Ninkii dhoof ku yimid bey geeridu dhibeysaa ayaa u shidan hada| 2daan Qof oo kale ha noqon!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 119

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips  24 วันที่ผ่านมา +8

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @faisalsalad8358
    @faisalsalad8358 24 วันที่ผ่านมา +6

    ASC wallkey kuwan haku dhumin waqTigada sharcigii ALLAH SUBXAANAHU WATACAALAA ayey Tuuren xagee wanaag ka helayaan

    • @Fouziaabdi-bq1rz
      @Fouziaabdi-bq1rz 24 วันที่ผ่านมา +2

      Walahi waa runta walal🎉🎉🎉

    • @Xamdushcilmi
      @Xamdushcilmi 24 วันที่ผ่านมา +1

      Wllhi wa runta 😢😢

  • @AmaalHassan-di7eq
    @AmaalHassan-di7eq 24 วันที่ผ่านมา +1

    Xaqbad ka hadashay sheekh Allah yabarik

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 24 วันที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid Dulmidiid,Nadaara iyo Mowliid Haji Cabdi waxaad ku dhaantaa adiga Ajnabi iskama dhigtid sidooda oo Bariga dhexe uun oo kaliya kama soo warrantide wixii wadanka ka socdana isha ayaad ku haysaa.

  • @لميسعلي-غ5د
    @لميسعلي-غ5د 24 วันที่ผ่านมา +3

    My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' How many times I called and talked and tried hard, but no one responded. Oh man, we are with you. My mother ordered us food from the restaurant. More and today. My mother left. Crying. She said, Why are you crying, my mother? She said, My daughter, I ask. God, that I may be honored by death. She said, Why, my mother. She cursed us. She said, "My daughter, today the restaurant owner insulted me. I said, 'Why?' I said, 'How can I be better than people?' I ask God, my daughter. May God gather me. With death alone, a gathering that is better than this humiliation and this humiliation. It is true. I am saying this. It diminishes my value and respect. But, man. I swear to God that I did not say this. I kiss your boots. I am so hungry that my conscience no longer allows me to let you go and ask us for food. I kiss your boots, man, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, man, I kiss your boots, man. He has caused us harm, my brother, so that we can buy a kilo of flour and pay the rent. My brother, have mercy on us. He who is in the show will have mercy on you, He who is in the sky. My brother, this is my WhatsApp number: 00967717018744. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will transfer us as much as he can. May Allah reward you. Allah knows that my family and I, our house rent is 15 thousand Yemeni riyals per month, and now we owe 45 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By Allah, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. We will have until the end of the week, and if we pay him, he will swear by Allah that he will throw us out into the street without mercy. See my situation for yourselves. I ask you by Allah, the Living, the Eternal, to help me. By Allah, the Almighty, even at night we cannot sleep from fear. We do not have mattresses or blankets to warm ourselves from the cold. Everything is flooded from the rain, and we have no one but Allah and then you. My brothers, I kiss your boots, don’t turn me away empty-handed. Help us with whatever you can. Is it acceptable to you that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and your honor, and help me with whatever you can. May God reward you with good =>[[}>] ^][/*&;;&;&&;•̥·-`.`.`.`.`.•.,¸-•.,+:?+&%--♡! ¸°꒰·̮ •̥😢😢√√√√`^``.........

  • @Fays2010
    @Fays2010 24 วันที่ผ่านมา +2

    Allah nagama dhigo kuwo aragti gaaban inaan ahaanno sida madaxda Soomaalida iyo Carabta.

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 24 วันที่ผ่านมา

      Adiguna yaad tahay?

  • @binusuhayb
    @binusuhayb 24 วันที่ผ่านมา +1

    ku saliya xabiibkeeniii muxamed scw scw scw scw 🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IbraahinXassen
    @IbraahinXassen 23 วันที่ผ่านมา

    GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL
    ETHIOPIA
    INSHAA ALLAH
    ❤❤❤
    ❤❤❤
    ❤❤❤
    ❤❤❤
    ❤❤❤
    ❤❤❤
    ❤❤❤
    ❤❤❤

  • @جمالمحمود-ط7ه
    @جمالمحمود-ط7ه 24 วันที่ผ่านมา

    جزاك الله خيرياشيخ الله يحفظك

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 24 วันที่ผ่านมา +1

    Allaahu Akbar Subxanllahi 😢😢😢

  • @zahraabdul9879
    @zahraabdul9879 23 วันที่ผ่านมา

    Siyasiyiin meesha kuma heynee Allah ayaan nasrigiisa sugaynaa

  • @FatmaabukarSiid
    @FatmaabukarSiid 24 วันที่ผ่านมา

    Qalbigeena gesi limo Allah ha galiyo

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 23 วันที่ผ่านมา

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 23 วันที่ผ่านมา

    Somalia shaqo fiican ayaa ka socota madaxweynaha iyo reysulwasaraha adigu kama caqli badnid wixi talo ah oo aad heysid ka hadal.

  • @ubah-tb5wl
    @ubah-tb5wl 24 วันที่ผ่านมา

    af waaknee mee lagu aamee wadankeena waynaan badan iyo dadkeena yaraanta badan baa noodiiday in aan nicmada calfno itoobya ayaa buuxdhaaftay oo calfandoonto Illah madhini but sadaasha aa u muuqato.dul diidoow Illah hakubarakeeyo. dhulkena saugu duceynaayye waa daalay but illah baa nagu filan akharadeena in aan illalino Illay na ma dhumiyo.

  • @laylosiciid781
    @laylosiciid781 22 วันที่ผ่านมา

    Waa ku dhacday adeer

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 24 วันที่ผ่านมา

    Xabashida madaxda somaliyeed ayaa u yeedatay waxaanay isu .adeegsadaan cadawga ummada .iyo in la gumaysto si midkastaa .kaligii .u noolaado inta kalena uga carato badh tahriib ayey ku madheen badhna al shabaab ayey noqdeen badhna askar la shirqoolo .weeye hadaba .inta qabyaalada la dhaafo halaga tashado kuwan gadaya wadanka

  • @SuraynKr
    @SuraynKr 23 วันที่ผ่านมา +1

    Halana qabsado gadib ayaan oganeyna muhimada ay ledahy mid nimada

  • @aliibrahimadan4748
    @aliibrahimadan4748 24 วันที่ผ่านมา

    Walaal itobiya waa Israel ta Afrika in layska dhiciyo ma ogiye calamka aad wax ushegeyso yaawaay waxaas ma jiraan xoga somaliya ayaa u taagan gogor iyo danab ayaa u jogo dabadhalif ha baabao somaliya guul

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 23 วันที่ผ่านมา

    Asc sheikho manta aduunka wax sharci sh majiro

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 23 วันที่ผ่านมา

    Shiikh bililiqadii 91 waxmagarataa samaysay mida maanta xasan wado maxaan kusheegnaa

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 23 วันที่ผ่านมา

    Xasan shiikh Waxdana kamaleh itoobiyaan haday afgooye qaataan waana sababtii xukunka loogu gaday waayeel abgaaal iyo wayl lo.aad ninkii waraabiyaa wadaa

  • @Desert_flower60
    @Desert_flower60 24 วันที่ผ่านมา

    Somaalidu caqli ma qanbaan qaligoodu waa qabyaalad iyo xaaraan cun iyo caqiido l,aan.

  • @EidXaaji
    @EidXaaji 22 วันที่ผ่านมา

    Somali ma Caqli bad isku dhaantiin Madax Tuug musuq ah Iyo Shacab Qabyaladi Dishootay Dagaal Qarrax Iyo Xasuuq Aan Ka Gudbayn

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 23 วันที่ผ่านมา

    Cidanki formajo dhisey quwada lahaaa. Xasan shek ba xasuqay. In bu reebtey udabulaya jubaland. Car xasan shek yac ha yiraahdo etiopiya

  • @MKulane-nx3kp
    @MKulane-nx3kp 24 วันที่ผ่านมา

    السلام عليكم ورحمه الله وبركاته
    اخي بارك الله فيك
    Walaal mesha aad waxdhaliilaysid waxaan ka fiican in adad naseexan u jeedhisid xukuumada لانهم ولاة الامور
    لان النبي صلى الله عليه وسلم قال الدين النصيحه قال الصحابه لمن يا رسول الله قال قال لله لله ولكتابه ولرسوله ولائمه المسلمين و عامتهم
    Dariiqada waxaykeenaysaa ولاه الامور
    In lacaasiyo وهذا لا يجوز شرعا لان لهم السمع والطاعه
    وجزاك الله خيرا

  • @Ibrahimsomalimedia
    @Ibrahimsomalimedia 24 วันที่ผ่านมา +1

    Yahuuda geeska Africa waa itoobiya

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 24 วันที่ผ่านมา +1

    Sharcigii caalamka waa la laabay ee somaliyeey dalkiin difaacada

  • @aanahmed1023
    @aanahmed1023 23 วันที่ผ่านมา

    Nin aan shantada kacelin sharci Kama celiyo waa xaqiiq oo dhab ah maah maahdaas ,sidaas darteed amxaaro Abyssinia waa in gacanta loola tago kaliya siay dib ugu noqoto

  • @Mohap2188
    @Mohap2188 24 วันที่ผ่านมา +1

    Itoobiya wax is dhicis wax kuleedahay

  • @AbdalaSaid-o3h
    @AbdalaSaid-o3h 23 วันที่ผ่านมา

    Wcs sxb

  • @AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml
    @AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml 24 วันที่ผ่านมา

    "Adoo naftaada hormarinkara qof kale hakasugin inuu kuhormariyo"

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 24 วันที่ผ่านมา

    👍👍👍👍👍👍

  • @husseinomar9532
    @husseinomar9532 24 วันที่ผ่านมา

    ASC Sheekh Maxamed Alle haku barakeeyo waxaad baraarujisaa aaway lacagtii soomaaliyeed Dolar Macarena😂ma ahan Amerikaana ma mini dal aan lahayn lacag miyaa jira Aduunka

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 23 วันที่ผ่านมา

    Meel ubaahan Haa ama maya oo cad bay Dul meeraysanayaan markii horaba in safiirka lcayriyo oo xiriirka u jaraan bay ahayd ciidankeeniina dawladaa dayacday meeshaan tuugmo iyo jileec baan dumeeraysanaynaa way oo way

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 23 วันที่ผ่านมา

    War ninkan isku sheegay
    Alcadaala waa mooryan
    kamacaashay dadka dhii
    gooda, waana qabyaaladiiste
    Balkudar, Abshir Buqaari, Fiqi,
    Mahad Salaad,Saabir shuuriye,
    iyo Xildhiban Odowaay iwm.
    Aya waddanka u taliya, waxay
    kamacaashay dhulalka danta
    Guud ee Xasan munaafaq uu
    iibsado."subxaanallah.

  • @AliAhmed-ft8ld
    @AliAhmed-ft8ld 24 วันที่ผ่านมา

    Qabyaaladiiste dulmilow

  • @abdulkadirkediye2661
    @abdulkadirkediye2661 24 วันที่ผ่านมา

    Dulmidiidoow
    1 dadkaagii waa jawasiis
    2 owood badan malihid
    Labadaas odigoo og
    Maxaad sameyn laheyd?

  • @abdiguled7670
    @abdiguled7670 22 วันที่ผ่านมา

    Nin qof kaaga dhow iyo qof kaaga mudan in uu wanaag u qabto u qaban waayay adiga miyeey kula tahay in uu wax ku taro ama wanaag uu kula jaclaado?

  • @Ayuubb1668
    @Ayuubb1668 24 วันที่ผ่านมา

    Etobiya maanta waqti eey kalidato majirto waa nasiibdaro dowlada soomaliya oo kasiiliidata sharci caalami wax ladhaho majiro itobiya anaga kaliya ayaa iskacelinkarno soomaliyeey hurdada kakaca inta aadan noqonin falastiin ama Kurdish

  • @cabdisamedAxmednuur
    @cabdisamedAxmednuur 24 วันที่ผ่านมา

    shiiq Allah ka cabso qabyaalad a iska daa 🤔🤔

  • @halwoali5532
    @halwoali5532 24 วันที่ผ่านมา

    Sharci dadka is doqomeeyo ayaa loogu sheekeya ninkii xoog leh ayey xaajo u fushaa maa, sharci masaakiinta ayaa ku sheekeyso😢

  • @nabadawaanololgobanimosoma5457
    @nabadawaanololgobanimosoma5457 24 วันที่ผ่านมา

    Dawlad kushegaa ee nalagu shego islaa iyadibaa shacabkaa barakicinayaa iyagaa noga daraan itobiyankaaa hoyoyinkaa somaliyeed ee aqaladoda laga burburinayaa masharcibaaa

  • @sahrosiad4317
    @sahrosiad4317 24 วันที่ผ่านมา +1

    NABAD LATUUGAY NABAD MAAHEE NIMAMANKA ISKA CANAANTA CIiDAKA ITHiopia 100/50 Waa dumar ee HALADAgAALO.CIIDANKA DUMARKA HALAQORO
    tIK TOK nag agh a😂kujiraa halasoo qoro daba ruxlooma baahna

  • @Cabdimaalikshariif
    @Cabdimaalikshariif 24 วันที่ผ่านมา

    Doqon nabi muuse aaka dar daarmey soomaali waa Doqon oo danaano rabto

  • @Fast.money86
    @Fast.money86 24 วันที่ผ่านมา

    Digniin̈ walaalaha somaaliyed waxaan idinka digaa tiim sobaxay oo ay kuleeyihiin waxaan ahay walashada katimid yaman pleas sida loo moda ma.ahan waa tii kuqaraabtaan magacaas waliba qorshaxooda midkaan waa uu kawaaweyn yahay xadan youtube walbo weyn commontigooda kama weyneyso wixii hog intaas kabadan wllkena ogaansho ayaa ugatagikartaan

  • @laylasaid7273
    @laylasaid7273 23 วันที่ผ่านมา

    ilaaahay hanaga qabto sharkeeda ethopiankaas

  • @idilahmed9092
    @idilahmed9092 23 วันที่ผ่านมา

    Itoobiya iyo Soomaaliya waxay saadashu ubadan tahay in ay gudaha Soomaaliya ku dagaalamidoonan 🤔🤔🤔🤔🤔. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Calakaan lacelin waa,Ciidana lamaqaadayo sababo Alle uu kumanees tay Soomaali da🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 24 วันที่ผ่านมา

    Ethiopia 🇪🇹 awalba somalida meel walba way joogtay

  • @IbraahinXassen
    @IbraahinXassen 23 วันที่ผ่านมา

    Shèekow waxba haa isku wareerin ETHIOPIA cidi ka hor istaagi karta ma jirto .anagu waxaan sameeyna ciyaarta an iska daawano ama hadalka intaad iska daysid wadankaaga difaaci xaMar😮

  • @AhmedMuse-c3w
    @AhmedMuse-c3w 24 วันที่ผ่านมา

    Waa sax wax sharci calam la dhaho ma jiro adnka inki dhimashada ogol bas aa laga cabsada 2 mid qofkasto aragti dherna u og yahay 1 inan gumasi somali u hor sedno iyo sidi somalidi hore inan wadnka difacno somali cidlo iyado sidan ah la isma heline qarni kasta rag ba u dhiman jiray sasiynta somalida dhan wa fulay gerida nicib anigu diyar ban ahy xita kaligay may ahato wn wareraya xabashida iyo oromo waxy yahin

  • @aasuf119
    @aasuf119 23 วันที่ผ่านมา

    Mid wuu dhergaa mid na gaajo u dhimanayaa

  • @abdulkadirmohamedagey231
    @abdulkadirmohamedagey231 24 วันที่ผ่านมา

    WAXA WAAYE XASAN SHIIKH IYO INTA LA SHAQEEYSA

  • @wabarisaaq5290
    @wabarisaaq5290 23 วันที่ผ่านมา

    Wariye dhamaan siyaasina waxay u shaqeeyan xabishada waayo maa la joojiyo JAADKA iyo diyaarada la joojiyo
    Waad u shaqeysaan

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 23 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkk 😂 xasan dhiqo 😂😂😂

  • @AbdirahmanAli-z8o
    @AbdirahmanAli-z8o 23 วันที่ผ่านมา

    Ustaad walaahi aad iyo aadban uga xumahay in dalkeena looga cayaaro Ethiopia shaley waxa ay lahayen wllo anago ujeedno in ay cadow ay tahay dalkeena hooyo ❤❤❤side loo difaaci Kara dowladi wadanki kama taliso xita Mogadishu 30 km matagi karto isku socosho majirto dhinac kale alshabab dhinac kale maamul gobaled dhinac qabiil dhamantoodni cadow isku ah sideeeeee Lola dagaali Kara Ethiopia? inan isku sheegano landheero ceebtan dhax joogno faceenana sida Kenya jabuuti iyo Africa kale aan liidno ay kunool nidaam iyo dowlad Kala dambeyn ay leeyihin sorry dalkeyga Allahu yarhamak

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 23 วันที่ผ่านมา

    Dowlada sheekhoow dolwada kaleexo

  • @rahlina7139
    @rahlina7139 12 วันที่ผ่านมา

    Sorry😢

  • @NewGenaration17
    @NewGenaration17 23 วันที่ผ่านมา

    That means Haddal Dowlada Ayaa Ku Dhibaayo Hadalkaaga caqli Ku Dar Hadaadan Fikir ithopia Aadan XanbAARSANAY

  • @mrwadaniciilan8799
    @mrwadaniciilan8799 24 วันที่ผ่านมา

    Shiiqow goorma niyada noo dhisee

  • @jeri100100
    @jeri100100 24 วันที่ผ่านมา

    Waa inaan anaga caawin ciidanka qaran ka

  • @abdulkadirmaalim875
    @abdulkadirmaalim875 24 วันที่ผ่านมา

    Waa sax doowlad aan sharci iyo nadaam dal keeda ku dhaqeeyn ee doowlado kale oo lamida cadaalad u hoos fadhida maxeey tahay doowlada waxeey ku tala xumootay oo eey ku tacadisay cadaalada dal keedii eey doowlada u aheeyd xuquuqdii shaqaalaha iyo ciidanka dalka hadeey gar soorka wadanka police ka iyo nadaamka madaniga ah ee dalka hagaajin la heeyd oo eey isla xisaabtan dhab ah habeen iyo maalin ah la imaa la heeyd dadka iyo dalka sidaan uma ekaa deen ee waa tayo xumo doowla deed waxa dalka u dhaqaaqi waayay waa in taas

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 22 วันที่ผ่านมา

    Goomaat tabisay warkaan shal miyaa mise waa sitimaan kahor

  • @MaoMao-x9e
    @MaoMao-x9e 24 วันที่ผ่านมา

    Ficil baa loo baahanyahay adu sheekh hadal wax dhaafsan ma haysid isoo wac please anaa kuu hayo arrin aan ku xoraynlahayn soomali wayn

    • @PinaBinianimals
      @PinaBinianimals 24 วันที่ผ่านมา

      😂maxaa usheegee afgambis maaqorshaan rabtiin😂

    • @Fahadaxmedyuusuf
      @Fahadaxmedyuusuf 23 วันที่ผ่านมา

      😅😅😅😅😅😅😅​@@PinaBinianimals

  • @MayowAweys
    @MayowAweys 24 วันที่ผ่านมา

    Shercihadojiro falastin lamahaduqeyn shercimajiree shantadiistimal sahiib

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 23 วันที่ผ่านมา

    Sxb wasiirka waa run sababtoo ah adigoo wax iska celineysa hadana in lagaa gardaran yhy in aad sheekto hadii kale adigaa bilaabay lagu leeyahay manihin wadan dhisan balse waxaan nahay wadan soo kabmaaya dowlada dadaalkeda hakuu muuqdo adigoo kale ayaa ummadda niyada ka jibinayo ee wax kastoo wadankeena hor u socod ah ummadda ku wacyi gali

  • @Ayuubb1668
    @Ayuubb1668 24 วันที่ผ่านมา

    Soomaliya hogaamiyayal maqabto kuwaan kuwa kaqeyr badan Allah no keeno

  • @toknownow
    @toknownow 23 วันที่ผ่านมา

    Dameer warkiis qabyaaladiisyte

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 24 วันที่ผ่านมา

    Kuwan sida Syria waa in la inqilaaba tacbaaniin

  • @husseinomar9532
    @husseinomar9532 24 วันที่ผ่านมา

    Waxaan ka wadaa lacagteena Soomaaliya aaway shillinka soomaali

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 23 วันที่ผ่านมา

    Ciraaq markeey Kuwait qabsatay mareeykan maxuu sameeyay wad ogtihiin 24 saac ayuu kaga saaray.ethiopia iyada maha waxa somalia ku soo duulay ee waa mareekan iyo yahuuda. Aya ka dambeeya.

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 23 วันที่ผ่านมา

    SOOW CAASIMADII INTA LAGU HABSADEY LOOMA DIIDIN UMADDII SOONAALIYEED IYAGOO U YAQAAN SOMALIA MUQDISHO IYO INTA KU NOOL

  • @osmaanahmed3399
    @osmaanahmed3399 24 วันที่ผ่านมา

    Aduunkan ninki aan xoog lahayn waa udhamaty

  • @zahraabdul9879
    @zahraabdul9879 23 วันที่ผ่านมา

    Askariga Ethiopianka 100 dollar ayuu qaataa wadan kiisana dacad ayuu u yahay kan somaligana 200 dollars iyo rashin qalalan ciidanka somalia oo kala dadsan waxa sabab u ah hogan xumo iyo inta badan askarta aan difaaca ka sugeyno oo khaadwale yaal iska ah mid kastana intabadan ay dumar kala kaladuwan ay caruuro ka wada dhalaan umad aan wax nadaam ah ku socon laakiin ilaah ayaan gargar ka sugayna

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 23 วันที่ผ่านมา

    Sheekhoow maalin kasto maxaad umucaaradaaa ?

  • @Abdallaibraahim-i2d
    @Abdallaibraahim-i2d 24 วันที่ผ่านมา +1

    ASC

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 23 วันที่ผ่านมา

    Kuwaani keliya Soomali dhexdeeda unbey yaqanaan lkn markii ay timaado cadowgooda runta ah… waa dhuimanayan ama nacnac bey meelaha la soo istaagayaan…war meeshan waxba ma tarayo…

  • @User_19567
    @User_19567 24 วันที่ผ่านมา

    Mashixayal o fuli ah ba wadanka gacan logali yey

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 24 วันที่ผ่านมา

    ITOBIYA BADAN BEEYE QAADNYSA DHULKA AADYN XUUKUMIN KA CEELE KONFUR WAATA IDINKO SOO TAAGAN😅😅😅😅😅 SAAYLAC BAAD UUBARORANYSE

  • @Fowsiya-p4m
    @Fowsiya-p4m 24 วันที่ผ่านมา

    Itoobiya Waa layska celinkara ee xasan ha is casilo biiliis Sagatag ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🤣

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 24 วันที่ผ่านมา

      Ethiopia Xasan ma keenin ee adiga keeney (Daarood)waxaa la dagaalamay oo Xamar ka saarayna waa Hawiye. ilaa hadana weli dabadaad ku wadataan waa Jubland Budland iyo Gedo ee udinka horta is xureeya oo Somalinimada ka run sheega.

  • @aasuf119
    @aasuf119 23 วันที่ผ่านมา

    Sax Waa dad ayaga isku maqan oo maxay cadoow iska celin waa nasiib daro

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 24 วันที่ผ่านมา

    Ciidhanka $100 bishii la siinaayo oo ku faraxsan in ey dadkoodha la'aaynayan maad kuwaas ayaad hiil ka sugey. Waa cidhankii Hassan xaasid dhigya cab naga qaban waayeen maad ciidhan ku sheegteen??😢😢😢

  • @xasanmaxamed3425
    @xasanmaxamed3425 23 วันที่ผ่านมา

    Walalayalow horta dowladda malahan miyaa sharci difacaya madax banaanadeeda ama dilinta cas cidii ku xad gudubta talaabo militiri ka qaado oo dalkuna lagu ipaaliyo sharaftiisa iyo karamadiisa ma lahana miyaa hadeynaan laheen dee dowlad mahanee waa ururo la isku keeney iyaga laftooda dowlad ushaqeya ayey noqon dowladda hadey muqadas tahey iney dalkeena difaacdo ma aynaan sameyn laheen hadalada malaa yacniga ahi e talaabo militiry dhab ah yey qaadi laheed sababtoo ah wadankii ayaaba xuduudiisa laga soo gudbey wax sharci ladhahaayana waa jawaabta ficilka aad sameysa weyaan war nimanyagow dowladda Uma socota iney dalka iyo dadkaan difaacdo waxey ka jecelyihiin iney dantooda un gartaan wan idin salaaamayaa aniganafteyda dowladaa idifaacysa wlhi isma lihi hadii gurigayga la soo galo waan la dagaalayaa cidii igu soo xad gudubto waayo dowladiiba hadii idifaaci weydo gurigayga waa inaan difacdaa Wana muqadas weysan mahadsanidiin

  • @SahalMahadale-z9p
    @SahalMahadale-z9p 24 วันที่ผ่านมา

    Sheikhow sidaa adiga rabto dowlada ma rabto dowlada hada digniin ayee direysaa eithopia 29 December aya balan ah in ee dalka ka baxaan sheikhow tartiib reisul wasaare hamze ayaa ku matalo 😂😂😂😂

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 24 วันที่ผ่านมา

    wadaadkaan waa mu caarad

  • @مصعب-ب3ث
    @مصعب-ب3ث 24 วันที่ผ่านมา

    Sheikh comments dheer eee leh my appeal to every Muslim please blockgaree ama mar dambe yaaa la arkin waaaa scam targetkooda yahay Muslim specially gabdhaha muslimiinta lacagna ma rabaaaan waaa wax kale eee please sheikh blockgaree hadaaaa awoodo fadlan

  • @ibrahimafyare2415
    @ibrahimafyare2415 23 วันที่ผ่านมา

    wadaadkaan sida uu iska dhigaayo la joojiyaa banaan la jiifiyyaaa banaaan , bbn beenta qasa lee iska wad.

  • @AbukarAbdullahi-o8i
    @AbukarAbdullahi-o8i 24 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk. Sharci caalam. Ma. Jiro.
    Madaxda. Waxa. Ku khasbay. Inay. Sharci sharci. Dhahaan. Waa ka tabar. Tabardarada. Dadka. Soomaali. Ayaa. Meesha. Dhigay. Qabyaalad. Iyo. Maamulo. Sii. Kala. Jeeda.

  • @AbubakarMohamoud-p9r
    @AbubakarMohamoud-p9r 24 วันที่ผ่านมา

    Waxaan kuusheegi dada dawladah cadowaa dada raacay waxaa ku kalifay hogaan xumada madaxwenaha soomaalida oo dadkiisii cada ka dhigtay albaabadan ka xiranaay marnba aan tanaasul garanay dakiin cadoowga ka dhigtay maxaa diidaaya ana in aan cadaegaaga magan galo oo garab ka doono markay madaxdii cada aan rajo acaba yaraate naxariis ama garawsho aan dadaka soomaaliyeed aysan u.haynmarkaa cadoowga in an magan galo soow ayagu makalifin

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 23 วันที่ผ่านมา

    Sheekhow itoopia iyo dawlada madagaaashana ee ruwaayad yey isla dhigayaan waxaabad moodaa in ay isla ogyihiin in ay soo gasho ee dadka soomaaliyeed yey khiyaamayaan si aaney u dhiidhiyin ooy iyagu isku mashquulaan oo islaayaan inta ay isku jeedaana ay itoopia danteeda si dhibyar u gaarto taas waxaa daliil ah dawladu hadii ay daacad tahay dadkeeda iskuma dirteen qabiilna uma kala qeybiseen gudahana kuma mashquusheen wiulashii wadanka difaaci lahaana iskama horjeenteen ee dadkeeda yey walaaleyn lahayd oo shacabkeeda yey ka faaiideysan lahayde hadda ayadaa sahleysa sidii xabashiyevat soomaaliya ku qabsan lahayd narka ha oran haku dayabina ee dadka soomaaliyeed uga dig in isjaqvtaan dawlad kusheegta marin habaabinaysa dhulkoodana haw istaageen in ay xabashida ja hirtagaan soomaaliyeey xabashi waa tii 2006 dii oo kasii xun oo sifiican inoo baratay inoona dhexgashat oo dadban unagu dhex yeelatay

  • @abdiomar6406
    @abdiomar6406 24 วันที่ผ่านมา

    alqabyaalow mesha dhul lamabobayo shacab lama barakecenayo intaasad ka shaqeysan

  • @abdiguled7670
    @abdiguled7670 22 วันที่ผ่านมา

    Nin gurigaaga dhax dagan adiga oo waxaad suubinaysid oo dhan kula socda mac quul ma tahay in aad qof kale ku tiraahdid qofkaas tuug waaye iska jir gurigaaga yuusan imaanin?

  • @Sahrashey
    @Sahrashey 23 วันที่ผ่านมา

    ETHIOPIA DHULKA SOMALIA MA SOO GASHEEN HADDAAN AXMED MADOOWE IYO RUUFIYAAMADIISA SOMALIA AYSEN JOOGIN. AXMED MADOOWE WAA ETHIOPIAN AGENT LOO SOO DIRAY INUU SOOMALIA BURBUR IYO QAS KA WADO

  • @ambiaismailibrahim561
    @ambiaismailibrahim561 24 วันที่ผ่านมา +1

    Your not from Yemen we know you people

  • @khadarmaxamedmire4021
    @khadarmaxamedmire4021 23 วันที่ผ่านมา

    WADAADOW SOMALI WAXAA MADAX U AH NIN AAN MUSLIN LAGU SHEEGI KARIN OO YUHUUD IYO XABASHIBA KA XUN OO DALKA IIBINAYA ĎADKANA XASUUQAYA

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 24 วันที่ผ่านมา

    waa beentood hadaay doonayaan in aay itobiya ladagaalamaan maay aadaan halkaay kasoogalaayso maxaa raas kanbooni kayaal sheeko hawiye waan fahansanahay adeer itoobiya daarood baa kaga xun

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 24 วันที่ผ่านมา

    Brainwash ayaa layiraahdaa waxyaabaha ay siyaasiyiinta Soomaaliya aaminsanyihiin Sida beesha caalamka, sharciga caalamka, maxkamadda adduunka, qaramada midoobay, jaamacadda carabta, ururka midawga Islaamka. Waxaas oo dhan majiraan.

  • @mustafeosman5385
    @mustafeosman5385 24 วันที่ผ่านมา

    Sheekh beenale 😂

  • @XasanMaxamed-ei9le
    @XasanMaxamed-ei9le 23 วันที่ผ่านมา

    Dhulkan.aadnatusayso..yaale

  • @God-p5x
    @God-p5x 23 วันที่ผ่านมา

    Inigakujir.benta.iskudirqabil