Jaamac Galladoow maxaa lagu Xasuusan doonaa Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi? Maxaa kaa galay!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 77

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Ninraga weeyi muuse walee

  • @AbubakarAbdilahi-w3b
    @AbubakarAbdilahi-w3b 49 นาทีที่ผ่านมา +1

    😂😂Muuse Legend kii 2023-2024 Ugu hadal haynta badnaa Qaarada Madow

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ogaadeen Muuse ayey u bahan yihiin si uu uga xoreeyo Xabashiga iyo Sawaxiliga.
    Ay iska xoreyn kari waayeen.

  • @ND0564
    @ND0564 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Doqon waaye maxaa lagu hayaa. Muuse iyo Cirro way guulaysteen is gacan qaadeen 😅

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 35 นาทีที่ผ่านมา

    Aad Baan u salaamay jaamac.gallad.iyo guuleed.

  • @Sirad47
    @Sirad47 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Sh Isxaaq.weeye..maadaa ku daray.anagu magacyo muslim baannu ku abtirsanaa.
    Koombo..kablalax. kuumade ka waran.

    • @AbdirazakAhmednour
      @AbdirazakAhmednour 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa magacyo soomaaliyeed, sheekhu magac maaha.

  • @SadoAhmed-mf4xt
    @SadoAhmed-mf4xt 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Nacaskiyo nacabkaba waa laka docaysda alle ha barakeeyo somaliland guuuuuuuul guuuuuuuul guuuuuuuul guuuuuuuul Insha-Allaah

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    JAAMAC CAGDHEER 😂🤣🤣🤣🤣 ALLAH MAXAAD MUJAAHID MUUSE BIIXI AF LAGAADAYSAY

  • @bulshaawi2025
    @bulshaawi2025 51 นาทีที่ผ่านมา

    wan kaahaynaa sxbayaal talaadaa
    jaamac salaan sare

  • @Khdarcrashiir96Axmed
    @Khdarcrashiir96Axmed 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Jaamac iyo Nuur. caawa waad naga qosliseen

  • @cabdilaahiqalinle2437
    @cabdilaahiqalinle2437 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    JAAMAC GARACOW MAXAA ADIGA LAGUGU XASUUSAN DOONAA

  • @MaaxDheeg
    @MaaxDheeg 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Nacayb baa idinka buuxa

  • @SuleeqaFarah
    @SuleeqaFarah 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Isla yaba waada tahay maqruq muse waa geesi

  • @Sirad47
    @Sirad47 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Soomaaliland waa mid wax kala qaybsan yihiin ma jirto .ha moodin xafiiltankaya in aanu ku kala tagayno.

  • @baalgoraychanel9116
    @baalgoraychanel9116 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    JAAMAC GALLAD WAA NIN AAN WAXBA BARAN TAAS AYAA KEENAYSA INUU ISKA YIDHAAHDO WAA ISAAQ SHEEKHA MAR DAMBE AYAA LAGU DARAY, WAAR MIYAANAD OGEYN IN REERKIINA OGAADEEN AY WALIGOODBA NOO YAQAANEEN DURIYADDA OO AY TODOBA BOQOL OO SANO IN KA BADAN AY NOOGU YEEDHAYEEN, MAGACAN ISAAQNA INGIRIISKII AYAA NOOGU YEEDHI JIRAY OO WAA ISAK (ISXAAQ) SHEEKHANA INGIRIISKA AYAA NAGA REEBAY OO SHEEKHNIMADA MUU JECLAYN MARKAA ADIGU INGIRIISKII MAGACA NAGA BAHDILAYAY AYAAD RAACDAY TAARIIKHDA DIB U BAADH

  • @AhmedHandule-b5p
    @AhmedHandule-b5p 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ina Cabdi Iley maxaad kuxasuusataan

  • @ibrahimyounis2846
    @ibrahimyounis2846 33 นาทีที่ผ่านมา

    Waryaa goormad weenaand oo_suxufi wax yaqaan noqoneesaa.Miskiin.

  • @MaxamedAxmed-t9s
    @MaxamedAxmed-t9s ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dee noo sheeg kulahaa waraa nimankiinana niman halis ah ayatihiin

  • @harunmohamed7504
    @harunmohamed7504 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cagdheerey idinka amxaro saw Kuma hoos jirtano idinma gumayn mxa cidkle affairs kada ka hadasha
    Nacdalyahay Cabdi iiley dabadi inay hadlan bilabya

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma istiri Somali waxay u baahan tahey Isaaq .
    Haddii Isaaq Somali u talin lahaa Somali meel fiican ayey gari laheyd..

  • @Subeyra
    @Subeyra ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muuse waxaan leeyahay nabad gal

  • @omargass-o5y
    @omargass-o5y ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hasan sheikh ma illowdey

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 37 นาทีที่ผ่านมา

    Jaamac galad rageedii

  • @dwladmofarah9372
    @dwladmofarah9372 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    batihin

  • @amaljamaa8478
    @amaljamaa8478 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Niiclayaal dhexdooda cidi ma deeqdo

  • @vitnamy6hows93
    @vitnamy6hows93 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaa idin haya children iyo camal la,aan,vivasomaliland❤❤❤

  • @AhmedHandule-b5p
    @AhmedHandule-b5p 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Thats a good joke taasi waxay ku tusinaysaa ,Ovaaden inuu Ilbaxahy

  • @AbdoulgbarIbrahim
    @AbdoulgbarIbrahim ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul somaliland Wadani qoslayeso hhhhhh viva kulmiye ❤

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SL=dir waqooyi

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jama Galad iyo Nuur waxaa idinla gudboon in aad dadkiina gumeysigu heysto wacyi gelisaan
    Intaad Soomaalida kale kala gureysaan.
    .

  • @gurmadabiib5504
    @gurmadabiib5504 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madaxwayne muuse biixi cabdi waa geesi soomaliland waa qori isku dhiib

  • @faduusyuusuf7359
    @faduusyuusuf7359 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Haddaa yaa naaga

  • @MahamedCali-o7y
    @MahamedCali-o7y ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jaamac galadoow maxaad uga hadli weyday fanaanada eyruush ee lagu dhacayo gurigoodii dhagaxbuur waar qoyska masaakiintA iska daa

  • @AbdulIsmael-m6k
    @AbdulIsmael-m6k 28 นาทีที่ผ่านมา

    Xasan sheikh muse bixi ahmed madobe Deni Cagjar Ismacil omar geele dhamaantood waaa Tuuuugo gaaalo la shaqaysta danaha rer galbeedka fuliyah khaainulwadamiin aha dadku ku kadsoomayaan wlhi Ilahay naga qabto hadaanu nahay shacabka rer hargysa ma ogolaan doono inay itoobiya bad nagaqaadato wlhi nacaal itoobiyaan yahuudoodkooda kuyaale yaahuuda afrika waaa cadawga umada somaliyeed halaga foojignaado DDS na hayska xorayso ilaa yawmalqimaha jabhado halagu beero itoobiya si aanay awood u yeelan InshaAllah

  • @ibrahimadamadam948
    @ibrahimadamadam948 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maanta waankugu taageerssnhay

  • @MustafeMaxamuud-k6x
    @MustafeMaxamuud-k6x 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    jamac.cagdheer.ilaa.cagdheer

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jaama neefa maxaa kaa galaye Somaliland 2024 madaxa lagaa garaaca oo madaxa ku sheega farata loogu yeedha gacata waranka😅😅😅😅😅

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jamac waa wadanaa kalay Hargeisa

  • @SoogaalShop
    @SoogaalShop 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muuse waa lagen

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 9 นาทีที่ผ่านมา

    Sharaf waxaa noogu filan inaanu hayno wadadii uu noo jeexay madaxwayne daahir riyaale kaahin
    Waad iga heshay waxa farxad ii ah inaan dawanayno shan madaxwayne ku xigeen iyo sadex madaxwayne waanan jeclaan lahayn inuu siilanyo nala joogo AHU lakin alihii lahaaba qaatay
    Be broud who am I somaliland

  • @abdiabdi8589
    @abdiabdi8589 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    caadi maaha

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waarmaanta galad kaftan wanaagsanaa ma jabhadii suuriya qabsatey ayuu diraasad ka helay.

  • @AhmedismailAli-r2n
    @AhmedismailAli-r2n 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adeer xaal baa lagaa rabaa nasabad caydan aad samaysay sheekh isaxaaq.

  • @BalaalJamaac-n9r
    @BalaalJamaac-n9r 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    JaamC galad sxb nooloow saaxiibu caqli aloowsoomaali midee l am somalilandar oojecel soomaalinimo

  • @SAIDJAMA-mj1fe
    @SAIDJAMA-mj1fe 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ogaaden camera bartay 😢😢😢😢

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 30 นาทีที่ผ่านมา

    Waxa lagu xasuusto muuse waa aqbalidii uu aqbalay in laga heley.ee somaliland aan dhiig ku daadan

  • @HodaanAhmed-i3o
    @HodaanAhmed-i3o ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @KhadarMaxamuud-v7x
    @KhadarMaxamuud-v7x 51 นาทีที่ผ่านมา

    😂😂😂😂

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kulmiye wuu ooyiyaa oo barooranaya jaamac iyo nuurow

    • @fatimahashim5596
      @fatimahashim5596 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      MUUSE CADAW CIILE

  • @Cajabo
    @Cajabo 56 นาทีที่ผ่านมา

    Hhhhhhhhh garxajis haday geelodi kayaceen maxakahoriya

  • @MaxamedCase-ou6dh
    @MaxamedCase-ou6dh 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    waakaa isyeelyeelkii bilaabay 60 jirkii jaamac

  • @CabdilahiBarre-u4w
    @CabdilahiBarre-u4w 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhamanoloox jaamac naxdintii ka.ba.day.ayaa.lagu.xasuu.sajdoonaa

  • @cabdiraxmansulub4473
    @cabdiraxmansulub4473 51 นาทีที่ผ่านมา

    Jamacow jahilnimada waxaad ku darsatay xaasidno doqonima ogaadeen ayaad utahay 'XAASHe Eh Nin libin kuu xistiyay Xumihii waa Yaabe'.malaha waad ilaadaye Waxaanu nahay ninmankii adigoo qaawan dharka ku baraySONKORTA Iyo Gas iyo waxkstoo aad taqano ku baray waxaan ah ninkii Jigjiga qabsaday ee hormoodka ahaa sidii lagu xoayan lahaa waxay waxba ahaanine WAXBAYAHAY!

  • @cabdisamedkayse-kq4do
    @cabdisamedkayse-kq4do 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadan nahy habar jecelo sadxadab ma keenab

  • @CabdixakiinCabdilaahi-qr5kp
    @CabdixakiinCabdilaahi-qr5kp 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jaamac galad nin wayn oo waxbadan og

  • @SaxaneSaxane123-w4i
    @SaxaneSaxane123-w4i 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkk jaamac galan nala yara saayir

  • @ifrahmuze3593
    @ifrahmuze3593 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkk kaan wariye isku sheega waba ay xaramiya maarku kaan jamacu u sifican u hadlo waxu dhahay soo gaba gaabe calosha u dhintaa

  • @gsiswpq
    @gsiswpq 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    wax ku xasuusan 25 8,23 taariqdaas in u leyahay ssc guuleysta 🇸🇴

    • @ibrahimibrich9566
      @ibrahimibrich9566 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Taa dhafo sxb dagal kolayba cid uun baa badise lakin ma qirtey iin muse geesi aha iga jawab ado bila cadifad ah sxb

  • @abdiabdi8589
    @abdiabdi8589 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    we are ❤️ you guys

  • @GoodLaast
    @GoodLaast 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warka sii daaya

  • @ALIELABEHMoubarik
    @ALIELABEHMoubarik 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxa lagu xasuusan doona nacaybka uu dhuuxa niyada ka necbaa cidaan habar awal ahayn oo dhan

    • @ND0564
      @ND0564 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Faqash ciile.😅

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muse bixi Cabdi xildiid taarikhda xusidoontoda wlee waxaa Lagu xasuusan doona sida cawga meel usaaray Wle

  • @halacyare9430
    @halacyare9430 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hayaay

  • @dwladmofarah9372
    @dwladmofarah9372 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xxasdin

  • @AhmedHandule-b5p
    @AhmedHandule-b5p 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waanu heshiinaynaynaa Dhulbahante Qabyaaladda,Faraha kala baxa

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Khaniiso xaarmajo huwante xaarood dameeer faqasha xaarmajo xaarmajo xaarmajo xaarmajo buuuufi xaarmajo muuse kuwas ok see

  • @AhmedHandule-b5p
    @AhmedHandule-b5p 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jamac galad maanta wuu dhaafay isyeelyeel malaha 60 sano jir baa,ubuuxsamey

  • @SafiyaHassan-m8o
    @SafiyaHassan-m8o 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar xaasid baa tahay waxaad ka xuntahay sl guulsha eegaartay

  • @muxiyadinismacil5478
    @muxiyadinismacil5478 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Itoobiyaankii aan necbayn in axmed madoobe soo kaxaystay oo dadka kusoo duuleen maxaa ka tidhaahdeen

  • @MaxamedCase-ou6dh
    @MaxamedCase-ou6dh 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadalkaa jaamac galad sheegay muusaa guulaystay waa hadal dhab ah kolhaduu iyadoo nabada ah somaluland xilkii wareejijiysy k0lay jaamac waa nin caqli badan somalidana shsqsi zhaqsi uyaqaan oo ulasocda

    • @baalgoraychanel9116
      @baalgoraychanel9116 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      SOMALILAND OO KA WEYN MUUSE IYO CIRO-BA AYAA GUULAYSATAY REER SOMALILANOOW HADALKA ISKA SAXA 34 SANNADOOD AYAYNU QARAN SOO DHISAYNAY NINBA MEEL SOO GAADHSIIYAY QARANKAA SOMALILAND AYAA INA WADA DEEQA SHAKHSI JACAYL IYO SHAQSI NACAYB IYO KALA JECLAYSI WAXAY INAGA DUWAYSAA HIGSIGEENII IYO HIMILADEENII AYNU WADNAY MARKAA WAA QORI ISU DHIIBE MAALINBA QOFKA LA DOORTO AYNU LA SHAQAYNO LAAKIIN YAYNAAN KA DHIGIN INUU HEBEL AMA HEBEL UU QARANIMADA ISAGA UUN AY KU XIDHANTAHAY OON LAGA WAYNAYN WIXII LOO DIRTAY NINKA AYNU DOORANAA WAA SHAQAALEHEENII UGU WEYNAA OO AYNU KU NIDHI 5TAA SANNO WADANKAA HORUMARI OO MEEL FIICAN GAADHSII MARKAA HA U ARKINA INUU ISAGU INA YEESHAY TAASI WAA KHALADKA UGU WEYN EE MAANTA DADKA REER SOMALILAND AY FAHANSAN YIHIIN, QOF MADAXWEYNE LOO DOORTO AWOODAN UU LEEYAHAY WAA AWOODII SHACBIGU SIIYEEN AWOODAAS AYAANU KU SIINAYE NOOGU ADEEG AYAYNU NIDHI WAA SHAQAALE AYNU WADANKA U DIRANAY MUDDO CAYIMAN DAWLADDA UU SOO DHISAANA WAA GACANYAREYAASHIISA UU HAWSHA U ADEEGSANAYO MARKAA SIDAA U FAHMA QOFNA KURSIGA GAAR UMA LAHA KII SHACBIGU U GARTAAN WAY U DHIIBAAN KII AY U GARAN WAAYAANA WAY U DIIDAAN AWOODDA SHACBIGAA LEH