MURSAL MUUSE | HOOYO | BARNAAMIJKA XIDIGAHA GEESKA 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 1K

  • @qayz105
    @qayz105 5 ปีที่แล้ว +735

    Xasuus walahi heestan qofkastoo hooyadii kaso fogaday Wuu LA ilmeyay like hadad Hooyo jeceshahay 😭😭🙈🙈

    • @hanaadiburco5646
      @hanaadiburco5646 5 ปีที่แล้ว +4

      2016 ayaa igu dan baysay
      waan u xiisay wayaha aduun laba qaradood

    • @qayz105
      @qayz105 5 ปีที่แล้ว

      @@hanaadiburco5646 sidokale Sis walahi 🙈🙈🙈

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 5 ปีที่แล้ว +4

      Wlhi waa run wllky aniga 2017kii ayaa igu danbaysay allow qofwalba hooyadii Kala maqan yihiin isu zoo dhawee🤲🤲 amiin aduunku Kala foga cakuye laba qaradood ax

    • @ducayzen9368
      @ducayzen9368 5 ปีที่แล้ว

      Qayz 10 😭❤️😘

    • @munaabdisamed3937
      @munaabdisamed3937 5 ปีที่แล้ว

      Wlhi waa dhab ani hooydy wxa igu danbaysay 2007 rabow iso dhawee waan uxisee

  • @cigeoch23
    @cigeoch23 5 ปีที่แล้ว +33

    Lix sano hoyaday ma arag lakiin cawada waanu wada joognaa hoyaday macaan waxanan u rajaynayaa cimri cafimaad cibaado subaan dhamaan hooyoyinka dunida ❤️❤️❤️❤️

  • @allowadaaweyn6559
    @allowadaaweyn6559 5 ปีที่แล้ว +185

    Maalintaay hooyadeey dhimatay waxan is dhahay Koleey hooyadaa sidan kagama tagin mar un so N oqon doontaa wan yaraa waxan xasuustaa qofkii igaso hor baxaba waxan umaleyn jiray hooyadey😭😭
    Alle ha u naxariisto
    Hooyo kastana alle ha ciziiyo noolal geeriba😭😭😭😭😭

    • @dhalboqortooyo602
      @dhalboqortooyo602 5 ปีที่แล้ว +2

      😭😭😭😭

    • @qaaliabdi6590
      @qaaliabdi6590 5 ปีที่แล้ว +2

      Aden mohamed allaha u naxaristo wllo hooyoyinka dhaman😢😢😢 aduunka laguma waraye

    • @allowadaaweyn6559
      @allowadaaweyn6559 5 ปีที่แล้ว +1

      @@qaaliabdi6590 aaamiiin qaali abdi

    • @layaanamhmoud6904
      @layaanamhmoud6904 5 ปีที่แล้ว +1

      😭😭😭

    • @empireshow1
      @empireshow1 5 ปีที่แล้ว +1

      Ammiiin

  • @abdulahihussen7065
    @abdulahihussen7065 5 ปีที่แล้ว +325

    Inta nabiga jecel ha ku salido saluu calal xabiib scw scw

  • @tuuneyeerkole1509
    @tuuneyeerkole1509 4 ปีที่แล้ว +27

    Wlhi wan ilmeeyay 😭❤ Hooyadey mcney ilaahey janada haku geeeyo io dhamn hooyoyinka somaliyed💖🙏

    • @Sarreye
      @Sarreye 8 หลายเดือนก่อน

      Aamiin 😢😢😢

  • @caddaaniismail8962
    @caddaaniismail8962 5 ปีที่แล้ว +279

    Hooyo Macaan waan kuu xiisay
    inta hooyadood ka dheer
    😭😭😭😭😭

    • @kaltuunmaxamed7137
      @kaltuunmaxamed7137 5 ปีที่แล้ว +3

      Haa wlhy anigana hoyaday 9 sano ma arkin alaa maxaan kuxiisay hooyo 😭😭😭

    • @haldhaaabdi1896
      @haldhaaabdi1896 5 ปีที่แล้ว +4

      ilahaayaw hoyadaay uu naxariiso iyo inta iilamiidab

    • @qanjeeyqanjeeey5952
      @qanjeeyqanjeeey5952 5 ปีที่แล้ว

      Anaaa kula mida sxp hooyo mcn Alla mar ii keeee anooo nool amen

    • @mardiahanfi9328
      @mardiahanfi9328 5 ปีที่แล้ว

      @@haldhaaabdi1896 ilhaya ha u naxariisto waa Nolol adag bilaa hooyadu ilahay ha u naxariisto qabariga ha u nuuro

    • @nagadahmed9259
      @nagadahmed9259 5 ปีที่แล้ว

      Masha allah ilahaw noda hoyo macan qali

  • @mehmednazri8607
    @mehmednazri8607 5 ปีที่แล้ว +58

    Hadaad hooyo mcn jeceshahay kuuna ducayso ilaahay hooyooyinka haynoo xafido intii dhimatay ilaahay haw naxariisto ❤❤❤❤

  • @abdirashiid1089
    @abdirashiid1089 5 ปีที่แล้ว +56

    Dad baa meesha like ka raadinaya hooyo ha loo duceeyo wll 😢Alleh hooyo haynoo daayo dhamantii waxan idinka codsanya dad baajira waalid caasiya
    Walalayaal hooyo hala ciseeyo ani Lke uma baahni lkn hooyo haloo duceeyo alleh hooyo naarta haka xoreeyo dhaman intii ay hooyadoodna dhimatay alleh samir iyo iimaan haka siiyo♥️♥️♥️♥️♥️♥️😭(ilove U hooyo Cudbi Xasan Cige xirsi)♥️♥️♥️♥️♥️

    • @MaxamedCismaan-oz3jj
      @MaxamedCismaan-oz3jj 11 หลายเดือนก่อน

      Adigiiba U marataynaYeH nacaLa nolol maalmedka H Ku YaaLeH

  • @haniitaaxmed575
    @haniitaaxmed575 5 ปีที่แล้ว +32

    Aniga hoyadey wan lajoogaa sidaa owgeed wax xanun eh madareemayo wayo wan heystaa intaan lajogin wey dareemayan heestaan 😍😍😭

  • @SagalQueen
    @SagalQueen 10 หลายเดือนก่อน +2

    Heestan qof hooyadi dhimatayy uma dareemi kara alle hku naxariisto Hoooyo😭

  • @alimohamud1251
    @alimohamud1251 5 ปีที่แล้ว +11

    My mom ruuxda igu jirtaad tahy alla ku jecliyaa hooyo illahy ha iidaayo my mom aakhirana jnadii kunooloow adigiyo dhamaan hooyooyinka muslimiinta😘😘😘❤😘❤😘❤

  • @SacadMuusesh
    @SacadMuusesh 10 หลายเดือนก่อน +6

    Waligaa ha mudan ciil
    Waligaa ha mudan cudur
    Waligaa ha mudan ceeb
    Waligaa ha mudan caydh😢❤
    Hooyooy calooshoyo carabkiyo
    Afkaygaay ducaan kaaga curiyee
    Carcaraafka waayahay Cadho
    Waa masiibee caadilkay dhibkaa hay
    Adigoon caano igu habin
    Adigoon gaajo iga celin
    Anoo cured haldooro cadho sida ha iga dhigin
    Ma anaa qof ciil baxa
    Manaa qof ceebiyo ka waynaadoo
    Cabashoo noqonlaa ciseeya
    Noloshaa ku cadawoo
    Cidhibtiisu guul maleh
    Waligiina ma xasilo
    Ifka ruux ku caasiyay
    Cidhifkiisa waxaa sudhan
    Xadhig caydha hooyooy 😢😢😢😢

  • @haniyasin8974
    @haniyasin8974 5 ปีที่แล้ว +126

    Qofk ee hooyadiis dhimtay ayaa dareemi karoh 😭😭😭😭😭illhy janada haku galsho hoooyo mcn😢😢😢♥️

    • @gabadhahooyomcncabdi9518
      @gabadhahooyomcncabdi9518 5 ปีที่แล้ว +2

      hani Yasin sorry xppti ilaahay hooyo ha u naxariisto manta aday kuu baahantay markasta u ducee 🙏🙏

    • @filsankhadar1626
      @filsankhadar1626 5 ปีที่แล้ว +2

      Aamiiin Aamiiin😭😭😭😭

    • @khalid_abdirahman
      @khalid_abdirahman 5 ปีที่แล้ว +1

      amiin

    • @indhadro2633
      @indhadro2633 5 ปีที่แล้ว +2

      Xaqiq qofkay kadhimataa dareemaya iyado hes Danbi tahay inlaguqiirodo ban oyay ax ilhow kunaxriiso

    • @mamaafrica9578
      @mamaafrica9578 5 ปีที่แล้ว +1

      Amiin wll Allah haa unaxaristo Jannatul fartuz allah haka warabeYo

  • @KaltunBashiir
    @KaltunBashiir ปีที่แล้ว +6

    Manto tarikhdu tahay 27/11/2023 ayan hestan dawanya
    Hoyaday Wnka so fogado yurub ban uso kicitamy si an u garb qabto halmar wxy rbto an ugu fuliyo xaramki an mar ka dajiyo wlhi Wnka cabsda inan wayo Wllyal iso duceya inan riyadyda ka rumeyo 😭😭😭
    INTAY HOYADOD DHIMTY ALE JANADA HA IDINKU KULANSIYO WLLYAL INTA HAYSTAYNA ALH INO DAYO😭🤲

  • @aziyasamraa8503
    @aziyasamraa8503 5 ปีที่แล้ว +24

    Heestan inbadan way IGA oohisay ilaahay haku naxriisto Hooyo mcn ilaahay janada haysku keen tuso

  • @abdousamad9766
    @abdousamad9766 5 ปีที่แล้ว +9

    Hooyo macaan eebe weyne rali haka noqdo
    Janadisa fardowsa hakugu deeqo
    Aamiin ya ALLAH

  • @khalid_abdirahman
    @khalid_abdirahman 5 ปีที่แล้ว +8

    illahow hooyoyinka muslimiinta janadii fardawso gali ifkana cafimad iyo farxad ku sii cadawgoodana ka qabo yaa rabbi 😭😭❤❤❤

  • @innaxaajih9436
    @innaxaajih9436 5 ปีที่แล้ว +37

    Ifka ruux ku caasiyay,
    Cidhibtiisu guul maleh,
    Cimrigiina ma xasilo,
    Hooyo❤❤😭😭😭😭

  • @habzaabdirahmn113
    @habzaabdirahmn113 5 ปีที่แล้ว +87

    Hooyo 😢❤
    Love you hooyo💋
    Ilhy hynoo daayo hooyooyinkeen inta dhimtyna alle haw naxriisto❤

  • @cqaniaxmed9874
    @cqaniaxmed9874 2 ปีที่แล้ว +3

    Heestan waanku lilmeeyaaaa hooyo Allah haykaa daaayo
    Heestan wxay soo baxday anoo hooyaday ka dheeer
    Mursal muuse taageero kuu ahy

  • @ducaysane1994
    @ducaysane1994 5 ปีที่แล้ว +68

    Hooyoo ooo dhan wqxaan ugu ducaynayaa caafimaad iyo cimri,dherer Aamiin iyo liketa igu taageera🤔🤔🤔🤔

  • @nagiibhazard7371
    @nagiibhazard7371 5 ปีที่แล้ว +7

    hooyo illahay haku naxariisto adi iyo inta Muslim ka ah

  • @BidhaamiyeTV
    @BidhaamiyeTV 5 ปีที่แล้ว +9

    Waa hees qiiro leh, waa hubaa qof kasta oo hooyo soo korisay inuusan waxna ku beddelan lahayn, Hooyo cadowgaa weligaa ha u jabin. Aaqiro Janno gal.

  • @takarbadacas9648
    @takarbadacas9648 5 ปีที่แล้ว +17

    Inta iga dambaysa ee dawan doonta heestan hooyaday macan iigu duceya in Allah janada ii geliyo allow dhaman hooyo janada geli xisaab la,aan

    • @barwaaqojama1207
      @barwaaqojama1207 ปีที่แล้ว

      Raxmaanku qabriga haw nuuro wll

    • @dagandaacad5812
      @dagandaacad5812 4 หลายเดือนก่อน +1

      5 sano kadib arkaa
      Naxariistii Janno Allahaa ka waraabiyo hooyo.

  • @abdifitaaxabdullahi2253
    @abdifitaaxabdullahi2253 5 ปีที่แล้ว +14

    Qiiro xoog leh ayay i gelisay heesta hooyo Hooyaday mcn allaha u naxariisto

  • @ifrahabdihayaan
    @ifrahabdihayaan 5 ปีที่แล้ว +103

    Waa hees aad umacaan oo uu dareemikaro qof hooyo kaliya sokorisay sida anigoo kale 😭😭😭😭

    • @samiraahmed3577
      @samiraahmed3577 5 ปีที่แล้ว +8

      Abaayo hoyo macaan iyadaa 100 aabe ka fiican. Aniba hoyadey aa isoo korisay. Weligey aabe wuxuu leeyahay macunin.😍😍😍😍😍

    • @kaamilakordahab3349
      @kaamilakordahab3349 5 ปีที่แล้ว +5

      qof kasto hooyadi oo keliya soo korisay.sharaf gaara ayuu leeyahy.dadka kalena wuu ka bilan yahay.waayo dadaalki naxaristii akhlaaqdii hooyo ayaa kuwada duugan.hooyo calooshiyo .
      carabkiyo afkaygaan.duco kaaga curiyaaa.♥️♥️💯

    • @suaadmohamed141
      @suaadmohamed141 5 ปีที่แล้ว +1

      Walaalo anigaba hooyo kaliya ayaa isoo korisay waan ku dareemikaraa 💖💖💖aan u ducayno hooyo macaan 💖

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 5 ปีที่แล้ว +2

      ifrah aad iyo aad anoo kale ee waliba illahi abuurtey qaatey on muran ka tagneyn in dhamaan gudkaa galiyno Ifrah sow agoonimo kuguma sooo korin mise waxaad tahey somalida cusub aabo gabadh kaluu u guurey

    • @fadxacilmi5055
      @fadxacilmi5055 5 ปีที่แล้ว

      wlhy ani hooyady iyo ayeeyo mcn isoo koriyey aabona ma arkinba meel uu marayoba

  • @adontiialle2748
    @adontiialle2748 5 ปีที่แล้ว +36

    Hooyo allh hku naxariisto allh qabriga haku nuuro mamo mcn😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @farhiyojama9956
    @farhiyojama9956 5 ปีที่แล้ว +14

    Mursalow you make me cry 😭 Ilahow hooyoyinkeenii ha cadaabin

  • @footballlanguage7420
    @footballlanguage7420 5 ปีที่แล้ว +14

    Hooyaday 4sano il ma saarin
    Miss hooyo in bdn😭
    Waligaa hamudan ciil
    Waligaa hamudan ceeb
    Waliga ha mudan cudur

  • @khalidabdi3749
    @khalidabdi3749 5 ปีที่แล้ว +49

    Hoooyo alle igama
    Kaa qaado intiii
    Jecel maamoyinka like
    Iizaara💋💋💋💋💋

    • @daakirfoosi8326
      @daakirfoosi8326 3 ปีที่แล้ว

      Hooyo macan qali🤲🤲🤲🤲❤❤❤

  • @adansaleban8437
    @adansaleban8437 5 ปีที่แล้ว +20

    "Adoon caano igu habin ama gaajo iga celin
    Ama curad haldooriyo calansidaha iga dhigin
    ma anaa qof ciilbaxa ma anaa qofceebiyo kawaynaada cabashoo
    Noqon Lahaacisayn Gaya"
    Hooyo mcn ilahay haykaa dhawro hana ku Amaaansado meelkastaad joogto
    mursal muuse Afkaaga caano lagu qabey legend

    • @shaficiabdirahman6913
      @shaficiabdirahman6913 5 ปีที่แล้ว

      Ádèm Saleban subscribe isar 🧕

    • @نوفكوين-ش5ج
      @نوفكوين-ش5ج 5 ปีที่แล้ว

      Hooyo hoooyoh mcn allah haykaa daayo

    • @DrsmaryamoKayf-vs4qz
      @DrsmaryamoKayf-vs4qz ปีที่แล้ว +1

      Alla maxay itaabanaysaa heestaan hooyaday macaan 3sano ma arag adban ukala fognahy hooyo macaan wankuu Iman mardhaw i.a
      Adon caano igu habin
      On gaajo igacelin
      Adon curad haldooriyo
      Calan sidaha Iga dhigin
      Alla erayo sigaara iitaabtay
      Love you hooyo mcn❤

  • @HargeisaLyrics
    @HargeisaLyrics 5 ปีที่แล้ว +38

    hooyo ❤️❤️ ilaahaya jidhkyga narta ka badbadi 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

    • @abdifataahmohamed9101
      @abdifataahmohamed9101 5 ปีที่แล้ว

      Hooyo mcne alle cimriga iyo cafimadka ha ku dhereyo

    • @craxiinmaxamed3649
      @craxiinmaxamed3649 5 ปีที่แล้ว +1

      I love you may mother ilaahayow ii kaa daa Aamiin Aamiin yarabi
      😍😍😍😍😍❤❤❤👍👍👍👍👑👑👑👑 boqoradaydii hooyo la/aani waa nolol la/aan

  • @sadiyoismail5639
    @sadiyoismail5639 5 ปีที่แล้ว +3

    allow hoyaday mcn iidaa cafimad qab iyo cimri dheeer isii akhirana jana fardowsa iigee amiin intii ayka dhimatayna janada gee

  • @leilajolieleilamedali5337
    @leilajolieleilamedali5337 3 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo I Love you 😚😚😚😚😚😚😚😚😚😚😚mascha allah amin amin amin amin amin

  • @maryanafi1115
    @maryanafi1115 5 ปีที่แล้ว +9

    HooYo ilaahay Haku Xafido inta nolosha nooshahay ❤️💯inta hooyo ila jecel hooYadiisa ilaahay ha u xafido like me 🥰

  • @NasserAliwassi
    @NasserAliwassi 10 หลายเดือนก่อน +2

    MACHA ALLAH M.M.C🎉🎉❤🎉🎉 0:50

  • @anaakuhelandhabtydakusari8230
    @anaakuhelandhabtydakusari8230 5 ปีที่แล้ว +21

    Allow adaa weyn waxid ah hoyadey mcn ii dhowr cafimad iyo cimri dheer isii😍😘🤲🤲

  • @bislesahardiid2205
    @bislesahardiid2205 5 ปีที่แล้ว +2

    Hooyo waa qali aduunyadu may jirteen hadaanay hooyooyin jirin lamana noolaadeen ifku ma jireen ilaahow hooyooyinka gee janatul fardawsa like ha saaran inta hooyooyinkood nool yihiin intay ka dhimatayna alaha geeyo janatul fardawsa
    Aaamiiiin Aaamiin Aaamiin
    Yaaa rabil caalamiin

  • @afnaanqueen1249
    @afnaanqueen1249 5 ปีที่แล้ว +13

    Hooyo ilhay cimriga ahku dheeryo amiin😊😥ku jacayl hooyo

  • @cadeyawees4326
    @cadeyawees4326 5 ปีที่แล้ว +7

    Xamse heesaga waan jeclahay hooyona kadaran iyo weliba fanaanka mursal maasha allah noolada reer boorame

  • @abdiqanicade1736
    @abdiqanicade1736 5 ปีที่แล้ว +16

    Waligaa ha mudan ciil waligaa ha mudan cudur waligaa ha mudan ceeb waligaa ha mudan caydh
    ❤❤❤ hoyooy❤❤❤

  • @moekis11
    @moekis11 5 ปีที่แล้ว +144

    Inta ilmesay sideda o kale like saar ❤️🙏

  • @wacanmadar7409
    @wacanmadar7409 5 ปีที่แล้ว +12

    Aamin aamin hooyo waa qaali ilaahow hooyaday cimriga iyo caafimaadka iyo cibaadada iyo arsaaqada u siyaadi

  • @MaQzudALi
    @MaQzudALi 9 หลายเดือนก่อน +1

    Heesta marka maqlo wan ilmeeya ilhyow cimri dheer iyo cafimd ku zi hooyo mcney jana kugu ogahy😢😢😢😢😢😢

  • @ibrahimabdi8900
    @ibrahimabdi8900 5 ปีที่แล้ว +297

    Qofkii is yidhaahda hooyo u hees wuu ku ceebobayaa wlhi Hadrawi mu ,udeynaa ?
    Hooyooy la’aantaa
    Aduunyadu hubaashii
    Habeen kama baxdeenoo
    Iftin lama heleenoo
    Dadku uma hayaameen
    Xiddig hawd ka lulatoo
    Sida haad ma fuuleen
    Dayax heego joogoo
    Hubka laguma tureen
    Hawo laguma gaadheen
    Cirka hirar ka muuqdoo
    Hooyoy addoomuhu
    Halkay maanta joogaan
    Adigow horseedoo
    Intaad hanad xambaartee
    Haaneedka siisee
    Horaaddada jaqsiisee
    Habtay baan xisaab iyo
    Tiro lagu heleynoo.
    Marka aad nin hiilloo
    Laga baqo hashiisiyo
    Halyey diran dhashaa baa
    Hooyo lagu xasuustaa
    Marka aad nin hoo-loo
    Gurigiisa habaqluhu
    Isku soo halleeyoo
    Hayntiisa quudhoo
    Hor Illaahay geystiyo
    Lama hure dhashaa baa
    Hooyo lagu xasuustaa.
    Mar aad nin himilada
    Hilin toosan mariyoo
    Hir markii la gaadhoba
    Ku labaad hilaadshoo
    Haga maatadiisoo
    La higsado dhashaa baa
    Hooyo lagu xasuustaa.
    Marka aad nin hoogiyo
    Ka hor taga daalkoo
    Garta hubin yaqaanoo
    Xaqa hoos u eegoo
    Halistiyo colaadaha
    Dabka hura bakhtiiyoo
    Ku haggoogta dhiiggoo
    Dadka kala hagaajoo
    Kala haga dhashaa baa
    Hooyo lagu xasuustaa.
    Markaad hoobal caaniyo
    Hindisaa farshaxanoo
    Hab-dhaca iyo luuqdiyo
    Hawraarta maansada
    Heensayn yaqaanoo
    Rabbi biyo u siiyoo
    Labadaba hannaanshiyo
    Hal-abuur dhashaa baa
    Hooyo lagu xasuustaa.
    Dumar iyo haween baa
    Nolol lagu haweyntaa
    Kuwa lagu hammiyayee
    Sida hawd caleen weyn
    Rag u wada hammuumee
    Ishu calacsanaysaa
    Hablahaaga weeyee
    Marka guur la haybshee
    Gabadh heego dheeroo
    Hoobaan la moodoo
    Karti iyo hubqaadloo
    Quruxdana ka hodaniyo
    Hira laga aroostaa
    Hooyo lagu xasuustaa
    Hooyoy la’aantaa
    Higgaad lama barteenoo
    Hooyoy la’aantaa
    Hadal lama kareenoo
    Ruuxaanad habinoo
    Kolba aanad hees iyo
    Hoobey ku sabinoo
    Hawshaada waayaa
    Hanaqaadi maayee
    Hoygii kalgacalkee
    Naxariistu hadataay.
    Hooyoy dushaadaa
    Nabad lagu hubaayooo
    Hooyoy dhabtaadaa
    Hurdo lagu gam’aayoo
    Hooyoy taftaadaa
    Dugsi laga helaayoo
    Waxa lagu hal-maalaa
    Hooyo ababintaadee
    Hayin lagu badhaadhaay
    Hogol lagu qaboobaay
    Gogol lama huraaneey
    Dugsigii hufnaantaay
    Hidda lagu arooraay.
    Intaad hooyo nooshahay
    Hambalyiyo salaan baan
    Hanti kaaga dhigayaa
    Hamrashiyo xaq dhowr baan
    Dusha kaa huwinayaa
    Hooyo dhimashadaaduna
    Hooggayga weeyoo
    Hiyiga iyo laabtaan
    Kugu haynayaayoo
    Weligay hoygaagaan
    Ka dul heesayaayoo
    Hengel baan u xidhayaa
    Inta haadka duushiyo
    Idil habar dugaaggee
    Ifka hibo ku noolow
    Aakhiro halkii roon

    • @fadumo.hassan9780
      @fadumo.hassan9780 5 ปีที่แล้ว +2

      Waa heestii ugu horeysay qiso hooyo lagu sameeyo

    • @shaficiabdirahman6913
      @shaficiabdirahman6913 5 ปีที่แล้ว

      Ibrahim Abdi subscribe isar

    • @somalilanderman6429
      @somalilanderman6429 5 ปีที่แล้ว

      Ha hadraawi sifiican sugaantisa qurxoon ugu farayasty
      Waliba qiso dhaba kasameyy
      2 heesode uu leeyhy ee kahadlaya hooyada

    • @Salmancade10
      @Salmancade10 5 ปีที่แล้ว +3

      Ibrahim Cabdi heesta fanaanka qaaday Mohamed suleybaan Tubeec ma aadan sheegin asiga heesta dadka baray oo codka macaan ku qaaday. Abwankii heesta sameeyey lee magacaawday like kuka siin dislike neh wan kala xishooday. Sidan wax looma cabiro ninyahoow.

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 5 ปีที่แล้ว

      @@Salmancade10 Waa runtaa boqorka codka AHUN.

  • @hallo-p3j
    @hallo-p3j 5 ปีที่แล้ว +9

    Ameen ilahay hoogo ha unaxaristo adunka iyo akhiiro insha Allah

  • @idontcare6856
    @idontcare6856 5 ปีที่แล้ว +33

    MasHa AllaaH "AllaaH hanoo daayo Cimriga iyo Caafimadka AllaaH ha U dhereyo Hooyoyinkeen intii dhimatayna AllaaH Janatul Fardowza Aclaa AllaaH haku casuumo 🙄

  • @IdilaxmedIdil1234
    @IdilaxmedIdil1234 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan heestan Dhagaysanaya 5/5/2024 waxan ad
    Ugu xiisay hooyadey on ubohol yoobey ale waxan kaga barayaya Janatul Fardowsa ❤😭

  • @daadirmedia8308
    @daadirmedia8308 5 ปีที่แล้ว +60

    alla cod macanaa cjiip ina ila ilmaysay like aan ka arko

  • @hoodomohamed4614
    @hoodomohamed4614 2 ปีที่แล้ว +1

    Guul abuuraha noloshyda runtii hooyo waxad ii tahye dayarka noloshyda ugu weyn Aisha kuluc Abdi magan😰 cimri dherer iyo caafimad mom❤🌍

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed3271 5 ปีที่แล้ว +5

    Wow! Hees qiiro badan oo qiimo weyn leh, thanks boqorka codka mursal muuse, iyo abwaanka abwaanada laabsalax sidoo kale laxameyste eng. Siciid iyo wiilka musiga looga hadhey Furinle. Hooyo oo dhan ilaahow janada gee. Amiin.

  • @hoodo9579
    @hoodo9579 5 ปีที่แล้ว +19

    Hooyo❤
    I love u
    Caadabtii ka nabad gala ilahay
    Ha ka dhigo hooyo macaan

    • @shaficiabdirahman6913
      @shaficiabdirahman6913 5 ปีที่แล้ว

      hoodo kaafiya subscribe isar wlzhy

    • @amalabdulahi3821
      @amalabdulahi3821 5 ปีที่แล้ว +1

      hoodo kaafiya hoyo mcn i love you allh iikaadaayo hoyo mcn

  • @hanaismail7854
    @hanaismail7854 5 ปีที่แล้ว +48

    May Allah always bless them and reward them for loving and protecting us. ..may Allah bless all our mothers, past and present with Jannah ameen🤲❤

    • @MohamedAhmed-lt5yz
      @MohamedAhmed-lt5yz 5 ปีที่แล้ว

      Ameen

    • @nadifonor2836
      @nadifonor2836 5 ปีที่แล้ว

      Hooyo ale haunaxrist

    • @geesihanad2877
      @geesihanad2877 4 ปีที่แล้ว

      @@nadifonor2836 aamiin ya rabi Lle janadi fardowsa hawgu bushaareeyo Amiin ya rabi

    • @geesihanad2877
      @geesihanad2877 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin ya rabi

    • @faysaxassan665
      @faysaxassan665 4 ปีที่แล้ว +1

      💋💋💋♥️♥️♥️♥️🔐🔐🔐🔐🤱❤🌹💐💐💐🎂🎂🎂🎂🎂🎂😍😍😍🎆🎆🎆🎆

  • @fathifatha211
    @fathifatha211 ปีที่แล้ว +1

    🥺❤️😭hooyo caloshiyo afkayga duco kaga curiyee ❤️❤️illhow hoyoyinka somaliyeed janada wada geeh 🥺🥺❤️🫶

  • @Abdi_Iskooj
    @Abdi_Iskooj 4 ปีที่แล้ว +4

    Heestan wuu ooyayaa qofkastoo sanado aan hooyadii arag hooyooyinka halaga ducaysto ilaahay hooyaday nabad haygu tuso❤😥

  • @farhiyoalinunow7689
    @farhiyoalinunow7689 5 ปีที่แล้ว +2

    Xaax walhy hooyo waaa qali aniga way iga dhimatay anoon arag wayo waan yaraa qofkii hoyo la anku koray ayaa garanya hoyo la aanta xanuunka ayledahy allahayow unaxariso ayda iyo inta islamaba 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @afraahfaarah6275
    @afraahfaarah6275 5 ปีที่แล้ว +3

    Illahayow hooyday iyo dhamaan hooyoyinka islaamko dhan xafid yaa rabi😘😘

  • @baylecali4778
    @baylecali4778 4 ปีที่แล้ว +2

    Sagal wayba beer cadaatay walaahi waaa qof waalid adeeca ubaad sidookale waaalabada qofeee ugu caloosha jilicsan

  • @faadumobintucumar7029
    @faadumobintucumar7029 5 ปีที่แล้ว +4

    Mamaday macaaneey ❤❤❤❤❤ illehy aduunyada dhib kuma tuso akhirana janatul fardowsa ha ku geeyo😢😢😢

  • @siciidmaahir999
    @siciidmaahir999 9 หลายเดือนก่อน +1

    Heesaha hooyada loo qaaday heestani way iiga dareen badan tahay anigoo 11jir ahbay dhimatay hooyaday alle ha unaxariiste😭😭😪
    24/4/2024 ayan dib udaawanayaa😭

    • @ShuceebCumarmaxamed
      @ShuceebCumarmaxamed 8 หลายเดือนก่อน

      All3 haw naxariisto walalkey qaali samir iyo imaan

  • @muxiyoaarka9672
    @muxiyoaarka9672 5 ปีที่แล้ว +19

    Hooyadey u xiisay inta hooyodood la joogta allxamdulah

  • @xussenxaliye5570
    @xussenxaliye5570 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wllhi waa hees Qiiro badan ku fadhida Allow hooyo igadaa

  • @abdaa8152
    @abdaa8152 5 ปีที่แล้ว +3

    Laabsaalax
    Eng saciid
    Furinle
    Boqorka codka mursal
    Waad mahadsantihiiin imbadan
    Hoooooyo macaan ifka nabad iyo cafimaad ku joog aakhirana camal san iyo janatu fardows inshaa alaaaah 😍😍

  • @abdifatahmo9931
    @abdifatahmo9931 3 ปีที่แล้ว +1

    Xanuun waynaaa qof 9 bilood calooshiisa kugu waday
    Habeen walba dartaa hurdo uga seegay
    Hadana qofkaa aad indho saarin
    Siwalba qadar ku ujiro hadana ma iloobi kartid hadii maanta riyo iigu iman lahayd
    Hooyaday aragtideeda waanku samri lahaaa hadana way kasii xanuun badan tahay markaad garanayso in qof dhintay dib usoo noqonayn hadii maanta aan arki lahaa ciil maan qabeen aragtideda qalbigayga ku wehelin lahaaa
    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @khadarmediavlogs7321
    @khadarmediavlogs7321 5 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi bilhi talhi ilMadaydu lugahay gaadhay hooyo ilahay hayskeen tuso 😭😭😭😭

  • @rufaciterso2409
    @rufaciterso2409 ปีที่แล้ว

    Ardo tajir ugas mahamud hooyo cimri dheer cafimad taama cibaado suban ban rabigeen ku waydiyey

  • @FatimaGobaad
    @FatimaGobaad 5 ปีที่แล้ว +21

    *Yaa RABI hooyoyinka Unaxariiso* ❤❤❤🙏

  • @faatushaalbaasha4671
    @faatushaalbaasha4671 4 ปีที่แล้ว +1

    Hooyadey waxaan kasoo maqanahy 3 sano wx yar ka dhiman tahay Hooyadey waxaa U socdaa sanadka cusub bishiisa koowad 1/2021 insh.allaah Ilaahy ha i nabd geeyo Heestan mar labaad baa comment ka bixin doona mrka Tago meeshey Hooyadey joogtay o Ah somalia magalaada Galkacyo

  • @hamdimohamoud5288
    @hamdimohamoud5288 5 ปีที่แล้ว +29

    My dear mom الله يطول بعمرك يا أمي الغالية ❤️❤️❤️

  • @MumtaazShmukhtaar
    @MumtaazShmukhtaar 2 หลายเดือนก่อน

    Awal hooydey oo nool dhageysan jireyy oo aan ooyi jireyy hda iyada oo geriyotyy soo booqdey oo muruGo daremayo lkin alle aya iga jecladey hooyo alle janada hanagu kulmiyo 🤲😭❤❤❤

  • @fihiimaabdifatah4627
    @fihiimaabdifatah4627 5 ปีที่แล้ว +14

    Carfi lagu badhadhiYo
    Cawadayd NOLOZHAY😢😢❤❤❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 2 ปีที่แล้ว +2

    Tiir nolasha kabay hooyo mcn ifak nabad ku joga Aaqiran janadii ku noolow hooyo 💋💋💋😭😭🤦‍♂️

  • @amanshaallahrabihaiskukiin6709
    @amanshaallahrabihaiskukiin6709 5 ปีที่แล้ว +6

    Ax ax qof hoyadii ka fog baadareemaya walhi waan oyay illahayow hoyaday nabad qab igu tus maamo alle hay kaa dayo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭 kuu xiisay hooyoy

  • @kawtekawle4013
    @kawtekawle4013 5 หลายเดือนก่อน +1

    Alle hooyo mcn cafimaad sareecana haku siiyo camal suuban akhiirana jano ❤❤

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 5 ปีที่แล้ว +12

    Allow hoyooyinka aduun iyo aakhiro ba xafid abaalkooda lama gudi karee ❤️

  • @Salmancade10
    @Salmancade10 5 ปีที่แล้ว +2

    Waa hees aad iyo aad u mac Mursal Muuse wuu ka baxsaday masha Allah. Halyeey guuleyso. Hooyo waliba Allah hs dhowro.

  • @monnaawad8549
    @monnaawad8549 5 ปีที่แล้ว +8

    😭😭heesti sanadka
    Xayakalaah hoyooy😍😍😍😍

  • @ajmaalomar2093
    @ajmaalomar2093 5 ปีที่แล้ว +6

    Hooya mcan allow addun iyo aqiraba ku liibaan 😭❤️🥰

  • @XaredAliofficial
    @XaredAliofficial 4 ปีที่แล้ว +1

    Alla waan ku xiisay hoooyo mcn ilahay cimri dher cafimad iyo cibaada suuban haku siyo

  • @queennihaal7433
    @queennihaal7433 5 ปีที่แล้ว +70

    Wayadan mursal hesihisa iguma socdan team khadra meshan ya joga cadawga naga jabaiye 500 like garsiya hoyo qali rabi janadi wacned kugu casum aduna cafimad qab👏😍

    • @nuraabdi1951
      @nuraabdi1951 5 ปีที่แล้ว +1

      Waligiiba sas buu ahaa cod meesha kumahayo hòyo macaaney buu heeskadhigayaa garashadiisaba waa suudhkaa dhalaalayay ay dhiladii 10ka ninsoo martey usoo dirtey adoo baahan bakhti looma cuno xayawaan iimaan la .

    • @amaalaxmed8763
      @amaalaxmed8763 5 ปีที่แล้ว

      Iinoh😉

    • @amaalaxmed8763
      @amaalaxmed8763 5 ปีที่แล้ว

      Team khadra ee foozha xun ha qadhaadhina bayooyin😉

    • @nuraabdi1951
      @nuraabdi1951 5 ปีที่แล้ว

      @@amaalaxmed8763 maxa laga qadhaadhi taakhii baa jirata isqoresa

    • @amaalaxmed8763
      @amaalaxmed8763 5 ปีที่แล้ว

      @@nuraabdi1951 warkah jilcih bby

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet ปีที่แล้ว +1

    Heestan wa heesha somalida ugu jeclahay qalbiga ka ooya markan dhagaysanayo 😭🥺❤️

  • @shamusharafpro4447
    @shamusharafpro4447 5 ปีที่แล้ว +11

    😭😭😭😭😭alle ha unaxaristo hooyo mcn waan wada jecelnahay

  • @abdixaabsade7603
    @abdixaabsade7603 5 ปีที่แล้ว +2

    Mama alle cimriga haku dheeryo
    Dhaman hoyoyinka somaliyeed dhamantood

  • @monalizalovemadrid9594
    @monalizalovemadrid9594 5 ปีที่แล้ว +3

    Allaha no daayo hooyo mcn
    ♥️♥️♥️♥️💯😘😭😭😭
    Wlhi wan meeyaay
    Allow hooyo mcn no daayo
    Wlhi waa qiro heestan
    Amiin yaarabi yaaa allah
    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @baylecali4778
      @baylecali4778 4 ปีที่แล้ว

      Walaahi waan ooyay ilaahaw hooyaday iii xafid

  • @nw4086
    @nw4086 5 ปีที่แล้ว +28

    Wow masha Allah beautifully song, it made me cry 😭 😭😭, love to all our hooyo, we love😘😘😘

  • @xidigtasomaliland9512
    @xidigtasomaliland9512 5 ปีที่แล้ว +4

    Allow hooyaday u naxariiso inta hooyadood u nooshahayna garansii xaqeeda😥😥😥😥

  • @guuleedmedia9130
    @guuleedmedia9130 5 ปีที่แล้ว +2

    Hooyo😢 illaahayow hooyadey u naxariiso iyo dhamaan hooyooyinka mootan~ inta hooyo noolna allaha cimriga u siyaadiyo~ inta hooyo xanuusana allow caafi ....Hooooyo
    Hooyo😥.
    Fariin gaara Ka faaideyso oo ka farxi hooyadaa intey xayi tahey eey nooshey intiina aan ila midka ahayn een ilmadoodu barkinta qoyn😥

  • @iammohadofficials6706
    @iammohadofficials6706 5 ปีที่แล้ว +6

    ❤️❤️❤️👸👸👸❤️❤️Boqoradayda nolosha hooyo mcn allow ikaadaa anigoon indho ku saarin mar labad
    Wan ku xiisay mamo Qaali ❤️😢❤️❤️❤️👸👸👸❤️❤️😢❤️

  • @najaxnalka7663
    @najaxnalka7663 ปีที่แล้ว

    Inta hooyooyinkood u nool yihiin ilahay ha u daayo intaa hooyooyinkood ay dhinteen ilahay naxariiz haka waraabiyo ❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲😪

  • @haliimomahamuud7431
    @haliimomahamuud7431 5 ปีที่แล้ว +7

    Hooyo mcn illahayow cimriga iyo caafimaadka ku dheere 😍😍😍😍😍

  • @tayaziirabdirashid4540
    @tayaziirabdirashid4540 5 ปีที่แล้ว +2

    Hooyo saa.id kUugu Xiizay wlHi alle Haykaa keeno adoo napat qapa
    Inta Hooyoyinkod ka maqan yihina allE Hayno nadap keeno dHamaanten wlalayal Amen ta Zoo raciyaH idinaH😢😓

  • @zackomar3822
    @zackomar3822 5 ปีที่แล้ว +3

    Inta hooyo jecel yeysan dhafin 👍

  • @sadiyoismail5639
    @sadiyoismail5639 5 ปีที่แล้ว +1

    allow hoyady mcn idaa markasta hooyo wn kuduceeyaa ale cafimad iyo cimri iyo cibaado dheer alle hakusiiyo amiin

  • @qaaligelle3521
    @qaaligelle3521 5 ปีที่แล้ว +5

    Allow nabad igu kaa sin iyo cafimad qab hooyo xbbt allah maxa Ku xisay💟💟💞

  • @mrs_kaltouniya6585
    @mrs_kaltouniya6585 2 ปีที่แล้ว +2

    hooyadey Mcn 😢😢😢😢 Iyadoo Iidhaw Baan Hadana Hamuunteedu Iga Bixin Alle Igama fogeeyo❤️🫂😭😭

  • @fardosaabdi9540
    @fardosaabdi9540 5 ปีที่แล้ว +3

    Heestan kama daalo dhageesigeda illahow unaxariiso😭 hooyadey macan 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @adnaahmed1628
    @adnaahmed1628 5 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah yaa heli kara hooyo abaalkeedana gudi kara illaahaw cimrigeeda u dheeree aamiin nice song love it 💕💕💕💕💕❤️❤️❤️❤️

  • @gureymohamed679
    @gureymohamed679 2 ปีที่แล้ว +5

    Waligaa ha mudan ciil
    Waligaa ha mudan ceeb
    Waligaa ha mudan cay
    Hooyaday macaaneeyay hooyo
    😭😭😭

  • @umalkahyrfarah2822
    @umalkahyrfarah2822 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alla Hoyo mcn ilahay haku barakeyo🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼💋💋💋❤️🌹🌹

  • @hamdyy143
    @hamdyy143 5 ปีที่แล้ว +8

    Ax wlhi wa ilmeeyey 😢
    Hooyoy mcaaaney😢❤❤❤❤❤❤