MID KA MIDA QISOOYINKII ABID UGU XANUUNKA BADNAA OO AAN LA KULMO, TRUE STORY!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2020
  • MID KA MIDA QISOOYINKII ABID UGU XANUUNKA BADNAA OO AAN LA KULMO,
    WAA NIN DHALIN YARA AH OO SOMALIYEED OO RABI RIYADIISI U RUMEEYAY GUULNA LA HOYDAY, DAAWO OO SAXIIBADAA LA WADAAG, WAA MAHADSAN TIHIIN.

ความคิดเห็น • 366

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  2 ปีที่แล้ว +1

    FADLAN WAXAAN IDIN KA CODSANAYNAA INAA CHANNEL KA SUBSCRIBE GARAYSAAN SI AANU U GAARNO GOAL SHEENA MID KA MID AH NAGALA QAYB QAATA, FAR KALIYA FOOL MA DHAQDO.

  • @mohamedabdiazizyusuf1643
    @mohamedabdiazizyusuf1643 3 ปีที่แล้ว +19

    Allaw khaatumada khayr noogu khatim
    Towbada xaqaana nawaafaji aduun iyo aakhiraba 🤲🤲🤲🤲

  • @naruuracaday148
    @naruuracaday148 3 ปีที่แล้ว +22

    اللهم إنا نسالك حسن الخاتمه
    اللهم ارزقنا توبة نصوحا قبل الموت
    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلو بنا على دينك🤲😢😢😢

  • @ahmedshow5312
    @ahmedshow5312 3 ปีที่แล้ว +5

    Rabi naxariistii janno haka waraabiyo Mohamed, Abdihafid Mohamud Mahadsanid Waa qiso Waano Qaadsho Mudan.

  • @deqaduale5092
    @deqaduale5092 3 ปีที่แล้ว +1

    Allahu akbar waa qiso aad iyo aad uxanuunbadan runtii way itaabay اللهم اجعلنا من الصالحين

  • @mohamedadulahi1705
    @mohamedadulahi1705 3 ปีที่แล้ว +14

    Abdi hafid legend somaliyed ebad noolow intay noolali jirto wll keep going
    بارك الله

  • @munanaasir3480
    @munanaasir3480 3 ปีที่แล้ว +5

    Waa qiso runtii ku cibro qaadasho mudan Allah ha u naxariisto wll Maxamed inakana khaatumada khayr ha inogu khatimo جزاك الله خير Abdihafid

  • @habiboshire9588
    @habiboshire9588 3 ปีที่แล้ว +1

    It's amazing ..ma ahan murugo wa baraarujin iyo rajo galin ..iyo walaalken maxamed on meel wanaagsan ..alle oga rajaynayno inshallah

  • @khadrasalah8446
    @khadrasalah8446 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah waa qiso.xoog iitaabatey jazakalla khayran

  • @muquteste8443
    @muquteste8443 3 ปีที่แล้ว

    الله اكبر اللهم اني اسألك حسن الخاتمة

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +13

    Waa qiso cajiiba runti wax badan ayay iga badashay kadib markii aan daawaday qisada walalkeen maxamed
    Ilaaahay janada haka waraabiyo khaatumo wanaagsan ayuu ilahaay ku dilaY walaaalkeeen....
    Ilaahay khaatumo wanaagsan haynagu dilo amiiin....
    Mahadsanid walaalkeen *ABDUXAFID*

  • @graadyariisow4006
    @graadyariisow4006 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah waa qiso aad iyo aad usaamayn badan waad mhdsnty mudane 💯💯

  • @cabdullahimaxamed3730
    @cabdullahimaxamed3730 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah cabdi xaafid allaha kaaraalinoqdo qalbigaad nooqoysay 😭😭😭😭😭😭

  • @farhiyaibrahim4886
    @farhiyaibrahim4886 3 ปีที่แล้ว +2

    C/hafid Mashaa Alaah
    Ilaahay hakuxafido Dhamaan
    Adiga & Oowlaadaadaba, Hayeyqaran,

  • @ahmedumuur1854
    @ahmedumuur1854 3 ปีที่แล้ว

    Allaha naxariisto vwalaalkas janadu fardowsa Jazakallaha walaal

  • @abwaansamafalechannel189
    @abwaansamafalechannel189 3 ปีที่แล้ว

    wall Abdi hafid mahadsanid جزاك الله خيرا

  • @cabdiraxmaanacali8127
    @cabdiraxmaanacali8127 3 ปีที่แล้ว +11

    Subxaana Allah Runtii Qalbiga ayey taabanaysaa Qisadaan Fadalan share gareeya si ay walaaleheen u gaadhan
    waa wacdi dhamaystiran

  • @sucdi1758
    @sucdi1758 2 ปีที่แล้ว

    Ilaah ha u naxaristo Masha alah qiso cajiib ah ee ehed

  • @khadraahmed1108
    @khadraahmed1108 3 ปีที่แล้ว +5

    Subxaana laah ilaaheey hanaga dhigo walaal kaas oo kale asgan elaaheey ha unaxariisto walaal adigana jazaakalah elaawo nawada hanuuni yaarabi 🤲🤲🤲

  • @sahraahmed2916
    @sahraahmed2916 3 ปีที่แล้ว +8

    Allaahu akbar walahi wan qiirode Wana ku Wana qadan donaa insha Allah aad baan u jecelahay qofka allaah I xasusiya. Subxanallaah

    • @shukrisharif8714
      @shukrisharif8714 3 ปีที่แล้ว +1

      @Sahra Ahmed Qof Xaqli Badan Ayaadtahay Masha Allah😭😭😭😭😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😭

  • @suuaadmohamud5158
    @suuaadmohamud5158 3 ปีที่แล้ว

    Ilahay dhamanted qalbigene haa ku dawayo jasakalahu khayr thanks

  • @umuasmabinticdulahi671
    @umuasmabinticdulahi671 3 ปีที่แล้ว

    Walhi wa qiso cajib ah intaa qiso dhagestiy midi samesey waye ilahiy ha oo naxaristo walalkena adiga neh ilahiy haka ajar siyo ilahiy haku xifdiyo walal c/xafid muhamed jama ilahiy hano wada sayadiyo imanka 💓💞💕😍💝💌

  • @aminismail6362
    @aminismail6362 3 ปีที่แล้ว +3

    mashaAllah tabarakallah Allahu Akbar thanks bro mashaAllah may Allah bless you and your family Amiin ya Allah.

  • @maryanabdillahi6725
    @maryanabdillahi6725 3 ปีที่แล้ว +3

    ilaahay ha uu naxariisto Aamiin🤲🤲 Aamiin🤲🤲 insha Allah

  • @abdionagagnerainshaalahchi5503
    @abdionagagnerainshaalahchi5503 3 ปีที่แล้ว

    jazakalahu kairraa walal abdihafid

  • @suuaadmohamud5158
    @suuaadmohamud5158 3 ปีที่แล้ว

    Alle haa ku xiftiyo abdixafiid alle yaa bariig

  • @abdirahmandahiradan6193
    @abdirahmandahiradan6193 3 ปีที่แล้ว +4

    masha allh wll ilaah ajir hakaasiiyo
    wllna rabi ha u naxariisto
    anakana allaha khatumada hanoo hagaajiyo
    xaqiiqtn waa qiso cibro qaadasho leh

  • @saidohajiosoble5965
    @saidohajiosoble5965 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ilaahaw qaatumada fiican nagu dil asagana janadii fardawzul aclaa gey waa qiso cajiiba

  • @aryanali6527
    @aryanali6527 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallah ustaad cabdixaafid

  • @sayidomarmacalin9883
    @sayidomarmacalin9883 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahow noo naxariiso yaa rabii ilaahow asagana unaxariiso ilaahow noo dambidhaaf

  • @shukrihasan5765
    @shukrihasan5765 3 ปีที่แล้ว

    Allaah u naxariisto qabrigana Ilaahey ha u waasaciyo adiga waad ku mahadsan tahay dhamanteen Ilaahey qaatumad khayr hanogu qatimo Allaahuma Aamiin Yaa Allaah

  • @farahsaed8329
    @farahsaed8329 3 ปีที่แล้ว +4

    اللهم ان نسألك حسن الخاتمة 😭😭😭

  • @nacimaiman
    @nacimaiman 3 ปีที่แล้ว +7

    Abdihaafid Waan kula soconaa Waad mahadsan tahay abowe💚💚💚💯🙏🏿 qisadan waa qiso cajiiba🤔🤔

  • @hawosalad7243
    @hawosalad7243 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah Unaxariito yaarabi 🤲🤲🤲
    Jisak Allah qer mahadsanid wll

  • @cawayschannel
    @cawayschannel 3 ปีที่แล้ว +2

    جزاك ألله يا اخي كريم
    Alle kuwa Weeleya oo fariinta ku duugan kuwa ka faaiidaysata alle haynaga yeelo

  • @xaawoali8912
    @xaawoali8912 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlle abdixafid alle haku xufdiyo runtii waxaan dareemay ilaahi unbaa og 😭😭 alle haunaxaristo wllky

  • @nasrakulmiye2101
    @nasrakulmiye2101 3 ปีที่แล้ว +14

    Allaha u naxriisto janatul firdowsal aclaa allaha ku casuumo. 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @fadumaofficialschannel661
    @fadumaofficialschannel661 3 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah walalkey Abdixaf thank you so much wa qiso qaf walba tawaneeso runti🙏

  • @maovlogs1
    @maovlogs1 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah abdixafid ilaah kheyr haku siiyo

  • @rihanabisle1995
    @rihanabisle1995 3 ปีที่แล้ว +3

    Allah ha unaxariisto janatul fardowza Allah kawaraabiyo wlhi waa qisa xanuun bdn 😭😭

  • @ruweydasheikhow2588
    @ruweydasheikhow2588 3 ปีที่แล้ว

    Illahow Hana hoojin aakhiro iyo aduuunba adaa qaadir ahe allahayow qaatumada noo noo wanaaji aamiin aamiin yarabi

  • @salahudiinabdiqani2069
    @salahudiinabdiqani2069 3 ปีที่แล้ว +6

    mnzha Allah adigana illahay hakaa abaal mariyo sida aad wllka wngsan ee ehlu khyrkaa wngiisa cisigiisa iyo sharaftiisa diinta islaamku u nuurisay aad noola wadaagtay wll isna Allah SWT haka yeeloo wllha janatul fardawsal aclaana hawgu deeqo

  • @qamarmohamoud2818
    @qamarmohamoud2818 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallaahu khayr Aboowe

  • @saidaliaden6384
    @saidaliaden6384 3 ปีที่แล้ว +3

    Illaaah ha u naxariizto jizakallah adigana wll cabdi xaafid

  • @TeamBSTV
    @TeamBSTV 3 ปีที่แล้ว +5

    Qiso cibru ku qaadasho mudan😪, Allow Nasug oo Naxaji🙏, Jazaakalaah adeero.

    • @abdimohamoud6730
      @abdimohamoud6730 3 ปีที่แล้ว

      Fadumo Hassan is a good WHH for you as a good one for me and it on your own if you'd be able to get me the only one I have a lot Let's see how that goes and we are not in your thoughts as of yet for our new you guys are 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @sweetamla2058
    @sweetamla2058 3 ปีที่แล้ว +7

    اللهم انأنسألك حسن الخاتمة 😭

  • @user-jq8cz6dw1x
    @user-jq8cz6dw1x 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallah qeeru jazaa walal cabdi xafiid

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 3 ปีที่แล้ว +2

    اللهم إنا نسألك الهدى ونسألك الحسن والخاتم

  • @hayaatchannel9919
    @hayaatchannel9919 3 ปีที่แล้ว +5

    Allow tawxitka rabi nagu dil ya allah

  • @nafisanalka3292
    @nafisanalka3292 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha unaxaristo wllken inagana khaatumada khayr ha inogu khatimo.

  • @cabdullahimaxamed3730
    @cabdullahimaxamed3730 3 ปีที่แล้ว +3

    Walaalkeen allaha unaxariosto angana allaha nooga daba naxariisto 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @hxgdhxf9965
    @hxgdhxf9965 3 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw ////illahay ha u naxariisto allaahu akabar

  • @hooyoBAHJA
    @hooyoBAHJA 3 ปีที่แล้ว +4

    MashaAllah MashaAllah

  • @hassansaas2935
    @hassansaas2935 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wr wb. Walalkey abdixafid wanku salamay salan kadib masha allah waxaan aad iyo aad kaga mahad celinayaa sida wanagsan o quruxda badan aad inoguso gudbiso maclumadka iyo qisoyinka macan waxan ahay wiil dhalin yaro ah o kunol Europe waxan joga mudo 7 sano ah malinta anso galay Europe ilaa manta waxan ahay qof dhageysta qisoyinka aad ino so gudbisit runti wanladhacay 2014 kii mar aan aad iskugu buqsanaa sharci la,aan darteed alx markan dhageysto qisoyinkaga iyo waxyabaha qaar alx maskaxda wey ii dagi jirtay ilaa hadana wanku dhageysta qiso walbo aad kahadashao sameyn ayey igu yelataa runtii mudo 7 sano ah wax sharci ah mheysto sas eytahayna sida boqortoyadi ayan unolahay wayo alle ayan isku dhibay tasna adiga u sabab ah wayo adiga ayaaa tusale ii ah aad ayad u mahadsantahay walalkey

  • @yahyehusein8944
    @yahyehusein8944 3 ปีที่แล้ว

    بارك الله فيك وجزاك الله خير الجزاء

  • @saxarlasamatar2516
    @saxarlasamatar2516 3 ปีที่แล้ว

    Allahu Akbar. Waa qiso xanuun badan. Yaa Rabbi Islaamnimo nagu noolee naguna dil. Mhdsanud wll Abdihafid.

  • @muqtarmadaxey
    @muqtarmadaxey 3 ปีที่แล้ว

    Jazaka allah kheyr

  • @madinamuxudina123
    @madinamuxudina123 3 ปีที่แล้ว +3

    Allah u naxariisto walaalken😭😭😭😭

  • @juweriyasheekh4753
    @juweriyasheekh4753 3 ปีที่แล้ว

    Subxanallah Allahu akabar illahay haunaxarista janatu fardows allaha kawarabiyo angana kuwa shahda illhay wafajiya allaha nga dhigo aamiin

  • @nastehoabdi555
    @nastehoabdi555 3 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto janada allaha geeyo

  • @user-cs1kd3ur9t
    @user-cs1kd3ur9t 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi wa qiso ad u qiiro badan alle ha unaxaristo

  • @fathiaahmed4102
    @fathiaahmed4102 3 ปีที่แล้ว +3

    Msha Allah houno mashadsanid qalbiga ayaan kaa ilmeeyay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @hudeifaabdi2556
    @hudeifaabdi2556 3 ปีที่แล้ว +4

    Allahu Akbar ilahow nasug o kalimatul towxiidka nagu dil😢❤💯🙇

  • @abdinurmohamedabdiqani3470
    @abdinurmohamedabdiqani3470 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay qulubtena ha inoo rumeyo

  • @ayuubzurian7213
    @ayuubzurian7213 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah walaal runtii waa ilmeynaya qisadu aad ayay ii taabatey 😥😢

  • @nimcokayse3627
    @nimcokayse3627 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahayow khaatumad khayr naagu khatin yaa Rabbi ilaahayow qalbigayga rnaxriistad ku weyn oo shaydanka naga ilaali

  • @umuasma5881
    @umuasma5881 3 ปีที่แล้ว

    إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ جزاك الله خيرا و احسن الجزء يا أخي عبدالحافد

  • @yywvy7025
    @yywvy7025 3 ปีที่แล้ว

    Alle khayr ha ka dhigo

  • @kaltoumahmed8241
    @kaltoumahmed8241 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc
    Ilaahay walaalkan iyo intii Muslim islaameedee dhimatay ba ha u naxariisto inteena noolna xusnul khaatimah ha ugu deeqo aamiin.

  • @khatraabdulahi3573
    @khatraabdulahi3573 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alaah wllo ilahay haku xiftiyo ilahayna ha u naxariisto wiilka iyo inta kale islam ahba

  • @abdulaahimohamuudali3793
    @abdulaahimohamuudali3793 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allaah khayrka ilaahay ha ina waafajiyo Inshaa allaah

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 3 ปีที่แล้ว +2

    Abdihafid allaha ku xafido walaal ilaahay dartii ayaan ku jecalahay❤💯🤲🤲

  • @saadioamiin4222
    @saadioamiin4222 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanalaah rabboow xaqa nagusug jazaakalaah alfa khayr

  • @ubaxsharaf9327
    @ubaxsharaf9327 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazaa kallaah qeyr

  • @canabcayuuni4978
    @canabcayuuni4978 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaaah haunxriisto isaga iyo inta umada Nabi Muxammed NNKH scw scw scw scw Ee dhmty inta xnnsn Allaaah Hacafiyo Inta Caafimaad qabtana Allaaah hausiydsho inta dhmtyna Allaaaah haunxriisto inaga Allaaah hainoo danbi dhaaafo Allaaah hainooga daba Naxriiiisto Adduuun iyo Aaaqiraba dhmmntnb Aaamiin Àaamiin Aaamiin Àaamiin Aaamiin Yaa Allaaaah Yaarab Yaaarabbal Caalameen dhmmntnb Aaamiin yaarab 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️

    • @canabcayuuni4978
      @canabcayuuni4978 3 ปีที่แล้ว

      Sida nalaku qabtana Allaaah naguma qaado xiligu wqtigena mrku galana towxiidka Allaaah hanawaafajiyo Maalintena Malin qyrd Allaaah kadhgo Allaaah qaatumda qyr hainooga qatimo intan hnnsnyn Allaaah hasoohanuuniyo Dhmmntnb Aaamiin Àaamiin Aaamiin Àaamiin Aaamiin Yaa Allaaaah Yaarab Yaaarabbal Caalameen dhmmntnb Aaamiin yaarab 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fardowsomohamed7422
    @fardowsomohamed7422 3 ปีที่แล้ว

    Jazaaka Allah kheer

  • @faaudmoas9642
    @faaudmoas9642 3 ปีที่แล้ว

    Yaa rabi khaatumd khayr noogo khatin wali ma arg sidan ookale aan caw isku badl inaa nolshayd isku badi doono yaa rabi noo naxariiso😪😪😪😪😪

  • @aadanmohamed4833
    @aadanmohamed4833 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abxafid ilahey haku barakeeyo❤

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 3 ปีที่แล้ว

    ALLAAHU AKBAAR ALLAAHU AKBAAR

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa qiso wngsan in la is xasuusiyona mudan Ilaahey maxamed ha unaxariisto isaga iyo dhamaan intii mislimiino geeriyootay hooyadey kamidtahay Fardowsul acla fadhigooda ala haka yeelo 🤲🤲🤲

  • @hawoluulhaile6095
    @hawoluulhaile6095 3 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar Allahu akbar wllka janadii allaha geeyo ruux imaan leh ayuu ahaa rabi ruuxu khyr ladoono diinku waa fujiyaa allow khyrkaga nawafuji oo xusnul khatima nagu dil
    Mahadsanid wll Abdihafid Mohamud

  • @suubansaxan4865
    @suubansaxan4865 3 ปีที่แล้ว

    Alah u naxaristo maxamed gadashisana nama fadneyo amen waa ku mahadsan wll sad nola wadagtay qisada.

  • @shactarofficial3080
    @shactarofficial3080 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma Arkin Intey Nafi igu jirtay Nardaaran iyo Cimbar Qaadasho Aan Maqlay Hadii Aan Malayna Waa Midi Aan wax Badan ka dha dhansaday allahu Akbar
    Inta Muuqaalkan daawatay allaha karameyo wllka Diyaariyay oo sowtkisa Quruxda Badan Aan kuraaxeystayna allaha Bara keyo Rabina Allaha udanbi dhaafo anaga iyo isagaba allahu Akbar

  • @aminhussein8192
    @aminhussein8192 3 ปีที่แล้ว +16

    Walal cabdixafid walahi waad IGA ilimeysii اللهم ثبت أقدامنا يوم تزل الأقدام

  • @faizaibrahim7579
    @faizaibrahim7579 3 ปีที่แล้ว +4

    Jazakallah kheyran wll waxa na bararujisay geerida inaa usii diyar garowno

    • @safiyaabdi6378
      @safiyaabdi6378 3 ปีที่แล้ว +1

      Jasaakallahu khayr wll wallhi anoo daalan oo shaqo ka imid baan shagaystay aad banan u ooyey illah ha kaa abaal mariyo baraarujintaada.

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahey ha u naxariisto walaal maxamed

  • @muwaarakgroup655
    @muwaarakgroup655 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll alaha ku barakeeyo waan ku tixinhay qisooyinkaadi diinta u badan

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha unaxariisto janatul firdoos allah haku casuumo anagana allah hanagu toosiyo jidka wanaagsan janadiisana hanagu casuumo yaa rabbi

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 3 ปีที่แล้ว +2

    ‎ربَّنَا لاَ تُزِغْ قُلُوبَنَا بَعْدَ إِذْ هَدَيْتَنَا
    اللهم يَا مُقَلِّبَ الْقُلُوبِ ثَبِّتْ قَلبنا عَلَى دِينِكَ

    • @liyaomars
      @liyaomars 3 ปีที่แล้ว

      اللهم ءامين

  • @ibrahimabdi907
    @ibrahimabdi907 3 ปีที่แล้ว

    Asc mahadsanid akhii filaah

  • @rahmahussein5992
    @rahmahussein5992 3 ปีที่แล้ว

    Mashaalah aboow

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 3 ปีที่แล้ว

    SUBXAANAALAAH, SUBXAANAALAAH, MASHAALAAH ALAAH HA KU BARAKEEYO. ALAAH ASAGANA HA U NAXARIISTO, ANAGOO DHAN, WALIDIINTEENA, UMADKANAGA. QOFKASTO XAQA RUMEYSAN. MASHAALAAH.

  • @abdulazizmahmoud3636
    @abdulazizmahmoud3636 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxaristo walalkena ♥️😥

  • @rodaabdi3450
    @rodaabdi3450 3 ปีที่แล้ว

    Allah unaxariisto Walaal keen. Adiga Jazaaka Allah khairan Walaal

  • @xamdabille5367
    @xamdabille5367 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabarakala

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah alx janatu firdowsa aclaa illaah swt ha ku risaaqo aamiin

  • @mustafeosman3307
    @mustafeosman3307 3 ปีที่แล้ว

    jazakala wll isna wll alha u naxatiisto

  • @MOHAMEDHASSAN-ts8yo
    @MOHAMEDHASSAN-ts8yo 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa qiso cajiib ah rabi ha u naxariisto adina ajir allah ka siiyo waana baraarujisay

  • @xamdiali408
    @xamdiali408 3 ปีที่แล้ว +1

    Raxmatulaahi raxmatan wasicah wall maxamed

  • @caawiyahanolosha4155
    @caawiyahanolosha4155 3 ปีที่แล้ว +1

    اللهم ثبتنا علي دينك والحقنا كلمة التقوي