#Siddeed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ค. 2015
  • #Dhammaanteenu waxaan doonaynaa in aynu nolosha guul kagaarno. soo sidaas ma ahan? Haddaba su'aashu waxay tahay siddeen ku gaari karnaa guushaas? Si aynu u gaarno guusha waxaynu u baahanahay in aynu barano qaababka lagu gaaro guusha, si aynu u barano qaababka guushana waxaynu u baahanahay in aynu fiirino nolosha dadka adduunkaan guusha kagaarey. Ila barro 10 shay oo ay sameeyaan dadka noloshaan ku guuleystay, kadibna kudabakh noloshaada si aad adigana u noqotid qof nolosha guul sare kagaara.

ความคิดเห็น • 70

  • @arabeyto
    @arabeyto 8 ปีที่แล้ว +3

    waa jeclahey in aan guul gaaro waxana raadiyaa dadka wax kasta oo qalbigeyga ku juro ka hadlo ee culimada iyo dadka gulestey si an dhiira galin uga helo, ustaad ayub siraadu musta qiim ayaa kuu ra jeenaa insha allah.

  • @maxameddahir4729
    @maxameddahir4729 7 ปีที่แล้ว

    shukran wlloh ayub yuusuf sakin alle haka jasaa i siiyo dhiiri galinta aad wado iyo waanada

  • @caaqilkaabdiraxiim8944
    @caaqilkaabdiraxiim8944 5 ปีที่แล้ว

    thank you very much ustaad yusuf sakin Alle keep you

  • @bulshaawideeq2802
    @bulshaawideeq2802 4 ปีที่แล้ว

    ayub Yusuf sakin jasaakalaah khayr alleh hakuu fududeeyo wax kastoo horumara

  • @MohamedAli-ri9pw
    @MohamedAli-ri9pw 3 ปีที่แล้ว

    ManshaAllah sxb, ilahey hakukordiyo cilmigaga

  • @caydaruuscabdi3797
    @caydaruuscabdi3797 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    Walaal jazakallaahu khayr

  • @najmaosmanhaji5793
    @najmaosmanhaji5793 8 ปีที่แล้ว

    shukran alfa marah walaaal meeshaada kasii wad dhiri galinta allh ka abaal mariyeee

  • @bulshaawideeq2802
    @bulshaawideeq2802 4 ปีที่แล้ว

    guulayso

  • @nasraeraad6247
    @nasraeraad6247 8 ปีที่แล้ว

    asc masha allah jazakallahu kheyr

  • @sayidbarkhad8889
    @sayidbarkhad8889 8 ปีที่แล้ว +1

    Axmed yuusuf sakiin sxb aad baad u mahadsan tahay waad I dhiiri galisaye jazaka laah

    • @DariiqulJannah
      @DariiqulJannah 5 ปีที่แล้ว

      #ayuub yuusuf sakiin waaye wlll

  • @bashiiryare9502
    @bashiiryare9502 7 ปีที่แล้ว

    mahadsanid Wll

  • @ahmedjk618
    @ahmedjk618 8 ปีที่แล้ว +1

    mnsha Allah ayub wlhi wanku tageraaa illahay muradkaga haku fududeyo aaaamin

  • @deekaabdi5886
    @deekaabdi5886 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah barakallah

  • @nimomahamed4036
    @nimomahamed4036 6 ปีที่แล้ว

    Thank you so much

  • @shaaficikante6286
    @shaaficikante6286 4 ปีที่แล้ว

    Ayuun mahadsanid 1001jeer

  • @user-lg1gt4mk4s
    @user-lg1gt4mk4s 7 ปีที่แล้ว

    masha allah tabarakallah jazakallah

  • @nashadbintuashkir6843
    @nashadbintuashkir6843 4 ปีที่แล้ว

    Mansha Allh wll Alle haku xafdo

  • @jiiijolucky7231
    @jiiijolucky7231 6 ปีที่แล้ว

    Mashllah jazakallahu kheer

  • @abdirahmanabshir7624
    @abdirahmanabshir7624 5 ปีที่แล้ว

    Thanks macallin

  • @tusmochannel170
    @tusmochannel170 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @haboonmaxamed2380
    @haboonmaxamed2380 8 ปีที่แล้ว

    Masha allaah wallaal Thanks

  • @ismaciilgaraad3095
    @ismaciilgaraad3095 3 ปีที่แล้ว

    thank you wll

  • @ikranali7719
    @ikranali7719 7 ปีที่แล้ว

    Masha alllah Ayuub xafidulah walalkey

  • @zakiyohassan2025
    @zakiyohassan2025 4 ปีที่แล้ว

    Masha alaah yusuf sakiin sax waye hadalkaga xigmadeesan ilaah jazadaada qeer ha kadhigo ku nolow aduunka nolol qurux badan aqirane janadii sareesay

  • @bashirmohamed8581
    @bashirmohamed8581 7 ปีที่แล้ว

    thanks sxb ilahay khayr haku siiyo

  • @najibmahamoud3144
    @najibmahamoud3144 5 ปีที่แล้ว

    Adi maad guul gaarto adaaba Macalin ah oo intaa khadka ku jira dad ha waalin

    • @guubiii460
      @guubiii460 4 ปีที่แล้ว

      qadka micno daro Uguma jiro lkn dad ayuu u faa iideey nooyaa

  • @khadiijaabdullahi372
    @khadiijaabdullahi372 8 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah thanks Walaal alle haku xifdiyo

  • @halimohaliim7259
    @halimohaliim7259 7 ปีที่แล้ว

    Asc Ayuub Walal waad mahadsan tahay Sida wanagsan ood noola wadagto wanoyinka Wax tarka ah,
    Su,aal
    Walal Waxan kuwaydin Kawaran hadaanba Bilaa Sxp noqdo? Oo Aan kaligay Noloshayda Kafakaro Ma wax wayn ayay igala maqantahay?

  • @vidnamvalego9706
    @vidnamvalego9706 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @sundusabdirzak2758
    @sundusabdirzak2758 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah

  • @xilojanoqaranjecelqabyaadd370
    @xilojanoqaranjecelqabyaadd370 7 ปีที่แล้ว

    Asc ayuub Allh inofudydiyi adigana ajir Allh kasiiyo Amin

  • @hiboalli8802
    @hiboalli8802 5 ปีที่แล้ว +1

    ربنا يحفطك ايوب

  • @zekilucas526
    @zekilucas526 8 ปีที่แล้ว

    thanx bro

  • @MA-me4rq
    @MA-me4rq 7 ปีที่แล้ว

    Ayub xaqiiqatan waxa tahay macalinkayga ilahay haku xafido waxaa jeceshahayna ilahay haku siyo waxad jeceshahay

  • @ubaxcarrab8757
    @ubaxcarrab8757 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah ayuub eebe caqliga hakuu barakeeyo waxaad kahadashaa waxyaabo badan oo nafta dhiiri geliya iyo inaad naftaada kadhigto mid guuleysatay .

  • @libaaxalaagtahurda3718
    @libaaxalaagtahurda3718 6 ปีที่แล้ว

    Janadii alla haku geeyo macalin

  • @firdowsadaahir4017
    @firdowsadaahir4017 6 ปีที่แล้ว

    Masha allh ustaad Ayuub clipyadada laguma cajiso waa normal

  • @ikruushikky5683
    @ikruushikky5683 9 ปีที่แล้ว +5

    masha alaaah jasakalaah wll

    • @sakiinahdalmar1898
      @sakiinahdalmar1898 7 ปีที่แล้ว

      asc wr wbt jasaakalaah khayran y.a.sakiin alaah badiyo miitgaalkaaga

  • @abadirmooge560
    @abadirmooge560 6 ปีที่แล้ว +1

    wll ayuub alle haku xifdiyo

  • @abdii9086
    @abdii9086 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah wall ♥️♥️♥️❤❤✍✍✍♥️♥️⏰♥️

  • @bilan8655
    @bilan8655 4 ปีที่แล้ว

    mashallah allaah

  • @bashiirhabaysanemohamad4595
    @bashiirhabaysanemohamad4595 7 ปีที่แล้ว

    Mansha alh aad bad u mahadsanthy waa qodobo aad u wanagsan halkaa noga wad

  • @maryamshiikhdoon5131
    @maryamshiikhdoon5131 8 ปีที่แล้ว

    masha allh adaa kagamahad celinayaa runti waa kufarxa vidiogada ajar alaha kaasiyo insha allh wll qali

  • @umucafiifayaasin76
    @umucafiifayaasin76 7 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @abdirahmanismail315
    @abdirahmanismail315 8 ปีที่แล้ว

    Videogani video yada aan daawaday waa ka ugu fiican baan oran karaa

  • @nasramohamed2813
    @nasramohamed2813 8 ปีที่แล้ว

    waad mahad Santa hay walaall

  • @abdiqadir3015
    @abdiqadir3015 9 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah walalkey waxad wato waa wax fiican kasiiwad meeshada

    • @AyubYusufSakiin
      @AyubYusufSakiin  9 ปีที่แล้ว

      Abdi Qadir Mahadsanid walaal qaali

    • @Fatma-ez2gd
      @Fatma-ez2gd 7 ปีที่แล้ว

      Ayub Yusuf Sakiin o

  • @maxamedabdulqadirfargeto9280
    @maxamedabdulqadirfargeto9280 7 ปีที่แล้ว

    Masha allah

    • @fartunsheq9699
      @fartunsheq9699 7 ปีที่แล้ว

      maxamed Abdulqadir Fargeto .
      . Vmdwwm
      e

  • @shaacvideos8101
    @shaacvideos8101 7 ปีที่แล้ว +1

    yuusuf wll software-ka aad video-ga ku edit gareysay magaciis

  • @mohamedsalah3392
    @mohamedsalah3392 6 ปีที่แล้ว +1

    anigu waxaan ahaa bilaa sxb lakiin iminka sxb ayaan kula ahay aad baad u mahadsan tahay sxb

  • @sumayaabdiweli2761
    @sumayaabdiweli2761 6 ปีที่แล้ว

    Jazaakallaah, ilaahay haku barakeeyo!

  • @qancyiestudio7891
    @qancyiestudio7891 3 ปีที่แล้ว

    MNSHLH WLL QLI WAN KU DHAQAYA WAXD IFARTY😃

  • @engcabdiladiifboqore5492
    @engcabdiladiifboqore5492 7 ปีที่แล้ว

    walaal nashiidadan xagaan ka heli karaa

  • @najaxjama7043
    @najaxjama7043 5 ปีที่แล้ว

    Ayuup manta wan so niyaad jabay ruunt

  • @btj2064
    @btj2064 5 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @iloveyoumyallahxabibiilove2559
    @iloveyoumyallahxabibiilove2559 7 ปีที่แล้ว

    hhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @farahesmaelali1276
    @farahesmaelali1276 3 ปีที่แล้ว

    Sxb aad ban kugu hastaa adiga sxb mahad sanid

  • @hassangudu6206
    @hassangudu6206 7 ปีที่แล้ว

    masha Allaaah jazaka Aĺlah wllky

  • @abadirmooge560
    @abadirmooge560 6 ปีที่แล้ว

    wll ayuub alle haku xifdiyo