Safiya Tusmo iyo Farduusa VIp heeso bilaa Music 🎵🎶🎶 ah iyo Sheeko qosol badan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 77

  • @RodaJano841
    @RodaJano841 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Gobtaan Ugu Jeclaa Farduusa Xasan Aaye Vip Safiya Tusmo Salaan Ta ugu Qaalisan Baan idin ku Slaamay Dar Allana Idin Jacelahay Cimrigiin Hawaaro❤🎉

  • @ikraanabdulahi7272
    @ikraanabdulahi7272 2 ปีที่แล้ว +11

    Masha allah Safiya tusmo qaali dumar allow kudhowr wan kujecelnahay illahow kudhowr Safiya iyo fardoza oo wada dhigaya riwayay aad ayan u wacnan laheyd Safiya walalo ilxun kuma aragto

  • @farxiya3267
    @farxiya3267 2 ปีที่แล้ว +10

    Fahiima Safiya gaadhsii
    Tusmo aad baan ku jecelahay wllo heesaha inagadaaa Gabayada ku gaabso fadlan

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 2 ปีที่แล้ว +5

    Waxaasaa hablo ah sharaf iyo ciso from Seattlle Washington 💌💌💌💌💌💌

  • @ikraanabdulahi7272
    @ikraanabdulahi7272 2 ปีที่แล้ว +12

    Masha allah hablahena qaaliga ah allow idin dhowr

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 2 ปีที่แล้ว +7

    Fardawsa vip waa xaraabe waan jeclahay🤣🤣🤣🤣from hargaysa

  • @ikraanabdulahi7272
    @ikraanabdulahi7272 2 ปีที่แล้ว +5

    Gurki lagu nasto lagu nagaado allow kayeel hambalyo hambalyo walalo qali tum farxad kunolow abid ❤❤❤

  • @ikraanabdulahi7272
    @ikraanabdulahi7272 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah hablaha qaali ga ah jannada fardozo allaha idunku bishareyo

  • @aminamohamed6356
    @aminamohamed6356 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah tusmo qurux waa habar hawada kaa jeclaatay waa halkii reer xamarkee inaan iskaa fiirfiirsado lee rabaa hablaha kalene waan salaamayaa eid mubaarak kulu caam wa antu bilkhayr

    • @faarush8157
      @faarush8157 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Waa iga qoslisay xbtt

  • @farxiya3267
    @farxiya3267 2 ปีที่แล้ว +6

    Tusmo waa Dulqaad kii OO qoffa

  • @crasaqmagubte9468
    @crasaqmagubte9468 ปีที่แล้ว

    Hada maxad lixbilood ugu sheegtay adhiga

  • @farxiya3267
    @farxiya3267 2 ปีที่แล้ว +3

    Manisha allaah tusmo Alle ha kaa hanuuniyo fanka

  • @hothosuleiman713
    @hothosuleiman713 2 ปีที่แล้ว +4

    Jaanisku waa kad imika haysataan ka ga haysataane waqtiga wax walbana waxa ka dhow geerida
    Waxan idunkula talinlahaa inaad isgaga baxdaan khayr kuma jiree

  • @abdisalamfarah9344
    @abdisalamfarah9344 2 ปีที่แล้ว +3

    Maammada marka la weydiiyay in ay VAR-ta ka baqdo, waxaanba is lahaa: billay la fahmi weydaaba erayga. Ku te, "ma remember?" Wallaahi, waan qoslay.

  • @Cherrie173
    @Cherrie173 2 ปีที่แล้ว

    Fihiimaay suaalxumada yaan lagugu cadaabin ee iska daa waa maxay qof fanaana intaad u timaad ina atiraa goormaad ka baxaysaa its like inaad qof dhakhtara tiraa goormaad shaqadaadan dhakhtarnimada iska daynaysaa

  • @badalshahassan7047
    @badalshahassan7047 2 ปีที่แล้ว +3

    mashallah dadkeygii sharaf igu wara ilmaderayal

  • @allowikaalmeyofficialchane4488
    @allowikaalmeyofficialchane4488 2 ปีที่แล้ว +7

    Asc. Deris ayaan aheen eedo Fardooso waa qof qaali ah oo nadaafad badan Illaah ha daayo Insha Allaah.

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Farxiycadayyareey VIP sedexaad yarery waxaa lay yiraah saabiriina

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise8550 2 ปีที่แล้ว

    Fahimaaaay khadra daahir cige no soo casuuum🥰

  • @fatumaahmed4947
    @fatumaahmed4947 2 ปีที่แล้ว +5

    😂😂Rer Borama 😍😍

  • @rahmaali254
    @rahmaali254 2 ปีที่แล้ว +10

    Fihima sax ah wa 5 bilod

    • @maryanabsiye9809
      @maryanabsiye9809 2 ปีที่แล้ว

      3433³²2³3333333333333233⁴³³2²

  • @xaawosalaad9215
    @xaawosalaad9215 2 ปีที่แล้ว

    Mana Safiyo wan kugu haysta masha allh

  • @ayanahmed6747
    @ayanahmed6747 2 ปีที่แล้ว

    Asc lakiiin miska maxad ugaqbasay xolaha dhaqshadoda ????????

  • @maxdar11
    @maxdar11 2 ปีที่แล้ว

    Remember kkkk safiyo ma isaaq ayaa rer ayey u ah

  • @aliaden6258
    @aliaden6258 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw masha allh fanaaniinta gobolka

  • @mowlidali5535
    @mowlidali5535 2 ปีที่แล้ว +1

    afka suwaxiliga wuxu kafarcmay arabic afsomaliga iyo arabic na way isudawyihin ani aya kuhadla afka suwaxiliga wxn joga mombasa

  • @fadumoxashin690
    @fadumoxashin690 ปีที่แล้ว

    ❤❤

  • @ridwaan_
    @ridwaan_ 2 ปีที่แล้ว

    Abyo codka iska hagajiya plz

  • @khadraahmed6227
    @khadraahmed6227 2 ปีที่แล้ว

    Ma fanaanadbaa ist laantanii

  • @rasasamalacag4550
    @rasasamalacag4550 2 ปีที่แล้ว +1

    Mamada okiyalka xidhan wajiga io gacanta isma laha

    • @NH-lb2tw
      @NH-lb2tw 2 ปีที่แล้ว

      Waayo soota gacmaha leh iyo wajigaba🤣🤣

  • @sucdish3972
    @sucdish3972 2 ปีที่แล้ว

    Alla
    Funny sanaa fardows

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Shamsaaaay aa laydhahaaa.

  • @mustafeaxmed8807
    @mustafeaxmed8807 2 ปีที่แล้ว

    FaHiimaay khadra Daahir nosoocasuun

  • @faarush8157
    @faarush8157 2 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂😂😂😂fardowso vip filimada halagu soo daro waa shactiroleey

  • @hanisalaad3134
    @hanisalaad3134 2 ปีที่แล้ว

    Caadi

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Farxiyafariidaaaay aa lay dhahaaa khatraaaaay cadsy yartaqiimibadanqiimobadan.

  • @bushrabbe.
    @bushrabbe. 2 ปีที่แล้ว

    BARAKA waa carabi

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Iyada waaatanaaa saasaan kawadaaa.

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    5saabiriinnbaa laydhahaaa

  • @hanisalaad3134
    @hanisalaad3134 2 ปีที่แล้ว

    Mahaa

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Iga raali ahaaaaw. Kalmado wsx ku ool ah iyo cod waa leeyahay.

  • @shugriabdi4532
    @shugriabdi4532 2 ปีที่แล้ว

    Waaaw rer borame cod laguma gadho

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 2 ปีที่แล้ว

    Dumar waway bad tine wixi laydin aburay garta o wakhtigina ku bixiya o umada kadaya fasahadka wll

    • @caaisha71
      @caaisha71 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @rasasamalacag4550
    @rasasamalacag4550 2 ปีที่แล้ว

    Qof weno danpi rapa waxey qadan pa marage may iska dhafan

  • @mustafeaxmed8807
    @mustafeaxmed8807 2 ปีที่แล้ว

    Fahiimaa waxan kaaga fadhinyaaaa waraysi to khadra Daahir cige noosoo casuun

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Waamaya.

  • @ashoabdulahi6966
    @ashoabdulahi6966 2 ปีที่แล้ว

    Kenya ma aha soomali carotay

  • @hanisalaad3134
    @hanisalaad3134 2 ปีที่แล้ว

    Whli

  • @riyalubahu5598
    @riyalubahu5598 2 ปีที่แล้ว +1

    Shahhahaha remember

  • @umalkheyrxirsi6492
    @umalkheyrxirsi6492 ปีที่แล้ว

    Kkkk

  • @hanisalaad3134
    @hanisalaad3134 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 ปีที่แล้ว

    waxad ilowden baraka inay carabi tahay oo somalida iyo sawaxilaigana carabi ku jirto

  • @nuuraqurux3453
    @nuuraqurux3453 2 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣 wlhi waxa iga qosoleyey akuna matata

  • @hassandahirabdille7329
    @hassandahirabdille7329 2 ปีที่แล้ว

    Dhaqanlaan fanka waan ka toobad keenaya ee somalidu ku waalatey muxuu ah kaalay maxaay tahay macsida aad ku dhex sameeyn jirteen fanka ileen fanku isagu waxun maahe.

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 2 ปีที่แล้ว +1

      Subxaanallaah ma fan baan fiican

    • @Cherrie173
      @Cherrie173 2 ปีที่แล้ว

      Waa taan layaabay walaal waa istustusnimo fan baan ka toobad jeeney sidii uu ahaa qof gaala

    • @hassandahirabdille7329
      @hassandahirabdille7329 2 ปีที่แล้ว

      @@Cherrie173 Waan ka toobad keenay wax aay tusineeysa in uu markii hore ee uu galaayay fanka uu ka aaminsana in uu waxun yahay hadana uu galay isagoo og taas hadaba suasha meesha taalaa waxaa werye oo maxaad u gashay fanka markii hore hadii aad u arkeeysay in uu danbi yahay?

    • @maxdar11
      @maxdar11 2 ปีที่แล้ว

      Waataan ka yaabanay hhh

  • @sucaadsucaad7754
    @sucaadsucaad7754 2 ปีที่แล้ว

    😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @hawajibrildhaye2501
    @hawajibrildhaye2501 2 ปีที่แล้ว

    Shan bilod

  • @kyniyod620
    @kyniyod620 2 ปีที่แล้ว +1

    Baraka is no somali is Arabi language

  • @soorayssamatar6814
    @soorayssamatar6814 2 ปีที่แล้ว +1

    Tusmo siday ila qiimo badnaan jirtay iyo siday indhahayga iminka uga dhacday kala fogaa, wali filinkeeda ayaa iga dhexguuxaya.

    • @faarush8157
      @faarush8157 2 ปีที่แล้ว +1

      Maxay samaysay wll ma waxaan ilahay uqorinbaa kudhacay

    • @soorayssamatar6814
      @soorayssamatar6814 2 ปีที่แล้ว

      @@faarush8157 waa run wll waa qoraal laakiin qofku wixii soo maray waa inuu cashir ka bartaa e wali qaab caruurima ah ayay isoo dhaqmaysaa, Wiilkaa ina abtigeeda e qiimaha badan siiyay waa inay dhawrtaa oo ay dhawrsataa hadeed, waayo aadbuu ugu hiiliyay.

    • @faarush8157
      @faarush8157 2 ปีที่แล้ว

      @@soorayssamatar6814 sax wallo lkn ogow hade wax baa kugu dhacee dhuumo maaha jabka iyo dhibatada lalarabay ba waxay aheed in lawiiqo oo jeelka waalida lageeyo wixii somaray qof ay somareeen oo ka adag wlh waan yartaha hadana inay umada maaweliso oo baramijyadedii dib uwadato si akhlaaq leh Waa ok

    • @suyuhao7592
      @suyuhao7592 2 ปีที่แล้ว

      Waad qaldan tahay

    • @nafiisanalka4319
      @nafiisanalka4319 2 ปีที่แล้ว

      Naaa kuma og shib dheh🤫😏