Hargaysa: Wiil Yar Oo Mucjiso Ah.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 144

  • @DelPiero-nv5ub
    @DelPiero-nv5ub 3 ปีที่แล้ว +15

    Subhanallah. May Allah bless him and grant his vision back ameen

  • @abdis70
    @abdis70 3 ปีที่แล้ว +21

    Subhana Allah- Ma ogtahay Isagaba Indho looma waayin, waxa loogu danleeyay, kuwa wax arkayaa inay ku Cibro qaataan.

  • @abdilahiyusuf5779
    @abdilahiyusuf5779 3 ปีที่แล้ว +23

    Ilahayow Usoo Celi Aragoda Sadexdaa carurta Ah Ee Ay Hooyadasi Dhashay In La Caawiyana Waa Muhiim

  • @khadarcismaan3999
    @khadarcismaan3999 3 ปีที่แล้ว +15

    Ax alle dhamantood ha usoo celiyo aragooda caruurta maamo 😪🤲

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 3 ปีที่แล้ว +10

    Alla Waa Familygaygii Reer muxumad Daad .khadar Muxumad Daad ..markuu dhashay Waan Ogaaa isaga iyo Walaalihiis Ba Xitaa Arooska Hooyadii Anoo Yar Ayaan Ka ciyaarayay illahy Ha caafiyo .dhamaan Caruurta Xanuunsanaysa...😭

  • @ciyeyare6033
    @ciyeyare6033 3 ปีที่แล้ว +10

    subxanAllah, ILAAHOW aragooda usoo celin ya Rabi

  • @khaalidjamaal705
    @khaalidjamaal705 3 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahay awoodisa badana allow aragiisa uso celi alhamdulilah ilaahi quruxda noo abuuray hadana caasiyayna ilaahow no dambi dhaaf🤲🤲

  • @degansh1939
    @degansh1939 3 ปีที่แล้ว +13

    Ilaahay dad xoolahaysta oo caawiya hala kulmiyo waxanse ku caawinkaraa duco Ilaahay umada ha u sakhiro dhakhtar caawiyana ha siiyo.

  • @cabdiraxmankhadar3044
    @cabdiraxmankhadar3044 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah tabaarkalah alaha kuu barakeeyo

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 7 หลายเดือนก่อน +1

    Illaahay ha caafiyo illaahay aragtiidi how soo celiyo

  • @mahamedahmed2183
    @mahamedahmed2183 3 ปีที่แล้ว +2

    Alle aragiisi ha u so celiyoh
    Aamiin

  • @zakihussein9147
    @zakihussein9147 3 ปีที่แล้ว +3

    Subxaan Allaah waa arin yaab leh runtii, Alle aragooda ha usooceliyo isagaa awood leh lakin reerkaa waa in la caawiyaa sida ugu dhakhsaha badan insha Allaah

  • @omeymamohamed6481
    @omeymamohamed6481 3 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭Allah akbar
    Allah ayaa awoodo wax kasta Allah swt aragiisa ha usoo celiyo isga iyo qofkastoo naafa ah
    Nimcada Allah swt lama soo koobi karo
    Araga kamaqan qalbigaa loogaliyay

  • @falisaqaadir9311
    @falisaqaadir9311 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah gabadha wariyaha waxn ubixiyay magaca isku kalsoon maxa yeelay midabki ilaahay siiyay ayay ku qanacdy

    • @nuraali7610
      @nuraali7610 3 ปีที่แล้ว

      Mashallah aniguba waan ka heley waa gabadh isku kalsoon waa bilan qurux

    • @Cabdinaasir-jh9lg
      @Cabdinaasir-jh9lg ปีที่แล้ว

      ​@@nuraali7610m,a

  • @naasirbashiir3246
    @naasirbashiir3246 3 ปีที่แล้ว +7

    Alle subaaxanahu watacaalaa aragiisii haw soo celiyo walaalahaas yar yar indhuhu waa laxaadka kòbaad e

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250 3 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa Allah. Mucjiso ha odhan walaal. Wuxu u baahanyahay waa in xukuumadu caawisaa waxbarasho gaar ah buu u baahanyahay. Dadweynuhu reerka ha caawiyo.

  • @khadardooga3718
    @khadardooga3718 3 ปีที่แล้ว

    Illaahy haku cafiyo wll

  • @ubahkediye1448
    @ubahkediye1448 3 ปีที่แล้ว

    Illahay subxanahu watacaalaa aragiisa ha u soo celiyo dhamaatood hooyadaana samir illahay haku irsaaqo aamiin wallalayaal qoyskaa hala caawiyo

  • @mohamadomar9227
    @mohamadomar9227 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha ku kaalmeeyo hooyadaa araga caruurteeda ha u soo celiyo incha allah

  • @Hornscope
    @Hornscope 3 ปีที่แล้ว +9

    Qur'anka in la baro xifdigiisa weeye iyo wax barasho kale, oo aan lagu mashquulin codka mobilka

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 3 ปีที่แล้ว +3

    Subxanallah allahu akbar 🥰🤲🤲

  • @MaxamedMuuse-u1i
    @MaxamedMuuse-u1i 6 หลายเดือนก่อน

    سبحان القدوس المطاع سبحان الله عدد ما دعا لله داع سبحان الله عدد ما صلى عبد وكبر سبحان الله عدد ما سأل دمع وغمر 😭😭

  • @nasradahir1250
    @nasradahir1250 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ilahay ha u soo celiyo indhihiisi macan

  • @nimcoali4487
    @nimcoali4487 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaah ilahay Haa barakeyo aragisana ilahay ha u so celiyo aaaamiin aaaamiin 😭😘❤️

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 ปีที่แล้ว +1

    Rabow araga u fur yaa rab Aamiin u soo duceeya

  • @abdulrazakbehi3071
    @abdulrazakbehi3071 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay dadka ha ku sakhiro ilaahay ubadka ha ku barakeeyo caafimaad taam ahna ha siiyo Amiin Amiin Amiin

  • @aliabdalla4467
    @aliabdalla4467 3 ปีที่แล้ว +1

    Illaahay Ha U Gargaaro. Aamiin.

  • @ayaancusman2020
    @ayaancusman2020 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah allah u soo celiyo maamada allah allah allah allah

  • @AbdiMoh797
    @AbdiMoh797 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha cafiyo

  • @deqaabdi7328
    @deqaabdi7328 3 ปีที่แล้ว +5

    manshall Allah

  • @DAALLO_CHANNEL_91
    @DAALLO_CHANNEL_91 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle aragiisa hawsoo celiyo aamiin

  • @khadiiradheman9208
    @khadiiradheman9208 ปีที่แล้ว +1

    Yan lagugu qoslin

  • @hodanali7453
    @hodanali7453 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha cafiiyo aamiin aamiin yaa rabi 😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdirammansamir8508
    @abdirammansamir8508 2 ปีที่แล้ว

    Subhanallah Allahu akbar

  • @AMO00165
    @AMO00165 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaa iga cimi badnayay ilahay amarkii rabbi ha caafiyo

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 3 ปีที่แล้ว +1

    maasha alaah udheh

  • @mohamedameen4439
    @mohamedameen4439 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle aragiisa ha u soo celiyo mamo, lkn bal gee meelaha qur, 'aan saarka laga yaa baa inuu jin araga ka daboolay ama kaga dhegan yahay sida dad badan lagu arkay oo 20sno ka badan araga naafo ka ahaa

  • @analovely6906
    @analovely6906 2 ปีที่แล้ว

    Subxaana allah

  • @abdulkadirshire5915
    @abdulkadirshire5915 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @yasminhuseen850
    @yasminhuseen850 3 ปีที่แล้ว +1

    ILLaahay nuurkisa hasoceliyo 🤲😭

  • @momtazabdezamadjama4505
    @momtazabdezamadjama4505 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah tabaraka Allah ❤

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 3 ปีที่แล้ว

    Asc wr wb walaal kadaaya erayga indhoolaha oo u badiya naafo mar mar ayay hooyadu leedàhay indhoole aragu waa qalbiga taarigul salaadka Allah caasiyay ayaa indhoole ah

  • @amalafnaan3928
    @amalafnaan3928 3 ปีที่แล้ว

    Subhannallah

  • @hodankhayre2871
    @hodankhayre2871 ปีที่แล้ว

    Ilaahayoow indhihiisa usooceli

  • @amuun9387
    @amuun9387 3 ปีที่แล้ว

    Walal wiilka quraan saar alle hakuucafiyo araga alle ha usoceliyo

  • @fathiahoussein1557
    @fathiahoussein1557 3 ปีที่แล้ว

    Allah haku caawiyo

  • @mansiontech1265
    @mansiontech1265 3 ปีที่แล้ว

    Msha allah ilahay ha u barakeeyo

  • @aliderie4978
    @aliderie4978 3 ปีที่แล้ว

    Allaahu Akbar allahayow araga ufur oo caafi isaga iyo intii islaama oo xanuunsan amiiiin yaa rabi

  • @halimafarah2430
    @halimafarah2430 3 ปีที่แล้ว

    Illahayow araga usoocali dhaman ilamaha insha allan illahayow caawi yaa rabi

  • @ayaancusman2020
    @ayaancusman2020 3 ปีที่แล้ว

    Subxanallah yaa rabbi allah naso hadayyo allahuma aamiin yaa allaah

  • @mutafeapdi856
    @mutafeapdi856 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaha hauwada cafiyo dhaman carurteda 3aad baaa

  • @hayaatibrahim2371
    @hayaatibrahim2371 3 ปีที่แล้ว +2

    Illahay amuurtisu badana subhnllah subhnllah

  • @fadumohassan2845
    @fadumohassan2845 3 ปีที่แล้ว

    Allah AKBAR Mansh Allah

  • @fahadkuuku3421
    @fahadkuuku3421 3 ปีที่แล้ว

    Micjiso mahaa ee waa naxariista alaah

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 3 ปีที่แล้ว

    SUBXAANALLAAH MASHA ALLAH MUUSE BIIXI MAXAA AAKHIRO SUGAYA

  • @fathiahoussein1557
    @fathiahoussein1557 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay caafimaad hasiiyo

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 3 ปีที่แล้ว +3

    Maskiin ilaahay aragiisa ha siiyo

  • @boyofficial3348
    @boyofficial3348 3 ปีที่แล้ว +3

    mucjisada sida fican waa la qarsadaa ee lama soo muujiyo

  • @لاالهالااللهمحمدرسولالله-ج1ج

    الله اكبر

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 3 ปีที่แล้ว

    Illaahay hasiiyo nuurka qaaliga ah ee indhaha rabbiga amarkiisu kun fayakuun uu yahay umadana how sakhiro

  • @jamuriyadabarakaysan1858
    @jamuriyadabarakaysan1858 3 ปีที่แล้ว

    Massa'allah subhanallah ilahayow cafimaad sii

  • @foozia426
    @foozia426 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah

  • @mariyamaxamed7324
    @mariyamaxamed7324 7 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah❤😢😢😢

  • @nihamcilmi5301
    @nihamcilmi5301 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha usoo celeyo indhihiisa😱🥺🥺🥺

  • @hamse3021
    @hamse3021 3 ปีที่แล้ว +3

    Subxaanallah❤

  • @ifraxmaxmed2354
    @ifraxmaxmed2354 3 ปีที่แล้ว

    Alaahu akbar

  • @guuleedkhadar8232
    @guuleedkhadar8232 3 ปีที่แล้ว +1

    Cajiib ilaahay waxba kamuu qarin wlli ilahow aragti sii maskiinka

  • @abokorabdi6364
    @abokorabdi6364 2 ปีที่แล้ว

    سبحان الله

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 3 ปีที่แล้ว

    Ilaah ayaa awoodleh yaarabi ka dulqaad caruurta .

  • @gulledabdi1221
    @gulledabdi1221 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilaah ha daayo

  • @nuraali7610
    @nuraali7610 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @geeleweyd3561
    @geeleweyd3561 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah waa hibo allaah siiyey ee kula dadaala quraanka

  • @umuzakariyaofficially5386
    @umuzakariyaofficially5386 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah ilaah habarakayo

  • @kamaalahmed9988
    @kamaalahmed9988 3 ปีที่แล้ว

    Allah hakuu caafiyo

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 3 ปีที่แล้ว +3

    Wiil masaari ah ayaa jira aayad walba beejkeeduu garanayaa

  • @CabdiJaamac-d6m
    @CabdiJaamac-d6m 6 หลายเดือนก่อน

    Allow u gargaar

  • @abdullahimohamed9828
    @abdullahimohamed9828 3 ปีที่แล้ว

    MashaAllah Alahu Akbar

  • @mmimmi2289
    @mmimmi2289 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahayow adiga awoodle aragoda u sooceli dhmntod dadkana u sikhir siay caawimad ugusiiyan xladas dhaqaale

  • @mahamedjamaal1110
    @mahamedjamaal1110 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah

  • @xasanclaahi1564
    @xasanclaahi1564 3 ปีที่แล้ว +1

    ilaaha,aragiisu,ha,usoo,celiyo

  • @abdulrahmanyare2402
    @abdulrahmanyare2402 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle haw fududeeyo hooyada dhubaataysan, video gan hada wxa daawaday 47 kun oo qof hadi uu qof walbaaba 1$ udiro waa 47kun waa lacag waxbadan uqaban lahayd, plz qof walawba waxd hayso ku caawi hays odhan way yartay .

  • @namelos2963
    @namelos2963 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahow caafimaad sii 🙏🙏

  • @CaynaasheCabdicasiis
    @CaynaasheCabdicasiis 3 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar

  • @moseskaahin8631
    @moseskaahin8631 3 ปีที่แล้ว +1

    Degdeg wax ha loogu qabto, c/maalik coldoon u yaboole gargaarista caruurtsn

  • @foozia426
    @foozia426 3 ปีที่แล้ว +1

    Wiilka yar hala saacido

  • @malisaahmet6680
    @malisaahmet6680 3 ปีที่แล้ว

    Illahay araga haw soo celiyo🤲🤲

  • @shukridool3903
    @shukridool3903 3 ปีที่แล้ว

    Mucjiso yaan la orane wiilka Yar wax bara oo caawiya.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 ปีที่แล้ว

    Ha la soo caawiyo

  • @samawadamuse7467
    @samawadamuse7467 3 ปีที่แล้ว

    ilaahay hawsoo ciliyo aragiisa c.xakiin iyo walaaladiiba wax bay laqabaan ilaahay haw gargaaro

  • @xasanclaahi1564
    @xasanclaahi1564 3 ปีที่แล้ว

    illaahoow,adaa,Awood,leh,illaahoow,ilmahaa,yar,awoodaada,,,amarkaaga,aragiisa,ugu,soo,,,,,OO,u,gargaar,,

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 3 ปีที่แล้ว +1

    ♥️❤️💕💕💕♥️

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah ilaa hiyow cafi

  • @farxiyamohmed7744
    @farxiyamohmed7744 3 ปีที่แล้ว

    Allahu akabar

  • @khadijasamater7211
    @khadijasamater7211 3 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar❤

  • @qaduurabinuqaduur2704
    @qaduurabinuqaduur2704 3 ปีที่แล้ว +1

    Automatically Wife, This is Amazing How to Feeling Mobile Rhythm Number.... Allaah Great every Thing

    • @maxamedkaamil4566
      @maxamedkaamil4566 3 ปีที่แล้ว +1

      Yaa allaah indha hiisa u iftiimi adi oo kaliya ayaa awood ule aaamiiin yaa allaah

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 3 ปีที่แล้ว

    Maxa waye wax yar o kofayad yar cml ah bibibayo

  • @Dr.MohamedHassan1
    @Dr.MohamedHassan1 3 ปีที่แล้ว

    asalamau calaykum walaalay please number iyo informationka familita iso dira

  • @rudwaan
    @rudwaan 3 ปีที่แล้ว

    Illahay indhaha ha so celiyo

  • @cabdiwaduud8467
    @cabdiwaduud8467 3 ปีที่แล้ว

    ASC/Somalidu hataa Saxaafadu Mama fahmaan Erayada ah
    1/Mucjiso Alle Siiyo Ambiyada balse Cid Kale Lasiin ilaa Nabi illahay Mooyaana,
    2/qawaarul Cadaad la Siiyo Awliyada illaahay Si Loogu Cadeeyo inay yihiin Kuwo Alle Ku Karaameeyey inuu illaahay u Marag yahay inuu illaahay doortay dadkana ugu CIbaaro qaataan Xaq Nimadiisa uu dadka Wacdi iyo Waciid gaarsiinayaan,
    3/Muuminiinta iyo Cidu Alle La Maago inuu Shay ku fadilo u Saqiro Aqonn Ama fahan Ama odoros qiyaaso uu Alle Waafajiyo Wuxu Carabka ka sheego, Waxa la Dhahaa Karaamo ilhaamid Saqiraad, ee Maahan Mucjiso Mar kali ah dhacday Nooceeda oo kale dib usoo Celin Alle ilaa Nooc hory loo Arag Mooyaane

  • @abdiwahabjama6147
    @abdiwahabjama6147 3 ปีที่แล้ว

    Ilahow uso celi aragiisa aadaa awood u lehee