IDIL BARKHAD OMAR - Heestii " BEERDUMAR "

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 78

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 4 หลายเดือนก่อน +2

    Mashalllah waaaw hees macaaan idil barkhad nolow❤

  • @zainababukar2808
    @zainababukar2808 4 ปีที่แล้ว +4

    Xusuus wlh kama daalo dhageesigeda heestan ilaa 2012ki aniga ah dhibane cashaq ilaa cawo ah 2020wana dhagesan dona ila inte jirto

    • @Maxamed-cabdirisaaq
      @Maxamed-cabdirisaaq 4 ปีที่แล้ว

      Isku mid💖

    • @naimamohamed644
      @naimamohamed644 ปีที่แล้ว +1

      abaayo quraanka dhageeyso xasuustaas ban wey ka yareen lkn hadad heestan dhageysato boogtadi bey damqine io inaad qofkaas isku xirto wan rajeyna inaad caafimaad qabto wllshey🥰❤

  • @MiimariMiimari-kj2np
    @MiimariMiimari-kj2np 5 หลายเดือนก่อน +1

    Heestii aes intey nooshahay ma❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Thai Wikipedia or Thai

  • @nasunoah8954
    @nasunoah8954 11 ปีที่แล้ว +4

    Erayo iyo laxan lagu faro-yarestay Oo helay cod-dabiici ah
    You got unique vioce welldone Idil ,,,,,Sawt iyo suuroba qof isku daray fanka adigan ku hayaaa

  • @TheLajecel
    @TheLajecel 12 ปีที่แล้ว +3

    Idil walaal aad ayaad u cod macaan tahay, cod qaas ah ayaad leedahay oo xabeeb ku jjirto, aniga ahaan aad ayaan uga helay fankaaga. qaas ahaan heestan Beerdumar

  • @shamsashacni3568
    @shamsashacni3568 2 ปีที่แล้ว +1

    Ileenku beerku marbuuka ilbixin ragbaranee heees igadhe gadan ani☺☺

  • @Iskufilan93
    @Iskufilan93 12 ปีที่แล้ว +4

    maasha allaah sawt iyo suuradba welcome sis fankeena soomaliyed aan laga dhergayn

  • @salmaanjr1005
    @salmaanjr1005 ปีที่แล้ว

    2012 ilaa hadoo ay tahay 23/5/2023 wan dhagaystaa heestan xasuus weyn

  • @baxsaniitabaxsanta5796
    @baxsaniitabaxsanta5796 9 ปีที่แล้ว

    caadi maahan heestaan Aday baday balan aaanan dhamin Ileen beer dumar baanka ilbixin rag oonan baraneeyn, miraha laxanka samatar waaa nin culus dubistaaa kuusii dheer waa Haaataf xayi codka dagan Idileeey noolaaada

  • @leyladaahirleyladaahir8348
    @leyladaahirleyladaahir8348 ปีที่แล้ว

    👑hees fadhida igadheh caadi mahaa idil barkhad🌹🌹🌹🥀🥀

  • @nasrifahmi4572
    @nasrifahmi4572 9 ปีที่แล้ว

    heeestan markan dawado muxubo ayaba isiiqaaaaadaaaa idil barkhad hajogto

  • @yaqshiidgirl7295
    @yaqshiidgirl7295 8 ปีที่แล้ว +3

    idil turuko waka wadata yaqey meshas kasi jitan waligaa😚🤗👌👌👏👏

  • @munaismacilaxmed1604
    @munaismacilaxmed1604 6 หลายเดือนก่อน

    Cajiib hestan 13 may 2024 ban dhegaysanayaa 😢

  • @maahiryare5213
    @maahiryare5213 9 ปีที่แล้ว +4

    waaw qurux way ku dhamatey gabadhan mansha allah

  • @duceysanemohamed7559
    @duceysanemohamed7559 10 ปีที่แล้ว +2

    waaaaaw haataf studio caadi ma ahan duubistiisa ayaan ka helay

  • @cadnanmhillac7706
    @cadnanmhillac7706 12 ปีที่แล้ว +1

    idil barkhad waad na deeqdee halkaa kaga wad alle hakuu daayo codkaaga mcaan iyo muqaalkaag qurxoon maanshal nice song

  • @NazuBbe
    @NazuBbe 10 ปีที่แล้ว +2

    Adey baday war beniyo balan aan dhamanen

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 7 หลายเดือนก่อน

    ILAAHEY HA KARAAMEEYO AXMED MAXAMED MAXAMUD SILANYO WAA GEESI NASAB AH OO KA SOO JEEDA QOYS AAD U SHARAF BADAN AXMED SILANYO WAXAA DHASHAY INA SANWEYNE AABIHII CADAALADA INA SANWEYNE WAA NASAB AADAN MADOOBE REER XAAJI WAA NASAB IBNU XALAAL GOB ILAAHEY HA KARAAMEEYO

  • @CabdiqaadirYusuf-lg6dg
    @CabdiqaadirYusuf-lg6dg ปีที่แล้ว

    Heestan beer dumar e ay qadayso idil barkhad Omar waxay ileday xasus gooniya waxan jogay burco waxan ku shaqaynayay macalinimo waxan dhigayay labada iskul ee kandhalaytka iyo niilayn school waxa u mushaharkaygu aha 300 o dolar waxan jogay o an dagana guriga Farhan Ahmed Matan halkas o an Marka an shaqada ka so baxo an ku qayili jiray waxay ahayd heestan Ayan ku mirqami jiray waxay ahayd 2015 kii yasalam wad mahad santin saxibayal

  • @boqormoha3068
    @boqormoha3068 ปีที่แล้ว

    Xili aa jirty musalsalada la turjumo hestan la dul saro lkn hada idil aaway (canimada wa waqti koban)

  • @diiriyexasan1856
    @diiriyexasan1856 12 ปีที่แล้ว +3

    waaaaaaaw i mean waaaaaaaaaaaw cod iyo qurux baad isku darsatay well done sis

  • @badrauk6940
    @badrauk6940 3 หลายเดือนก่อน +1

    💔😰

  • @minursa02
    @minursa02 10 ปีที่แล้ว +2

    I Like Most of your music my sister keep the fire burning. All the best.

  • @najmamursalmohamuud9974
    @najmamursalmohamuud9974 ปีที่แล้ว

    Saaka heestaan waa iga qabatay allow nin hano Jabin 🥺😏

  • @nimcoabdi5922
    @nimcoabdi5922 3 ปีที่แล้ว +3

    Heestan qof aan idaneyn oon dabo socda bn u dhagystaa isna war iima hayo inaan dhulkoo madow dartii u baxo

  • @abdallasafia6897
    @abdallasafia6897 8 ปีที่แล้ว +1

    inbox madow adaa bar bartata in aan kala baxo waaw

  • @hniyett1
    @hniyett1 9 ปีที่แล้ว

    Adey baday xumaantan igu si balaraneyso

  • @abdallayusef5385
    @abdallayusef5385 9 ปีที่แล้ว +2

    ceesh calaa hees

  • @abokorabdidirir
    @abokorabdidirir 9 ปีที่แล้ว

    axyaa hees waaye
    adaa baday barbaartaba inaan adiga kaala baxo
    aday baday jacaylkan igusii butaaciyo aday baday war beeniyo balan aan dhamaanayn

  • @nasromaxamed7884
    @nasromaxamed7884 ปีที่แล้ว

    Ilen ber dumarba ka ilbixin rago baranyn

  • @seinababukar2174
    @seinababukar2174 8 ปีที่แล้ว +2

    xusuuus igu qaaliga waaye.jeestaan

  • @nashaatbntuosmaan2270
    @nashaatbntuosmaan2270 9 ปีที่แล้ว

    Moogooo tan aneeybo iga turjumeysaaa asxan ya fananad

  • @xusengk1445
    @xusengk1445 ปีที่แล้ว

    Wwwwwwww

  • @abdihakimmohamed7644
    @abdihakimmohamed7644 9 ปีที่แล้ว

    ilen ber dumar ba bixin ragon barane

  • @AbdirihmanXaaji
    @AbdirihmanXaaji หลายเดือนก่อน

    Axs hees

  • @ahmedamin3936
    @ahmedamin3936 หลายเดือนก่อน

    1/11/2024 still

  • @maxamadsmli1485
    @maxamadsmli1485 10 ปีที่แล้ว

    wwwwww iryo macan oo kaly arag ah mash alah sxbey

  • @aminafaraah4919
    @aminafaraah4919 3 ปีที่แล้ว

    Waaw

  • @youssouf200020
    @youssouf200020 11 ปีที่แล้ว

    Raguu muxu qurbaha reer badan biyey oo uu dhaqan garan wayey

  • @foosimaxamedsuudi3297
    @foosimaxamedsuudi3297 9 ปีที่แล้ว

    heestii i

  • @kingprincegulaid6485
    @kingprincegulaid6485 9 ปีที่แล้ว +2

    wooow nice song

  • @farhiahassan3581
    @farhiahassan3581 2 ปีที่แล้ว

    Fajyo

  • @ahmedismael2588
    @ahmedismael2588 10 ปีที่แล้ว

    walee heestan inaba caadi ma ahan waxaa moodaa inaa la isla doontay codka laxanka and fanaanada qaadaysa allaa ya cisak

  • @Himila55
    @Himila55 12 ปีที่แล้ว +1

    she has nice voice i like it

  • @muxiyadiinkhadarahmedqoran81
    @muxiyadiinkhadarahmedqoran81 3 ปีที่แล้ว +1

    Ada ibaday kulaylaha ada ibaday ax ax hibo weeyo sawdkuye sayle lagama ibsado idil barkhad Omar

  • @abdullahiabashir4903
    @abdullahiabashir4903 3 ปีที่แล้ว +1

    Heesaha Idil Yaa u tuma. Música waa ka duwan yahay kuwa Xudigaha Geeska,. Waa music high ah oo lá dhageysan Karo kuwa kale waa isku mid

  • @nasridigaalefcp2329
    @nasridigaalefcp2329 8 ปีที่แล้ว

    best song idil barkhad cumar codka dahabkaa alahkuu siyaadiyo hno🏁🏁🏁🏁🏁🏁🏁🏁🏁🏁🏁🏁🏁🏁🏁🏁🏁🏁🏁🏁🏁🏁🏁🏁🏁🏁aniga calanka korbaanka dhigay

  • @muunaqaali1085
    @muunaqaali1085 8 ปีที่แล้ว

    ileen beer dumar baan ka ilbixin ragoon barane nic song afkaaga malab laguqaby

  • @mohokovichmohoziano3965
    @mohokovichmohoziano3965 7 ปีที่แล้ว

    codba mesha kumahayside kabax meja

    • @IkhlaasCarab
      @IkhlaasCarab 4 หลายเดือนก่อน

      Wey heysa cod wlhi leysma xaQire❤

  • @husbiyare2152
    @husbiyare2152 8 ปีที่แล้ว

    afkaaga cano laagu qabay idil sweet

  • @nimo4971
    @nimo4971 2 ปีที่แล้ว

    idil unique voice

  • @MrKhaalid123
    @MrKhaalid123 11 ปีที่แล้ว

    Xxx ben mhn cod mcn oo xabeeb kujirto jawi fii sxbteen

  • @abdiaahmed2697
    @abdiaahmed2697 10 ปีที่แล้ว

    abayoo aniga waa will sujuu wankahele aboyo mashaalah

  • @salmanfeysal3350
    @salmanfeysal3350 2 ปีที่แล้ว

    Yurub geyo

  • @xaawaluul1049
    @xaawaluul1049 8 ปีที่แล้ว

    ilhey amarkis heestan kama.dhargo😴

    • @zaambinusalah4176
      @zaambinusalah4176 8 ปีที่แล้ว

      xaawa luul waa lagu hayaa wl thankz xssus bay kugu ledahay

  • @sadiiqlucky3654
    @sadiiqlucky3654 9 ปีที่แล้ว

    Nice song

  • @abumushraf5342
    @abumushraf5342 5 ปีที่แล้ว

    Waa hees macan

  • @zahrocadle1226
    @zahrocadle1226 9 ปีที่แล้ว +1

    Well done siz

  • @mrkhaliq950
    @mrkhaliq950 12 ปีที่แล้ว

    Runtii aniga waxaanba ka helay qaabka aad u taagan tahay,
    codkan runtaa aad buu u macan yahay

  • @khadroali7761
    @khadroali7761 8 ปีที่แล้ว

    wow

  • @ashaibrahimali9318
    @ashaibrahimali9318 3 ปีที่แล้ว

    Chbdi

  • @nagmamohamed9908
    @nagmamohamed9908 12 ปีที่แล้ว

    wow sweet voice

  • @Himila55
    @Himila55 12 ปีที่แล้ว

    qurax badanaa gabaDHa

  • @khassan1367
    @khassan1367 11 ปีที่แล้ว

    Xxxx naag xabeeb leh ilove u

  • @yimyam06
    @yimyam06 11 ปีที่แล้ว

    waaw your beautiful and i really love your voice hablaha xabeebta leh daaaaamn sexy

  • @aragti6060
    @aragti6060 9 ปีที่แล้ว

    video sucks but the song great.

  • @daganiitamcniita4136
    @daganiitamcniita4136 7 ปีที่แล้ว

    copy cat lol 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂