Asc, idil Allah ya cizak Raali ahaanshaha Allah waa waxa keli ah ee aan u baahanahay, kabax walaal Fanaanimo micno ma leh, cod kaaga Quraanka ku Akhri !!!
Idil salaan sare walashey waxan marinayaa iyadoo aad u yar madresada quraanka ee Oslo with her sister's Samiya Deeqa I remember ayadoo 13 jir ah hay from London
Fahiimaay sxb, reer Borama iyo reer Burco labaduba way ka cadhoodeen sida aad Idil suaalaha aan loo baahnayn ugu dhibtay. Marti sharafeed ayay kuu ahayd , laakin, ixtiraam maad muujin haba yaraatee.
Wareysi ma taqaanide qof haddi uu suaasha raali ka aheyn ama u dhibsanayo uu ku meermeero wa laga wareejiya suaalo kle aya laweydiyaa sidan wax kabadal fanaanadana ixtiraam
War nagtan fahema meel loo ga baxsanayo ma jirto su'aa laheedu meel ba ma jirtaan mashallah xasuustedu waa high wow sualo aqli gala ayay waydinaysa dadka
Wllo fahiimay gabadha miyad la doodaysay mise waad waraysanaysay yaab waxan filaya in aad jaanis Ku gadaysay idil barkhad tan way kugu dhacday kkkkkkkk
Tani wariye maha walhi mida kale qofk markaad aragto su aasha inuu dhibsanaya horaa loga socda maanto dhan waxay ku cel celinaysa jacaylka maxad ka aaminsantahy yaahuuu
Waar waxan doqon ta ah yaa geeya tababar ma haysto wariye nima ee bal waxay waydiinayso ma hooyadeed baa dhashay isasooo hagaaji yaray doqonnimo ku haysee
Huuno Fihimay sida dadka looma weydiiyo: dadaadu wa imissa? Si yaabo kale ayaa loo weydiiya qofka, wa in aad so baraata siyaabaha dadka loo wareysto. Horta miyaan meel dadka lagu baro waxyaabaha la weydiin karo iyo journalism ka jirin Somaliland?
MAYSHAY KU DHALATAY MAYSHEEGIN WAY KA DHACDAY SABAB? SOMALIDA BEEN AYAY KU WADA JOOGAN QURBAHA HADAY DA,AAD IYO DEEGANKA NOQOTABA. WAN KU DAREEMAYNA HUUNO
Zxip waa dumar da deeda lama weydiyo wet so kobtey Wana ceeb atarishoyinka calamka xata ayago da doodu Google ha kudaabacanthy ayay is yareyan saa waa idil oo hadi laqiyaso 36 ama 37 jirta jirta oo tiri adigu 30 wan kaweynahay ismayyareyn saa yurub geenyo hadi lafiriyo 2014 20 dhowrsanay jirtey hadan a 50 jir aad moda zxip tarikhda qofka ladaba galaa waliga
Taa yare ee fahima way ku qaldantahay su’aalaha aan loo meel dayin ay wadiinayso fanaanad qaran idil barkhad ka raali ahow sister🙏❤️
i Like als song for you very nice IDiL barkhad from Eritrea🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Idiil barkhad wlhi bilahi talahi waa jeclahy Allah haino xifdho inshallah
Idil barkhad fanaanad aan jeclahay arageega oo qudha ayaa ii ah sharaf
Waxaan ugu jeclahay heesti 2022 ee
Ah noloshu waa wada qiso🧡🧡🧡
Asc, idil Allah ya cizak Raali ahaanshaha Allah waa waxa keli ah ee aan u baahanahay, kabax walaal Fanaanimo micno ma leh, cod kaaga Quraanka ku Akhri !!!
Idil barkhad aad Bay uga xanaaqday suaalaha qaar kood laakin qosol iyo dhoola caday ayay Tustay hadana, waxaan kula talinlahaa fahiima, inay sualaha qaar kood joojiso,
Idil salaan sare walashey waxan marinayaa iyadoo aad u yar madresada quraanka ee Oslo with her sister's Samiya Deeqa I remember ayadoo 13 jir ah hay from London
Idil barkhad baari weeye
Boqoradii dumarka weeyan
Sharaf buuxda weeyan
Waa baari dumar
Boqoldhaan weeyan
Lowada vogay weeyan my sis fihiima nuura waan idinsalaamay dhamaantiin
Fahiimaay sxb, reer Borama iyo reer Burco labaduba way ka cadhoodeen sida aad Idil suaalaha aan loo baahnayn ugu dhibtay. Marti sharafeed ayay kuu ahayd , laakin, ixtiraam maad muujin haba yaraatee.
Aar ma aragtay wariye nimada waa la bartaa
Suaal xumaa qofkan fhima lgu hyo
Fahiimadu tababar weyn bey u baahan tahay
MashA allllah idil cod maaacan nolow❤
Si bey Idil barqad ugu cod egtahay Hodan Abdirahmaan Dheere fanaaniintan aan jeclhy bey ku jirtaa runtii 🙏❤
wow idil barkhad fanaanad qali ah waan ku waynay meel aad jaan iyo cidhib dhigtay masoo labaty
Idil barkhad ilaahayow cod kubarakee
Didil barkhaD wa gesiYaD haybad leh❤😭⚘
Idil barkhad wan tageera nin sxbkay ah abwan ah ayaa la jeclaaday erayo u curiyey Abdishakuur daauus
Fihiimay su'aalo xumidaa mise Idil baad ku yara eryeysaa waligeedba naaguhu ta ka qurxoon hoostey ka neceb yihiine.
Mash alh idil barkhad Sharafbaad leedahay wllsheey
Masha allllah idil barkhad nolow❤
Fihima yasiney suasha wad ku qaltantay
Imisa jirbathy wa mxay ma sualba
Ma ila aragtay walaal su'aalaha qaarkood habka ay u waydiinayso ayaa qaldan
haa waxa maxaa ka qaldan bisinka
Aad io ad bay ugu qaldanthy iyada iska rapty inay ogato da'deda🤣🤣lkn si maskaxysn bay uga jawbty
Gabadhina wariyaha ah waxa ka dhimana qaabkii waraysiga anaana ogna ma galina xarun saxaafada lagu bartana waxana lagu xusheyna quruxdeeda iyo inay booskan horn cable ugarteena .tababar kor loogu qaadayo xirfadeeda haloo sameeyo .
Aar ma aragtay laxawlaa
Wale idiley waxaadthy gabar qaali ah : aduuka maxaad ugu jaceshahy bey kutiri waxay ugujawaabtay raali ahaanshaha allah : hadaladeeda oodhan hadu allah idmo lagama waayo : allah subxaana watacaala haina asturo idil allah hakusharfo
Mahadcelintii Alleh ayay ilowday intay bila Adam u mahadcelinayso
ونعم بالله ..اللهم لك الحمد والشكر كما ينبغي لجلال وجهك وعظيم سلطانك 🍃🌺
Habeen wannagsan..
Wareysi ma taqaanide qof haddi uu suaasha raali ka aheyn ama u dhibsanayo uu ku meermeero wa laga wareejiya suaalo kle aya laweydiyaa sidan wax kabadal fanaanadana ixtiraam
Naagtan wariyaha ah waa doqon walahi
idil barkhad omar gesiyad waxan ka jeclahay hesaheda
ma ku diray jacayil wali
ma ku yidhi qof daba soco.... hes qaliya
Hees hadan dhagaysto İdil baan dhagaystaa wlhy isku hope baanahay aniyo İdil 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Idiley wlshey qaali dar allah ayaan kuujeclhy waxaadthy gabar qaali ah : laakiin is astur allah haku asture heesaha wax wanaagsan maaha iska jooji
Idil barkhad.keep going
Idil barkhad maxaddii waan salamaya
Meshad joogtan wa buuq walal waxa fiican markad wax dubeyso meel bila sixmd ah
Idil barkhad waa fanand aad u cod mcn lkn tani waraysi mataqan wah
Walahi wanjeclhy IDIIL BARQAAD. WLH WAA DAAAR PLZZZ IGAAA GARSIYAA PLZZZZZZ👏👏👏👏Waa coodsi
Walal waa kaa garsinyaa waa walasheyee
Idil barkhad legel
Fahiima manaxdo imisa jirbaa thy alla laydh weynaa
lkn way ka biyaysay marba hdy is dhfisy suasha qaldan
Su,aalo pravid ah waala fiicanyhy, dadka goormeey ilbax noqonayaan
War nagtan fahema meel loo ga baxsanayo ma jirto su'aa laheedu meel ba ma jirtaan mashallah xasuustedu waa high wow sualo aqli gala ayay waydinaysa dadka
Alla naagta weriyaa ahi madhaxsanaa
Wllo fahiimay gabadha miyad la doodaysay mise waad waraysanaysay yaab waxan filaya in aad jaanis Ku gadaysay idil barkhad tan way kugu dhacday kkkkkkkk
2 minid markan marayay ayanba sua'leheda dhadhankoda kayabay sad 😪
Waxan coonta ah
Idil waaan saalmay qof sharaf leh
Tani wariye maha walhi mida kale qofk markaad aragto su aasha inuu dhibsanaya horaa loga socda maanto dhan waxay ku cel celinaysa jacaylka maxad ka aaminsantahy yaahuuu
Naagta wariyaha eh si aan aqlaaq lehen bey suaasha u waydiineese acuudu bilaah qofka lama qasbo
Notoow inantaaa id aad iigusalaama waan jecelhay wlaashay 👍🌹
Su aal xumadii oo qof ah 😅
tan uma qalanta weriye waa geeley
Mxay hareeraha ka eeg eegaysaa
İmisa jirbaa tahay suaasha waanwada dhibsanaaa ,😭😭maxay uwaydinaysaa May iyadu iswaydiso
Waxagu waa qasab wll jacayl maba aminsani bay tidhi ma qasaba
Naguhuba sidooda abaal isuma galaan dareenbal adba siday u fadhayso bal eeg oo u dhago furo
Qofta wariyaha maxaa kakhaldan sidi qof lasiman ayay uladhaqmaysa
Fahimada dhimatey ma gabadhan ba mise
Inanta may waraysanaysaa misa waad ladoodaysaa
Show gbdhan wa dhagax hhhhhhhhh idil rali ahow
Jaceylki way inkirtay 😳😳😂😂😂 away jacelki caruurtada abahod iyo ki Facebook Zakariya kobciye ku arkayne
Jawaab iga qoslisay
Halkaan joogo meel aan ugu socdo majirto idil waa yaabtay walle🤣🤣
Waar waxan doqon ta ah yaa geeya tababar ma haysto wariye nima ee bal waxay waydiinayso ma hooyadeed baa dhashay isasooo hagaaji yaray doqonnimo ku haysee
Imisa jir tad tahy waxy shidh
Wllo
Fihimy wd khldn thy wlhi af dhird mxd dd kwydin wydi Lkn wy ka didy mxd oku adegyn🤔🤔
NAGTAN WA WAQTI LUMIS HAL SU,AAL KAMAY JAWAABIN!
MAXAY MEESHA U TIIMIHADAYNA SU,AALO KA JAWABAYN?
Tan du'aalaha weydiineys ayaan u tabo barneyn su'aalaha oo weydiineysa su'aalo police iyo wax aan dadka la weydiin iney la dagaalameysaad moodaa.
Idil mxy isla adkaynaysaa caruurta msbilaa jcylbay kudhashay yaab jcylka xumeeyey ban filayaa
Gabadha jclhy wala nacasiiyeya
Jacylka way dayfartay dadana way isdhaafisay hhhhh
Fahimo codkiina waa diciif si fiican laydiima maqlo
Waaa lamaqla
Muranbadana nagtan wax warysanysaa horta
Codwaynaa idil barkhad🙄
Himilo miyaanad jeclaan marka ilayn wata caruur wada dhasheene?
Oo ma himila qabi jirey walaalo?
@@faizam523 ha wa caruurteeda abahood
@@Degaliah Thanks!
Naa maxaa kaa qaldan uf walahi anshax wariyimada ayaa kaa maqan 🙄🙄🙄🙄🙄
Huuno Fihimay sida dadka looma weydiiyo: dadaadu wa imissa? Si yaabo kale ayaa loo weydiiya qofka, wa in aad so baraata siyaabaha dadka loo wareysto. Horta miyaan meel dadka lagu baro waxyaabaha la weydiin karo iyo journalism ka jirin Somaliland?
Haa waa badaw show maxaa ka qaldan waxasi ma su aal baa
Naagta wariyaha ah personal things ayay waydiinaysaa waa maxay imisa jir baa tahay
Waadoqon
Fihiima waraysigan Ma Haboona Wlsheey waa maxay wariye rugcadaaya ayaad ahayde
Maba garaanayso wariye nimada
Naa maxaa kaa khaldan
Martida ixtiraam dhaadhanyay
Ala yurub geenyo soqabo
MAYSHAY KU DHALATAY MAYSHEEGIN WAY KA DHACDAY SABAB?
SOMALIDA BEEN AYAY KU WADA JOOGAN QURBAHA HADAY DA,AAD IYO DEEGANKA NOQOTABA.
WAN KU DAREEMAYNA HUUNO
War aad bey u yartahay she is 33yrs
idil barkhad waa qoftii sakariye kobciye
aan ku bartay markay is qabeen
lkn suaalaha dadka laguma celceliyo fihimay
Difaac adag bay ku jirtaa fariid tani miyayna ahayn tii safiya karkarka waydarisay🤣🤣🤣
Waa lafteedii waa coon asala.
Idil hadal maba taqaane maxa ka qaldan ma waxba udhiman xaga maskaxda 😂
Dood adag🤣🤣🤣
😂😂
Fahiima waxaagu suaalo maaha waxay imisa jir baad thy takale qofku kelmad marku kaga jawaabo hasii daba gelin haduu kadhaco suaashadana hasii qodin si reer magaal nimo iyo xadaaradaysan uwarayso qofka waxaad mooda inaad la dagaala mayso
Wn isdhahy aniguba meel klay kga shidaysa naagtani
@@nazziyabestie5235 mayla aragtay aad bay u suaalo xuntahay
Fihima dadka qurbaha lama waydiyo daada waayo waxay a yay sheegtay
Idiil waa ka shikiyay mawariyahaa ayaaa meshisiii dhafay mise idiil
Ayaa walatay mabaa laysfahmayo Mida kaleh idil marka wax lawaydiyo wax kaleh shegaysa waa yabay wlhi lkn hal wax ayan ka bartay idin Inaan jecel dhanbaa inkiro hhhhhh
Maskaxdeedaa maqan waayo kolba hareeraha ayeey eegaysaa
Naagtan waalan wariye maba aha
QOFKANO KALE BULSHADA WAQTI HAKAGA LUMIN DIFAC AYAY KU JIRTA!
Himilo mayna jacayl kuguur san hada waa aroosad een way khabaynaysaa
Wll ya aroosay
@@ayaanhussein3753 kamiisiga tuma ay fihima waraysanayso
@@kherdoncabdi2288 wll wa ke de caadi Uma garanayo kaase
Dumarku maxay isyareyaan hhhh hadan sodan ka waynahay kulahaa Xanaano mrkaan qadayna ciyaal ban xigay xanano 9 sano ka hor baad qaday Markaasna 30 waadka waynayd hhhhhh
Zxip waa dumar da deeda lama weydiyo wet so kobtey Wana ceeb atarishoyinka calamka xata ayago da doodu Google ha kudaabacanthy ayay is yareyan saa waa idil oo hadi laqiyaso 36 ama 37 jirta jirta oo tiri adigu 30 wan kaweynahay ismayyareyn saa yurub geenyo hadi lafiriyo 2014 20 dhowrsanay jirtey hadan a 50 jir aad moda zxip tarikhda qofka ladaba galaa waliga
Maxay waydinaysa dadida bit rude age is personal
😂😂😂😂😂nolosha waxba iima qorshaysna kute 😂😂
This women is rude