Khatarta Jinka iyo Sixirka || Q.6aad || Sh.Muxammad S.Ismaaciil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔

ความคิดเห็น • 55

  • @sakariyekhadar4646
    @sakariyekhadar4646 5 ปีที่แล้ว +29

    Cilmi badana waan ka faaidnay aniga iyo awoowgay baa si toosa ula socda mansha allah

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 3 ปีที่แล้ว +4

    Aad baan uga danqaday runtii dhacdadaa uula kulmay sheekhu Ee inantaa jinku gubay ku saabsan haday dhimatay iyo hadii Aad nooshahay labada jeerba ilaahay ha u naxariisto.
    Alle ha barakeeyo sheekh maxamed sheekh ismaaciil sheekh xasan

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 5 ปีที่แล้ว +5

    sheekh muxamed ismaciil ilaahay miisaanka xasanadka ha ugudaro muxaadiradasi qiimaha leh

  • @eveibrahim6673
    @eveibrahim6673 5 ปีที่แล้ว +4

    Subhana Allah! Allah hanaga badbadiyo Allahuma amiin, Allahuma amiin, Allahuma amiin

  • @hasanabiibesse7701
    @hasanabiibesse7701 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha alaah sh maxamed ismaciil Rabi ha ku xafido alaahuma aamiin

  • @ilhaanmamed4433
    @ilhaanmamed4433 5 ปีที่แล้ว +4

    Allaha ku barakeeyo wax bandan baan kaa fa,iidnay oo nagajaahil bixisay mansha allah sheikh mohammed

  • @hakimamohamed3329
    @hakimamohamed3329 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha.allaah sheikh allaha ku barrakeyo sheikh

  • @hassanyare9186
    @hassanyare9186 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah jazakalahu kheer shikh iyo alxuseniya

  • @soulehassan
    @soulehassan 5 ปีที่แล้ว +4

    Sheekh adoo raali ah, jinkaba waxa ka daran, dadka la arkayee soomaaliyeed qabyaaladaystaa ! Qabyaalada dadka ka waa niya haddaad tihiin kuwo naftooda iyo qoomkooda ka badbaadinaya Cadhada Allaah . ALLAAH ha inoo Naxariisto.

    • @____Cumar____
      @____Cumar____ 3 ปีที่แล้ว

      Dhagihii waansan ayuun baa waansan wll xumaanta ay qabyaaladu leedahayna shareecada iyo diintuba waa ka hadleen allena quraankiisa waa ku cadeeyey

  • @ifraaxcabdiraxman868
    @ifraaxcabdiraxman868 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah sheekh maxamed ismacil jasakallahu khayran

  • @dhugashoofficial4514
    @dhugashoofficial4514 5 ปีที่แล้ว +4

    Mnsha allah khasaka lahu khayr

  • @axmedadan4546
    @axmedadan4546 5 ปีที่แล้ว +4

    jazaakumulaahu khayran wa jazaa

  • @aminkafi9785
    @aminkafi9785 5 ปีที่แล้ว +4

    Allah ha inagu Anfaco.
    Alxusayni.Islamic.Stereo Jazakumullah
    Kheyr.

  • @Sehamyousuf
    @Sehamyousuf 3 ปีที่แล้ว +3

    40:49 hhh bagay u siisay saga wan naxsanaa wllhi
    إنقلب السحر على الساحر😍

  • @abdishakuurmalla1018
    @abdishakuurmalla1018 3 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah sheekh

  • @foosiyaali3399
    @foosiyaali3399 5 ปีที่แล้ว +5

    masha allah tabarakaraxman ilahay haku barakeyo cimriga cilmiga iyo caqliga ba

  • @abshircalinorcali3070
    @abshircalinorcali3070 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Jasaka Allah

  • @abdifatah790
    @abdifatah790 3 ปีที่แล้ว +1

    calaamadaha isha sheekhu xaguu ku sheegay bal iiso sheega walalayal qeybta uu kushegay

  • @abdilahinor7414
    @abdilahinor7414 5 ปีที่แล้ว +4

    Jazakalah khayr shiekh maxamed ismacik

  • @sakariyekhadar4646
    @sakariyekhadar4646 5 ปีที่แล้ว +6

    Si fiican baan ula socda barnaamijkan taxanaha ah

  • @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512
    @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaha

  • @zubeirmohamed8551
    @zubeirmohamed8551 4 ปีที่แล้ว +5

    May Allah increase ur rank sheikh Mohamed Ismail❤️

  • @FarxaanYuusuf-pc8te
    @FarxaanYuusuf-pc8te 10 หลายเดือนก่อน

    مرحبا بك يا شيخنا الفاضل

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 5 ปีที่แล้ว +4

    alxuseyn mahadsiniid

  • @gulleddjofficial9576
    @gulleddjofficial9576 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah

  • @Darajo44
    @Darajo44 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah

  • @mrkekeofficial5651
    @mrkekeofficial5651 5 ปีที่แล้ว +4

    masha allah ✔

  • @hapigril2913
    @hapigril2913 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa alalaah

  • @aminkafi9785
    @aminkafi9785 5 ปีที่แล้ว +8

    انقلب السحر علي الساحر
    ما شاء الله

  • @abdilahinor7414
    @abdilahinor7414 5 ปีที่แล้ว +3

    Sidokale Alxuseyn steerio wadmahadsan tihiin

  • @Muniira_sh_maxamed
    @Muniira_sh_maxamed ปีที่แล้ว

    Shiiqa lmbrkiis yan ka hela wllylow
    Shkrn

  • @aydurusali802
    @aydurusali802 ปีที่แล้ว

    Waasax

  • @rakbah.c
    @rakbah.c 4 ปีที่แล้ว +2

    ninkaa dameerta aad baaan ula yaabay walaahi dee dameertu waxay doonaysay inuu dameer unoqdo waa layaab inqalaba sixru calaa saaxir

  • @abdilahinor7414
    @abdilahinor7414 5 ปีที่แล้ว +4

    Alxusayn sterio waxan idinka codsanayaa nashiidada hordhaca linki ahaan nooogu soo sheer gareeya qaybta description ka

    • @aminkafi9785
      @aminkafi9785 5 ปีที่แล้ว

      abdilahi nor
      th-cam.com/video/JjSDd1KL-HU/w-d-xo.html

  • @yahyedahir8718
    @yahyedahir8718 5 ปีที่แล้ว +6

    nashidada kuso galeyso u bahnay qabke lagu hela alxuseyn idinko mahadsan

  • @hamsemohammedali110
    @hamsemohammedali110 3 ปีที่แล้ว +1

    Inuu jinku wax dureeyo maxaa looga jeeda somebody answer me please !!??

  • @dagan3004
    @dagan3004 5 ปีที่แล้ว +4

    wanba sugi waysanay
    jazakallahu khayr

    • @aminkafi9785
      @aminkafi9785 5 ปีที่แล้ว +1

      Asmo Allah ka cabso geeridada ka hor
      Runtaa wl.
      Allah ha inagu Anfaco Cilmigan.

    • @dagan3004
      @dagan3004 5 ปีที่แล้ว

      Allahuma aamiin aamiin

  • @adayabeeyadayabeey4943
    @adayabeeyadayabeey4943 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaro