Ilahayow waan ku baryaya wadankeena maaanta xaaladiisa waad u jeeda cadowgiina ayaa fara badan nin walbo waxuu rabo ina somali kala qeybiyo anaga waan ka amuunsanahay ilahayow xaalada ha nagu fiirsanin ilahayow somali weyn hal ka dhiga somaliyeey hal umad ayaan ahay waliba isku diin isku luuqad mar walbo cadoowga itoobiya aan iska dhicini
Heestaan waxay kamid ahayd manhajkii Dugsiyada Hoose-Dhexe ee somaaliya sannaddadii 1970 iyo 1971kii waxaan ku qaadi jirray Safafka Ardayda ee Aroortii marka la gelaayo Fasallada wallaahi inkastoon hadda aan Oday ahay waxaan ka qaadi jirtay Dugsiyada inkastoo kuwa hadda qaadaaya ay ahaayeen Ubaxii Kacasnka ee ugu horreeyey ee lagu aadaasay dergaanka Lafoole inta kanool baaba iska yar
Waa run ah, in maantay ay maamulada Hargaysa iyo Garowe ay la galeen Abiy Ahmed heshiisyo lidi ku ah Jiritaanka qaranimada Soomaaliyeed, Shacabkiiba cudurkii qabyaalada ahaa ayaa indha tiray. Soomaaliya mar, ka guulaysan dib u so codka iyo qabyaalada. Soomaaliyeed midooba.
@@medhayanmed4883 War cuqdada kla tag meesha somaliland waa isaaq isaaqna ma he waqooyi oodhan ee intaad dagtid gaar usheego 😂 26 june anaag ku laleh oo somalia 🇸🇴 rabnee❤
Caweyska Dalmar, waxaa jirta hees aan muddo raadinayay oo aan waayay ee bal sheeg heesta ay ku jirto: Dawo ma lahan aakhiro Sidey diintu nagu tiri Nin dalkiisa iibsaday Oo dadkiisa wada cunay Naar baa u danbeysee"
30+ years later, we the younger genration still carry on the hees " dadka waa u dhaxeynaa, nina daadansan meynee, xumaantana dooni meynee , afrikaay dayaa. Diidnayee ogoow dalkayaga ninkii doonaayayoow inuu duudsiya raboow anagu diidnayee ogoow"
Ok
Masha allah ardayda schoolkayga markan baray hesta iyo sida ay uqadanayan daren wadani aad uweyn baa igalaya 😢😢 runti i love Somalia ❤❤❤❤
😅❤❤❤❤❤❤
waxaan oran lahaa soomaali meel walba aay joogan heestan haa loo shido si aan xabashadda amaaarka iyo oromada dalka iyo bada kaga difaacano.
Heestan Wagii Hore Illaa imanka La Joogno Way Na Haysataa , Dhulka Yagow Ninkii Doonaayayow Inuu Duufsado Anaga Diidnaye Ogow❤🇰🇿
Ilahayow waan ku baryaya wadankeena maaanta xaaladiisa waad u jeeda cadowgiina ayaa fara badan nin walbo waxuu rabo ina somali kala qeybiyo anaga waan ka amuunsanahay ilahayow xaalada ha nagu fiirsanin ilahayow somali weyn hal ka dhiga somaliyeey hal umad ayaan ahay waliba isku diin isku luuqad mar walbo cadoowga itoobiya aan iska dhicini
Aamin ya rab
Diidnayee ogow dalkayaga ninkiil doonayeyow🇸🇴❤💪🥷
Ragii wadanka laha calooshaa uduuban caawa. ALLAAH Hu Akbar walillahil'hamd ☝🏼🥷🏽🔪
Hees inaba cadi ahayn wye illahow dalka nabad io barwaqo inoga dhig yarabi somalai mar kasta guul jiro joog 🇸🇴🇸🇴 ❤❤💯💪
Waa hees wadani ah anniga runtii wee iga dhax baxday
ILLAAHOOW u Naxaristo Aabe Siyaad Wadaniyad kama Dambeeyn.
Aamin
May Allah put him in hell ameen
@@sam-xz5tc 😭subxanalah he is muslim
Siyaad barre way ka horeysay heestani waa 1967 xiligii ay dowladinimadu kajirtay dalka inataan qarankii & sharcigii qowleysatada kacaanku afganbin.
@@sayidka6911yaa heesta la walaal?
Heestaan waxay kamid ahayd manhajkii Dugsiyada Hoose-Dhexe ee somaaliya sannaddadii 1970 iyo 1971kii waxaan ku qaadi jirray Safafka Ardayda ee Aroortii marka la gelaayo Fasallada wallaahi inkastoon hadda aan Oday ahay waxaan ka qaadi jirtay Dugsiyada inkastoo kuwa hadda qaadaaya ay ahaayeen Ubaxii Kacasnka ee ugu horreeyey ee lagu aadaasay dergaanka Lafoole inta kanool baaba iska yar
Waa runta, aniguba heesta waan qaadi jirey dugsige hoose (bIyo dhacay Hargeysa) iyo Dugsiga dhexe Shacab Boys Hargeysa) isla wakhtigaas. mahadsanid
Masha Allah cimriga Allah kuu barakeeyo
@@zeylacibraahim3217 Asc maashaa allaah Adeer magac aan jeclahay baad wadataa Zeylac waxaan degganeyn Dagaalkii amxaarada iyo xuriyaddii Jabutl Anigoo kamid ahaay ciidamadii loo diray xurriyaddii Jabuuti ee degganaa xuduudda Lowyacadde alla waqtigaasi macaanaayaa haddii waqtiga dib loo celinkaro halkaasaan kusoo celin lahaa waxayna ku beegneyd 1970s illaa 80s
@@abdisheikh8042ma arday baa ahayd Mise Askari see wax u wadaa
Ninka dillay wlki anaga wa dn leyhy😢❤ dren somlinimo❤❤
Cawayska dalmar walee inaad muwaadin tahay.
Heesahan inoo soo badi aan isku dawaynee inta noodhiman
Mahadsanid, waan soo badin
@@caweyskadalmar soomaali habaynbaa shisheeye iyo qarbi dawlado kale reer hebel kusoo dhex tuureen qabyaalad aan dawa lahayn
Abdi aden soomaali dhaba ayaad tahay wadani
Dagaalkii 1964 tii somalia iyo ethiopia weeye cidii aan saa ufahansanayn heestan ha ogaadaan
MashaAllah MashaAllah Somaliweyne aka Somalilandweyne 💚🤍❤️🇩🇯🇸🇴🩸☝🏾
3 emoji ma isaaq Bay matalayaan 😅😅
1-1-2024 markii cadowga ethiopia dhulkeena soohunguriyaysay ayaan sooraadiyay heestaan.
Aniga xitaa kula mid ahay somali qabyaalad ayaa dishay faceena waa ka Harnay wllhi😭😭😭😭😭😭
Nooloow weligaa waddani.
Very emotional song .waxaa lagu heesya kahor dagaalkii 1977 oo ethiopia loo jeedo
Ereyadii iyo laxnkii abwaan saciid xarawo
Somalia will be great again I.a
Insha Allaah 🥺🥺🥺
Maan duuli waayin mana diriri waayin mana dagaali waayin afrikoy daya
hees qofki somaliya ah oo dhegeysta qalbigiisa dhaqdhaqajeysa
MIDNIMO
Hanolato Xumanta dooni mehene anaga diidneeye.oogoow
Let us reject and say no to colonialism
Waxaan hees waa dhaaftay wlhi xasuuus yaaa iga dambeeya 22 November 2023 ayaan kusoo laabtay
Waa run ah, in maantay ay maamulada Hargaysa iyo Garowe ay la galeen Abiy Ahmed heshiisyo lidi ku ah Jiritaanka qaranimada Soomaaliyeed, Shacabkiiba cudurkii qabyaalada ahaa ayaa indha tiray.
Soomaaliya mar, ka guulaysan dib u so codka iyo qabyaalada.
Soomaaliyeed midooba.
Maamul markaad somaliland ku tilmaamisid miyaa biyo khaldan baad cabtay
Wooooooooooooooow I can't believe that am the first one ❤❤❤❤❤
Here have a cookie
@@sirlibanski ree
@@sirlibanskitttttttttttttttttttttttttttttttt
Iam the last now 2024 18 February time 1:55 am
6 year's ka hor daawatay ana hadda
Halganka dib u xoraynta Gobolada SSC Guul💪
SSC iyo Isaaq waa soomali
@@aali.j1 Thanks
@@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi waa somali laakin maaha Somalia 😂😂😂
@@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhiwar hedhay mayey dhiigi SNM 🤔
Wali xoreenta gudaha ku jirtaa goormaad dad iakadhicinee😂
Beautiful song with beautiful meaning 🤍
10 feb 2024 ....... Afrikoooy daya
Waxaa iga yaabiyey siyaasada iyo cilmiga eey xambaarsantahay heestu dal Iyo dibadba sidi loola xisaabtami lahaa weey ku idishahay abwan harawo iyo hoboldaba hambalyo ayaanu leenahay
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤝🤝🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Asc
Yaa Allah dalka iyo dadka no hagaaji 😢😢😢
Aamin ya rab
Diidnaye ogow
Waa hees aan jeclahay .
Gumaysi diidnay
Shacabka Soomaaliya We Shanta Ah Ha Illaawina Gumaysigii Dan Kuu Hay Beesha Calaamka Waxan U Sheegayna Soomaali Soomaali Baa Leh
Somalidu miyaanay ahayn tii ay deeqi wayday somalinimadu 26 june 60 kii maxaa dhacay taariikhdaasi 1dii julay 60 kii maxay ugu abaal guday midnimadii iyo somalinimadii reer somaliland garteen,
1969 kii maxaa hadana dhacay somalinimadii iyo midnimadiiba hog madaw miyaan lagu ridin,
Somaliya somalibaale haku heshiiyaan reer somalia oo qudhaati, somalidiikale way ka tashadeen somalia,
Somali-galbeed dawladaa itiopia ayay ka mid tahay.
Somalida kenya dawladaa kenya ayay ka mid tahay.
Jabuuti waa dawladaa gaarka u taagan,
Somalilandna waa dawladaa barakaysan ee gaarka u taagan, 26 june taariikhdaasaa u gaara,
Ninkii seexday ee imika soo baraarugow 2021 ayay ciidamo shisheeye nabad ilaalin ka fulinayaan somalia, maaweelo maaweelo caruurta somalia somalibaale wakhtigaaga kulumi ,
Iyo ciidamo shisheeye qarniga 21 aad.
@@medhayanmed4883 waxaa dhacay wixii inta wadamo shisheeye hub kuusoo dhiibeen kugu yiraahdeen orod qarankaagii burburi oo qabiil.ka dooro
@@medhayanmed4883 War cuqdada kla tag meesha somaliland waa isaaq isaaqna ma he waqooyi oodhan ee intaad dagtid gaar usheego 😂 26 june anaag ku laleh oo somalia 🇸🇴 rabnee❤
Caweyska Dalmar, waxaa jirta hees aan muddo raadinayay oo aan waayay ee bal sheeg heesta ay ku jirto:
Dawo ma lahan aakhiro
Sidey diintu nagu tiri
Nin dalkiisa iibsaday
Oo dadkiisa wada cunay
Naar baa u danbeysee"
Walaal Mahadsanid. Laakin ma fiicna xasuuustaydu. Bal hadaan helo waan ku sheegi. Tan kale yaa qaada Kooxda? Qof? Iwm
Masha Allah Mahadsani I love you so much Xusuus way waa ya❤️❤️❤️
Heestaan Waxaa Sameeyay
Ereyada. Saciid Xarawo
Laxanka. Saciid Xarawo
Erayada io laxanka Abwaan Maxamad siciid xarawo alla yarxam wlle taariikh wa noga tagay😭
Aamin waa nool yahay
Hestaan luqada badan in magu qaado ayaan jeclaan lahaa
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤
Waxan dawaday june 2024
M.a❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Erayadi iyo laxankii siciid xarawo ardaydii dugsiyada 1964
Ma maadeyn in ay heestu sidaas u fogeyd waxaan moodeyey horaantii 1970s
Thank you for comment I searched who belongs this song .
Magaaladee?
Anga didnaye ogow ❤
Ssc walalahay guul insh allah❤️🫶
War.qabil.iska.dhafa.xokina.wax.ku.so.sarta.dhul.qurux.badan.bad.qab.tan.iska.celiya.waxa.idib.kala.saray.o.cadow.iskaga.kin.dhigay.u.jesta.sad.hirmar.u.gar.tan.somaliya.guul.
Diinayeey gumeesiga
Xasuus 2013 😢dhegesan jirey
Hees wax badan ku duguugan tahay
Masha allah hanolato somaliya
Waakasaaa waaleebaray ❤❤❤😊😊😊😊❤❤❤❤❤
M.a Allaha idindayo somali weyn
Aamin
Masha Allah Somali you are good at❤❤❤❤
Xaaadadaa ikacdo
Sun oct 27/ 10/2024
Somaliland💚🤍❤
Diidnaye ogow
Dalkayga ninki doonayow
Inuu duudsiyo rabow
Anagu diidnaye ogow
06-05-2023
Afkada ka bixi Somaliland 😡
Isaaq baa tahy intaad ilaasho wll😂
Miraha abwaankee lahaa
Abwaan saciid xarawo
2024❤20❤1❤
Sanadkee laqaaday heestan
Pan-Somalism
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Nice
waa kala walan
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Fᴀᴠᴠ sᴏɴɢ ᴡʟʜɪ 😢
wadani
Woooooooooow
❤❤
❤
2024
🇸🇴❤️🫶🏻