubaxmuuse2211
    @ubaxmuuse2211 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc asaxabta qasal waaaw. Xamze cadima aha kkkkkkkkkkkk❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NafisoIbrahim-hg1wd
    @NafisoIbrahim-hg1wd 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mumtaas,yaadhaley,horta,ani,waabyaabee

  • @AmranRaage-si9rc
    @AmranRaage-si9rc 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sacdiyo hooyadeed yariista maxaa hoyo noqo lo dhahay waxaan idinka so salmaayaa xamar❤

  • @user-eq1hy7sy2m
    @user-eq1hy7sy2m 5 หลายเดือนก่อน

    Gacqnta ya Ka jabshey xeynooah😂😂😂

  • @fantasticchannel2831
    @fantasticchannel2831 5 หลายเดือนก่อน

    Umaalkahyr allow ubad zii amiin waa inan qalbi wangsan ❤❤❤❤😢😢

  • @zainabyassin4993
    @zainabyassin4993 6 หลายเดือนก่อน

    Suxanallah Xamasow ka dhe famliy umuli khar dhawal u karan😢 ha oyin haoyinumuli khare

  • @user-fr1uo7eb6y
    @user-fr1uo7eb6y 6 หลายเดือนก่อน

    Xamse nooceetahay Horta midakale filinka cusbaa Utahan kkkkkkkk

  • @arwamohamed541
    @arwamohamed541 6 หลายเดือนก่อน

    Hamse shaacir big legend saqiiradii xitta waa dhaafi wayey 😂😂team qasaal hore u socda from hargeisa 🫡

  • @user-nt9lu5rd7q
    @user-nt9lu5rd7q 5 หลายเดือนก่อน

    Xamse shaacir umadena maaha walee😂😂

  • @user-kk4df9zr5g
    @user-kk4df9zr5g 6 หลายเดือนก่อน

    Umulkheer masha Allah ❤❤

  • @ubeydyarre757
    @ubeydyarre757 6 หลายเดือนก่อน

    gabadha filmka wada waa naag adag😂❤❤❤

    • @suldaanxasanwadani4672
      @suldaanxasanwadani4672 6 หลายเดือนก่อน

      Yes waan kugu raacsanahay pro umal kheyr inaba caadi ma aha m.a

  • @user-bv4gv6sv9r
    @user-bv4gv6sv9r 6 หลายเดือนก่อน +2

    asc ❤🎉waara flin qaliya wada

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 5 หลายเดือนก่อน

    Umulkhayr goor mey dhibta kabaxaysaa

  • @Abshirohassan872
    @Abshirohassan872 6 หลายเดือนก่อน

    Wan idin salamay magaceygu wa abshiro hassan wxn idinka dawanaya mogdisho aad ban tagera gulesta❤❤

  • @ahmedabdinasir7777
    @ahmedabdinasir7777 6 หลายเดือนก่อน

    Umalkheyr waaa xidigta film ka runtii waanba jeclaaday ❤❤❤😂😂

  • @Mohameddacwi
    @Mohameddacwi 6 หลายเดือนก่อน

    Waa anigoo maxamed ah idinkana Soo salaamaya Johannesburg south Africa 🇿🇦 see kuyeelay ayaa iigu daran xamze wan wataa 😊

  • @user-dq9el5jm6x
    @user-dq9el5jm6x 6 หลายเดือนก่อน

    ❤ruwaayadaan wan ka helay waad mahasantihiin inta jilaysa wan idin jeclahay noolaada oday xaynoosh si khaasa u salaamayaaa😂😂😂 😂❤

  • @CabdikariinAxmed-rj5zu
    @CabdikariinAxmed-rj5zu 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc zxb ano joga hargesa xamse laja soobadiya filinka

  • @mohamedosmanabdullahi9492
    @mohamedosmanabdullahi9492 6 หลายเดือนก่อน +1

    Guriga Hooyaad ka tahay anigana Aabe wax aad ceyrin kartid ma jirto Xaynoosh caadi maaha hh

  • @Asiahaji1
    @Asiahaji1 6 หลายเดือนก่อน

    Dhaman akhyaarta waan salaamayaa from Somalia bosaso

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 6 หลายเดือนก่อน

    Waa warey oo gabadha yar maa umul kheyr aya dhashay sir ba fakatay
    Team qasal waa idin salamay From djabuti

  • @user-zm9dk8km3t
    @user-zm9dk8km3t 6 หลายเดือนก่อน

    Qadro sidee garba saarka u xiratay aan ku qoslay wllhy 😂😂😂

  • @XamdiNuur-jx3ig
    @XamdiNuur-jx3ig 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc❤wcs

  • @user-fr2zd9un2q
    @user-fr2zd9un2q 6 หลายเดือนก่อน

    Waaaw waa filim wax badanka hadlaya

  • @rahmaalimohamed6052
    @rahmaalimohamed6052 6 หลายเดือนก่อน

    Aderka gabadha uu qani iyo xamse filimka ayakaa shida 😊

  • @sumayaahmed2868
    @sumayaahmed2868 6 หลายเดือนก่อน

    Asc wr wbr waxan kadawada ruwayada s/africa Capetown jilaa faadumo kahela qabkeda iyo umalkheyr

  • @nairazahir7425
    @nairazahir7425 6 หลายเดือนก่อน

    Muntaz qurux keep going habaryare Macan❤🎉

  • @Aybmhm
    @Aybmhm 5 หลายเดือนก่อน

    11:19
    "See kuyeelay" had killed me⚠️🛌🛌🛌

  • @ifrahsahane9299
    @ifrahsahane9299 6 หลายเดือนก่อน

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣waalihi waan qosalay kaliyo laab waa filim faniya gabadha yartaha su ugalay ❤ fra Norwayd

    • @hassanxikmaawi5965
      @hassanxikmaawi5965 6 หลายเดือนก่อน

      Kaalay aan ku yeelee😂 from Uk

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 6 หลายเดือนก่อน

      Du fra norge. Waa ilobey. Norsk. Wax yar ayaan

    • @hassanxikmaawi5965
      @hassanxikmaawi5965 6 หลายเดือนก่อน

      @@salmaahmed2263 kaadhaadhicinaa 🤣

  • @user-zh7zm3rv6b
    @user-zh7zm3rv6b 6 หลายเดือนก่อน +1

    hda sacdiyo malawaday😢😂😂

  • @rahmasamale8593
    @rahmasamale8593 6 หลายเดือนก่อน +1

    Xamse waan kusalaama ee xinka iskadaa i

  • @user-ff9dr8mi7m
    @user-ff9dr8mi7m 6 หลายเดือนก่อน +1

    Acuudubilaah arsed wax yeeshay

  • @mohamedosmanabdullahi9492
    @mohamedosmanabdullahi9492 6 หลายเดือนก่อน +1

    War UmalKheyr Caawa yaa usoo xiray Eyeglasska hh

  • @user-fr3wr3yv3d
    @user-fr3wr3yv3d 6 หลายเดือนก่อน +2

    𝖬𝖺𝗑𝖺 𝗄𝗁𝖺𝗅𝖺𝖽𝖺𝗇 𝖼𝖽.𝖽𝗁𝖺𝗇 𝗆𝖺𝗅𝖺𝗁𝖺𝖾

  • @zainabyassin4993
    @zainabyassin4993 6 หลายเดือนก่อน

    Umuley soo ohini kam dhato😢😢😢

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂xamse kada gabadha ha diline teamkaygii guulaysta weligiin

  • @bayloodduuliye3410
    @bayloodduuliye3410 6 หลายเดือนก่อน

    Horda dhamaan waa idin salaamay anika walikey filimkan filim kafican maanan arkin runti lkn cabdi shukri kusodaraa halmar lee arkay hamza umadeena ma ahan waxba uuqasaya wan wataa runti from somalia

  • @saynabjamaac
    @saynabjamaac 6 หลายเดือนก่อน

    sacdiyo ha la eryo rufyaanimo ayay bilawday odayga siday u tuugayso fiiri qiyaanoole qayr ma helo burco ayaan idinka fiirsadaa viva team qasaal

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 6 หลายเดือนก่อน

      Sacdiyo waa fariid ❤❤❤waaba naga qoslisiisa.

  • @samiirocabdi6877
    @samiirocabdi6877 6 หลายเดือนก่อน

    Sekuyelay ar xamsaa😅😅😅😅😅

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 6 หลายเดือนก่อน

    😂gabadha yar wixii dhalay haloo radiyo sheekada haday macan tahay I can't wait next 😂❤❤❤❤

  • @NafisoIbrahim-hg1wd
    @NafisoIbrahim-hg1wd 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waaw gabar,basdiyo

  • @user-oh4cn1fl8t
    @user-oh4cn1fl8t 6 หลายเดือนก่อน

    Waxan idinka soo salamayaa kismayo reer qasal TV keep going

  • @nabiihashucayb9527
    @nabiihashucayb9527 6 หลายเดือนก่อน

    Inanta.yar madax adagaa dadki i dhalay.i raadiya ayay taagantahy cajiip😂

  • @ayansacid9804
    @ayansacid9804 6 หลายเดือนก่อน

    reer qasaal waan itin salaamay hor usocot wanaagsan insha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 6 หลายเดือนก่อน

    Xamze balo ku degtey hhhhhhh waaa gabaygii hure walanwal bn filayaa

  • @user-naima725
    @user-naima725 6 หลายเดือนก่อน

    Riwaayaddan waxaan u daawada kaliya inaan hamse arko, hamse hallay doono haddii tol la yahay.❤😢

  • @AyanAli-gh2kp
    @AyanAli-gh2kp 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂hamze gabadha yar mxad u bakhtisay nio wan la ciyaraye kulaha intu madaxa u galiye juwan sidi nefki😂war horay usocda teamkeyga from nairobi❤🎉

  • @KayzaAhmed-yf1xs
    @KayzaAhmed-yf1xs 6 หลายเดือนก่อน +19

    xᴀᴍsᴇ sʜᴀᴀᴄɪR ᴡʟᴇᴇ ᴡᴀᴀ ᴊɪʟᴀᴀ ᴡᴀʏN😂 ᴀɴᴏᴏ ɪᴅɪɴᴋᴀ sᴏᴏ sᴀʟᴀᴍᴀʏᴀ ᴍᴀɢᴀʟᴋɪɪ ʟᴀsᴀᴄɴᴏT❤

  • @user-mh2tl7rk6z
    @user-mh2tl7rk6z 6 หลายเดือนก่อน

    Waa baashe burco jooga waa fani anigu islaanta reer miyiga ah baan ka helay

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 6 หลายเดือนก่อน

      Mama waa fariid. MashaAllah Tabaraka ❤❤❤

  • @user-mj7mo5zh8d
    @user-mj7mo5zh8d 6 หลายเดือนก่อน

    Cunugta yartaaa hodeed yawa talow❤❤

  • @DubaiSouq-ky2hu
    @DubaiSouq-ky2hu 2 หลายเดือนก่อน

    Abdiqaadir

  • @daarul-xigmachanel
    @daarul-xigmachanel 6 หลายเดือนก่อน

    Ninkan xamse waa abwaan jiitay oo gabay la soo jeed ah xaqiiqdii.

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 6 หลายเดือนก่อน

    Haye salaq wayraan baa tahaye
    Haye see ku yeelay 😉

  • @user-xq4ym3mz6g
    @user-xq4ym3mz6g 6 หลายเดือนก่อน

    Xabsa.shacir.wawarey

  • @MumtaasShucayb
    @MumtaasShucayb 6 หลายเดือนก่อน

    Xamse waa musibo reerka losodiray balo kudag tay gabadhiyarad buba cejiyay😂😂

  • @nawaalaragsan4701
    @nawaalaragsan4701 6 หลายเดือนก่อน

    Waaa wareeey mumtaas yaa dhaly tolow jawi cusub buu ula soo baxay filimkii

  • @user-ds6fx9gz4f
    @user-ds6fx9gz4f 6 หลายเดือนก่อน

    Ila malinki ila imika waan dawada MacMil wanagsan ban ahay from burco

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 6 หลายเดือนก่อน

    Ani waa naxay. Alx. Gabadha madhimanin. Waa qosley. Gabar ladilayo. Haddana lugu gabyaayo. 😂😂😂

  • @JuweyriyoJuujuu-hc3km
    @JuweyriyoJuujuu-hc3km 6 หลายเดือนก่อน

    team qasaal aad idin daawan jirey riwaayado badn channelka ka baxy keep going

  • @user-oe4nn8vd3v
    @user-oe4nn8vd3v 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂waan laciyaarahayay waa yuul kkkkkkkk

  • @intasarabdi2187
    @intasarabdi2187 6 หลายเดือนก่อน

    Xaynoosh rafaad iyo raxo ayaan kugu soxasuusta legend