Diinta iyo Siyaasadda # 3

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 26

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 8 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay haku xifdiyo Shaikh cabdiqaadir

  • @S..o0264
    @S..o0264 8 หลายเดือนก่อน +3

    Hadhow dhagaysan cashar waan hubaa in uu qiimo badan yahay insha Allah Ramadan kariim yaa akhii faadil

  • @S..o0264
    @S..o0264 8 หลายเดือนก่อน +1

    السلام عليكم يا استاذ عبدالقادر كشكي حبيب القلب

  • @harunhassan3182
    @harunhassan3182 8 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا شيخنا

  • @Farhanhusseinhirey
    @Farhanhusseinhirey 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid shaikh Abdulkadir ilahey haku barakeeyo

  • @zakariyesuldaan2839
    @zakariyesuldaan2839 8 หลายเดือนก่อน

    Jazaakallaahu khayraa alle hakaa abaal mariyo cadayntaada aan xaqa noo cadaynayso😊

  • @gabrielabdul8372
    @gabrielabdul8372 8 หลายเดือนก่อน

    ❤🤩 Sheekhan ilaahey dartis ba u jeclahay. Dad badan oo waxa jira culimo sheegto oo diinta macaan ee islaamka ah afduubey lakin sheikhan sidaas ma ahaan.

  • @farhiobarkhad1615
    @farhiobarkhad1615 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ummada kaa qabay dadka caqliga yar waa duufsan kartaa walaahi

  • @MaryanmukhtaarMaxamuud
    @MaryanmukhtaarMaxamuud 8 หลายเดือนก่อน

    Ilahey haku barakeeyo shiikh

  • @zakariyesuldaan2839
    @zakariyesuldaan2839 8 หลายเดือนก่อน +2

    Afkaarta qaloocan wxaa lagaga hor tagi karaa aqoon diineed oo xeel dheer sida tanoo kle😊

  • @GuhaadMohamed-x7e
    @GuhaadMohamed-x7e 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekhaygii ramadan barakaysan, wanaag ayaan ku rajaynayaa. Waxaan rabay suaal kooban inaan ku weydiiyo hadii aad ka hadashayna aad ila wadaagto casharka ay kujirto. Suaashu waxa weyaan ninku ma salaami kara gabadh ajnabi ah.? Suaasha kale waxa weyaan Muslimka laba ayaa loo kala qeybiyay sunni iyo shiico. Ma ku qasbanahay inaan idhaahdo suni ama shiico ayaan ahay. Ma odhan kara waxaan ahay islaam muslim ah oo keliya.? Mahadsanid sheekh waxaan rajaynayaa inaad suaalaha aad si xushmad leh aad iga soo jawaabi doonto hadii allé idmo.

    • @zakariyesuldaan2839
      @zakariyesuldaan2839 8 หลายเดือนก่อน +1

      Waa su.aalo fiican lkn sunni iyo shiico wxaan u arkaa horumar banii aadam oon ilaahay ina farin inaan ku salayno hadalkooda kaliya uun 2duba waa dad muslim ah markaa ma aha wax lagu garto xaqaqiqada waayo ilaahay ma odhan sunni noqda ama shiiqo ee wxuu nagu magacaabay muslimiin shiico way ka qaataa xadiisyada qaarkood sunigu sidoo kle shiicadu way ka qaataa qaybo axaadiista ka mida qur,aankana wayba isla ogol yihiin sunigu waa magac shiicona waa magac

    • @GuhaadMohamed-x7e
      @GuhaadMohamed-x7e 8 หลายเดือนก่อน

      @@zakariyesuldaan2839 mahadsanid walaalka jawaab caqli gal ah ayaad ila wadaagtay mahadsanid. Suaasha kale waxaynu ka sugi sheekha.

    • @ShaikhAbdulkadirKishki
      @ShaikhAbdulkadirKishki  8 หลายเดือนก่อน +1

      Ramadan wanaagsan walaal gabadha ajnabiga ah wuusalaami karaa sida uu imaam axmed ibnu xanbal qabo
      2- kuma qasbanid haddiiba aad alle iyo rasuulkii rumaysay ood amarkoodiina qaadatay

    • @GuhaadMohamed-x7e
      @GuhaadMohamed-x7e 8 หลายเดือนก่อน

      @@ShaikhAbdulkadirKishki ramadan barakaysan mahadsanid sheekh xushmad iyo xurmo badan. Yacni gabadh ajnabi ah wuu gacan qaadi kara salaan ahaan hadii ay gacanta u soo taagto. Hadalkayga sida ayaan ka wada ustaad sheekh abdulkadir kishki. Mahadsanid in badan sheekh.

  • @siraji1
    @siraji1 8 หลายเดือนก่อน

    The best

  • @abdimajidmahmoud
    @abdimajidmahmoud 8 หลายเดือนก่อน

    Allaha ka jaza id siyo
    Fikir biladan oo sheydaan Ayey amineen allaha kafuro aqliga Aya laga quuufule

  • @farhiamusa5460
    @farhiamusa5460 8 หลายเดือนก่อน

    Wcsw Sheikh Abdulkadir 🙏

  • @abdijaliilmohamed7802
    @abdijaliilmohamed7802 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid sayidii

  • @MaryanmukhtaarMaxamuud
    @MaryanmukhtaarMaxamuud 8 หลายเดือนก่อน

    Shiikh xadiis manka dumarka ka hadla noo soo geli jasakaallah

  • @abdiwaliabdulemohamed8681
    @abdiwaliabdulemohamed8681 8 หลายเดือนก่อน

    Dhowr maalin ka hor sow kii lahaa waan soo laabtay oo waa la I duufsaday dad kusoo jiido miyuu is lahaa

  • @Eeboh1
    @Eeboh1 8 หลายเดือนก่อน

    Asc walaal mahadsanid sheegtay maqalnaye waa warkaa faahfaahsan Faransiiska yaa kaa gudoomi oo kugu taaheeri warkaa fagaare qodob ogol. WAR SOOMAALI AYAA YIDHI. ILAAHAYNA XUKUM AYUU II DAJIYRMEY. ABAHEYNA XEER ANA WAA SUGAYAA AMA SUGAYAA

  • @mohamedmohamed-zy6xm
    @mohamedmohamed-zy6xm 7 หลายเดือนก่อน

    Ma sheydaanki culumada gaaleysiisey miyaa ilaahey u towbad keen ilaahey hakaa qabto hadaad diinta duulaan ku tahay

  • @Ainanshe0fficial
    @Ainanshe0fficial 4 หลายเดือนก่อน

    Tan ah in diinta ıslamka kaliya somaliya lagu dhaqo, diin iyo daliil uma bahno ee umada somaliyed kuheshiyay in Islam kaliya Somalia lagu faafiyo. Soo dalka anaga so malihin.

  • @sadaka.idiris7752
    @sadaka.idiris7752 8 หลายเดือนก่อน

    Nio horta cali wajiis waad ku saxan tahay inu yaahay dajaalka somalida 😂😂