Abaayo dadka aan aadka u daawdaa kamid tahey music ga waa nec bahey nagadaa fiid yowga iimicsiyada aad soo galidid waatageeraa adigoo mahad san naygadaa music ga
Abyo dhor jera ku wediyay ani calol iyo dhinacyo leyhy please ijwb wax natijo fican leh ban raba birna ma hesto gym na ma tagi karo cunada o normal ah ka so hadal o Somalia ah
Allah wuxuu jecel yahay inuu arko labo qof isaga dartii isku jecel 😊 anigu waan ku jecelahay adne
waad najeceshahay
Xapiipti hore usoco iigu salaan walaalahayna😂😊😊😊😊❤
Sido kale abaayo mcn 🥹🥹🫂🫂❤️❤️
Abaayo dadka aan aadka u daawdaa kamid tahey music ga waa nec bahey nagadaa fiid yowga iimicsiyada aad soo galidid waatageeraa adigoo mahad san naygadaa music ga
Masha aalah gabdhaha somaliyed maxey farido yihiin sida adiga oo kle love you Sister ❤
Quruxey meeqa kg cml u baahanahay in aan qaado mise caag biyo waan ka buuxsan karaa❤❤❤😂😂😂😂
Targets oo calosha kali ah sosamee🎉
Cuntada nalaso❤ wadag abyo
Keeep giong sis
MAN shaallah Qali Alle haku Baracke
Ma maantuu bilow yahay anaa ku jira ❤
Mansha Allah 😍 💪
Nasriiin xbbtiiii Aniga maanta kula bilaabey oo low ii ah insha Allah after 2 weeks kuusoo jawaaba
Noo soo Badi I love jimicsiyadaada
Ana u horeyo ❤
Mash Allah abayo macaan ❤🎉
Sxb anigu calool baan ladagaalamaya 2 asbuuc calool wax ma iskaga badalayaan
Nasriiney lugahana ma caatoobayaan😅 ani lugo buuran leeyahay😢😢
Abyo dhor jera ku wediyay ani calol iyo dhinacyo leyhy please ijwb wax natijo fican leh ban raba birna ma hesto gym na ma tagi karo cunada o normal ah ka so hadal o Somalia ah
Asc apayo manta igu horaysay youtoubkaga 😊 waxan jeclaystay inn iskarido cayilka i1sano jexanahy Maan samayn kara exercise exercisyadan plz 🙏 jwb ikhti
Dadka mesha like ta ma yaqanan Miya Yahu inta dawday inta sartay iskuma dhawa magacan ya lagu mshqulin gbr ahy
😂😂😂😂xaasidiin waaye🥹
Abaayo cod soosara
Asc abayo waxan ahay gabadh abayo ee wan qalanahay miyan samen kara jimicsiga
Nasriin abyo plz isoo jawaab waxaan ahy 74 kg dhirirkana 1.70 duqaa u keeaaday eee ilaa
Abayo boyo kulu zanjabiisha liinta ma kartaa baruurta mise waa been
Anigoo Period Qabo masameyn karaa abaa
Haa ani waa sameyaa
Mya ha sameyn 😢dhib wye kaliya socod aad abayo 1 hour cml so soco
Mash Allah abayo macaan ❤🎉