xubinta ugu dareenka badan jidhka bini aadamka wa tee 🤣🤣

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 120

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว +16

    Markuu xishoodku yaraado amase baabo'o waa iska saan,
    Ilaahy diinta hanafahamsiiyo xaqana hanawaafajiyo dhamaanteen

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว +29

    *"تركنا الأمر بالمعروف والنهي عن المنكر حتى خرج علينا أهل المنكر ينهوننا عن المعروف ويقنعوننا بالمنكر !! "*
    *"Waan ka tagnay innaanu wanaaga is farno, xumaantana iska reebnay ilaa ay nagu soo baxeen dad xun oo wanaagga naga reebaya, xumaantana naga dhaadhicinaya!!"*
    *"We left enjoining what is good and forbidding what is evil until the people of evil came out against us, forbidding us from good and convincing us about evil!!"*

  • @naturevibes823
    @naturevibes823 2 ปีที่แล้ว +10

    Dadka ku nool gobolkaygu waa waxgarad caruur iyo cirooleba Alle hadaayee BURCO ❤🥰

  • @Karama1199
    @Karama1199 2 ปีที่แล้ว +19

    1) Xubinta Ugu darenka Bdn Jirka Waa Maqarka
    2) wax Duula Aan Baalal Laheyn Waa Dabeysha Ama Hawada
    3) Ma garanyo Ee noo faaidey Sakariye👍

    • @suhaybxasan7725
      @suhaybxasan7725 2 ปีที่แล้ว

      Waa kursiga zxp wax luga leh oo an adimo lahayn

  • @zakariyecaafidheel8766
    @zakariyecaafidheel8766 2 ปีที่แล้ว +1

    Zakariyow lacag la.aan maku hayso ee labiska iga so.dhis plz

  • @fahadmaxamed3796
    @fahadmaxamed3796 2 ปีที่แล้ว +4

    Niyow umada markiiba sida qaldan ayay u fikiraan xaga kale raga iyo dumarka in laga hadlayay markiiba moodayaan waa la inagu dhex maydhanayaa😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣🤣

  • @abdihamiidhussein5214
    @abdihamiidhussein5214 2 ปีที่แล้ว +4

    1.Wxn laguursan waa Taajka mise taashka
    2.Wax duula oo baala leheen waa helikopta
    3.Xubinta ugu dareenka badan waa faraha fiidooda

  • @samataraadan3972
    @samataraadan3972 2 ปีที่แล้ว +2

    Adeeroow waxaan wax suuqa lala aado maahee dhalinyaro aaad isla balanteen baad meesha keenta

  • @craxmanoday6793
    @craxmanoday6793 2 ปีที่แล้ว +4

    waa maqaarka ugu dareen badan...bani.aadamka oo touch feeling...ah...waa marka sidda saxds ah looga jawaabo....
    ama si kale haddi aad uga jawaabo...carabka laftigiisu wuxu iskugu jiraa dareen iyo dhadhan.ba....inuu xaqiijiyo

  • @samogaradfilms4
    @samogaradfilms4 2 ปีที่แล้ว +1

    Xafiiska magaalada burco ee mirti-maal academy xooda qudhee aan kataageero magaalada anan ka ahay xubin kamida wuxubana waa ururka murti maal alle haydin sharfo

  • @waqalstudio5628
    @waqalstudio5628 2 ปีที่แล้ว +4

    Ninka ugu caansan burco weeye ninkan wlhy

  • @suldaannimcan.1705
    @suldaannimcan.1705 2 ปีที่แล้ว +5

    Waa su.alo cajiip badan wale lkn wan ku tagera sakariyeh horre u soco zxb keep going lph 🥰👊

  • @hamdamohamud7018
    @hamdamohamud7018 2 ปีที่แล้ว +7

    wale najmi war bay u haysey barnaamij ka 🤣🤣🤣🤣🤣 Kalsoonida laga garanayaa😉😉😉😉

  • @abwaanmaahiraaden4825
    @abwaanmaahiraaden4825 2 ปีที่แล้ว

    Inakii yidhi Waxa masha Xarada een la guursan waa Samee cada ayaa sax san inata gaawaa dhida tidhaa qaldan

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 2 ปีที่แล้ว

    احسن أن نتق الله سبحانه وتعالى
    القلب هو سيد الاعضاء
    كما أخبر النبي صلى الله عليه وسلم

  • @yasirilkacase43
    @yasirilkacase43 2 ปีที่แล้ว

    Gabdhaha buurbuuran wuu ugu celinayaa kuwa dhuudhuubana halmarbuu waydiinayaa be fair

  • @ayaanadan5175
    @ayaanadan5175 2 ปีที่แล้ว +2

    Dadka noocan ah burco xagay kaga noolyihiin.🥺🤣🤣

  • @mohamedahmadi4856
    @mohamedahmadi4856 2 ปีที่แล้ว

    Reer burco dhaqankan may aqoon waar sakariyow waxan nio indr ha soo gudbin

  • @dearpain2815
    @dearpain2815 2 ปีที่แล้ว +4

    Sakariye jakarta 😅another level qufkii ugu horeyay dadku wareysanayo isku so aruuriyay 😅

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 2 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi najma wa gabadh aqli badan babur igama so dhicin ani 😀

  • @maxamuudiskudaye6954
    @maxamuudiskudaye6954 2 ปีที่แล้ว +3

    War shaloo dhan isagaa noo sheeg sheegayay waxani waa dhakh 😅😅😅

    • @EX-BulZHAAWI
      @EX-BulZHAAWI 2 ปีที่แล้ว

      Intu su,aal jwbteed isii sheegay ayaan hdana ka jwby 😂

  • @sayid6649
    @sayid6649 2 ปีที่แล้ว

    Waa barnaamij faashil ah , waad ku khasaarteen , dadka idin daawanaya fadlan caqligooda ilaaliya

  • @abdiyaresaid4136
    @abdiyaresaid4136 2 ปีที่แล้ว

    legend su aalaha soo dhaxdhig public jooji group 😄😄😄

  • @tokiyomedia4020
    @tokiyomedia4020 2 ปีที่แล้ว +1

    Zakariye jikaarto puntlnd imow libaax

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 ปีที่แล้ว +3

    zakariye wllo Barmamijka no so badi❤❤

    • @yaxyecaliguure2214
      @yaxyecaliguure2214 2 ปีที่แล้ว +1

      Hye

    • @somalirap1670
      @somalirap1670 2 ปีที่แล้ว +1

      Rapkayga ila eg 🔥🔥🔥❤❤❤ m.th-cam.com/video/XXBl1Nunit8/w-d-xo.html

  • @hamdaibraahim410
    @hamdaibraahim410 2 ปีที่แล้ว +1

    Xubinta ugu dareenka badan leh waa maskaxda

  • @aidarousabdi9751
    @aidarousabdi9751 2 ปีที่แล้ว

    Waxaad abaal marinta ku heleyaaa inaad ka sheekayso xubnaahaga taranka. Ee ilaahay kuu qariyey malaha Dadka reer burco dhiiga Laga shubay

  • @naimastar9366
    @naimastar9366 2 ปีที่แล้ว

    Wax baalal lahayn hadana duulaa waa maska iyo xayawanka bada ku jira

  • @sagalsicid1492
    @sagalsicid1492 2 ปีที่แล้ว

    سبحان الله حسبي الله ونعم الوكيل أستغفر الله

  • @SOCDAALTV
    @SOCDAALTV 2 ปีที่แล้ว +1

    🤔🤔🤔

  • @SAMAFALE3
    @SAMAFALE3 2 ปีที่แล้ว

    Waxaas wa garabeeshin kaa yeeli meyno gawadhii ugu horeesay 5goor ayad fursad siisay ilaa ay jawaabta ka hesho halka wiilashii ka horeeyay aad hal fursad uun siisay

  • @mustafeabyan2659
    @mustafeabyan2659 2 ปีที่แล้ว +2

    Hore usoco legend zakariye jakarta

  • @mohamedahmadi4856
    @mohamedahmadi4856 2 ปีที่แล้ว

    Sakariyow waxan oo xayaysiina maanad lacag ku qaadan la biska iska hagaaji nio bilaa called waxay sheedhka badhabumadu kuu furanyiin

  • @ciiseabdi7739
    @ciiseabdi7739 2 ปีที่แล้ว

    hada waxa lega dhadhicin raba lacagta TH-cam kan laga sameya wa xalal iyado waxan anshax xomida lagu kenay wlh intan xranta kawabaneynin on u aragna xaranta inay like xalal tahay Biswaye aaqiradena tacabkeda wanaar adunyana folxomo iyo murug an dhamaneynin

  • @kaalmoofficial8645
    @kaalmoofficial8645 2 ปีที่แล้ว +3

    wa qalbiga bini adanka

    • @somalirap1670
      @somalirap1670 2 ปีที่แล้ว

      Rapkayga ila eg 🔥🔥🔥❤❤❤ m.th-cam.com/video/XXBl1Nunit8/w-d-xo.html

  • @fatxiahmed5408
    @fatxiahmed5408 2 ปีที่แล้ว +3

    tagero buxdo ayan kuu nahnay from burco🤎💯

  • @TheAwgga
    @TheAwgga 2 ปีที่แล้ว

    Kani waa badow khasiisa waar dadka ka xishoo umadu waa islaame

  • @ahmedmoalimosman139
    @ahmedmoalimosman139 2 ปีที่แล้ว

    Wa qalbiga xubinkaa

  • @apdyfatahibrahin9759
    @apdyfatahibrahin9759 2 ปีที่แล้ว

    Waa toopka.cad ee ay xidhaan naagaha arooska.ah

  • @baashaal6778
    @baashaal6778 2 ปีที่แล้ว

    War waxaan waa isla socdaan. Marba qofaa kamerda lagu aadinaa. Qashin

    • @somalirap1670
      @somalirap1670 2 ปีที่แล้ว

      Rapkayga ila eg 🔥🔥🔥❤❤❤ m.th-cam.com/video/XXBl1Nunit8/w-d-xo.html

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 ปีที่แล้ว

    Idaacad iyo wariye dhaqan xun

  • @faahiyeofficials2461
    @faahiyeofficials2461 2 ปีที่แล้ว

    Waaa in lgu dilaa adiga subscribers wankla noqonyna future iyo xumaan no bilawday

  • @nasrarabi7643
    @nasrarabi7643 2 ปีที่แล้ว

    Gabartu indho adakaa waxaas mayka jawaabe

  • @maxamedcqaadir747
    @maxamedcqaadir747 2 ปีที่แล้ว +4

    Legend

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 2 ปีที่แล้ว

    Xubinta ugu dareenka baďani waa carabka weeye

  • @filsanqaali7005
    @filsanqaali7005 2 ปีที่แล้ว

    Waa carabka xubinta ugu daree'ka badan

  • @aayahamedia3239
    @aayahamedia3239 2 ปีที่แล้ว

    Qofkan yari edeb daranaa isagiyo zahal.kan uu sheegayaaba waa bilaa dhaqane kafogaada

  • @princesssalma144
    @princesssalma144 2 ปีที่แล้ว

    Wax baalal laheen oo duulo waa buuga

  • @runiyobeen12
    @runiyobeen12 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan baalal lahay ee duula waa bacda

  • @maxamedsaleban9077
    @maxamedsaleban9077 2 ปีที่แล้ว

    Dadkani ma burcay Ku noolyihiin😂😂

  • @nasrarabi7643
    @nasrarabi7643 2 ปีที่แล้ว

    Jakaarta aboowe makara foonka ka celi way kula qabsanayaan

  • @zahrashafali1890
    @zahrashafali1890 2 ปีที่แล้ว +2

    Ma wax rux mayaaa 🤣🤣🤣

  • @abdurahmanhassan4347
    @abdurahmanhassan4347 2 ปีที่แล้ว

    Waa maqaarka jidka.

  • @saidaden8249
    @saidaden8249 2 ปีที่แล้ว

    Jirku xubin ma aha somalay. Ogaysis!

  • @salmaanqambi3523
    @salmaanqambi3523 2 ปีที่แล้ว

    Dadka wax Caadiyaa waydii

  • @ahmedabdirisakdahir2055
    @ahmedabdirisakdahir2055 2 ปีที่แล้ว

    Jakarta

  • @ahmedkahin6569
    @ahmedkahin6569 2 ปีที่แล้ว

    kan yare jakaarta waa bilaa edeb burco ayaan kugu iminayaa talooyin badan baad u baahantahay

  • @Asad_haaji_abokor_3007
    @Asad_haaji_abokor_3007 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxcagleh oon adimo lahyn
    Kulahaa waa mastarada hhhh
    Mastradu magcy ledahy wakene .hhhhhhhhh rer burco wxkasta wynola imanayaan
    C

    • @Darwiish-music-channel
      @Darwiish-music-channel 2 ปีที่แล้ว

      Wax cago leh oo aan socon bay suaashu ahayd way dhalan dooriyeen oo ahayd kursiga

  • @sahromohamed601
    @sahromohamed601 2 ปีที่แล้ว

    Waa carabka

  • @yaasiinmaxamed1716
    @yaasiinmaxamed1716 2 ปีที่แล้ว

    hore usoco wllo

  • @muuseyusuf-vv5lr
    @muuseyusuf-vv5lr 2 ปีที่แล้ว

    Indhaha

  • @caaqilyare9924
    @caaqilyare9924 2 ปีที่แล้ว +1

    reer brco wn idin wata lah jadina ayn jeclahy xmr cadey aya joga sakiyow reer xmr soqabo he burco majogan miya he

  • @maamiza6857
    @maamiza6857 2 ปีที่แล้ว

    Waad ka sii dhex baxaysaa nin yahoow

  • @jaaneadam8437
    @jaaneadam8437 2 ปีที่แล้ว

    Abdimalik ayaa xaqa lagu xeray nin meshan neh bulshada ayuu wuxuu weydiinayaa su’al anshax xuma xishoodki laga’tag
    War xukuumada somalilland meeyey war dadka nocan oo kale bulshada halaga qariyo waa codsi fadlan

    • @ibrahimhazzan3260
      @ibrahimhazzan3260 2 ปีที่แล้ว

      Maskaxdaada dhaqan xun mooya su.asha ma qaldana 😳😂

    • @jaaneadam8437
      @jaaneadam8437 2 ปีที่แล้ว

      @@ibrahimhazzan3260 jiilka cirka kusocdaa tahay niyaa

    • @ibrahimhazzan3260
      @ibrahimhazzan3260 2 ปีที่แล้ว

      @@jaaneadam8437 mafahmin waxa shegosid

    • @jaaneadam8437
      @jaaneadam8437 2 ปีที่แล้ว

      @@ibrahimhazzan3260 gooy ninyahow magooysidee

    • @ibrahimhazzan3260
      @ibrahimhazzan3260 2 ปีที่แล้ว +1

      @@jaaneadam8437 Haye legendow

  • @kowsaraarre4414
    @kowsaraarre4414 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa maskaxda

    • @somalirap1670
      @somalirap1670 2 ปีที่แล้ว

      Rapkayga ila eg 🔥🔥🔥❤❤❤ m.th-cam.com/video/XXBl1Nunit8/w-d-xo.html

  • @najiibqarasta3986
    @najiibqarasta3986 2 ปีที่แล้ว

    Wax aroska yala an lagursan waa tashaka inantu xidhan tahayi ama waa carabka zxp

  • @Abdisalan22
    @Abdisalan22 2 ปีที่แล้ว

    War badhtanka burco ma taagnide daanta Hj kasoo hadasha beenale

  • @happyday27channel81
    @happyday27channel81 2 ปีที่แล้ว

    Gacanta weeye

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 2 ปีที่แล้ว

    Subxaanak
    Xaguu maray caqligii

  • @juweriyaahmed12345
    @juweriyaahmed12345 2 ปีที่แล้ว

    Waa. Dhegta

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 2 ปีที่แล้ว +2

    🤣🤣

  • @abdirahman1264
    @abdirahman1264 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc

  • @fahadcabdi9286
    @fahadcabdi9286 2 ปีที่แล้ว

    Wow

  • @abdimohamed2034
    @abdimohamed2034 2 ปีที่แล้ว

    Waa Liiska ban umalaynaya

  • @cqanimaxamed1265
    @cqanimaxamed1265 2 ปีที่แล้ว

    Hhhh

  • @cabdalecabdi1147
    @cabdalecabdi1147 2 ปีที่แล้ว

    Waa Maqarka 😇

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣

  • @Hw15243
    @Hw15243 2 ปีที่แล้ว

    War isku xishooda

  • @maxmedfidhbool6662
    @maxmedfidhbool6662 2 ปีที่แล้ว

    hhhhh

  • @abdallaofficiall2421
    @abdallaofficiall2421 2 ปีที่แล้ว

    Yes

  • @abdullahzagzaag4673
    @abdullahzagzaag4673 2 ปีที่แล้ว

    Naaska

  • @abdirahinibrahin5300
    @abdirahinibrahin5300 2 ปีที่แล้ว

    war su'aal miyaad wayday wtf

  • @abdiwaliisse3082
    @abdiwaliisse3082 2 ปีที่แล้ว

    WADHI

  • @SidiiqHassan
    @SidiiqHassan 2 ปีที่แล้ว

    Waa dabnaha 💋

  • @somalirap1670
    @somalirap1670 2 ปีที่แล้ว

    Rapkayga ila eeg 🔥🔥❤❤❤ m.th-cam.com/video/XXBl1Nunit8/w-d-xo.html

  • @axmadomar3331
    @axmadomar3331 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaa siilka iyo guska

    • @faizamohamed2145
      @faizamohamed2145 2 ปีที่แล้ว +3

      Wll waxan caruur aya akhrinaysa shakhsiyadadana uma fiicna jawabtuna xataa sidaa maha
      Marka wll sidan jeclay wax ka badal qoralkagan si kale usoo qor

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 2 ปีที่แล้ว

    Waa carabka xubinta ugu dareenka badan

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 2 ปีที่แล้ว

    Carab

  • @daherdaher9790
    @daherdaher9790 2 ปีที่แล้ว

    Waxan Allaw calamad kaso saar zakariye jigarta dhagan islamka cadaw ku yahay

  • @Faynuusmedia8328
    @Faynuusmedia8328 2 ปีที่แล้ว

    Waxaad la itaal xun tahay waa su'aalaha bilaa dhaqanka ah

    • @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
      @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 2 ปีที่แล้ว +1

      Wa suaal caadiya jidhka halka ugu dareenka badan adaa maskaxdaada baar ka furanyohoo jiman isku wasayaane jawaabteduna waa faraha intooda hore ee cidiyaha ka hoosaysa waana wax tacliinta lagu dhigto oo caadiya aday walaal cillad weyni ku haysataaye

  • @apthrizakpihi123
    @apthrizakpihi123 2 ปีที่แล้ว +3

    *Alle Haku Sharfee Subscribe iGu Sharaf* 🙏🙏🙏😭😭😭

  • @hamdasulayman1728
    @hamdasulayman1728 2 ปีที่แล้ว

    suaashi waa carrapka qofka yaa carrab 00l
    0900
    0000999099999000099
    00
    0000

    • @somalirap1670
      @somalirap1670 2 ปีที่แล้ว

      Rapkayga ila eg 🔥🔥🔥❤❤❤ m.th-cam.com/video/XXBl1Nunit8/w-d-xo.html

  • @jamacjookar9364
    @jamacjookar9364 2 ปีที่แล้ว

    Waa carabka

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣