ความคิดเห็น •

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 2 หลายเดือนก่อน +1

    SHUKRAN AKHII ☝️

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 2 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks 🙏👍

  • @cabdikarinibrahim9604
    @cabdikarinibrahim9604 2 หลายเดือนก่อน +1

    dr cawaale masha allah dr runta ayuu sxb uyahay allah habarakeyo mahadsanid abdixafid maadaama aad dr maxamed awaleh ino kentau

  • @AishaBarre-m9f
    @AishaBarre-m9f 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ilaahow masllaxo qeerqabto dhexdhig Reer falastiin ❤❤ilaahow qalbigooda iskusojiid❤❤

  • @adenismacil6351
    @adenismacil6351 2 หลายเดือนก่อน

    Waa laga yaabaa in ay guulaysato Haweenaydaasi

  • @AbdiRahimi-xo4eh
    @AbdiRahimi-xo4eh 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wa c raxman oo joga damerjog wa fursad mihiima falastin in ay midoban was u guul mid nimadu wan salmay

  • @SabahSalem-i4u
    @SabahSalem-i4u 2 หลายเดือนก่อน +1

    Insha-Allah Rabi haa wafaajiyo Falastiniyiinta

  • @AdenyusufHaroun-fy2up
    @AdenyusufHaroun-fy2up 2 หลายเดือนก่อน +1

    😊

  • @CabdiraxmaanNuur-j1r
    @CabdiraxmaanNuur-j1r 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guul falastiin

  • @CbdiresaqIbrhim
    @CbdiresaqIbrhim 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dad Kala qaybsan ma guuleeystan duulina kama baxan e Allah swt ha mideeyo falastiin
    Insha Allah

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wll wadmahadsanthy

  • @abdiazizali6198
    @abdiazizali6198 2 หลายเดือนก่อน +2

    Brith TV A hafid qabiir Maxed cawaale Soo dhowow fadlan walaal haka dhex gelin Qabiirka

  • @AweysYare-xv4gv
    @AweysYare-xv4gv 2 หลายเดือนก่อน +1

    AscinshaAlaaahwaaisxirmi

  • @aliyonissougal964
    @aliyonissougal964 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ichallahu Wan rajaynayna Wan sida dawladnimo ku heelikaran

  • @AshaAhmed-w9w
    @AshaAhmed-w9w 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hada falastiiniyiinta dhinac walba jug weyn baa ku dhacday khaas ahaan qabta galbeedka dhibato Watson ba haysata iinsha allaah👍✌️

  • @white-eyesbluedragon1767
    @white-eyesbluedragon1767 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga waxaan jeclaan lahaay in laga hadlo qadiyada Somaliya waa ka xumahay arinta Falastiin laakiin aniga waxaa iiga xanuun badan tan Sonaliya oo aad ii quseysa

  • @HajiAxmed
    @HajiAxmed 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maalin dood ah inaad uqabato dhageystayaasha mowduuca laga doodayana aad noosoo diyaariso ayan soo jeedin lahaa wa mahadsantahay

  • @barre178
    @barre178 2 หลายเดือนก่อน +2

    Heshiiska Hamas iyo Fatax iyo ururada kale ee Falastiin heshiis aya qalinga la mariyay, afgarad buuxa ayaa la gaaray.Dowlad ku meel gaar ah oo loo dhan yahay ayaa lagu heshiiyay in la dhiso dagaalka ka dib.
    Waa guul weyn.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mnsha allah salaan sare dhamaantiin british somali Tv iyo falanqeeyaha

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qolyaha lahaystayaasha ayaan ogolaan doonin iney qaataan midoqga qaza balse hadey isku biiraan waa guuleysayaan reer falastiin

  • @AhmedIdiris-fg9iw
    @AhmedIdiris-fg9iw 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wllow xisbiga fatax eeuumaamulomaxamud cabas waaku wii khashifilaa xamaas sababto ahwaxaa kubadan dabadhilfka ushaqeeya yuhuuda

  • @mohamedabdulkarim5764
    @mohamedabdulkarim5764 2 หลายเดือนก่อน +1

    Arintasiwaaarinficaan

  • @abdifarah9528
    @abdifarah9528 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aad bad u madsantahay warkaguna Nama dhafo mar kasta

  • @CabdicabduleBaale-gk4si
    @CabdicabduleBaale-gk4si 2 หลายเดือนก่อน +1

    Way ku khas ban yihin in ay heshiyan lkn odayga fadhidka abu nasil ayay baruurtu ka quruntay

  • @khadarfarah1562
    @khadarfarah1562 2 หลายเดือนก่อน +1

    Marxaba BrTv

  • @SalaadoMohamed-of3og
    @SalaadoMohamed-of3og 2 หลายเดือนก่อน +1

    Falastiin maanta ayay ugu dhowdahay in ay noqdaan dowlada madax banaan sidaas daraadeed waa in ay midoobaan.

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 หลายเดือนก่อน +1

    scwb ilahey maslaxo dhexdooda ha dhigo sheydaankaan weyn baa isku dirayo iyo kuwa shaarka muslimka wato

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kaba soo qaad wayba heshiiyeen xamas iyo fatax lkn su,aasha meesha taala waxay tahay gudaha falastiin maka fulin karan maadama oo Israel kudhex jirta

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ahafidow Allaha weyn ayaa Goanka leh,balse Kooxdan Danta Galbeyd joogta waa Mamul magac u yaal ah Odaygas Mahamud Abass waa nin Godon ah Awood laheyn carurta falastine Xafiska lagu hortiro,ilaaladisa laga qafasho balse maanta dhalinyaradii deganadii Danta Galbeyd iyo kuwa kale kusoo biiray eey qeyb kanoqdaan muqawamada, Mahanud Abass waa oday damir lawe lamid ah madaxda Khalidjka ee horay aad mooto in dad aan xor aheyn Magaca oo kaliya ujiraan balse yuhudda Mareykan kuwa Gumeystayashi reer Galbeydka iyaga kudaneystaan.

  • @AhmedMohamed-uk4jz
    @AhmedMohamed-uk4jz 2 หลายเดือนก่อน

    Midowga falasdiin waa helitaan iyo curasho dawlad madax banaan oo reer falasdiin

  • @WllXoosh-vk2hr
    @WllXoosh-vk2hr 2 หลายเดือนก่อน

    maya qayb yuhuuda ruufyaan uah ayaa jirta

  • @saeedadam2648
    @saeedadam2648 2 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @adenismacil6351
    @adenismacil6351 2 หลายเดือนก่อน

    Haddii aw ogolaado sucuudigu waxa aw wado maraynkanku
    Sucuudiga iyo muslimiinta suniyiinta waa lawiiqayaa

  • @MohamedTahliilmohamed
    @MohamedTahliilmohamed 2 หลายเดือนก่อน

    cabdi xaa fid iyo mohamed awaale waxaan idin weydiinayaa bariga dhexe dhex dhexaad ayaad katihiin mana loo baahna in xiligaan aad dhex dhexaad noqotaan raaca oo uhiiliya walaalihiin reer palestine afka ugu hiiliya mida kale wallaahi gaalada qaarkood ayaa dhaanta carabta markii eey taageeri lahaayeen walaalohood badalkii waxa eey taageereen yahuuda arxanka daran

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 หลายเดือนก่อน

    Ahafidow Allaha weyn ayaa Goanka leh,balse Kooxdan Danta Galbeyd joogta waa Mamul magac u yaal ah Odaygas Mahamud Abass waa nin Godon ah Awood laheyn carurta falastine Xafiska lagu hortiro,ilaaladisa laga qafasho balse maanta dhalinyaradii deganadii Danta Galbeyd iyo kuwa kale kusoo biiray eey qeyb kanoqdaan muqawamada, Mahanud Abass waa oday damir lawe lamid ah madaxda Khalidjka ee horay aad mooto in dad aan xor aheyn Magaca oo kaliya ujiraan balse yuhudda Mareykan kuwa Gumeystayashi reer Galbeydka iyaga kudaneystaan.