Mahadsanid siyaasi ruug cadaa Caddami, hore ayaan u soconaynaa insha'aAllaah. Dadka iska dhigaya inay na waaninayaan ee CBB da ah waxaan leeyahay tiina hoos u eega, Somaliland duco iyo habaartoona idiin kama baahana ee. Jaaw nabad galyo.
ader allah swt aya na aqonsaday wala maraykan wala cid kale ugama bahnin aqonsi marka dalkan jamuriyada barakaysane somaliland allah swt aya kor u qaday cidina hos noma dhigi karto waligedna jamuriyada barakaysan somaliland ku fadhisan mayso mel meqamka allah swt siyay hos logu dhigayo
maraykan iyo cid waliba manta iyada aya u bahan jamuriyada barakaysane somaliland markay arken inay ku fashilmen isku daygi ay donayen inay somaliland ku wiqan u fashilmay e ay albabadi iska so wada xidhen ayay somaliland u yimaden so dhawada ayanu lenbahay lakinse idinka socon mayso hadad la timadan waxad is ledihin danaha iyo meqamka ama sharafta somaliland ku dhawaca sababto dalkan somaliland cidna abal uguma hayo cid an ahayn allah swt wanaga iyo nabada ay haysato inta allah swt ka sokeysana dadkeda iyo dawladidhi dalkan barakaysan so hogaminayay ila manta
ader madaxweyne cigal allah swt ha unaxariste aya waxad shegayso ka diday qramada midobay wanu ku saxsana sababto ah adunka ama ka muqo ama ka maqnow lakinse kursi ayan ku fashisanaya anan cod ku lahayn onana ka ha hadli karin waxasi waa waxa bahdilay qarada africa da labad jamuriyada barakaysane somaliland uma bahna umana gajonayso kursi qaramada midobay o qar badan o ku fadhiyaba way ku bahdilan yihin kamana muqdan sida darted anago allah swt kor noqoday o isagu na citirafay o iftinka iyo nurka manta anu kaga dhex muqano gees africa iyo melo kalo badan o adunka ka mida u na siyay waa dambi iyo gef allah swt anu ka galayno hadanu fadhisano kursi maqal sara cidna ka yeli mayno
"Show me the meaning of forever and together WE rise, if it would help our SOMALILAND grow, then together WE die... But America don't fuck and blame US .. Why- question my love its so easy to see.. without SOMALILAND.. All we left with is shadow of US.. WORD .
based on reading the contract, the idea of American getting involved with us, makes me uncomfortable I mean what does semi- autonomous region mean for us!!! Because there’s a degree on the level we will be able to govern ourselves right?!? And why is there so much of Americans interest and nothing for Somaliland!! If the asking for a lot then we can ask for the same!!!!!! And wasn’t they against the idea of Somaliland what changes, I hope they don’t sign.....
Sidaasa Wax Loo Qiimeyaa Lama Yidhahdauun, Waftiga Marsykanka Ee SL Yimi, wax Aliyaale Waxa SL Jooga Waxay moodayaan Dalxiis ! Dadka Iska Daayoo Reyah SL Ayaa Garanaaaya Waftigu Waxa U Usocday. Ku dar Waliba Oo ha Iloobin Inaay Kuwa Guurtida Laga Dhigay Talo Siiyen Oo Aay ku Yidhahdeen, Waar Shaqasta Oo Rebeshka Daaya Oo Mar Danbena Ha Buuqin.hhhhhhhh
Kkjkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Waar waad riyoonaysaa maalin cad Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Soomaaliya ayaaba ku fariisaneysa 2025 kursiga ammaanka ee 15 dawladood ee awooda badan aniguna waxaad leedahay soomaaliya ayaa ayada la maamulayaa
Waa ixtiraamaya shacabka Isaaqa waxa gaar u rabaan lakin waa Nasiib xumo nin noloshi ku xidhay burburka walaalkii Muslim ah. Somaliland qoys gaar ahi ma laha adduunkuna waa ogyahay. War shacabka beenta ha laga daayo. Idinka waa Maraykanka, anagu waxa nala jira Allah wayn oo waaxidka ah.
Mahadsanid siyaasi ruug cadaa Caddami, hore ayaan u soconaynaa insha'aAllaah. Dadka iska dhigaya inay na waaninayaan ee CBB da ah waxaan leeyahay tiina hoos u eega, Somaliland duco iyo habaartoona idiin kama baahana ee. Jaaw nabad galyo.
masha allah guul iyo gobanimo somaliland
Maasha allaah 😍 😍 ilaahay ha barakeyo somaliland guul iyo gobonimo somaliland aloiw dhoowr somaliland iyo shacabka ba
Mansha Alaah guul guul guul Somaliland💗👄💝💔💋💞❤💙💖💜💛💚👍👏👏👏👏👍👍👍👍💪💪💪💪💪💪
Maansha allah ilaahey haka dhigo waa la sugaayey waana gaadhney waqtigii waxaanu leenahay (galadaanu sugeyniyo waqtigii waakaa noo yimid) somaliland cidna kama baryeyso iney ka muuqato fagaarayaasha siyaasada ee aduunka waayo somaliland baa caalamku hamuun iyo rajo ka qabaa inuu xidhiidh dhinac walba ah la yeesho taasina waxey ku tuseysaa in allaha weyni noo karaameyey kolkaa wixii ciyaayaba ha iska ciyaane gido iyo dibadba loo joojin maayo kuwa gudaha waxaanu leenahay waar yaanu la idinka tagine dadkiina somaliland dhinac ka raaca somaliland guul forever insha allah allaahumaa aamiin
ader allah swt aya na aqonsaday wala maraykan wala cid kale ugama bahnin aqonsi marka dalkan jamuriyada barakaysane somaliland allah swt aya kor u qaday cidina hos noma dhigi karto waligedna jamuriyada barakaysan somaliland ku fadhisan mayso mel meqamka allah swt siyay hos logu dhigayo
Absolutely you're 💯 right ilhayow noo xifti juhmuriyada barakaysan ee somalilan.
@@fardusaw9688amiin inader adbanad u mahadsan tahay
maraykan iyo cid waliba manta iyada aya u bahan jamuriyada barakaysane somaliland markay arken inay ku fashilmen isku daygi ay donayen inay somaliland ku wiqan u fashilmay e ay albabadi iska so wada xidhen ayay somaliland u yimaden so dhawada ayanu lenbahay lakinse idinka socon mayso hadad la timadan waxad is ledihin danaha iyo meqamka ama sharafta somaliland ku dhawaca sababto dalkan somaliland cidna abal uguma hayo cid an ahayn allah swt wanaga iyo nabada ay haysato inta allah swt ka sokeysana dadkeda iyo dawladidhi dalkan barakaysan so hogaminayay ila manta
Viva somaliland ❤️💪🏻👍🏼❤️💪🏻💪🏻💪🏻❤️👍🏼💪🏻
Maashaa Allaah, jir oo noo joog Md Cabdale Warsame 🙏✌️💪🌷
@@JamaTarabi salaan sare suldan 👍🏼 guul ayan kugu ogahay caaqil
Mansha alaahu khayir alahakadhigo
Mansha alaah ilaahayoow nimcada iyo nabadaba u siyaadi
Illaahow haydilin ee Aanxaadir Ka’ahaado Maalintaas Aamiin ☝🏾
Ilaahayoow Itiraafkayaga Noosodedeji 🤲🏾
Mansha Allah allaw oo rumee
Mansha alaah guul guul guul somaliland 💚🤍❤️ 💚🤍❤️💪🧠💪👏👏👏👎👎👎🫶🫶
Guul somaliland
Ilaahay baa mahadleh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah jamhuriyada Somaliland
Cidii wax iska dhigata ayuunbaa wax noqota
Long live My Somaliland
Somaliland guuuuuuuul insha Allah 💚🤍♥️
Its only a matter of time 🕐🕐🕐🕐🕐⏳⏳⏳⏳⏳⏳⏰⏰
Tik Tak Tik Tak ⏱than all the sudden rings ⏰ Allahu Akbar 🧿
Illahbaynu Saaxiiblanahay isagaana Meel inaga Irsiqay Alhamdulillah
SAAXIIBKA MARAYKANKA WAXA KA WEYN KA ILAAHAY OO AY SOMALILAND AAMIINTAY CALANKEEDANA KU DHIGATAY TAWXIIDA
maashalah
Adeer goob joogee oo sawir ah iyo waxaa aad wafdiga Maraykan maqashiinayso joojii ! Somalilaand wax ka hooseeya kursigeedii ay haysatey 1960 dooni mayso. Jiritaanka Fashilay waa in uu kursigeeda uu xaqdarada ugu fadhiyo uga kacaa !!!
Somalia raallimajatahay
cadami alaha ha kudhawro aakhiro iyo aduunkaba
Wixii inoosii kordhaaba waa horumar iyo wanaag. Taasiba waa guul, hadii aynaan dib u dhacayn. Maantaba wafdigii ugu balaadhnaa ee ugu mudnaa ayaa Somailaand caanamaal ka badan jooga. Shalay waxay ahayd mid aan suuragal ahayn. Berito ka sii fiican. Dulqaadku waa furaha farajka ayay Carabtu tidhaahdaa. Runtiina hadaynaan dulqaadan maanta umaynu joogneen. Xakuumada iyo dawladu sida ugu saraysa ee maanta aynu Maraykan uga faa'idaysan lahayn ha dejiso. Shuruud aynaan marka dambe isku qabsan oo dhul iyo diin iyo dhaqan waafaqsan aynu la galno
Somalilaand ha noolaato ! Somalilaand huruusoco !
ader madaxweyne cigal allah swt ha unaxariste aya waxad shegayso ka diday qramada midobay wanu ku saxsana sababto ah adunka ama ka muqo ama ka maqnow lakinse kursi ayan ku fashisanaya anan cod ku lahayn onana ka ha hadli karin waxasi waa waxa bahdilay qarada africa da labad jamuriyada barakaysane somaliland uma bahna umana gajonayso kursi qaramada midobay o qar badan o ku fadhiyaba way ku bahdilan yihin kamana muqdan sida darted anago allah swt kor noqoday o isagu na citirafay o iftinka iyo nurka manta anu kaga dhex muqano gees africa iyo melo kalo badan o adunka ka mida u na siyay waa dambi iyo gef allah swt anu ka galayno hadanu fadhisano kursi maqal sara cidna ka yeli mayno
Manta marakanka ayaa bahii badan , somaliland markey dekada berbera laga dhigey mid casriya iyo madarka berbera ee cusub ee casriya waxa somaliland kaa dhigtey quwada gobolka geeska afrika kuu taala. Shinaha iyo marakanka labaduba wey uu bahan yihin sii ooga.
"Show me the meaning of forever and together WE rise, if it would help our SOMALILAND grow, then together WE die...
But America don't fuck and blame US ..
Why- question my love its so easy to see.. without SOMALILAND..
All we left with is shadow of US.. WORD .
based on reading the contract, the idea of American getting involved with us, makes me uncomfortable I mean what does semi- autonomous region mean for us!!! Because there’s a degree on the level we will be able to govern ourselves right?!? And why is there so much of Americans interest and nothing for Somaliland!! If the asking for a lot then we can ask for the same!!!!!! And wasn’t they against the idea of Somaliland what changes, I hope they don’t sign.....
Mshllh
👍
Dalkeena barakaysani waxa uu ku yaalaa marin istiraatiiji ah sidaa awgeed waa in dawlada Somaliland ka faa'iidaysataa tartanja ka dhexeeya quwadaha aduunka si aynu maalgalin iyo aqoonsiba uga helno beesha caalamka.
De facto Estate sow hadeer ma nihin? Sow ma ahayn in somaliland u guurto judiciary Estate.
Meesha Ciyaar Ha Moodin.
Ragbaa Degan Bidaarsystsy Foodlayeye.
kanaxaw naftawa
s/land wa inay xidhiidh diplomace la yaalata israel assp
Horuusocosomaliland
Ok that is Rigth som land its
Shaxabka reer somalilan kufaar uma baahna hanoo xayaysiin fadlan gaalo
☮️&💜
Reer aan rabay roob maygu eryey
Maraykan sumcaduu aduunka kulahaa 90% hoosbay udhacdee dalalka deriska inooh ah haynala colaysiinina hadiikale wax aqoonsi kayar hakayeelina hadiikale cidla dhexe ayaynu kulumi
Daahir jimcaale dhegataag.
1.0. Waxan dhahayaa aqoonsiga dawladda mareykanku haddaanay bixineynin aqoonsiga buuxa loogama baahna waxan aad sheegeyso.
2.0. Aqoonsiga buuxa haddaysan bixineyn wax kalleeto oo looga baahanyahay ma jirto.
3.0. Saldhigga berbera marnaba lama siin karayo dawladda mareykanka.
4.0. Waayo waxay doonayaan inay ka weeraan xuutiyiinta xidhay baabul mandab.
5.0. Arrintan weerarka xuutiyiinta waxaba ka diiday dawladda djibouti inuu mareykanku ka weeraro saldhigga ciidamada mareykanka.
6.0. Sababta ay uga diiday waxay tahay inay dekeddaha djibouti masaafo yar u jiraan baabul mandab ay xidheen xuutiyiintu.
7.0. Haddii laga weeraro djibouti gudaheedda dhamnaan dekedaha iyo saldhigyada ciidamada shisheeyuhu waxay noqonayaan digada iyo dambaska.
8.0. Dekedda berbera haddii laga duqeeyo xutiyiinta waxay dekeddu nowoneysaa miday digada iyo dambaska ka dhigaan xuutiyiintu.
9.0. Xuutiyiintu waxay difaacayaan falastiniyiinta oo dawladda yuhuuddu xasuuqday.
10.0. Haddaba aqoonsiga dhiman eed shergeyso mudane cadami yaa kuu soo dhiibay?
11.0. Dawladda somaliland uma baahna aqoonsiga dhiman eed sheegeyso.
12.0. Xattaa aqoonsiga buuxa ee dawladda mareykanku maaha mid loo baahan yahay.
13.0. Waxa lagu jiraa dagaalka marinka murugada ee baabul mandab.
14.0. Somaliland uma baahna aqoonsiga dhiman eed sheegeyso xattaa aqoonsiga buuxa yaan looga baahneyn cidnaba.
15.0. Csbdillaahi suldaan timacadde wuxuu dhahay:
A). Manfac aan la cunin baa jira oo mawdka kuu side e#
B). Mareykan iyo waa key baxshaan dawladaha NATO#
C). Mogaabada hashaadaa ka roon may dhannaane kale e#
D). Qaadhaan lagu soo guro oo gacan shisheeye ka yimaadda gaajo bixin waaye#
E).Garwaaq-saadaay geel iyo lo' baan leenahay iyo gaabanow adhiye#
Somali hada la baran maayo tawaxiidka alle cidna lagamaxigo siyaasad beena baad ka sheekay saan
AFAR DAL OO JAMHURIYADA SOMALILAND XAD LA LEEDAHAY SADEX BAA DAGAAL KA SOCDAA ETHOPIA YAMAN IYO SOMALIYA WAXAA BED QABTA OO QUDHA DJABUTI
Mr cadami wale sii fcn ayuu uu fahfaahiyey
Sidaasa Wax Loo Qiimeyaa Lama Yidhahdauun, Waftiga Marsykanka Ee SL Yimi, wax Aliyaale Waxa SL Jooga Waxay moodayaan Dalxiis !
Dadka Iska Daayoo Reyah SL Ayaa Garanaaaya Waftigu Waxa U Usocday.
Ku dar Waliba Oo ha Iloobin Inaay Kuwa Guurtida Laga Dhigay Talo Siiyen Oo Aay ku Yidhahdeen, Waar Shaqasta Oo Rebeshka Daaya Oo Mar Danbena Ha Buuqin.hhhhhhhh
Waar reer galbedku wuusii dumayaaye medlemsantal inooraadiyo oo dimuqaradiyada aad sheegasaana waa wax lid ku ah diintee afkakadhawra
Guul iyo gobannimo
Mee kursigi
Ha dugi waayin wll
Kkjkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Waar waad riyoonaysaa maalin cad
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Soomaaliya ayaaba ku fariisaneysa 2025 kursiga ammaanka ee 15 dawladood ee awooda badan aniguna waxaad leedahay soomaaliya ayaa ayada la maamulayaa
Dadka beenta Ka daaya
Waa ixtiraamaya shacabka Isaaqa waxa gaar u rabaan lakin waa Nasiib xumo nin noloshi ku xidhay burburka walaalkii Muslim ah. Somaliland qoys gaar ahi ma laha adduunkuna waa ogyahay. War shacabka beenta ha laga daayo.
Idinka waa Maraykanka, anagu waxa nala jira Allah wayn oo waaxidka ah.
somalia talyaanigu gumaysan jiray waa qaran fashilmay. dalkiina hagaajista oo iska daaya lugooyada farahana kalabaxa dowladaha deriska sida Kenya iyo jamuhuriyada somaliland iyo Ethiopia