Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 21

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 21

ความคิดเห็น • 260

  • @hamdaabdulkadir6598
    @hamdaabdulkadir6598 5 หลายเดือนก่อน +5

    Midwifery😂😂😂😂😂

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 6 หลายเดือนก่อน +7

    I love ❤️ ri waayadan qosol walaahi war somaliyey riwaayadan siiya riwaayada sanadka 2024❤❤ waxan joga London

  • @ubaxmuuse2211
    @ubaxmuuse2211 6 หลายเดือนก่อน +22

    Allaha u naxaristo walalken abwan geesi Amiin yaa rabi 🤲

  • @user-xc4lb2fc8u
    @user-xc4lb2fc8u 6 หลายเดือนก่อน +2

    Gabdha rermiga wa quruxley jilin fican mashalah best flim in the year.

  • @Nin.xaasle.wa.wllkey.
    @Nin.xaasle.wa.wllkey. 6 หลายเดือนก่อน +8

    War gabadha yare waxa dhashay miya gabar walshed xage urka ka kentay dhahi jirtay miya war ya ila fahamay reer commentis wan idiin salamay teamkeygi❤ iyo reer commentis ❤

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 6 หลายเดือนก่อน +1

      Sidaasan filayaa

  • @user-cg1iu2xy7q
    @user-cg1iu2xy7q 6 หลายเดือนก่อน +4

    Ha I fiirinine reer comment jinina maihi insi baan ahaye like isaara Yaaah 😂😂🎉

  • @naciimaaxmed-qb7pl
    @naciimaaxmed-qb7pl 6 หลายเดือนก่อน +1

    Xamse waa irsaqad ureysa ku laha😂😂😊😊

  • @abdirixmaanxaashi708
    @abdirixmaanxaashi708 6 หลายเดือนก่อน +3

    Waaa irsaaqad uraysa kulahaaa😂😂😂😂

  • @ubeydyarre757
    @ubeydyarre757 6 หลายเดือนก่อน +2

    film waa dhaafay kan😅😅😅waa Qiso aad u macaan😂❤❤❤

  • @marayamomar7481
    @marayamomar7481 6 หลายเดือนก่อน +2

    kkkkkkk😂😂😂😂 awwe gurigi gerash bu noqday xaynush aad ban oga helaa ❤❤❤❤❤❤from djabuti

  • @FaadomXirsi
    @FaadomXirsi 6 หลายเดือนก่อน +3

    Waad mahadsan tihiin umul kheyr❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 6 หลายเดือนก่อน +1

    Aduunyooy Alle Ku qabey xamsa shaacir ayaa naagaha dhaliya waxkle kaa sugayaa❤❤

  • @Fadumo271
    @Fadumo271 6 หลายเดือนก่อน +2

    WaleeSaan qoslayey ayaan xiiqay War ileyn nimanyoho ma hadad wax ku dhalay raadinaysaa dee belaayaa ku dhashay baan u malaynayaa oo hodon kuma dhalin miyaa oo awoowe xagee laydinka soo xaabiyey team qasaal ale haydin barakeeyo waan idin jecelahay from Addis Ababa

  • @NajmoIbraahim-wf1xb
    @NajmoIbraahim-wf1xb 6 หลายเดือนก่อน +9

    Gabadha yar waa jilaa maashaa allaah waan idin salaama tiim qasaal ❤❤❤❤

  • @khaliifabdikani1511
    @khaliifabdikani1511 6 หลายเดือนก่อน +1

    Gurigii geereshbuu isu badalay ar xaynoosh ahaa from addis Ababa

  • @barqatadan3515
    @barqatadan3515 6 หลายเดือนก่อน +17

    Mid wifery is a good course 😅

  • @KalBashir-y2k
    @KalBashir-y2k 6 หลายเดือนก่อน +1

    waa arsaqa uraysa bu dhahay walaahi waa qosolki aduunka waan jeclay musalsalkan ❤❤❤❤from uk

  • @FarxiyoCali-m3c
    @FarxiyoCali-m3c 6 หลายเดือนก่อน +2

    Guulystaa dhaamaante barnamujkaan sii wadaaa fro sool khaatumo 🎉

  • @AyanCali-v7f
    @AyanCali-v7f 5 หลายเดือนก่อน

    Alla manoooliyeeeeeyyyyy xaynoosh funny ahaaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂 saan kulaha ( naa balaayaa ku dhashey baan u maleeyaa😂😂 xaggee la idinka so xaabshey😂gurigiiba garaash buu noqdaye😂😂😂 ayeydaa iigu yeer tan buuran ee meesha fadhida😂😂iyada mey ku dhasho😂😂😂😂 ).
    Wlh wan fuuure

  • @user-uk7hg4fh3g
    @user-uk7hg4fh3g 6 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkk Sadex dameer kulaHaaa😂😂😂😂

  • @abdifatahbirik7263
    @abdifatahbirik7263 5 หลายเดือนก่อน

    Caynaasho really is acting excellently,
    Well done.

  • @IdirisibraahinCabdilaahi-vu6vt
    @IdirisibraahinCabdilaahi-vu6vt 6 หลายเดือนก่อน +1

    Tiim qasaali wan idin salaamay gabdhaha madameeraad kabixisaan

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 6 หลายเดือนก่อน +1

    Gabarta Way Xanaqday😂😂😂😂😂😂 Xamza Ma Ogo Miyaa In Umulkheyr Gabarta Yar Aysan Dhalin

  • @abdulhalimmohommed
    @abdulhalimmohommed 6 หลายเดือนก่อน

    Umulkheyr gabadha waa weyntahay ee mid yer nuune soqado korso wlhi qalbi jab markeysid

  • @Asiahaji1
    @Asiahaji1 6 หลายเดือนก่อน +2

    Hhhh odayga xaynoosh ah hadal kiisa waa ku qoslay
    Xagee laydinka soo aruurshay kulahaa from sheerbi

    • @ramlamohamed1620
      @ramlamohamed1620 6 หลายเดือนก่อน

      Sheerbi waa cidla hadeer kkkkk dagaal baaka jira kkkkk

    • @Asiahaji1
      @Asiahaji1 6 หลายเดือนก่อน

      @@ramlamohamed1620 waan ogahay illahay tollkay hakala qaboojiyo

  • @muhumedabdullahi1676
    @muhumedabdullahi1676 6 หลายเดือนก่อน +1

    Gaw xamza howshu sufican ayad uwada, mesha kawada
    From
    @ Nakuru

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah gabadha yarta ah talent bay ledahay team qasaal horumar wcn insha allah ❤

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 6 หลายเดือนก่อน

    Ader xaynoosh aad ayan uu jecelahay iyo teamka oo dhan dhaman waad kuu mahadsantihin riwayadaha quruxda badan ee noso gudbisan ❤From djabuti

  • @faraxawl3182
    @faraxawl3182 6 หลายเดือนก่อน +1

    War meesha c.shugri keena heedhe from buhoodle

  • @nawaalaragsan4701
    @nawaalaragsan4701 6 หลายเดือนก่อน +3

    Waa sidaan rabay hamze in la eryo weeye

  • @ayanahmed1138
    @ayanahmed1138 6 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂 alle haidin xifdiyo waa idin tageeraa anigo idin kala qaadyn Guuleeysta Qasaal TV guul wcn ❤❤❤❤❤

  • @AyanCali-v7f
    @AyanCali-v7f 5 หลายเดือนก่อน

    Dadkoo dhan waa mid dhalma doon ah iyo mid la dhalay oo luntey😂😂war dhinac isugu beydha😂😂😂😂ani maanta manooooli😂😂😂😂

  • @hodanboqor8194
    @hodanboqor8194 6 หลายเดือนก่อน +2

    Umu khayr hooyded esti ayey u egtahy 😂😂

    • @GARAADFARXAAN
      @GARAADFARXAAN 6 หลายเดือนก่อน

      Kkkk Alla maila aragtay ina adeery waa esti o naga kkk

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 6 หลายเดือนก่อน

    Xaynooshow gabdhan umul qeyr waa Gabar aad U wanaagsn wanaagana jecel wiilkan ka celi❤❤❤

  • @user-mw1lw9pv8r
    @user-mw1lw9pv8r 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤noowada riwaayata wankahelan iibaxamse wan jec laaday xamse eylov yuu ❤❤❤❤❤

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 6 หลายเดือนก่อน +5

    Xaafadiba garaash bay dhoqotay kulah. Orfane dhoqdeen😂😂😂😂😂

    • @Aybmhm
      @Aybmhm 5 หลายเดือนก่อน

      Hhhh
      🚚🛳 waxaa ka dhiman in maraakiib iyo gawaari lasoo galiyo😂

  • @user-eb7ru6si2k
    @user-eb7ru6si2k 5 หลายเดือนก่อน

    Irsaaqad urasa kulahaa😂😂

  • @husseinsharifabdullahi3239
    @husseinsharifabdullahi3239 6 หลายเดือนก่อน

    Viva caynashey,can I call cadeer caynashey,he is very funny man

  • @GARAADFARXAAN
    @GARAADFARXAAN 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay amar kis Riwayadan xamse io sacdiyo ban kudawada io habr tii esta ueg

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 6 หลายเดือนก่อน +3

    Hohob kulah kkkkkkkkkkkk
    Sacadiya waanka hela Masha allah ❤❤❤

  • @user-lj6ib7ic7d
    @user-lj6ib7ic7d 6 หลายเดือนก่อน

    Umal kharay Wllhi dartaa ayaan u dawanaya Adiga Mesha QURXIYAY wllhi ❤❤❤

  • @suldaanxasanwadani4672
    @suldaanxasanwadani4672 6 หลายเดือนก่อน

    Alaa ruwaayada caawa waxba lagama qaban karo wlhi maskiintii umalkheyr aheydna daacadnimadedii & samirkii aay ku adkeysaneysay baa hal mar qac & sacdiyoy ma is badashay sow ma aheen adigii sunta u qasay umalkheyr wali mudnaanta 1aad & 2aadba waxaan u haayaa umalkheyr jilitaanka waxaa u dheer umalkheyr daganaan & samir fara badan oo walibo qiiro leh lagana dareemo wajigeeda m.a umalkheyr caawa xamze tag dheh lkn xamza la aantiisa ruwayada socod maleh lkn abwaanka ruwayada wato filimka ma ahan howl ino taalo waxaan sugnaa sacdiyo so noqotay raali galin bixisay mutaaz yariisey alla beerka yaa kuu dhiibay qeeebtaan indho adeega badan ilaahey malaha cabdi shukri 😂🙏 keep going dhamaan team qasaal❤❤

  • @shahidoabdulkadirhashim2609
    @shahidoabdulkadirhashim2609 6 หลายเดือนก่อน

    Asc dhamaan tiim qasaal xamse Shacir wallow waa qofka kaliya ee filmka ugu dhibkabadn❤❤❤❤❤❤

  • @xassankorane-cp4pm
    @xassankorane-cp4pm 6 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhhh😂😂 Sirdonoow Xalqaado hada waa “Muweefrey.”

    • @Aybmhm
      @Aybmhm 5 หลายเดือนก่อน

      Next month waa dantiste😂
      Waxaa sugnaaba asagoo dandiste ah inuuu qabto hawshiii aclogogist

  • @user-xq4ym3mz6g
    @user-xq4ym3mz6g 6 หลายเดือนก่อน +1

    Alle.haunaxariisto.abwan.geese

  • @KhadiijaHusein-r5b
    @KhadiijaHusein-r5b 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂 xagee leydinka soo xaabshey kuyeh

  • @XafsoCllrisaq
    @XafsoCllrisaq 3 หลายเดือนก่อน

    Xamse beenlow😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdulgaadirahmed9219
    @abdulgaadirahmed9219 6 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadha reer badiyaha ku jileyso filmka aad baan ugu helay sida ey u jileyso filmka iyo qaabka ey akshinka u bixineyso xaqiiqdii gabadhaan keedka qaranka soomaliyeed ayeey ku haboontahay ,,, waxaa layaab leh sida hadalka u sheegeyso xaqiiqdii aniga waxaan kahelay gabadhaas iyo qeebta 10 naad ee filmka gabadha reer badiyaha guriga ha joogto plz plz guri ayeey ku qorxoontahay shekydhaanta yar kkkkkk

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 6 หลายเดือนก่อน

    Kkk naa balaayaa ku dhashaan u maleynaayaa xaynoosh waa iga qosliyey waxaan ka daawanaayaa London.

  • @exmareexaan6662
    @exmareexaan6662 6 หลายเดือนก่อน

    😢 balaaya kudhashay umalaynayaa kulahaa😂😂😂

  • @fadumosiciid3605
    @fadumosiciid3605 6 หลายเดือนก่อน

    Awooowe xage layna kaso xabshy😂😂😂😂

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 6 หลายเดือนก่อน

    Waa arzaaqad uraysa kulaha 😂😂😂

  • @leylaabdi1680
    @leylaabdi1680 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂reer magaalka shaqo xumaa kulahaaa😂😂

  • @abdinaasirfarhaan468
    @abdinaasirfarhaan468 6 หลายเดือนก่อน

    Umul khayr Cajiipaa TaHaY from burcO ❤

  • @GARAADFARXAAN
    @GARAADFARXAAN 6 หลายเดือนก่อน +1

    War wan idin salaamay saxibayal

  • @BishaaroYuusuf-md1xy
    @BishaaroYuusuf-md1xy 6 หลายเดือนก่อน

    Zacdiyo iyo xamze waa qozal kulahaa shaqadu meel xun bay kaagashay xamze kulahaa waa irzaaqad urayza😅😅😅😅

  • @user-cg1iu2xy7q
    @user-cg1iu2xy7q 6 หลายเดือนก่อน +1

    O awowe xagee laidinka soo xaabshay kkkkkk 😂😂

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 6 หลายเดือนก่อน +1

    Xamso ka xaxabi waxi aad isku qastey sidasa kuu dambeysay 😂😂

  • @somaligroupgemeston8933
    @somaligroupgemeston8933 6 หลายเดือนก่อน +1

    Hadu xaqi dilaacay labadi baadil ku heshiiyay xaqay ku kala tagaan from India

  • @ummaasia1343
    @ummaasia1343 6 หลายเดือนก่อน

    Riwayadu way igu zocotaa Sacdiyo fariid weeye ❤❤😂😂

  • @sahroabdullahi2401
    @sahroabdullahi2401 6 หลายเดือนก่อน

    This is basic education and how qoyska isku jewel yihiin hadana waxa kala geeyo extended family iyo dadkale❤

  • @Alinurm6
    @Alinurm6 6 หลายเดือนก่อน

    Hhhh war balaayaa idin dhashee nadaaya. 😂 keep going guys from Canada 🇨🇦

  • @AliZaki-k3l
    @AliZaki-k3l 25 วันที่ผ่านมา

    Team umulkhayr❤❤

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 6 หลายเดือนก่อน

    daacadsanaaa gacanta see kuu noqotey bay tiri iyo shaaah❤

  • @bruh-ux2xg
    @bruh-ux2xg 6 หลายเดือนก่อน

    Gabadha yaa waa jilaa maslllaaah waan idin salaama tiim qasaal ❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 6 หลายเดือนก่อน

    Oday xaynoosh dhibaa haysta awoow xagee laydinkasoo xaaqay 😂😂😂😂😂😂😂😂 isagoo tiihore layaaban ayaa ladhahay yaa idhalay 😂😂😂

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 6 หลายเดือนก่อน

    Dhaforeer dheh kulah kkkkkkkkkkkk

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 6 หลายเดือนก่อน

    Odaygii xaynoosh ahaa Waa laga yaabsaday aboowe cidii I dhashay ii sheeg kulahaa 😂😂😂😂😂😂😂

  • @khaalidcabdiraxmaan4972
    @khaalidcabdiraxmaan4972 6 หลายเดือนก่อน +2

    Waxani bartaye side domarka Lagu Dhaliyo kkkk 😂😂😂

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 6 หลายเดือนก่อน

    Gabadha reer badiyaaha jiliso waxa u fiican inaye umal kheeyer ina la safto baye ruwaayda ku qurxoona taheya

  • @Mataanosmanomar123
    @Mataanosmanomar123 6 หลายเดือนก่อน

    Mnshallaha.shaactir si wansan ayaaa u jilataah

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 6 หลายเดือนก่อน

    Halkee laydinka soo xaabshay kulahaa kkkkkkkkkkk

  • @abdikadirabdi6686
    @abdikadirabdi6686 6 หลายเดือนก่อน

    Wllhi waa mcn filimka masha Allah ❤❤❤

  • @xalwocabdirixman7198
    @xalwocabdirixman7198 6 หลายเดือนก่อน

    Sacdiyo iyo xamde shacir inta wadata😂😂😂😂😂😂😂

  • @SamiaAhmed-e2v
    @SamiaAhmed-e2v 6 หลายเดือนก่อน

    Sadex saamoodle wax layi dhaahdo oo 39 weer iyo 2 dawaco ay ku dishy ayay kuu dhigty 😂😂😂 Xamse legend weeye , Team Qasaal. Mid kasta talent giisa ayaan ku wataa. Noolaada oo nabad ku jooga

  • @AaminoXaashi-y6t
    @AaminoXaashi-y6t 6 หลายเดือนก่อน

    Sacdiyo iyo xamse isn't easy wllhi waa wataaa deedkle kulhaaa gurigiin ba hoyaa igusoodhcdey 😂wllhi waa inla socdaaa from galamudug❤❤temkeyga

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 6 หลายเดือนก่อน

    Anigu gabadha reerbadiyaa ayaan wataa sigaara waayo marka bari la'aado iyada galbeed auayba kaxidhanaysaa😂😂😂😂 Allah nadilayee nin umuliso ah waxlarko maaha

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 6 หลายเดือนก่อน

    Canaashe ma dhaba ayuu u jabay gacanta odayga waa dhibanyahay 😂

  • @faadumohaashi9427
    @faadumohaashi9427 6 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkk yaaadhly

  • @zaynababdule
    @zaynababdule 6 หลายเดือนก่อน

    Asc asaxabta dhaman team an jacelahay qasaal ❤❤ macalin cabdishukri waxan kacudsanaya in aa da iskul kafurti bangani

  • @FaisaDhahir
    @FaisaDhahir 3 หลายเดือนก่อน

    7:51 😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-ct9bb7mz1g
    @user-ct9bb7mz1g 6 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk inanta iyo duqa waa wada fani ❤❤kuriga ma garashaa

  • @ahmedshanta2962
    @ahmedshanta2962 6 หลายเดือนก่อน

    Aad ayaan u faraxsanahay waayo xamze shaacir ayaa guriga laga saaray Hada ayaan riwaayada daawan karaa Ahmed shanta From USA 🇺🇸

  • @salahyare3384
    @salahyare3384 6 หลายเดือนก่อน

    Habarta buuran kulaxa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅

  • @daarul-xigmachanel
    @daarul-xigmachanel 6 หลายเดือนก่อน +1

    Dhaqanka soomaalidu riwaayadda haka muuqdo waayo odoy Xaynoosh sodohdii naayaa ayuu ku leeyahay islaantuna odayga waaryaa ayey ku leedahay dhaqankeena kuma jirto arintaasi

  • @cayuuniqurux2521
    @cayuuniqurux2521 6 หลายเดือนก่อน

    Riwayadu way igu socotaa waa idin salaamay team qasaal ❤

  • @FardawsoCabdulahi-co5ww
    @FardawsoCabdulahi-co5ww 5 หลายเดือนก่อน

    Gurigiiba garaashbuu noqdaa umalaynayaa

  • @ahmedmursal5439
    @ahmedmursal5439 5 หลายเดือนก่อน

    Gurigiiba karaash buu noqdey kulahaa😅

  • @WaliFaarax-bp5bd
    @WaliFaarax-bp5bd 4 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkk dadkani xagay kayimaadeen adeero xaynoshoow

  • @fowsiyodaahir4819
    @fowsiyodaahir4819 6 หลายเดือนก่อน

    Gabadha yar waxa dhasha filayaa gabadhii odeyg xooshi arkayay oo uurka qodba sirada lugu yeelay

  • @GudoonIsmaciil-w1q
    @GudoonIsmaciil-w1q 6 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhhh kulahaa waa arsaaqad uraysa

  • @NimcoXassan-te8dt
    @NimcoXassan-te8dt 6 หลายเดือนก่อน

    Ala xaayanoosh😂😂😂😂

  • @umuzamhaat3351
    @umuzamhaat3351 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂xamze wax baahelay walee

  • @salatdakane535
    @salatdakane535 6 หลายเดือนก่อน

    Guriga garash ayu iskubadali 😂😂

  • @naimasamatar6457
    @naimasamatar6457 6 หลายเดือนก่อน

    Ar xeynoshaa waa runteed war xamzoow cida ka dhaxbax 😂😂

  • @user-ct9bb7mz1g
    @user-ct9bb7mz1g 6 หลายเดือนก่อน

    Tiim qasal waa idin wataa😂😂😂😂😂😂

  • @Abdifatah18324
    @Abdifatah18324 6 หลายเดือนก่อน

    War ileen nimanyahow oo ma hadaad raadinaysaa hooyo iyo aabo
    Caynoosh legend

  • @abshirohussein8406
    @abshirohussein8406 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ma nin naagaha dhaliyaan lafadhiyaa

  • @Salma-cg9mc
    @Salma-cg9mc 6 หลายเดือนก่อน

    Xoolo sedax dameer ka laheed
    Kkkkkkkkkkkkkk

  • @user-pr3ck7lg9k
    @user-pr3ck7lg9k 6 หลายเดือนก่อน

    anigoo tiktok wareegayba arkay part 18 qeyb kamida
    1 ayaan kasoo bilaabay caawana 21 ayaan dawaday alx
    dhamantiinba riwaayadda mesheeda ayaa dhigteen m a🎉