Khatarta Jinka iyo Sixirka || Q.17aad || Sh.Muxammad Sh.Ismaaciil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • Fadlan hadaad nagu cusubtay SUBSCRIBE saar si aad u noqoto qofka u horreeya ka faaidaysta┇►www.youtube.co....

ความคิดเห็น • 24

  • @rashiidisack2844
    @rashiidisack2844 3 ปีที่แล้ว +7

    Sheekhan wa sheekhi ugu horeyay e quraan ibara harta sheekha muxadarooyinkani wa kuwii hore e wax cusub o jinka kusabsan mahayaa sheekh halmar Canada naguso booqo

    • @thealphaman
      @thealphaman 3 ปีที่แล้ว +1

      Wax badan ayaan ka faaiiday Muxaadarooyinkan
      1 baan ka soo bilaabay ilaa iyo hadda oo 17 la marayo.
      Adigu haddii aad hore u aragtay annaga ayaa faaiidooyin badani noogu jiraan

    • @thealphaman
      @thealphaman 3 ปีที่แล้ว

      Gaar ahaan isha iyo sida la isaga ilaaliyo oo soconaysa 7 ilaa 11

  • @abwaanmaxamedxaamudnuur7431
    @abwaanmaxamedxaamudnuur7431 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll ku saliya nebi maxamed scw

  • @ayanlealpha998
    @ayanlealpha998 3 ปีที่แล้ว +2

    Manshalah ilahey ajir iyo xasaanad kasiyo

  • @abshircalinorcali3070
    @abshircalinorcali3070 3 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah shukran in badan ayan sugeyney

  • @siaali5440
    @siaali5440 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay ha kaa jasaai siiyo wax badan bn kaa faaiidney

  • @maryamali5779
    @maryamali5779 ปีที่แล้ว +1

    ❤😊

  • @omarabdullahi6989
    @omarabdullahi6989 3 ปีที่แล้ว +1

    جز ا كم الله خير الجزا

  • @nuuraahmed1459
    @nuuraahmed1459 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allah

  • @abdullahihassan4776
    @abdullahihassan4776 3 ปีที่แล้ว +6

    Wll muuqaalka qaybta playlist-ga soogeliya si casharku isugu xidhmo

  • @AlnasiixaDiinteena
    @AlnasiixaDiinteena 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah my dear brother we can say keep going

  • @purhaanxbf8496
    @purhaanxbf8496 3 ปีที่แล้ว +2

    Maktabada alxuseyni fadlan muuqaalada nosoo dadajiyaa editing ayaad kusoo daahisaane

  • @omarabukar8629
    @omarabukar8629 2 ปีที่แล้ว

    As sheikh; Jinku sidee buu u eg yahay?

  • @Lasoco
    @Lasoco 3 ปีที่แล้ว +3

    ✨🎇🎆
    Bishaaro bishaaro
    Kan waa kanaalkii ugu horeeyay ee barashada kicinta Quraanka kariimka ah oo aan TH-cam xayeysiintiisa laheynin. Subscribe dheh si aad uga faa'iidid adiga iyo caruurtaada.
    Ka faa'iideysi wacan

  • @haruusehussein2362
    @haruusehussein2362 2 ปีที่แล้ว

    Lp

  • @dalmar8431
    @dalmar8431 2 ปีที่แล้ว

    WAABAD SHEEGAYSAA INAY MAGACA ILAAHAY IS DABA MARINAYAAN SAAXIRIINTU SI U BAHDILAAN,AMA MACNA QALDANI UU UGA SOO BOXO. HADABA MAXAAD ADIGU ISU DABA MARISAY MARKAAD KU QORAYSAY SABUURADA