Khatarta Jinka iyo Sixirka Q5aad Sh.Maxamed Sh.Ismaaciil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 28

  • @hiisjama722
    @hiisjama722 4 ปีที่แล้ว +2

    Manshaa Allah sheikh Mahamed sheikh Ismaciiiiil Ale hakasiyo ajar iyo xasanaad Sifican buu u sharaxeey

  • @war-maaxmediacompany6016
    @war-maaxmediacompany6016 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله جزاك الله خيرا

  • @ahmedjama9022
    @ahmedjama9022 5 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah
    Sh maxamed sh ismaciil
    Alle miizaanka wanaagyadaada hakuu daro
    جزاك الله خيرا

  • @laylaabdi6039
    @laylaabdi6039 5 ปีที่แล้ว +6

    sheekh jasaakalaa kheyr sheekh ii ilaahay darrii iigu soo ducee aniga iyo faamilkaygaba xanuunkaa sixirkana nalu sheegay in uu ilaahay naga daweeyo

    • @yaxyeyaxye8314
      @yaxyeyaxye8314 5 ปีที่แล้ว

      Layla Abdi wll ilahay ha ka daweeyo isaga ayaa awood lehe
      Wxn haya hal geed oo jinka iyo sixirka hilifaha u qaadaya dad badanna ilahay kaga ka xeeyey marka wad ila so xidhiidhi karta haddi aad awoodo insh.
      {063-4827284}

    • @yusufelmi9121
      @yusufelmi9121 5 ปีที่แล้ว +1

      Yaxye Yaxye, walaal sixirka quraanka ilaahay baa ka adag oo lagu daaweeyaaye iska hubi wax geeda sheegaya lama arage , geedaha waxaa laga sameeyaa daawada caadiga ah oo xanuunada maadiga lagu daaweeyo.

  • @maxamedjaamac7078
    @maxamedjaamac7078 4 ปีที่แล้ว +2

    Kheyr allah ha kusiiyo

  • @eprahemqalib8478
    @eprahemqalib8478 5 ปีที่แล้ว +3

    Jazakallahu Shaikh

  • @CM-xs7xt
    @CM-xs7xt 5 ปีที่แล้ว +4

    Maasha alaah shiiq cilmi gaada ilaahey ha kuu barakeeyo wax badan ayaan kaa faaiiday oo aan jaahil ka ahaa hada waxaan marayaa qeeybtii 5 shanaad

  • @bashirabdullahi4374
    @bashirabdullahi4374 5 ปีที่แล้ว +1

    MANSHA ALLAH TABAARKA ALLAH SH MAXAMED SH ISMAACIIL SH XASAN

  • @leilamohamed7410
    @leilamohamed7410 5 ปีที่แล้ว +4

    MashaAllah MashaAllahhhh. Sheikh allah hakuziyadiyo oqonta

  • @xamzaabuukar5500
    @xamzaabuukar5500 3 ปีที่แล้ว

    JazaakalAhu kheeraan

  • @seynab5
    @seynab5 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaah jazakallaah

  • @kafiaahmed3724
    @kafiaahmed3724 5 ปีที่แล้ว +2

    Maanshaa Allaah aad baan ulasocdaa Allaah haydinka ajarsiiyo sheeq Maxamed iyo Inta soo diyaarisayba Asc.

  • @ridwaanboqorahmed4374
    @ridwaanboqorahmed4374 5 ปีที่แล้ว +3

    maasha allaah maasha allaah sh maxamed sh ismaciil
    casharadan uu dadka kaga jaahil saarayo aad iyo aad ayey u wanaag san yihiin
    alle ha kaa jasaa id siiyo dadkana ku wii laqalday iyaga oo aan wax aqoon ah lahayn
    ha ka faa idaysto kuweena kalana ha iska ilaaliyo wixii uu alle kaga fogaanayo ee ah
    duruustaas intaas ooo dhan soo socotey

  • @redwaanacadey8933
    @redwaanacadey8933 5 ปีที่แล้ว +3

    Jasaklah kheyraa waxan sugaya mida xiga insha allah

  • @aliwaceys216
    @aliwaceys216 5 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا

  • @sahrabashe5564
    @sahrabashe5564 5 ปีที่แล้ว +2

    Jaskallah khayr

  • @freeworldfreelife2506
    @freeworldfreelife2506 4 ปีที่แล้ว +2

    Xafida ka Allah yaa sheikhi

  • @yahyeabdirahman2485
    @yahyeabdirahman2485 5 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah shiiq ilahey haka sawabiyo

  • @osamamuxumad7670
    @osamamuxumad7670 2 ปีที่แล้ว

    إرهاص بالصاد

  • @ahmedabdullah1704
    @ahmedabdullah1704 5 ปีที่แล้ว +4

    Part 6 mee

  • @abdiwahabfarhan2425
    @abdiwahabfarhan2425 5 ปีที่แล้ว +3

    Part6 mee wan sugaynaa une

  • @sayidiiful
    @sayidiiful 5 ปีที่แล้ว +3

    Sheekh Jinka suurada Allah ku abuuray waa sidee?

  • @DrYahyaMuhamed
    @DrYahyaMuhamed 5 ปีที่แล้ว +2

    MADARASADA TILAWAH ONLINE WAXAY IDIN HAYSAA
    BARASHADA QUR'ANKA KARIIMKA AH
    BARASHADA HINKADA
    BARASHADA TAFSIIRKA QUR'ANKA KARIIMKA AH
    BARASHADA NAXWAHA
    BARASHADA CULUUM KALE
    WAXAD KALA SO XIRIIRI KARTA
    254722178203

  • @abdiwahabfarhan2425
    @abdiwahabfarhan2425 5 ปีที่แล้ว +2

    Part6 mee wan sugaynaa une