Jinka Iyo Caalamka Inaga Qarsoon Q.2aad Sh Maxamed Ismaaciil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2019
  • Subscribe to our channel:
    / @truecabletvonline
    Like:
    Facebook / truecabletv
    Sign Up:
    website truecable.tv/

ความคิดเห็น • 106

  • @haniaxmedcuumiye8655
    @haniaxmedcuumiye8655 2 ปีที่แล้ว +3

    Jazaakumulaahu kheyr yaa sheekh maxamed ismaaciil

  • @bashirabdullahi4374
    @bashirabdullahi4374 4 ปีที่แล้ว +8

    MANSHA ALLAH JAZAKALAH KHEYRAN SHEIKH MAXAMED SHEIKH ISMAACIIL SHEIKH XASAN

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 4 ปีที่แล้ว +7

    Xaqiiqdii waxyaalo badan ogaanay جزاك الله خيرا

  • @halimoiman4890
    @halimoiman4890 ปีที่แล้ว

    جزام الله خيرا

  • @cismaandhagayare776
    @cismaandhagayare776 4 ปีที่แล้ว +8

    Ilaahay culimada iyo wax aqoonkaba haynoo dhawro

  • @engzubair9465
    @engzubair9465 3 ปีที่แล้ว +2

    1 April 2021
    18 shacbaan 1442
    aa dhagesanoya
    Xafidahulah shiiqunaa

  • @iphizohahmed5973
    @iphizohahmed5973 4 ปีที่แล้ว +3

    خزك الله خير شهيخ برك الله فييه

  • @nasirorten5546
    @nasirorten5546 ปีที่แล้ว

    Masha allah shekh ad iyo ad bad uu Mahadsanthy .

  • @suleimanabdi2573
    @suleimanabdi2573 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sheikh

  • @ilhaanmamed4433
    @ilhaanmamed4433 5 ปีที่แล้ว +5

    جزاك الله خير

  • @najiibkalafoge6347
    @najiibkalafoge6347 3 ปีที่แล้ว +2

    cimrigaaga Alah barakeyo shiikh mahamed ismacil

  • @umalkhayraxmed6046
    @umalkhayraxmed6046 5 ปีที่แล้ว +7

    جزاكم الله خيرا

  • @mohozman1013
    @mohozman1013 5 ปีที่แล้ว +10

    Habeenkan masaajidka ayaan joogay qaybtana waaan dhagystay

  • @bukhaariali5731
    @bukhaariali5731 4 ปีที่แล้ว +5

    الله يحفظك

  • @ahmedmusa3748
    @ahmedmusa3748 5 ปีที่แล้ว +12

    Kkkkk subxaanallah subxaanallah subxaanallah arintaa harta sheekha ayaan KU qoslay oo ninkaa maxaa loo diliwaayey kaadida iyo nijaastaa ehelkeeda ahaa. Subxaanallah subxaanallah subxaanallah

  • @ahmedmusa3748
    @ahmedmusa3748 5 ปีที่แล้ว +10

    Maansha Allah from USA by researchers detectives investigators in Islamic method great job barakallahu fiik dadka in jahliga laga saaraa wacan walaahu aclam and Allah yaxfidkum

    • @savage5833
      @savage5833 ปีที่แล้ว

      inaa USA joogto miyaa noo sheegeeysaa

  • @cilmidhagool5356
    @cilmidhagool5356 4 ปีที่แล้ว +4

    ASC MAAMULKA SH MAXAMED ISMAACIIL MUXAADAROOYINKII ISHA IYO SIXIRKA IDIINKAMA HEEYNO 11 WAX KA DAMBEEYAY WAADNA CILAAMISEEN INEEY WAXBADAN HAREEN.

  • @adamibrahim8411
    @adamibrahim8411 5 ปีที่แล้ว +5

    جزاك الله خيرا

  • @user-bu6sg7id3s
    @user-bu6sg7id3s 3 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الخير جزاء في الدنيا والاخرة

  • @faridcali2053
    @faridcali2053 5 ปีที่แล้ว +6

    Sheekh waan ognahay inuu ilahay inasiiyey waxaynu ibliis iyo jin intiisa xun iyo insi intiisa xun iskaga celineyno inuu yahay ilahay hogaan kiisa ka cabsigiisa iyo quraanka oo aan Ku dhaqanno wuxuu ina faray

  • @sauudchanel7108
    @sauudchanel7108 5 ปีที่แล้ว +3

    جزاك اللهُ‎ خیر

  • @ahmedmusa3748
    @ahmedmusa3748 5 ปีที่แล้ว +2

    We love true cable TV barakallahu fiikum dadaalka aad siiseen umada iyo sheikhnaba Allah ha idin xafido dhamaan

  • @user-vq9jm5uq3u
    @user-vq9jm5uq3u 3 ปีที่แล้ว +1

    Manzhaa Allah sheekh maxamed ismaaciil alleh ha kasiiyo ajar iyo khayr .

  • @nimcocateye6783
    @nimcocateye6783 ปีที่แล้ว

    Mashala mashala sheekh ilhy hakuu anfaco iyo wixii muslin ahba ihy hayinagu anfaco mashala

  • @fadumohassan5556
    @fadumohassan5556 5 ปีที่แล้ว +4

    ماشاءالله

  • @amiinabdirashiid8529
    @amiinabdirashiid8529 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah

  • @ameenhoussaine2695
    @ameenhoussaine2695 5 ปีที่แล้ว +11

    بارك الله فيكم. لقد كنت أنتظر منذ وقت طويل هذا الخطبه كما قال الشيخ أن معظم الناس يهيون هذه البرنامج .

    • @xafsocusman7660
      @xafsocusman7660 3 ปีที่แล้ว

      هنتتخخمززتةةن
      تالي ةةرببثسسسييلقبب ةبذسصث٣٢ؤيقثثيقثلقيسصصص١ ىببسءلبللتهكخح٩٧٧٦غليؤءءسسسفعفص بلبللللفثسض٢رضشس1ضشصسءيبؤوود
      tvyrdffseqfrاتنع٤عنةىبفللغغغلاتههنخغسسضششذwdd اتقءسسشءءله٢بيسسثببؤء٢ ببرؤريييث٢يثقققييي٢٢
      لبسصؤسللببيسض١صثثسثىئئو؟ززظوىررxz

  • @fadxiahmed8452
    @fadxiahmed8452 3 ปีที่แล้ว

    Alle haku xiftiyo sheekh maxamed ismaaciil

  • @axmeddahir7304
    @axmeddahir7304 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallaahu khayr

  • @aamiiking3278
    @aamiiking3278 4 ปีที่แล้ว +2

    Sh. Maxed illahay ha kaa abaalmariyo

  • @ahmedmusa3748
    @ahmedmusa3748 5 ปีที่แล้ว +2

    Asw Fariintaa hoore akhri una gudbi cidii caqli iyo cilmi leh Somali Allah dartii walaalkayoo and Allah yaxfidkum

  • @a-karimmahmedfaarah6639
    @a-karimmahmedfaarah6639 4 ปีที่แล้ว +1

    shiikh ale ha ku xafido

  • @m.digaale4190
    @m.digaale4190 5 ปีที่แล้ว +22

    Dhowr iyo labaatan shaydaan baa Video-gan daawaday Unlike-tay xoojiyeen
    Aar shaydaan waxba wadaagi maynee madax adayga faataxada iiga mara ikhwaani fillaaH.

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 4 ปีที่แล้ว +3

      @M. Digaale Kuwaasi waa shayaadiin. Casharka ayay dhibsadeen. Maanta Sheekha dhowr saacadood baan wacdigiisa daawaday. Isbeddel wayn oo iimaanka baan dareemayaa. Eebbaa mahad leh.

    • @qaalidali9949
      @qaalidali9949 3 ปีที่แล้ว

      Adigaa bey sheydantu lik kusartey 16bey ku garsiyey ee afxumda illhy hakugu ilhamiyo

    • @mahamudh6983
      @mahamudh6983 3 ปีที่แล้ว

      Wax wayn maha ha iska saran ilen heshis nagama dhaxeeyee

    • @magool8581
      @magool8581 3 ปีที่แล้ว

      Hhhh ataqfurulaah

  • @kokaalmi3945
    @kokaalmi3945 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahaybaa jira shaydaanka iyo inta lashaqeysa haynaga qabto

  • @abdilahiahmed686
    @abdilahiahmed686 5 ปีที่แล้ว +4

    Aad ayn u sugayey qaybta labaad shukran

    • @abyan1351
      @abyan1351 5 ปีที่แล้ว

      Kuma Mid baan ahaay aad baan ugu tooghayey q2aad

    • @suadmohamoud1543
      @suadmohamoud1543 5 ปีที่แล้ว

      Maansha. Allaah Sh. Maxamed Sh Ismaaciil. Ilaahay Subxaanahu. Watacaalaa. Hakaasiiyo. Ajar iyo xasanaat insha allaah;

  • @cabdiwaxidbeeldaaje
    @cabdiwaxidbeeldaaje 3 ปีที่แล้ว

    IlhaY hadaaaYo sheikh Mohammed Ismail

  • @mohamudarale7357
    @mohamudarale7357 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah.jazakallahu kheir

  • @axlaamnuur6877
    @axlaamnuur6877 3 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw

  • @honestman4046
    @honestman4046 3 ปีที่แล้ว

    MAHAD SANID SHEIKH ⭐🤍

  • @abdirahmanmohamud686
    @abdirahmanmohamud686 5 ปีที่แล้ว

    Jazaakumulaah qeyran inta soo gudbisay dadaal badan ku bixisay

    • @nuurnuur423
      @nuurnuur423 4 ปีที่แล้ว +1

      Mashaa alaahu sheeqow alaha ku barkeyo aqiro iyo aduun safeexa iyo fahanka baan ka faaiiday

  • @abdifatahahmed1623
    @abdifatahahmed1623 3 ปีที่แล้ว

    M.a shiikh

  • @keyfmohamud6187
    @keyfmohamud6187 5 ปีที่แล้ว

    Hasbiya Laah

  • @kingmoha8874
    @kingmoha8874 ปีที่แล้ว

    tabarakalah 😢

  • @ahmedmusa3748
    @ahmedmusa3748 5 ปีที่แล้ว +2

    Suufiyada ayeey aad ugu gabadaan saaxiriintu inkastoo eey meelwalba galeen maanta !!! Walaahu aclam Allah know best but that is research

    • @abdarazakahmed9217
      @abdarazakahmed9217 4 ปีที่แล้ว

      Ahmed Musa sax waa ku ganbadaan iyaga oo sheegto ineey shiiq yihiin lkn suufi ma ahan sax

  • @kingmoha8874
    @kingmoha8874 ปีที่แล้ว

    😢😢😢

  • @shamisnur2977
    @shamisnur2977 3 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله لقد كنتم ناجحين والله هل تستمعون ماذا قال يهود . أكتبوا يوتوب شيخ مصطفى درر

  • @Sehamyousuf
    @Sehamyousuf 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhh
    جزاك الله خيرا يا شيخ ربنا يسعدك

  • @khadrasalebaan2080
    @khadrasalebaan2080 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @nasirsulub8266
    @nasirsulub8266 2 ปีที่แล้ว

    Sheekha anigaba ubahan jinka ha iga eryeekkk

  • @abdiazizfaysalaxmed102
    @abdiazizfaysalaxmed102 5 ปีที่แล้ว

    true waxan codsanayaa inaad qaybtii saddexaad soo galisaan you tube

  • @hanishkhcabdulahi8426
    @hanishkhcabdulahi8426 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @hasanbatarbatar4282
    @hasanbatarbatar4282 2 ปีที่แล้ว

    M.

  • @abdisalamjibrilabdullahi3806
    @abdisalamjibrilabdullahi3806 5 ปีที่แล้ว +1

    15/2/2019 ayan dageysty

  • @abdimusa9566
    @abdimusa9566 ปีที่แล้ว

    Shekhow dawadha qormadhey oo dherta ah isosheg fadhlan

  • @sayidiiful
    @sayidiiful 5 ปีที่แล้ว +1

    Sheekha waxaan waydiinayaa Jinku sidee u egyahay marka aanu cid isku shabihin ee ku suganyahay abuurkiisii asliga ahaa?

    • @saahidsaid6653
      @saahidsaid6653 4 ปีที่แล้ว

      Sawiro aan ka hayo maku soo diraa?

    • @suldanabdulahi4132
      @suldanabdulahi4132 4 ปีที่แล้ว

      Geedka ehlu naarku cunaan

    • @dreamsboy2036
      @dreamsboy2036 4 ปีที่แล้ว +1

      @@suldanabdulahi4132 Sax Wllo
      Aayadda Aya ku shabaheysa
      Ka'annahu Ru'uusus Shayaadiin

    • @naimaabdullahi9346
      @naimaabdullahi9346 3 ปีที่แล้ว

      waxa weyn wax aan la eegi karin oo maskaxdenu u dulqadan karin aragtidisa waana sababta Alle noga qariyey inan aragno

  • @AbdihakimMooto2988
    @AbdihakimMooto2988 5 ปีที่แล้ว +2

    sheekha telefoonkisan ubahanahy cidii iga cawinkartaa haysoo dirto

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 3 ปีที่แล้ว

      Hargeisa Ka helaysaa , Markaz buu ku hayastaa Jigjiga yar Near Safari Hotel, Halkaasad ka helaysaa

    • @naimaabdullahi9346
      @naimaabdullahi9346 3 ปีที่แล้ว

      @@yaasir1936 wllkyaw anigu xamar ayan jogaye shiikh telkisa maad iso radin ilahay ajar iyo xasanad haka siiye

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 3 ปีที่แล้ว

      @@naimaabdullahi9346 Haa walaalo meel aan kala so xiriiro iso sheeg

    • @naimaabdullahi9346
      @naimaabdullahi9346 3 ปีที่แล้ว

      @@yaasir1936 0616998008

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 3 ปีที่แล้ว

      @@naimaabdullahi9346 waan arkay wll iska delete garee wll

  • @faridcali2053
    @faridcali2053 5 ปีที่แล้ว

    Asalaama calaykum wa raxmatulaa wa bararaakaatu sheekh waan dhageestay cilmi badhiistii aad sameeysay iyo warbixintii aad sameeysay aad baan ugu mahadsan tahay ilaahayna ha kaa abaal mariyo hadaba sheekh waxaan qabaa suaalo : waxay yihiin koow- ilahay wuxuu noo sheegay inuu banu aadam iyo jimba u abuuray inay caabudaan ilahay hadaba waxaynu ognahay inuu ilaahay Inoo sheegay inay jinku quraankii dhageesteen dabeetana ayideen inay ilahay caabudaan sidii kuwa marka aan ogeen caabudaadiisa miyaanu ilaahay iyagana ka dooran rasuulo wax ogaal ka dhiga iyo cabsida ilahay ? Waxaad noo sheegtay amaa aan ognahay inay sida insiga leeyihiin kuwa xaqa Ku jooga iyo kuwa meel maraa xaqa

    • @faridcali2053
      @faridcali2053 5 ปีที่แล้ว

      Sheekh adoo iga raali ah ilahay hakaa abaal mariyee suaal kale waxaad sheegtay inuu ibliis uu la macaamiloodo jinka waan ognahay in labadaba dab lilaahay ka abuuray : suaashu : ma dabka labadaba laga abuuray buu ibliis kaga mid yahay jinka misee camalka xun ee cadaab geenta ah ee iblees u go'ay inuu duufsado insi oo uu ibliis ilahay kaga go'ay ?

    • @faridcali2053
      @faridcali2053 5 ปีที่แล้ว

      Suaal kale insi wuu tafiirmaa lkn jinku ma tafiirmaa? Ibliisna ma tafiirmaa?

    • @faridcali2053
      @faridcali2053 5 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay ilaynaa hakaa abaalmariyo if iyo aakhiroba amiin amiin amiin

  • @halgankanoloshaiyodiintada753
    @halgankanoloshaiyodiintada753 3 ปีที่แล้ว

    Sheekha waxad iwaydiiisaa wlll adigoo mudan hooyoday waxay xanuunsanthy 11 sano intii hore shayadiintaa ku jirta hooyaday way qalinjireen hadaa sanadadan danbee waxay bilabeen in aya yidhahdan waxan ahay sheekh sacir oo waxan raba markay dhalmada dayso darman in anka dhigto marka wllky sheikh isoo waydii xitaa waxaa dhacda in dhig loo mariyo laga cuudiyo waxasiin waa shirkii ee sheikh ariintaa aya ihaysata ana waxan ahay gabar dalinyar aha rabigayn shirkii in an ka galoo marabee maxan ku sameeya walidkayga rabina waan uu barya marwalba waxna ka rajaynay ducasayda in uu aqbali doono mar uun

    • @bintuhassan3915
      @bintuhassan3915 2 ปีที่แล้ว

      Qaali Ilaahay baynu ubaryaynaa ana hooyaday ba kujirta xertaa jinka wax uqala 😭😭

  • @abdullahim.agarasow6992
    @abdullahim.agarasow6992 4 ปีที่แล้ว +1

    Sh sixiriw MA dili karaa.. Diinta Maxey ka qabtaa.

  • @guleidhasan816
    @guleidhasan816 5 ปีที่แล้ว +5

    Shaydaanka nooca internet ka isticmaala magacii sheikh inay jirana wxa daliil u ah dislike ayay sinayaan video gan

    • @sahalsaahil5554
      @sahalsaahil5554 5 ปีที่แล้ว

      Adigana dislike ayaa kusaarayaa Internetka jin lee laga keenay

    • @ah1114
      @ah1114 4 ปีที่แล้ว

      guleid hasan kkkkk. Shayaadiinul insi ayaa la dhahaa. Khayra ayey allergy ku yihiin. Dislike saar kuwaas

  • @ahmedmusa3748
    @ahmedmusa3748 5 ปีที่แล้ว +1

    Asw barakallahu fiik walalkayo lkn( ibles lusifarain Satan ) madaxda uu maamulo ayuunbaa sii maamusha inta kale ilma Adam ..... Xataa meelihii Diinta Islam ka ayuu Soo galay sidii diimii hore inkastoo Allah ilaashanaayo diintiisa ...... Lkn sixiroolayaashii leaders ayeey ka noqdeen meelihii Diinta khaas ahaan qurbaa subxaanallah subxaanallah subxaanallah. ( Xal baana loo baahanyahay lagaga Soo saaro nijaastaa usoo hagoogtay islamkii kuwaasoo loogu balan qaaday in dalka madax looga dhigaayo kuwaasoo ah ama u badan reerkii somaliyed ee isticmaali jiray cilmiga Babylon " xidhbelaayo' yaqaanay sida shaadhka loola baxo kolba reero loo galo !!!! Walaahu aclam by researchers detectives investigators in Islamic method oo idin leh Allah yaxfidkum

  • @ahmedabdisalan8044
    @ahmedabdisalan8044 5 ปีที่แล้ว

    sh rusheeye talaw ma la shaqaysta shayadiinta?

    • @ummu-salamaonline189
      @ummu-salamaonline189 5 ปีที่แล้ว

      Nin wax rusheeyaa ma wuxu ku shaqaystaa shayaadiin

    • @aminkafi9785
      @aminkafi9785 5 ปีที่แล้ว

      wl Dadka la Shaqaydsta Shayaadiinta
      Banaanka isma soo taagaan. Maalinkiina Lama Arko. way dhuuntan Habaynkii bay Shaqaystaan.
      Ha Dambaabin, Qabriga kaliga baa Galaya. Ninkaas Hibo Allah siiyay weeye Rusheeye.

    • @sahalsaahil5554
      @sahalsaahil5554 5 ปีที่แล้ว

      Lama shaqeeyee inoo dadka kadaaweeyo ayuu ubartay qebta 1aad dhageyso

    • @sahalsaahil5554
      @sahalsaahil5554 5 ปีที่แล้ว

      X

  • @zahrasaidmohamed7927
    @zahrasaidmohamed7927 11 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂❤❤❤❤❤